Dad waxa jira markii rabsho wixay kadhaliyaan markay waayaan diinta kusoo gambada sidii cali bin abii daalin alle haka raali noqdee ay nimankii kasoo horjeeday ee khawarijta aha marki u wudbadda aqrinayay ay fowdeeyeen ayagoo kor uqaadaya ان الحكم الا لله marka way dhici karta wall
@@MukhtarMohamud-w3v waa waxaa adiga uun iska dhaadhicisey qof walibana tuulo ayuu leeyahay tuulana ceeb ma aha magaalooyinka waaweyn ee aad arkeyso ama maqleyso tuulo ayey ku bilowdeen yeysan kaa hoos bixin, laakiin muqdisho waa tuuladii lagu kulmey, sida nin isla saxan buu ileeyahay xamar reer kaliya baa leh dee orodoo usheeg haka celiyaane reerkaa sheegeyso ileen qof wixiisa jiid jiid ma galaane sheeko muqdisho ma shey dukaan qof kasoo iibsadey baad moodey the capital of somalia cid gaar u leh ma jidho diid ama doon
Umalow qabyaalad waa taqana wlahi xukumadii io dowladii sheekh shariif galnimadii ad ku tilmaamtay melad uga so labatay majirta waa adiga farmaajo u beer salaxaye
Waa nin cuqdad hayso misane shishiiye kalkaal ah hadalkiisa inta ayaan ka fahmay ,haddii aad muxadaro diiniyan ah wado maxa keenay in Bulshada muslimiinta ku diido nin wayn hadalkiisa mahan ee caqliga ha inooga cayaarin
Waxa la kulmay wafdi putland ka yimi iyo kuwa laascaanood ka yimi iyo kuwa jigjigo ka yimi Ma fahmaysaan warkaas yacnii hada darood nahay anaga gurmadka wadna 😂😂😂
Muxaadaro lagu bahdilayo ummadda qiimaha badan.nabadda jecel ee Hawiye uuna dalbaday madaxweyne cunsuri ah maxay noqon sh ummul kama duwana Taaladda Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Muqdisho oo laga aqoon laga taagay.
Towxidka maxa ku diday umulow in nabiga c,s w in la dhalsha disa lo dabal dego in Bismi allh la kor lo yirah qof islam nimo shekanyo hadna dii dayo qeyrkas diinta islamk aya ha lis ku tihiin wahabiyo yahud ay so dirsaty gaalo 😅😅😅
Why you don’t Adivice you brother Farmaajo when he was president and was killing the Mogadishu people or your religion knowledge is special for Howeeye people really I fear for you because you have enough knowledge of religion but you are using wrong way you must remember you only you will accountable your sins there is always a chance when we are alive so look carefully your actions and try to use your knowledge in right ways the time of Hassan Sheekh Mogadishu was safe and you came when farmaajo and you didn’t make any speech because the Mogadishu Sheekh’s a were stopped you but you didn’t gave all that explanation so please Sheekh fear from your Allah but that wasn’t true you didn’t allow you the Hamar Sheekh’s peace and love ❤️❤️❤️🇸🇴♥️♥️♥️
Kkkkkkkkk gana weynoow caruur aad argagixiso ka dhigto ma hayno xamar ehlusunna waljameca ayeey u xoreysan tahay ee warkaga biya dhigisu waa in lagu soo cayriyay
Sheekh ALLA YAQAAN ALLAHA NOO KEENO QABYAALADII MEELNA NOOMA DHAAFINE.
Kkkk
Haa wllhi aamin @@WllCabdala10
Allah Haku barakeyo cadogag wa cadowkii Muslintay 😊
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Oo qofkii towxiidka akhriya ma adigoo rabshad kugu wadaa Subxaanallaah
Towxiidka dambi maahan lkn qaabka lo isticmaalaya fowda ah weliba sheeqa lala so doonto me meelahoda kuqabsadaan hade fowdo ka eheen
@AbdulHusni-u9t umal waa kaafir
@@najmanajma6752 Astaqfirullah Walaa maadan muslim eheyn
Ilahey Xaa kubarakiyo Sh mohamed Abdi umal cimri deer iyo cibadhaa saan walahi waan jeclaxay sh wayoo mantaa waxuu nuu yaxay sh
Sh. Shariif xaqa ayuu u sheegey sh umal madaama ay farmaajo isku xisbi ahayeen
Maashaa Allah tabaaraka Allah sheekheena umal Allah haku xafido
Gaaalaaaa sooo adeeegsato dadkaaa ooo mushahar ku siiso in Islaaamku xoog helin
Laaakiiin waaa ayaaandaro sheekh ku sheeeg yaaal ooo dalka fidmada dalka ka baayac mush tarayaaan
Subxanalah la ilaahailalah oo rabsho laga dhigay lama yabayo sababto ah umad badan baa dhiigoda laku xalalestay
Dad waxa jira markii rabsho wixay kadhaliyaan markay waayaan diinta kusoo gambada sidii cali bin abii daalin alle haka raali noqdee ay nimankii kasoo horjeeday ee khawarijta aha marki u wudbadda aqrinayay ay fowdeeyeen ayagoo kor uqaadaya ان الحكم الا لله marka way dhici karta wall
Masha Allah sheeq umal allah ku xfdo ❤❤❤❤
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم إنك حميد مجيد
❤❤❤
Allaha barakeeyo sheekheena
Cilmigana allaha ku siyaadiyo
sheekha iyo Islaam Media
jazaa kumullaahu khayran
Mashaa allh allh haxafido SH Mohammed abdi uml
Masha Allah sheikh Allaha ka ajar siiyo wanaagada
Sh. Umal hadalkiisu waa hadal wanaagsan oo sama ka talin ah.
Ilaah ayaa og waxii qarsoon.
Masha Allah sheikh umal ❤
Subxaanallaah Subxaanallaah
Horgalada gaalada uga shaqeeya ee Somalia uga wakiil ka ah muslimiin ma aha waa Adeega yaal Amxaaro /gaalo
Adeer xamar suufiyaa is kaleh
Muxaadaro ayaga aysan ogoleena waa ka mamnuuc
Masaajida iyo meelaha aad ka talisaan ku qabsada
Ma haystaan suufiyo waxna kama ahan
Masha allah shekh umul xaafidulah
Sheikh allah haku xifdiyo❤
Waa shaydaan umal
Waa soomow suufigii sab u hooga ahaa ,waxa culimada cilmiga leh in laga faaiidaysto aan ogolayn,ilayn isagaan wax garanaynine
@@husseinaden7560 soomow Goofkiisa oo Udiiday Alshabab
Shaydaan umal
Xamar suufiya ku xoog badan
Sidaa shikha warkisa ka muuqato
Kuma xoog badno wll balse diinta khilaafka maogolo. Thanks
Haku badnaadeen ama haku yaraadeen xamar cid laga xigo oo soomaali ah ma jiro
@@ilyaasCismaan-ek8lsxamar reer ayaa iskaleh sida adiga aad tuuladada uleedahay
@@MukhtarMohamud-w3v waa waxaa adiga uun iska dhaadhicisey qof walibana tuulo ayuu leeyahay tuulana ceeb ma aha magaalooyinka waaweyn ee aad arkeyso ama maqleyso tuulo ayey ku bilowdeen yeysan kaa hoos bixin, laakiin muqdisho waa tuuladii lagu kulmey, sida nin isla saxan buu ileeyahay xamar reer kaliya baa leh dee orodoo usheeg haka celiyaane reerkaa sheegeyso ileen qof wixiisa jiid jiid ma galaane sheeko muqdisho ma shey dukaan qof kasoo iibsadey baad moodey the capital of somalia cid gaar u leh ma jidho diid ama doon
Alaahu akbar sheekh umal xafiduhulaah
😊😊
SHEKH Allah haku xifdiyo❤
Shiikh shariif
Gaal mujrim ah umal
Umal doontaani kaa tagtay, waana tii aakhiru zamaan. Ogow raggii tabuuk kaharay ma aymoodayn. Inay wax udhimayso.
jazakAllahu kheyr
Masha Allah ❤❤❤❤
Maashalh sheekh umal
Sh soomow cabsicabsi waye wlh😂
Xitaa muqdisho in aad cag soo dhigto maaha
Iska dhimata lagu qaatay
Weligeey ismadhihin qof culimo ah ayaa sheegi Kara been intaas le'eg. Goob joog ayaan ahayn waxba kama jiraan waxa UU sheegaayo
Maxad lasocoty maisaga lasocotay mise madaxdu lakulmaya tahay?
Wax laga waydin Malaha
Allahu akbar ❤
ilahow sufinimo nagu dil
Shabab fikirkooda xaa kadhahday umaloow
Meelaaan lagaa jecleyn waa iska sidaa, muxaadaro iyo wacdi looga cabsanayo inu dhiig ku daato adiga ka hor Somalia kama dhicin
Hye maxaa soo wadaaa heee
Hadalka siduu u maceeya arka
Kan shiiq maahin waa qabiiliiste aan biyo ismarin walee aniga ima sirtid
Allaha ku caafiyo.
Jahliga lagu shegaba wa adiga o kale.!
Cilmina maheysid culimadina waad aflagadeneysa
@@drabdimalikshahaad5787dowlda abdullhi tagyersana midii shariif wxa u lhaa wa gaalo wx kasta TH-cam yalan wa qabilste
Umalow qabyaalad waa taqana wlahi xukumadii io dowladii sheekh shariif galnimadii ad ku tilmaamtay melad uga so labatay majirta waa adiga farmaajo u beer salaxaye
😊
Hada Farmajo la Hadli kariin Nasteexada TH-cam ka soojeedi Nasteexadada Inta Hada Alshabab geeysay Ka soo celi
Wa sax in laga joojiya Sabato ah wahabiya Aya tahay sh sharifna inu hadalkas kuyirado wa kusaxan yahay
MashaAlaaha.madaxweyne.farmaajo
😊 0:06
Waa nin cuqdad hayso misane shishiiye kalkaal ah hadalkiisa inta ayaan ka fahmay ,haddii aad muxadaro diiniyan ah wado maxa keenay in Bulshada muslimiinta ku diido nin wayn hadalkiisa mahan ee caqliga ha inooga cayaarin
Kan sheekh ma ahane waa wadaad xanaaqsan, umad kurabta malahe TH-cam-kaaga qolkaaga kuduubo sxb.
Sheik alha xefdiyo
shiiq lasoodhoweyha arki jiray lkn see camal
War kuwaqar e sheika wax kashegayo allah kabaq e cilmigana baro
Waxa la kulmay wafdi putland ka yimi iyo kuwa laascaanood ka yimi iyo kuwa jigjigo ka yimi
Ma fahmaysaan warkaas yacnii hada darood nahay anaga gurmadka wadna 😂😂😂
D5 power
Subxanallah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Umada wu fasahadiyay kan
Waad isku ballansateen ujeedo yaab leu
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
waagii aad madax ku sheega aad ku milantay miyaa sheekh
Acuudu billaahi yuu ku milmay?
@@bulohus8548 taariikhda ku milanka lama socon miyaa!!?
Bisinka cudubilah
Wadankan reer kan ayaa waalay,somaliduna ma dareemayso,reer dhan oo wadankoodii ka yimi oo siyaasi iyo wadaad camalkoodii noqday Somaliya iyagoo wada Gumaystayaashoodii Xabashi iyo Kiiniyaan
Jirrooyinka ayaa noocyo badan ee caafimaad Allaah ha keeno
Ogaaden waa soomali wadankan waxba ka leeyihiin weyna degaan
@@AbdiShakur-f1ssomali lgama hadlayo Ninkan wa qabilste ninka abdullhi ysuf qabil kula jrey & sharif gaal lhaa hadana khadija dirye sarwal ku caynayey asga u jeda ayaan xirsi dinta caysa & ilhan omar qanisinta tagyerta
Maxaad unasaxeynee adaaaba naseexo ubaahan ninyahow naso
Micnaha digteetar farmajo haloo daayo😂 umal qabyaaladiste
Asc
😮
HADALKA MUU CADAYNIN WADAADKU ...OGAADEEN AHAAN AYAA LAGUUGU DIIDAY INAAD XAMAR MUXAADARO KA JEEDISID ..SIDAA SHEEKH DHEH CEEBMAA HA REER WALIBA MEEL AYUUU LEEYAHAY SOOMAALIYA
cudur qabil aya qabta dhaqtrka tag
Allaha ku caafiyo walaal.
Diinta meel ma taqaano
Warkan malagu soo celcelinayaa wah views miyad ku raadsaneysaa 😮😮😮 2018-kii ayuu ahaa videowgan
Farmajo mala hadashay asaga?
Farmaajo Xitaa Caruurta wuu dhagaystaaye, MA culumadaad diidantahay?!!
@@Really2025been badnida wx ka qabyalad bdn mjrin wa ninka genaraal xamud 60 jir shaqda ka fadhisyey bixi 80 jir ku shaqenyey qabyald her ka gaarey
Faan badanaa umul 😂😂
Koofiyada umal day 😂
Adigu horta xaqa ilaahay ma taqaan.
Waan cabsoode dheh waan lasoconee wax aan jirin hanoosheegine hadaad runsheegi xamar wacdi kuqabo
Kuma qabankaro bidciga xun
Ninkaan sheikh ah faan iyo been badanaa wax kasta waan ogalaaday iyo waa layga codsaday kor isku qaadkaas waa been iyo faan badanaa
Aduu mxd udagesanesa marka sheikha😂
@@abdinasiryussuf4086dadkisa shiiq u yahay hadii wx waninayo ogadeenka ku aruursan kanisda jig jiga ha waniyo
@@abdinasiryussuf4086dadkisa ha waniyo kanisada jig jiga kujra
Mawa ku qaban karro umul qabiil 😮😢
Hadalka runta ka sheeg bilash caleek
Umul iyo Xuseen og waa isku Caqli 😂😂😂
Muxaadaro lagu bahdilayo ummadda qiimaha badan.nabadda jecel ee Hawiye uuna dalbaday madaxweyne cunsuri ah maxay noqon sh ummul kama duwana
Taaladda Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee Muqdisho oo laga aqoon laga taagay.
Towxidka maxa ku diday umulow in nabiga c,s w in la dhalsha disa lo dabal dego in Bismi allh la kor lo yirah qof islam nimo shekanyo hadna dii dayo qeyrkas diinta islamk aya ha lis ku tihiin wahabiyo yahud ay so dirsaty gaalo 😅😅😅
umal hada kahorbuu somalia qalad weyn kagalay jaahil waaye dowlada waa gaalo buu dhahay lkn kadib wuu kalaabtay halka kan ilkaha dheer ee xasaan uu yahay nabiga shabab hbn iyo malina uu dhaho hala dilo somalida ogaaden dad wngsan waaye lkn labadan baa loonacay baqti xasaan ugu daran
😂😂dal iyo dad in laqar xiyo ee lalaayo aad fatwooteen miyaad madaxdoodii u naseexeynee😂
Kuwa kula nacsan ku aqri
Why you don’t Adivice you brother Farmaajo when he was president and was killing the Mogadishu people or your religion knowledge is special for Howeeye people really I fear for you because you have enough knowledge of religion but you are using wrong way you must remember you only you will accountable your sins there is always a chance when we are alive so look carefully your actions and try to use your knowledge in right ways the time of Hassan Sheekh Mogadishu was safe and you came when farmaajo and you didn’t make any speech because the Mogadishu Sheekh’s a were stopped you but you didn’t gave all that explanation so please Sheekh fear from your Allah but that wasn’t true you didn’t allow you the Hamar Sheekh’s peace and love ❤️❤️❤️🇸🇴♥️♥️♥️
Waxaad jeceshahay isku qanci, lkn adna DIIN uma adeegtid, Majnuun na DAL uma adeegin. Kabajaan iyo kaliil tagtay iga dheh.😅😅
Mala is dhihi karaa cuqdad reer baa kuhayso ?
@@hamzemohamed3581 waydii umul
Been intaan la eg wahaabiyada ayaa kaseysa aabaha khawaariijta beenbadanaa
Aqoontadu magarsisna in aad unastexeysisid xita kuwa umiga ah.
War qof yahow shiikha afka kalaxbax
✔️
Wax lasoo jar jaray kama mar mar
😅😂🎉
Wasabi Aya tahay sh sharifna hadalkas wa kumahadsan yahay. Sabato ah saliva nabiga maxa kudiday
Muxaadaro lagu qabto dhul dad muslim ah dagan yahay ma fasax bay uu baahan tahey? Diintana way siyaasadeynayaa-
😂
Umul cilmi ma yaqaano maxow umadda usheegaa
Tolow ma adigaanu ku dhagaysanaa?!!!
Nin isdifacayo aatahay waa lubahdile umalo😂
Shiiq isku sheeg xaalka see weeye maxaad dareemeysaa
Wahabi ilahow naga qabo
Xamar wahaabiye cidna ugama Baahno
Kkkkkkkkk gana weynoow caruur aad argagixiso ka dhigto ma hayno xamar ehlusunna waljameca ayeey u xoreysan tahay ee warkaga biya dhigisu waa in lagu soo cayriyay
Shiiq soomow allah qeer hasiiyo laf buu kugu wasay
Xishood alle ka baqa. Nin meel ku gayn maayee. Hadalkaga hagaaji
Nin wey oo been sheegayo ma ficno bilaah calekn
Yaa kuu sheegey inee beentiis tahay
Ma waxaa iga rabtaa hebel Inaan ku iraahdo mise ??? Sheekha igama xirtid. La soco
been maahin wllkay war jira oo dhacay waaye@@cabdikariimsharmake5953
Qabiileyste😂
Umal waa wahaabi😅
waaqabqalayaasi o dar diimed xiran diina waxba kama oge mushrikiinta