MA ISKU ARAGTAY CALAAMADA HAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah allahu akbar

  • @mahdiyacabdi
    @mahdiyacabdi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh wxn ka fikra geeri neefta igu dhaysa waxy naftu ileedhay cararar wxn ahay umul sheekh walhi ilahy ba og xaladadyad saaladn aad bay iigu adagatay sas ay thay wn tukadaad mar kasin xag salaad u dhaqaaqan wn cabsoonay😢 iso duceeya alle ha idin barkeeyo 😢

  • @IqraAbdi-se6cx
    @IqraAbdi-se6cx 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay haku barakeeyo intayada xanuunadaasi hayaana illaahay ha caafiyo

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b 27 วันที่ผ่านมา

    Shekhow Alle kugu dbaarshe talo isii

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b 27 วันที่ผ่านมา

    Haa shekhow plz inte kala soo xiriira

  • @SamaaaSamaaa-oi4vs
    @SamaaaSamaaa-oi4vs หลายเดือนก่อน

    Seekh runway waxad shegtey

  • @XaajiSaciid-j2m
    @XaajiSaciid-j2m 2 วันที่ผ่านมา

    Haa sheeko wan arki wllhi

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b 27 วันที่ผ่านมา

    Wlhi billaahi heer waxa gaare inaan wax barashada naco oo meelna ii fiicneen

  • @Mucaadmohamed267
    @Mucaadmohamed267 4 หลายเดือนก่อน

    Alle shiiq qeer alle haku siiyo wllhi waa iga farxisay aniga waxaasdhan isku arkay

  • @BotaanJimcaale
    @BotaanJimcaale หลายเดือนก่อน

    Shekh intaa shety waa isku arky😢❤

  • @ShukriMaxamed-om9io
    @ShukriMaxamed-om9io 5 หลายเดือนก่อน

    Alax anigaixaayo

  • @YahyeMaxamed-kr8si
    @YahyeMaxamed-kr8si 3 หลายเดือนก่อน

    Wan isku arkay

  • @nimoyusufaxmed8311
    @nimoyusufaxmed8311 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallah qeyr sheeq intad sheegtay oo dhan way ihaayan lakiin ma hamaansado mudo lexsano ah. Ciilaaj aad ubadana waan isisaray. Rabbi hana caafiyo. Aniga iyo intakale ba Amiin Marka noso gali sheeq qeybta 2. Jazakallah reyr

  • @kheerqabe8053
    @kheerqabe8053 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waxaad moodaa in aad aniga iga hadleyso❤❤❤
    Dhamaan waan isku arkay😅😅😅😅

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว

    Asc.shiikh..Kar.hadii.riyoyin.kugubataan..ilaasanad.iyo.bar.marka.wala.idilayaa.nafata.laidhaafinayo.ilaa.an.iskukaajo.riyada.dhex.deed.aYadav.kursi.iyo.laailaha.banku.badbaady

  • @barwaaqomahad-yt4sq
    @barwaaqomahad-yt4sq ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xfido ❤❤❤

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 ปีที่แล้ว +1

    ❤allaahu ❤akbar ❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 ปีที่แล้ว

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @fardoussamoussa6384
    @fardoussamoussa6384 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah illahay ha ku barakeyo

  • @Sidrahoyaded
    @Sidrahoyaded 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo dhan waan arkay waana xanuusnahay walalayaal iisoo duceeya

  • @zawjatulmohamed7576
    @zawjatulmohamed7576 ปีที่แล้ว

    Shikh wnku frxy mrkn arky inaa youtub ledahy tiktk jugu arki jiray 🎉

  • @YurubAbdiqaadir
    @YurubAbdiqaadir ปีที่แล้ว

    Shekh aniga cabsi kurbo ayan darema isoduce

  • @munaliza4261
    @munaliza4261 ปีที่แล้ว

    Asc shikh inta shegtay wan qaba leysku daweyo noo sheg please cilaj wan ka dalay ani ina iska daweyo gurigeyga jogo sida ugu fudud thnks

  • @khadrakulane1591
    @khadrakulane1591 ปีที่แล้ว

    Shiiq Nairobi
    Hadaa joogto
    Iisheeg meesha program ka aat ku qabatay. Meeshaaa o kale ayaan nafsiyan u baahanahay. Shukran jzklahu kheer

  • @feysaldybalahooyo
    @feysaldybalahooyo ปีที่แล้ว

    Wlhi astamahas wan leyahay allow iga dulqaad cafimad igu badal😢😢

  • @miskicaliibrahim8431
    @miskicaliibrahim8431 ปีที่แล้ว

    No so gadbi qebta kale shag wa mahadsn thy allah u xafido shiq

  • @XamdaCali-gb1id
    @XamdaCali-gb1id ปีที่แล้ว

    Wllhi waan isku arkay alle haku barakeeyo sheekh wadmahdaanty

  • @khadramahamed8034
    @khadramahamed8034 ปีที่แล้ว

    Calaamadahaa waan leeyahey maxan kudaweya

  • @ZahroFaarax-k7y
    @ZahroFaarax-k7y ปีที่แล้ว

    Sheeq soobadi walk kusoo dar Caruurta insha alaah

  • @fardoesaabdi8867
    @fardoesaabdi8867 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh plz noso dhaqsi dawa intaa shegtey dhan anaa muda 4 sano laxanuusan mel walbana dawa karadiyeey

  • @ramlojeylaani9892
    @ramlojeylaani9892 ปีที่แล้ว

    Sheikh qeer allh ku siiya hamaansiga bes aan isku arkin int kl wn leyahy xge lagala so xiriiri karaa

  • @Sayidcali1234
    @Sayidcali1234 ปีที่แล้ว

    Sheeq daawada noo soo gali❤❤❤❤

  • @safiyoahmedabdi1815
    @safiyoahmedabdi1815 ปีที่แล้ว

    Shekhow side isha liskaga saraa

  • @الال-ه8ق7م
    @الال-ه8ق7م ปีที่แล้ว

    اللهم اكفنا شر الحاسدين

  • @fadumo-hl4xv
    @fadumo-hl4xv ปีที่แล้ว

    Noosoo duub wl wa u bahnhy jasaakallaaah khyr

  • @yasinkalifa125
    @yasinkalifa125 ปีที่แล้ว

    Allhu Akbar subxanallaah Alxm

  • @nasriinahassanyusuf4553
    @nasriinahassanyusuf4553 ปีที่แล้ว

    Haa wlhi 2sano iyo bar saas ahy😢

  • @nimcoomar135
    @nimcoomar135 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh sidaasan ahy 7 sana waxaan kadabawaregaya cilaaj iyo dhakh tr isheeg dawada ilaahy hakubarakeye

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 ปีที่แล้ว

    Vido badan ad sodhigataya waxabadan ayaanka faa iidaya

  • @maryankhalid
    @maryankhalid ปีที่แล้ว

    Shiiq ilahey Haku xafido

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Shiiq jaasakal laah qeer❤❤❤ maya markiin alxmdulilaah waa cafimaada qabA hadaa

  • @sophiakiin4762
    @sophiakiin4762 ปีที่แล้ว

    Waan isku arkay dhamaan

  • @faafumoxawo2286
    @faafumoxawo2286 ปีที่แล้ว

    Shiiqow sidaas ayaan ahay ee maxaa xal ii ah waa wareeray hadan is cilaaji dhoho waaba laiigasidaraa cawa dhan waasoofadhinaa hurdo la aan intaad sheegay waxaa idheer waswas

  • @umusiham6088
    @umusiham6088 ปีที่แล้ว

    Wan ubahanahay shekh sed kudaweyn

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 ปีที่แล้ว

    Maan sha alaah alaha kuxifdiyo calaamadahaas qaar ayaan leeyahay

  • @milgoaressaress7674
    @milgoaressaress7674 ปีที่แล้ว

    Manshallah jazakumulahu kheyr walalo

  • @quensahour1476
    @quensahour1476 ปีที่แล้ว

    Alah. Ku xafido sheekh.

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 ปีที่แล้ว

    Asc wll wadamahadsantahaya khyr alle ha kusiiyo lkn halmida ayaan kugu darsanlaha hadii ad hadalka ka xumaatan iga raali noqo so markii hada waxa nisheegaysida am ada madirada so dhigaysida amaanta alle ha ilaabin inad kubiloowado kundhmaayso wanad ku bahadsan tahaya malin walba khyrkada noso gubisidaa ❤

  • @zakariadjibril1305
    @zakariadjibril1305 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mariyamahersi9101
    @mariyamahersi9101 ปีที่แล้ว

    masha Allah shaikh

  • @rahmaducaale7917
    @rahmaducaale7917 ปีที่แล้ว

    جزاكم الله اخيرا

  • @maryankhalid
    @maryankhalid ปีที่แล้ว

    Noosobadi

  • @muhanadxasanali5502
    @muhanadxasanali5502 ปีที่แล้ว

    Shiiq jasaakal laah qeer❤❤❤

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow kuli annaa isku arka weliba dad baa idhaha waa dhimanee
    Anna waxaan ugu jawaabaa waa ogahay in aan dhimanayo lkn waqtiga aan dhimanayo ma aqaan.
    Hamaansigana wuxu igu badan yahay
    Markaan salaad u istaago
    Ee telkaaga sidee u helaa????
    Jisa allaah kheeyr

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi ปีที่แล้ว

      Masha Allah geesiyad tahy ani juq isku dhahaa😅😢

  • @NadarOmar-wv3oh
    @NadarOmar-wv3oh ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @halimosalad6076
    @halimosalad6076 ปีที่แล้ว

    Waaan isku arkAY LAKIN ILAHAY AYA IGA CAFIYAYAY ALXAMDU LILAH