CALAAMADAHA QOFKA LACAYUUMAY AMA LA ILEYSTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 เม.ย. 2023

ความคิดเห็น • 42

  • @maxamuudcabdirixiin7162
    @maxamuudcabdirixiin7162 5 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله allaha ku xifdiyo sheekhow inta aad shegeyso oo dhan hurdo laa'n 3 sano maseexdo walwal
    badan oonan qiyaasi karin madax xanuun badan cabsi cabsi badan caga olol badan culeys aanan aadi karin shaqada haamhaamsi badan quraanka oonan in badan akhrin karin cunaha ayaa idaalaya dhidid badan telka oo nan ku hadli karin gaar ahaan dumarka madax xanuun aad udaran iga haysto

  • @AliMohamed-dv9vb
    @AliMohamed-dv9vb ปีที่แล้ว +2

    Waaa waxa aan lanoolaa xanuunadasi mudo ilaaa rabigay digrigiisa lasaaxiibay alxmd hada sidii hore wan karoonahay alxmd

  • @ShankaroonCabdi-zm7nw
    @ShankaroonCabdi-zm7nw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shikh saaid baa kugu bahny waan iska xnusnhy wlhi😢😢

  • @hamdahussein-pg2qi
    @hamdahussein-pg2qi ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 ปีที่แล้ว +1

    mashalah midna malihi calamadaha lakiin shaqo ayan la,ahay said ugu bahanahy taas aya murugo iguhaysa maxan sameyaa
    sheekh 😢😢

  • @user-tf1uz3br8l
    @user-tf1uz3br8l ปีที่แล้ว +2

    Shiqow ana isgu arkay wlhi calamadahan igaso duce😢

  • @mahdiyacabdi
    @mahdiyacabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wn ku salmy sheekh wn xanuusany mudo 14 cisho ah wxn ka boqanyaa geeri wxn mar walib wxn mooday in nafta la iga qaadayo neefta igu dhagysa in aan cararo ayaan rabaa wxn isku daaweeyo iisheeg 😢

  • @kheerqabe8053
    @kheerqabe8053 ปีที่แล้ว +2

    M.a sheikh

  • @SaladoSiyad-iu1qt
    @SaladoSiyad-iu1qt ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh calamadaha dhan wa leyahay mudo 5 sano ah waliba cabsida dhimashada igu daran bananka uma bixi karo cabsi darted

  • @Anab44
    @Anab44 ปีที่แล้ว

    Sabrinayussuf wax kastoo kheyr ku kuugu jiro Alle hakusiiyo Waxaa ka qoofeysidna Alle hakaa xijaabo may Allah protect you always

    • @baabucilmi
      @baabucilmi  ปีที่แล้ว

      Amin amin sido kle

  • @sabrinayussufali2959
    @sabrinayussufali2959 ปีที่แล้ว +3

    salam , I need some dua please. I feel stuck , I would appreciate it Thank you

  • @barwaaqomahad-yt4sq
    @barwaaqomahad-yt4sq ปีที่แล้ว

    M:a alle haku xafido wllkey ❤❤❤

  • @aaminomaxamed3344
    @aaminomaxamed3344 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @sabrinayussufali2959
    @sabrinayussufali2959 ปีที่แล้ว

    Mashallah !

  • @faafumoxawo2286
    @faafumoxawo2286 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ilahow adaa mahadleh mudokabadan halsano ayaan ooyayey indhihii xitaa cadibmaha alxam hada oohintii waa kacafimaday lkn wali waa ihayaa cabsi tedakale maskaxiyan inla iihaeeso moodaa sidii qof walan ookale aismodaa subxanallaah allow adaa mahad iskaleh ee faraj dhow ifur iyo nasrigaadaa

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 ปีที่แล้ว

      Umreeyso oo kacbada ku soo duceyso insha'Allah.
      Allah ku caafiyo walaal.

    • @jannahmuhumed3507
      @jannahmuhumed3507 ปีที่แล้ว

      Faatuma xbbti xagee kaala so xiriira

    • @xuskabukhaari1984
      @xuskabukhaari1984 ปีที่แล้ว

      Istiqft bdso wlshey iyo salon nabig

    • @maryanshire9423
      @maryanshire9423 4 วันที่ผ่านมา

      Abayo ana sida ah see noqotay

  • @khadijosamarar1330
    @khadijosamarar1330 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh❤

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii ปีที่แล้ว

    Asc mahelikaraa talefanka sheekh

  • @Axlaameyyy
    @Axlaameyyy ปีที่แล้ว

    ما شا الله 🎉❤😊 💯✨

  • @user-kc4el9uz6e
    @user-kc4el9uz6e ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh tilmaamaha aad shegtay waan isku arkay siiba tan gerida oo saaid uga fikiro lkn.wax qarash ah ma heesto

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 ปีที่แล้ว +1

    😍😍🤲🤲📿

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @jccj2159
    @jccj2159 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيز walahi inta calamadid ad sheygday wan isku argay il cadaw aya i hesa habengi ma sexto hurda daxdeda ley ku cersana walibamasas aya i cersaayan

  • @user-eb5nb5ke5w
    @user-eb5nb5ke5w 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh axmed ❤❤❤❤😂😮😊😮😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว

    Asc shekh mar walba dhimashada niyada iiga tagan cabisdana wan qabaa mararka qaarna wadnaha igaracma

    • @ayaan1968
      @ayaan1968 ปีที่แล้ว +1

      Abyo xaladas waa isku arkay cabsi dhimasho walwal io 24h hada nafta ka baxe leydhahaa😭😭

    • @munoomar24
      @munoomar24 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaan1968 abayo insha allh wan cafimadema hado alle idmo niyada ina qeyr usheegno waye malin walba baqaro dhageyso ama aqri saliga mar walbo aqriso aniga baqara dhageysta

    • @SamaaraaCaraaaye-eb6di
      @SamaaraaCaraaaye-eb6di 8 หลายเดือนก่อน

      Ala abyo sas ahy ani😢😢

  • @qadracabdi-ud8rq
    @qadracabdi-ud8rq ปีที่แล้ว

    SH hada Ayan kugu sobiry inta aat shektay aksarkoda wn leyahay sait waxa igubadan gerida&kurbada allaw icafi &inti muslim ah aàmiiiin sh alle haku xafido insha araxman

  • @nasriinahassanyusuf4553
    @nasriinahassanyusuf4553 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @mowlidmahamoudmohamed6575
    @mowlidmahamoudmohamed6575 ปีที่แล้ว

    Meelaha cilaajka dad baaba cudur kasoo qaaday iyo jin

  • @yusrayussuf9672
    @yusrayussuf9672 ปีที่แล้ว

    Shiqa wuxushegayo wanleyahay

  • @sahrocabdulahi4777
    @sahrocabdulahi4777 9 หลายเดือนก่อน

    Anaan isku arkay

  • @SaladoSiyad-iu1qt
    @SaladoSiyad-iu1qt ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh calamadaha dhan wa leyahay mudo 5 sano ah waliba cabsida dhimashada igu daran bananka uma bixi karo cabsi darted

  • @SaladoSiyad-iu1qt
    @SaladoSiyad-iu1qt ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh calamadaha dhan wa leyahay mudo 5 sano ah waliba cabsida dhimashada igu daran bananka uma bixi karo cabsi darted

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi 11 หลายเดือนก่อน

      Hada see noqotay abayo😢

    • @khayriyaahmed-wp1iw
      @khayriyaahmed-wp1iw 3 หลายเดือนก่อน

      Hda sided thahy wllo