DAAWO: Sheikh Xasaan Oo JAWAAB Kulul u diray Sh Cali Wajiiz

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2019
  • FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WARARKA SOMALIA MAHAD SANID.

ความคิดเห็น • 127

  • @mahamedawil6491
    @mahamedawil6491 4 ปีที่แล้ว +10

    Geesi halyeey ah MashaaAllah Sheekh Allah hakuxifdiyo

  • @AsimacademyonlineQuranlearning
    @AsimacademyonlineQuranlearning 4 ปีที่แล้ว +9

    بارك الله فيك شيخي أبي سلمان غفر الله ذنبك ولوالديك ولجميع المسلمين . وجعل الجنة مأواك ومأوانا

  • @nololwanaagsan.8723
    @nololwanaagsan.8723 4 ปีที่แล้ว +10

    Walle waa sheikh geesi ah, alle ha xifdiyo

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 4 ปีที่แล้ว +3

    W aa runtiis maanshaAllah.. i hope our people UNDERSTAND the qur'aan AND the sunnah, may ALLAH swt give our people an insightfull inshaAllah AMIIIIN YA RABB.

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin sis,
      May Allah bless the sheikh and guide us all to the right path,
      He is one of pious scholars May make him beneficial for the Ummah

  • @musdhafcismaan1405
    @musdhafcismaan1405 4 ปีที่แล้ว +9

    Xafida hullah sh xasaan waa runlaw

  • @cabdiqaadirursat620
    @cabdiqaadirursat620 4 ปีที่แล้ว +6

    السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته اللهم بارك شيخنا الجليل الفاضل الشجاع شيخ حسان حسين أبو سلمان

  • @maxamednuur3237
    @maxamednuur3237 4 ปีที่แล้ว +4

    Allah hainoodhooro cimrigiisana hainoodheereeyo sheykheena sh xasaa xafidahulaahu

  • @abdikadirk1005
    @abdikadirk1005 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah sheikh

  • @cisecabdi7403
    @cisecabdi7403 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasakallah sheekh

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaa runtii adeer

  • @abdiaziiz8584
    @abdiaziiz8584 3 ปีที่แล้ว +1

    Shekhena Allah ha ku hafido runta ka geban maayo Allah ku barakeeyo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😙😙🥰

  • @bishaarxuseen7457
    @bishaarxuseen7457 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @mustafeabdinasir6404
    @mustafeabdinasir6404 4 ปีที่แล้ว +8

    Muftiga caalimka soomaaliyeed mashallah sheekh

  • @hassaankhalifa4482
    @hassaankhalifa4482 4 ปีที่แล้ว +1

    We can call atrue muslim the one who belief that Islam is the only right relegion which exist in this globe that we live in.
    Sheikh hassaan hussein abuu salmaan
    Realy a serious muslim
    Jazaakallaahu kheer 💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @abubakarali5747
    @abubakarali5747 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @waayoaragmohamed9341
    @waayoaragmohamed9341 3 ปีที่แล้ว +1

    Cimrigaga ilahe ha barakeeyo

  • @blacklion2603
    @blacklion2603 4 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdu Lilah☝️❤

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa 4 ปีที่แล้ว +5

    Anigu wax ka sheegi maayo amaan iyo dhaleeceen intuba, maxaa yeelay waa iga cilmi badan yahay. Anigu wax badan baan fahansanay. Laakiin adiga waxa fiican uu sheegaayo ka qaado, waxa aad isleedahay waa sax qaado. Ugu danbeyn NINKII RUN SHEEGAA GODOB WAW U HALIS!!

  • @luulmoha92
    @luulmoha92 4 ปีที่แล้ว +2

    الله.اعلي.واعلم

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 3 ปีที่แล้ว +1

    WHAT DIIN HAS TO DO WHICH POLITICAL WAA KAAS DAROOD WAXAAY RABAAN OO IYAGA DAN UGU JIRTO AYEY DIIN NOOGA DHIGAYAN

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +2

    Walee wax kle gsran maayee
    Waa #CAALIM DIINTA AQOON ULEH

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

      جزاه الله خيرا ونفع الله به الأمة شيخنا الفاضل

  • @xamzaxabiib7345
    @xamzaxabiib7345 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc akhyaarey shekha waayahan dambe waa naga xaray maxaa shib u dhaxay??

  • @loowe-kx9yj
    @loowe-kx9yj 4 ปีที่แล้ว +3

    hadii cumar uu badali jiray asaga oo ilaalin haya maslaxada iyo danta umada
    maxaa diidi in la badalo madaxda ayada oo la ilaalin hayo maslaxada umada

    • @xasanshcalixasan8777
      @xasanshcalixasan8777 4 ปีที่แล้ว

      Ma gaalnimo ayaa maslaxo ah
      Waad waalantahay ninyahaw

    • @maansame4877
      @maansame4877 3 ปีที่แล้ว

      Cumar khaliif buu ahaa maanta khaliif miyaa jira

  • @abdullahiayoub5631
    @abdullahiayoub5631 4 ปีที่แล้ว +4

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم انتم اعلم باموردنياكم هذاحديث صحيح. Nabi mohamed Csw waxow sheegye in ay dadka Garahaayaan Arimaha Aduunkooda. waaa xadiis Saxiix Ah Wadaadka waxaaa wanaagsanay in aw Waaba Yaaqaaane diintee runta ka sheeego. In Somalia ka
    Jirto Shuqul calmaani waa iska cad Dahay Lkn 4 Sano Ama 5 Sano Hadii hogaamiyaha la
    Siiyo waqti ah in aw ummada u shaqeeyo Kuma jirto wax ciib ah

    • @xikmadraadshe9345
      @xikmadraadshe9345 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb inmeel ucadahay meeli ka madoow markuu cali wajiis ka hdlaho muuka hdlo alshababka umadii laayay oo xasuuqay oo sheegtay.
      sxb dadkeenu cabsi aa beerka kala gooysay alshabab kuweey hada laayeen nagama jecla lkn waqtigaa naga dibdhigay.

    • @habiburahman273
      @habiburahman273 4 ปีที่แล้ว

      اتركو هذا الكلام الفارق لأن لحوم العلماء مسمومة

    • @xikmadraadshe9345
      @xikmadraadshe9345 4 ปีที่แล้ว +1

      @@habiburahman273
      Culimadu daruufaha markaa jira ha cadeeyaan hadii kale miskii misko lafuula leh ayaa ku rumoobeyso

    • @abdullahiayoub5631
      @abdullahiayoub5631 4 ปีที่แล้ว

      Habibu Rahman أنا ما أتكلم احوال العلماء ولكن كلامي حديث رسول الله صلى الله عليه وسلم حين استيقظ المسلمون بامور دنياهم بالإصلاح بينهم Walashay aniga kama hadal culimada Arimahooda Lkn warkayga waxaa waaye Hadaflkii Nabi Mohamed Csw xiligii aw Muslimka ku baararijihaaye Aduunkooda iyo wanaajinta Dhaxdhoodha go’aamada ay gaaraayaan Waxii u Dan ah we diinta last hor imaahayn ee Diinta wax xun ku sheegin. Tan kale Wasaadkaan Mar Qura Ma keeeno Aayad Quraanka Kariimka ah AMA Xafiis Csw Kaliya Af Carabi ayow wataaa. Aayat Quran ayow keenye ee ku jirta Suura ala nahli sidow u soo Daliishtay Iyo siddha Ayay ka waramayso waa kaaafi iyo kala fogaasho Xadiiska Nabi Mohamed csww Ee aw Keenan Salaad xiliga la Joogo waaye Nin aqri Karo salaad dushiyo.

    • @adonallah
      @adonallah 3 ปีที่แล้ว

      xadiska ad dalishatay xukun kama hadlin iyo hogaan lkn wuxu kahadlaya sida adbertaada u tabcan lahed xolahada u maren lahed

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

    Baaraka Allahu fiyk sheekh

  • @user-gw8go4ry1n
    @user-gw8go4ry1n 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah shequnaa xasaan barakallaah fiik

  • @cabdinasirdahiryuunis5860
    @cabdinasirdahiryuunis5860 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك شيح حسان وجزاكم الله خيرا

  • @Jiramacoy
    @Jiramacoy 2 ปีที่แล้ว

    Caalim daacad u ah diinta masha Allah

  • @Cuqeeli
    @Cuqeeli 4 ปีที่แล้ว +4

    Ogaadeen afsomali waa ka hodan. Cilimka ka sokow habka iyo hadal buu dadka wax uga dhaadhicinayaa

  • @abshirahmed4665
    @abshirahmed4665 3 ปีที่แล้ว

    Culimada wxy dhaxleen anbiyada ama nabiyada alle waxay sheegaan oo ay yiraahdaan quraanka allaa sheegay iyo rasuulka scw waa inaan qaadanaa makala jecli culimada alle dhan allaha xafido allaa og cidi xaqiiqda kutaagan allaa iiga aqon bdn cid 2lpo

  • @abdalemiremahamudshirdoon9729
    @abdalemiremahamudshirdoon9729 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa.wax.aad.xun..inculimada.lacaayo.sheekh.xasan.wax.xaqiiqa.kahad.lay.hday..kuanfacdo.qaado.hadii.kale.danbe.adigu..afkagahakudonanan..aakhiro.carabkagu.markhati..yukugu.noqon..waamaxay.xukun.waakii.alahay.xagiisa.kasugnaday.waxii.kale.waabadil.qofkasta.oomuslina.waa.inuu.kubararugo.

  • @mohammedabdunassir2031
    @mohammedabdunassir2031 3 ปีที่แล้ว

    aadbaan kujaclahay ilaahe dartiissheq xissaan

  • @companions.610
    @companions.610 4 ปีที่แล้ว +5

    Culimada maxad isugu direysaaan.
    Sheikh xassan qof uu ujawaabayo malahan ee xadiithkiisa ayuu sharxanayaa..... Fitnada aad abuureysan joojiya "Dhacdo TV"

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh Xassaan ilaahy habarakeeyo ummadana haku anfaco dhamaantood

  • @salahsaney4898
    @salahsaney4898 4 ปีที่แล้ว

    Dad badaan waxay kuso celciliyan nabiga s.a.w wuxuyiri adunkina idinka aya uaqonbadan,wa sax lkn ya kudhahay waxas wa in diinta kabaxsanadan? Wa in shuruta sheikh shegey laga hela.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 17 วันที่ผ่านมา

    Siyaasa Kitaabkeena lagawaayay wallee lama helo

  • @mohammedabdulkadir5250
    @mohammedabdulkadir5250 4 ปีที่แล้ว +1

    wadaaad wareeersan oo siyaasa islaami xitaa garan la....wadaaad dowladnimo waa hashiish dad ka dhaxeeyo anigoo muslim hadaan kula heshiyo in aad 4 sano kugu aamino xilka ka dib hadaad u qalanto aan kuu biiriyo ama iska diido maxaa ku jaban..so abuubakar doorsasho kumaan imaanin

    • @maansame4877
      @maansame4877 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa u daliila warkaad rabto mad iska sheege

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 3 ปีที่แล้ว

    Waxaas oo dhan waa wixii dowlad iyo ummad dhan ku dhisneed waaye dhaaf fitnada culumo muqarab ah ayaa tihiine tartiib imtixaan ayaa tihiine yaa ummada idin ka qabtaaa

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 4 ปีที่แล้ว +1

    Ehel uma aha inu ka hadlo mas aladan mana xishonayo walayab waxakadaran kuwa umalaeynayo inu saxanye

    • @bashirosman3344
      @bashirosman3344 3 ปีที่แล้ว

      القافلة تسير والكلاب تنبح

    • @bashirosman3344
      @bashirosman3344 3 ปีที่แล้ว

      القافلة تسير والكلاب تنبح

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 3 ปีที่แล้ว

      @@bashirosman3344
      th-cam.com/video/bRStWlSntHQ/w-d-xo.html
      Xasan wa takfir ader

    • @cabdibariis7824
      @cabdibariis7824 3 ปีที่แล้ว

      Kadabta shiqa waa mufti

  • @omardhaanto4021
    @omardhaanto4021 ปีที่แล้ว

    siyaad bare wixii laga diiday waa xukunku ka dagi waayay iyo dilkii iyo dhicii
    sheekhana tii lafteedi ayuu wadaa
    kulahaa ma jiro sharci madax waynaha ka dajinaya kursiga
    wuxuu rabaa nin 21 sano sidi siyaad bare meesha fadhiya oo dadka xasuuqa
    ama sidii qadaafi 40 sano dadka xasuuqa
    kani qoomkuu sheekh u yahay ayaa hoogay oo habaar ku dhacay
    kulahaa 100 nin oo barlamanka ah ayaa dalka dhan maamula oo hadaa yaa kale maamuli lahaa
    wuxu rabaa in dalku fawdo galo oo dawlada iyo sharciga la diidi
    ilaahay umada fidnadaada ha ka qabto waxaagu waa isku dir iyo dalka iyo dadka dumi

    • @Maxamedcabdi-nr9fg
      @Maxamedcabdi-nr9fg 3 หลายเดือนก่อน

      dood bila cilmi ah haku jirine wax baro walalow hada mida cilmaniyada ku qanacsan tahayna wa jeebkaga gaal futada xar ku leh wuxu kuso dajiye ku dhaqan

  • @MustafaAhmed-cb4hq
    @MustafaAhmed-cb4hq 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh Xasaanow fatxul albaari (sharxu albukhaari) waxaa ku cad in manhajkii cumar bin khadaab ahaa in waali kasta 4 sano kabadan oo xilka haynin.
    Gaalnimadaan aad lasoo boodeesid iska dhaaf .. tankale aqoontaada (siyaasah sharciyah) aad ayay u hoyseesaa ee ama soo baro ama faraha isga qaad .. afsoomaali diin ma noqdee Ilahey ugu caabso umadda, aakhiradaadane ilaalso

    • @relaxyourmind9712
      @relaxyourmind9712 3 ปีที่แล้ว

      Kalimada faham ma ahan gudoomiye gobol
      Ee waa khaliifka muslimiinta faham

    • @relaxyourmind9712
      @relaxyourmind9712 3 ปีที่แล้ว

      Taas laftirkeeda sayidnaa cumar uu 4sano Uga dhigayna waa fikrad uu u arkay ineysan umurada Ayaan xilka ku fidnownin

  • @mousaesakohi9562
    @mousaesakohi9562 3 ปีที่แล้ว

    Laandheere run bad sheegtay wlh6

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 3 ปีที่แล้ว

    WAA KAAS DAROOD WAXAAY RABAAN AYEY NOO SHEEGI OO DIIN NOOGA DHIGAYAAN

    • @adonallah
      @adonallah 3 ปีที่แล้ว

      Camoy culumada kadanbeya

  • @medruush7828
    @medruush7828 4 ปีที่แล้ว

    أرى أنه من الواجب أن تتوحد جهود علماء الأمة الإسلامية، وألا يخوِّن بعضهم بعضًا، أو يحقّر بعضهم جهد بعض كيلا ينفرط عقد الأمة، وتطمع فيها جميع الأمم

  • @yasinabdirahman9394
    @yasinabdirahman9394 4 ปีที่แล้ว

    Xasaan masaladani uma bixinاضراب المنهجي jira,

    • @adonallah
      @adonallah 3 ปีที่แล้ว

      Diinta baro warya

  • @kaaffuu
    @kaaffuu 4 ปีที่แล้ว

    NIINKAN WUXU ISKU DARSADAY CILMI YARE IYO FUDIID. Ma filaayo xita maskax ahaan in u yahay qof fiyoow.

    • @acazaam
      @acazaam 4 ปีที่แล้ว

      doqonu say tahay dadka moodaaa ,,,, adi aya hda intaa kaa muqataa

    • @mahamedawil6491
      @mahamedawil6491 4 ปีที่แล้ว +1

      Cali wajeez miyaa cilmi qabaa ama calmaaniyadda ayaa cilmi ah

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 4 ปีที่แล้ว

    Wadanka qaybtooda way ka haystaan awlaadoodii sanaag bari ayuu ku dhashay siyaad bare ka horna niman kaan koonfur shaqo kuma ay lahayn Hadana meeshooda way haystaan koonfur lugta iyo gacanta ayey ku walaaqeen

    • @Maxamedcabdi-nr9fg
      @Maxamedcabdi-nr9fg 3 หลายเดือนก่อน

      adi qabiil aya ku wareeriye comment ti walbo qabil aya uga hadleysa bal shiiq cidada ah wareyso wuxu wadadka shegay in u sax yhy iyo in kale wax baro DIINTADA wax kaga wanagsan maleh gaal futo ku xaare ah wuxu ku kenay in a ku dhaqanto qabiil ha ugu dabo dhuman wa dhimane wax baro ader

  • @ibomohamud
    @ibomohamud 3 ปีที่แล้ว +1

    Takfiir baa tahay xasaan lacanatulah caleyk!

    • @bukharihamud4733
      @bukharihamud4733 3 ปีที่แล้ว

      Shaydaan ma wxbad isk ncladysa inta uducaynays ka badn

    • @ibomohamud
      @ibomohamud 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bukharihamud4733 takfiir ba tihin galo idinka roon! Argagixiso aragti aya inag adhaxeyso!

    • @abdirahimovic17hassan17
      @abdirahimovic17hassan17 2 ปีที่แล้ว

      @@ibomohamud stupid faasiq culimda afkga uurayo kadaaa

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 ปีที่แล้ว

    Xassaan waxaagu was dhabiiltay,adiga yaa ku yiri kaligaa wacdi,ama masaajid kaligaa gooso,ma diintay ku taala

    • @medruush7828
      @medruush7828 4 ปีที่แล้ว

      ارى أنه من الواجب أن تتوحد جهود علماء الأمة الإسلامية، وألا يخوِّن بعضهم بعضًا، أو يحقّر بعضهم جهد بعض كيلا ينفرط عقد الأمة، وتطمع فيها جميع الأمم

  • @lulali8651
    @lulali8651 4 ปีที่แล้ว +1

    Oo aadiga waxaad tahay jaajus kenya joogee, oo shabaab aha yaad waxa u sheegeeyesaa, balaayo aaway ragaad u maleegetey qiyaanada oo libaaxa kenya siisay .xisaab waa danberyesaa.

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow qabyaalad oo uu Farmaajo ku taageerayo ayuu tuugani diin ku dabakhayaa maxaa siyaasad kaa galay niman ayaa loo doortee shalayto darood waa barooranayeen oo markay farmaajo doorteen amaan ayey kala dul dhaceen
    War Horta niman darood waxba laguma darsankaree maxaa loo kala bixi waayey

    • @abdibarri9012
      @abdibarri9012 4 ปีที่แล้ว

      DOQON HAWIYA BAAD DOQONKA HAWIYA WAXA XASUUQA ISAAQ IYO DIR MA FAHMO IYO EELAY ALSHABAAB
      NINKA MA AH QABIILISTE RUN AYUU DIINTA KA SHEEGAA

    • @abdibarri9012
      @abdibarri9012 4 ปีที่แล้ว

      DAROOD DAD BADAN
      MA OGADEN IYO MJ AYAA XAMAR JOOGA OO KU XASUUQA ADAA DOQON HAWIYA JECEL MAREEXAN HAWIYA WAXA BEENTA JOOJI
      DAROOD KA ISKU QAADAAYO
      MIDA KALE DIR ALSHABAAB KU XASUUQA JUBBALAND
      WUU IS CELIYAA ALSHABAAB JAIL KU KARBASHAA DIR IYO MARREXAN IYO EELAY ALSHABAAB

    • @dahaar29
      @dahaar29 4 ปีที่แล้ว +1

      Zeynab jaahiladyahay wadaaka faraha kala bax

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 4 ปีที่แล้ว

    xoolahaan soo ninkii yiri maahan 100 kii qofood ex control 2 shakhsi ayaa muslim ka ahaa iimaanka alla kaaqaad qofka udhagaysan haya sheekh ahaan

  • @abdimohamed4059
    @abdimohamed4059 4 ปีที่แล้ว

    Xasaanow waxaa kaa tagtay naxriistii Allaha iyo xigmadii Rasuulka NNK. Waxaad kahadashaa Qof Muslim lagaaleysiyo iyo Muslim lakala firqiyo. Khawaarij ayaad tahay umada Somaliyeed ee dhibaateysan xal uma hayso Gaalo ayaa ku wato kuna dhexnooshahay. Umada allaha naga kaa qabto aamiin.

    • @mahamedawil6491
      @mahamedawil6491 4 ปีที่แล้ว

      Mawaxaad in dowladda iyo diinta lakala saaro sidhi Cali wajeez oo kale

    • @abdimohamed4059
      @abdimohamed4059 4 ปีที่แล้ว

      Maskiin uu xasaan jahwareeriyey ayaad tahay. Aniga ma dhihin in diinteena suuban iyo nolosheeni lakala saaro. Waxaan ka hadlay Sh kusheega Xasaan oo umada Somaliyeed ka qariyo naxriistii Allaha iyo xigmadii Nabigeena SCW. Somalida aduunka dacaladiisa ku nool nolosha ayey ku dhiban yihiin waxey ubaahan yihiin sheekh unasteexeeyo uma baahno naxriislaawaha Gaaleynayo umada Somaliyeed dhiigooduna xalaaleysanaayo. Allaha naga qabto khawaarijkaan

  • @vasilescu6653
    @vasilescu6653 4 ปีที่แล้ว

    🙏
    1:59 🔥🔥
    👇 👇 👇 👇 👇🔥

  • @jaamacmaxamed4204
    @jaamacmaxamed4204 4 ปีที่แล้ว

    3:57 waxan layaabay hadaaa caamay tahay ma nin caamay ahay ayaaaa madax Wayne lagadhigtaaaa

    • @naomana.4415
      @naomana.4415 3 ปีที่แล้ว

      Waa hadayba dhacdo waaye

  • @kaaffuu
    @kaaffuu 4 ปีที่แล้ว +1

    Niinkan diinta si qaldan ayuu u fahmay, soomaaliyeey iska ilaali qofkasta Sheikh maahan.

    • @abdallaMoa
      @abdallaMoa 4 ปีที่แล้ว

      Sxb, waxaan kugu latalin lahaa in aad qaab cilmiyeysan u hadashid.

    • @mahamedawil6491
      @mahamedawil6491 4 ปีที่แล้ว

      Mya runta ayuu kuusheegay marka aay cabsadeen culimadda kale tasoo sababty in lagu lug gooyo

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 4 ปีที่แล้ว

      Adigu sida saxda ah ufahmi...noosoogudbi...an dhegeysano

    • @maansame4877
      @maansame4877 3 ปีที่แล้ว

      Dimuqraadi calmaani ah miyaa ifahansiine marka

  • @yassinsaiidhassan4724
    @yassinsaiidhassan4724 4 ปีที่แล้ว +1

    Barlamanka hadi diiday hal nin miya sidii Boqor camal loga dambeena?
    Mida kale Dalkena Shareeco laguma dhaqi karo umana baahnin

    • @xasanshcalixasan8777
      @xasanshcalixasan8777 4 ปีที่แล้ว

      Waxaad tahay gaal dhaga waaweyn ee umadda ha dhuminin
      Dalkeena wax aan shareecada islaamka ahayn ima ogolin lagumana dhaqi doon adeer ha is daalin.

    • @yassinsaiidhassan4724
      @yassinsaiidhassan4724 4 ปีที่แล้ว

      Wahaabiyo wa seef laboodyo kuligood hada Diinta miya iga xigta

    • @inasuno4556
      @inasuno4556 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yassinsaiidhassan4724 adeer hadalkaaga Ma ka fiirsatay kolkii aad ku hadlaysid shareecada uma baahni waa maxay gaalnimada kawayn Oo gaaludu waxa ay ku gaa loo ween soo hadalkaasi maha. adeer islaamka casar ayaad kalugeesay. ee Allah utowba keen inta ấy geeridu kugu imaan nin muslim waa qofka aa minsan wax walbo Oo ay diinta la timid diin tu waa nolosheen Oo dhan

    • @yassinsaiidhassan4724
      @yassinsaiidhassan4724 4 ปีที่แล้ว

      Diinta Hooyadin miya dhashay wa ka baxday xee tahay? Allah iyo Rasulkisa igama xigsan kartin Maryooley.

    • @abdallaMoa
      @abdallaMoa 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yassinsaiidhassan4724 Ilaahey iyo Rasuulkiisa Muslimka shareecada ogal baa kaaga dhow. Waxaana ku dhihi lahaa rag iska dhicis waxba kuuma tartee iska towbada keen. Hadalkaa dhahday waa gaalnimo sida Muslimiinta oo dhan Sufigooda iyo Wahaabigooda ay isku raacsan yihiin.

  • @jaamacmaxamed4204
    @jaamacmaxamed4204 4 ปีที่แล้ว

    شيطان حسان أنت أولى بالكفر (بل الرامي حديث)

    • @maansame4877
      @maansame4877 3 ปีที่แล้ว

      Calmaani miyaa tahy adi

  • @xalwoshallayto5923
    @xalwoshallayto5923 3 ปีที่แล้ว

    WAA GARTOOD ALSHABAB NIMO AYEY KU GUULAYSTEEN INAY UMADII KOONFURTA KU MARIN HABAABIYEEN OO KU BAABIYEEN DIIN BERN AH OO AY AWOOD KU RAADINAYAN