Xogta Itobiya oo ku dhawaaqday in masar heshiis u ogoshahy, DFS oo diiday in Abiye la fadhiisato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @NuuxAbuukar-kc7fd
    @NuuxAbuukar-kc7fd 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MW hasan lama aamini karo maxaa yeelay hadalkiisa iyo ficilkiisa ma is waafaqsana

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ABIYE IYO BURHANU JULA QAMRI DHACAY AYAY CABEEN BADD BADD BADD ADIGOO DHAHAAYO AYAA KURSIGA FANO TARTIIB KAALA WAREEGEYSAA.

  • @FarhanBurale
    @FarhanBurale 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ETHIOPIA WAXAY JOOJISAY BUUXINTA. DAMKA ABAY. IYODA OO XIDHI DOONTAA 2 WEBI. EE JUBBA IYO SHABEELLE HALKAA AYUU KU DHAMAADAY KHILAAFKII. MASAR IYO. ETHIOPIA

  • @CabdulahiAxmad-k4g
    @CabdulahiAxmad-k4g 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War turkigu dan uuleeyahay badanaa

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Al shabaab mayka fasaxaan haqarxiyeene maxay uga horjoogaan soomaalidiiba dhameeyee

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 abii waa. Garac walhii

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been iyo bubuunina waan uga baranay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkiinu waa iska hor yimmaadaan ee maad naga daysaan 😅 2:12

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiqo iyo qarabadiisa baa malayiin ka helaa diyarada iyo qaadka itopia 😂😂😂😂 ee waligii dagaalagalimaayo ee waa bolaxuuftaynayaa😂😂kkkkkkk

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abiyow badda meel ku sheeg sanad ayaa kuu dhamaan rabee kkkk

  • @CabdulahiAxmad-k4g
    @CabdulahiAxmad-k4g 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉❤

  • @nuurdiinaxmed8266
    @nuurdiinaxmed8266 38 นาทีที่ผ่านมา

    2:13

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxan sheeq lacagta ka soo galeyso diyaraha itoobiyo iyo jaadka oo lacag ka soo gash iyo safaarada itoobiyo oo sheqeyneyso xasan lacag ayaa ka dhuntay oo uu jeebka ku shibto xasan ma ka gono inuu itoobiyo cadaadiska gudaha soomaali saaro oo xasan waa. beeso doon

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bilikan iyo kaxukumaba waa khaaimiin beenaalayaal ah xeererka may ucuskadaa yuhuudda cid walba weerertay kaadibiintu waxaas carabaha hausheegeen iyagaa kayeelayee anagu waan fahmaynaaye wixii alle diiday ma afnaqaanee kufaarta uraysa utujuma