Prank | Jacaylkaygii Ayaan isku dhacnay💔😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 418

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  2 ปีที่แล้ว +202

    Let’s make 20k like videogan waad mahadsantihiin saxibayaal

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +43

    Adigan commentiga aqrinayo waxan kurajeyni DUNIDHA farxad kunoolow AKHIRANA JANTUL firdows 🥰❤

    • @ladane7
      @ladane7 2 ปีที่แล้ว

      Asc bro

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 2 ปีที่แล้ว +48

    Prank maaha kani ee wa social experiment bulshada la eegaya waxey kaga falceliyan anyways i enjoyed watching this ❤️

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 ปีที่แล้ว +24

    #DHAKHTAR afmiishaarnimada dey🤣😂😂
    Illaahow burco maad joogtaan afarley iyo 10leyba laydiin marin lahaa 🤣😂ALHAMDULILAAH Burcaawi nimadena 🥰🥰

  • @5BIDER
    @5BIDER 2 ปีที่แล้ว +32

    Waxn paaq udiraya inankan balanee axdi dhiganee baryo aan sugaye kalayo is barane baryo aan talxiisne 🤣😂❤
    Noso badi inaadeer dhakhtaroow🥰🌸

  • @mrmohamed5302
    @mrmohamed5302 2 ปีที่แล้ว +48

    Reer Hargeisa Wan idinku Ogaa Ilbaxnimada Iyo dabacsanaanta😂❤
    Ilahayow ada magalo xadarad leh iga dhaliyay

    • @cayto6936
      @cayto6936 2 ปีที่แล้ว

      Haaye afsoomaligii reer hargagayzi way ka dhinteen

    • @mrmohamed5302
      @mrmohamed5302 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cayto6936 😂ar haah hdana wyku ixtiramayan kulama yabayan Dadbaa jcylkaygi markad tidha kuso egaya badownimo

  • @nuseybaismail1777
    @nuseybaismail1777 2 ปีที่แล้ว +28

    Prank yada so badi waba dad dacad ah 😂😂😂😂

  • @ladancajap2742
    @ladancajap2742 2 ปีที่แล้ว +20

    Qays wa qosalki o qof ah😂😂😂😂

  • @fuadhussein3750
    @fuadhussein3750 2 ปีที่แล้ว +30

    Dakhtar deserves 1m subscribers. C'mon walaalkeyn 100k aan gaarsiino🥰

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 ปีที่แล้ว +12

    Nin gu kaa weyn garaad kaa weyn maahmahdaa wlhi wan ka faaidaystay mahadsanid dhakhtar 🙏👌

  • @dheemanibrahim6677
    @dheemanibrahim6677 2 ปีที่แล้ว +29

    Xabaal baan qodayaaye ku dheh kulahaa😂😂

    • @loole.official
      @loole.official 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa waxa ugu muhiimsan ee aanu ku qancino 😂😂

  • @raxmacaday727
    @raxmacaday727 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi dhakhtar waa qof aan aad u taageero hore u soco wllky❤❤❤❤❤

  • @munamaxamed3042
    @munamaxamed3042 2 ปีที่แล้ว +9

    iminka haday reer burco ahan lahayen qararac bay iskala gali lahayen🤣🤣

  • @AbdirisaaqFeedho54
    @AbdirisaaqFeedho54 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aar igadaa sxb sheekh ayaan ahayee 😂😂😂

  • @qaaliyahenna6121
    @qaaliyahenna6121 2 ปีที่แล้ว +2

    Raga soomalidu jacayl waxba kama yaqaanan wlhi bal eeg waxay sheegan way garan waayeen 🤣🤣🤣🤣

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 ปีที่แล้ว +17

    #qaysqaysar iskuma wacna jiltaanka hhhhh🤣🤣 Uu iska qoslayaa funy weeye ninku lkn wn ku wadanaa lgn👍

  • @amran2545
    @amran2545 2 ปีที่แล้ว +20

    My brothers never given up 💓💓

  • @mariaaddey7191
    @mariaaddey7191 2 ปีที่แล้ว +5

    MASHA ALLAH wll dadka marna ka farxi marna ka qosli wax wanaagsan baad heysaa
    ALLE ha ku barakeeyo adiga iyo asxabtada

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 2 ปีที่แล้ว +11

    Prankina kahelay soo badiya wll dhakhatar Qosolkii oodad ah aydtihiin
    😁😁😁

  • @xanaanahmed3206
    @xanaanahmed3206 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi Adaa Tob ah walahi Jiltankaga saan ughelo Mamlynsid Maxmudow🤗😍

  • @hilaalhassan4807
    @hilaalhassan4807 2 ปีที่แล้ว +7

    Weedho kalgacayliyo
    Fariimo aad wadaagtan
    Qofka aad is maagteen
    Idiin garan waa waayele
    Maad anigun I wacataan😊😂

  • @asomasoum6873
    @asomasoum6873 2 ปีที่แล้ว +15

    Kaa murayadaha cad wllhi hadalkiisa ku qoslaa😂 keep going brother dhakhtar❤️🤴🏼

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +3

    Qays qayser ayaa iga qosliyey runtii kufaniya ayuu helay dhiishka yar ragoo kulahaa 😂😂

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan Baaq u Dirayaa Aar Xabadani ma beelo isku Dhacay bey heshisii isleedahay🤣😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahramohamud5180
    @sahramohamud5180 2 ปีที่แล้ว +19

    Wiilasha Somaliland ♥️ noolada walaalaheyy 💋

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 2 ปีที่แล้ว +2

      Soomaaliyeed dheh

    • @nimcoapdirahmanmohamett8370
      @nimcoapdirahmanmohamett8370 2 ปีที่แล้ว

      @@rikardostalin5708 somaliland may ku dhibeysaa adiga

    • @rikardostalin5708
      @rikardostalin5708 2 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoapdirahmanmohamett8370 soomaali wax ladhoho baan aqaanaa aniga somaliland garan mahayo.

    • @nimcoapdirahmanmohamett8370
      @nimcoapdirahmanmohamett8370 2 ปีที่แล้ว +2

      @@rikardostalin5708 anaga Kuwa somaliland baa na deeqa oon kufaana waxa hablahooda qaawinaya manaqaanee

  • @guuleedmohamed3802
    @guuleedmohamed3802 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer hargeisa waa daacad rabi ha idin daayo rabi janada ha idinku deeqo

    • @mrkl9165
      @mrkl9165 2 ปีที่แล้ว

      Waa burco

  • @mohamethofficial6315
    @mohamethofficial6315 2 ปีที่แล้ว +5

    Sxb Prankiyadada Gabdho kuma Soo dartide why?

  • @xafsamaxamed8382
    @xafsamaxamed8382 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaysoow adiga waa lagu fahmayayaa inaad peen sheegayzo 😁😁

  • @nimcofarah8664
    @nimcofarah8664 2 ปีที่แล้ว +1

    Ana Eray aad U qorTan inantad jeceshihin iga gudooma team dhakhtarow walwal kuuma Quudheen Wax Xun kuuma sheegen Hadii Aad Warkaygiyo Wanadayda Jeceshahy Wehel Baad Ka Dhigan Lahyd Weedhaan Ku leeyahy

  • @samiraosman1588
    @samiraosman1588 2 ปีที่แล้ว +7

    daacad ayaad iiga qoslisen Wllhi manta wad mahadsantihiin Dhamantiin👏👏👏🥳🥳😁😁

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 ปีที่แล้ว +3

    #Reer Hargeisa iyo Shukansiga jacaylka maxaa kala haysta🤣🤣🤣

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 2 ปีที่แล้ว +2

    Waar dadkan dalan xagaad kasoo qabateen dadkii cadigaa ahaa away😀😀😀

  • @suliemanabdirahman3703
    @suliemanabdirahman3703 2 ปีที่แล้ว

    Haaye Haaye Howshaan oo kle waxa lala waadaaga dad jacaylka fahmaaya

  • @ladankaaba1204
    @ladankaaba1204 2 ปีที่แล้ว +9

    dhakhtarow isku dalxis baydan sheegen midha🤣🤣🤣🤣

  • @ladankaaba1204
    @ladankaaba1204 2 ปีที่แล้ว +5

    Ubax sasay kaga maqnanaysa niyow😂😂😂

  • @sacdiamohamudjirde6892
    @sacdiamohamudjirde6892 2 ปีที่แล้ว

    Msha Allah dadka kaliyah an tageero hormar wcn inshallah

  • @mudan3817
    @mudan3817 2 ปีที่แล้ว

    Qaysa waa mixnad lugeynysa dhamaantiin waad idin wada salaamy wllaldey

  • @najahjama6271
    @najahjama6271 ปีที่แล้ว

    Mahamuth ahaaaa inanka kliyeee aan you tuberada ugu jclhy🥰🌸

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 2 ปีที่แล้ว +3

    Kan yar qays qeysar waaa qosol socda😂😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 ปีที่แล้ว

    please burco soo waydiiya suaalahan oo kale kuwasa qosol miidhana waan huba burco intas in mid uun wax kugu caawin lahaye

  • @juniorafrica.
    @juniorafrica. 2 ปีที่แล้ว +17

    Legends olwes legend's #DHAQTAR 😍

  • @sundusmaxamed6498
    @sundusmaxamed6498 ปีที่แล้ว +1

    Waw Ubax hoyaday mcn wyn best boy❤

  • @faduminafadumina5902
    @faduminafadumina5902 ปีที่แล้ว

    Aad Ayaan inikehelay sida daka uga Xara baysanaysiin Runahaanti🥰🥰

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 2 ปีที่แล้ว +7

    War suuuuqa io meshaY DadkU Ku badanayHin Tagga ilmaderaYaL😂
    Ilaa WhatsApp kaaan Ku shere gareyeyy
    Hore usoco dhakHtar wll🤍

  • @lf_9416
    @lf_9416 2 ปีที่แล้ว +2

    Qays mid suryo la yidhaahdu la kulmay 😅🤣

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhakhtar baa ugu funny San 😂🔥

  • @khadraali4889
    @khadraali4889 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan Awooddo 1M Waan ku siin lahaa

  • @saaraxasan432
    @saaraxasan432 ปีที่แล้ว

    Ragu waa isu dacad oo waxbay isku sheegayan🤣🤣🤣naa is adkeeba layskaga bilaabaya🤣🤣

  • @zahranaser2129
    @zahranaser2129 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah dadkenu wa dad qalbi wanagsan 😇

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 2 ปีที่แล้ว +2

    Qays qayser waa lugu fahmay🤣🤣🤣

  • @Mayaastories4556
    @Mayaastories4556 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani midka is jeclen is dagaalne hala isoo caawiyo! Wana kala fognahy soo xaliya hhhh

  • @nuuraaxmed5451
    @nuuraaxmed5451 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkk wlhi imikan islaha eeg prankgi mise wabu igaso hor baxay

  • @zushsikatun4532
    @zushsikatun4532 2 ปีที่แล้ว

    Qays io dhakhtr ❤🙏 io azxapta kleba guuleysta in bdn 🥺 fan girl 🥰

  • @khaalidawyuusuf8517
    @khaalidawyuusuf8517 2 ปีที่แล้ว +3

    Geeribaa dhacday kulahaa
    Legend 😂

  • @zuwaysazuuzan2447
    @zuwaysazuuzan2447 2 ปีที่แล้ว +1

    The leng of the year mahmoud💋💋💋💋

  • @MuhyadinD
    @MuhyadinD 2 ปีที่แล้ว +2

    Ala dhakhtarow dhipadanidA qurpaha katimid kulah 😂📍

  • @aadcoaadco7342
    @aadcoaadco7342 2 ปีที่แล้ว

    Huno khayr illhay haku ziiyo Variid Aan Aad uxiseyo Ayaadtahay barnamijyadiisa 🤴

  • @sakariyecazka1533
    @sakariyecazka1533 2 ปีที่แล้ว +2

    9:19 dhakhtaar sxb Maxaad la nax naxaysaa Wad nahaa wan maqlaa dhog dhog dhog kulaha 😂❤

  • @bkey0022
    @bkey0022 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal albab kastoo oo ka Xi'an Allah hakuu furo muragadana farxad hakuugu badalee fadlan 200 subscribe ah iigaadhsiiya ❤🙏🏽🙏🏽

  • @ilhaanomar59
    @ilhaanomar59 2 ปีที่แล้ว +1

    War nio ninka dhaktar uu la kulmay wa lagend 💜 hhhh isaga mahe wa murqanka

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 2 ปีที่แล้ว +3

    Aar inadeer indho adkidiin 😂😂.sikastaba, hadad dalkaga hoyo joogto saad doonto ugu raxaysanaysaa adoon wax dhiba kaso gadheyn iyo kuadkeyna vedioska mrka la duubayo

    • @saarasaid2147
      @saarasaid2147 2 ปีที่แล้ว

      Sidaad doonto ugu galgalo weeyi😁

  • @suhayb7706
    @suhayb7706 ปีที่แล้ว

    QaYs uu isKa qosLaYa xiTaa waa Lga fahMaYaa inuu prAnk waDo😂😂😂😂😊

  • @Hanadomar1234
    @Hanadomar1234 2 ปีที่แล้ว

    Lipha laba maha wllke dhakhtar guulyso dar Alle ku jeclhay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar baa hal helay oo dhawr xabo isugu aadiyey. Akhyaarta dhalinyarada ah ee aan kufarxo video yadooda markaan arko guul Iyo horumar wacan aduun iyo Aakhiro insha Allah .

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka mirqaansana Waaba Abwaan aan is aqoon sanayn
    Caadi bi noogu dul Alifay.

  • @umaleeyfadhiyarre9429
    @umaleeyfadhiyarre9429 2 ปีที่แล้ว +2

    Kaalay aan isbaranee kulaha walee ma nooli😂😂😂

  • @mohamedzuudi781
    @mohamedzuudi781 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh
    Prank gaa wn kaa hayaa dhakhtaraw meeshiisaD dhigteen Sxb
    GuuL iyo goboniman idiin rajaYnayaa sxb💯.

  • @sijtv8984
    @sijtv8984 2 ปีที่แล้ว +23

    Aar Prank Caadiya Noo soo same Jacaylkaygiiban Isku dhacnay wax rag Loola taga maahe😂

  • @sawdasadaam2384
    @sawdasadaam2384 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed dhegter wiil aan tageero🥰

  • @shakiibmohamut
    @shakiibmohamut 2 ปีที่แล้ว +1

    Neo abdiraxman bidixo wa nin walan wan wata gar iyo gardaba qays qayser❤️

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 2 ปีที่แล้ว

    Kaalayoo aan isbaranop dabadeed dalxiisnee waar ninku maxuu wax bartay 😂😂😂

  • @sadamgenius7544
    @sadamgenius7544 2 ปีที่แล้ว +2

    100k coming soon

  • @saarasaid2147
    @saarasaid2147 2 ปีที่แล้ว

    Inamadayadii wlhi dar alle idiin jeclahy noolaada inty nololi jirto allah ha noo kiin daayo i am proud of you😚

  • @bilanwarsame5290
    @bilanwarsame5290 2 ปีที่แล้ว

    Maha wllo kani prank ee waxa weyan falcelin ta bulshada eegaysa social experiment weyan lkn Wn ku haysta ❤️👌good job

  • @sooraanwaysacade
    @sooraanwaysacade ปีที่แล้ว

    Alla garacoow naftaa iga baxday wlhy waxaa aad ninka ka qortay dhakhtaroow😅😅

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed Hadal adkaa😂😂 Naga Hagaaji hadalka ku dhe
    Sida kle waa fican yhy jiliinkinu🥰

  • @updymado
    @updymado ปีที่แล้ว

    Dhakhar is best challenge ❤🎉

  • @apdirazhetapdirazhet414
    @apdirazhetapdirazhet414 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan QozLay
    Raga Kliyeen TaaGero Dhakhtar Qays
    My Favorite TH-camers

  • @saabirincabdi912
    @saabirincabdi912 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar nin sare horeusucu sxb macn wan iskaka jecelahay wllhi ❤💋🌹💍

  • @rooble1857
    @rooble1857 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllahi feerahaa I xnuun shiiqaa ahay😂 kulahaa wiilkii yaraa keep going legends ♥

  • @ikraanarahman3232
    @ikraanarahman3232 2 ปีที่แล้ว

    Hh waa layb dadkeni way xigmad guren sababto ah afarta nin midkaliya waa lojawabi wayay tasina waxay kutusinaysa dhaqanki inu isbadaly wlhi walalhay waxan idinleyhay dadka su aalaha dhaqanka ah waydiy inta vadan waqtigu haydin wacnado

  • @xasanmahad2490
    @xasanmahad2490 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaalyo isbarabee
    Legend badh goa ayaad qabaty dhakhtarow

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 ปีที่แล้ว

    Ina adeer Tixdaan gabadha u dir
    🌷Bidhaan qurux wanaagey,
    Bilantaan jeclaayeey,
    Boga tii iiga taalay ,
    Boholyow caashaqagaa,
    Beerkayga Dagayow,
    Bukaan baan ahay dartaaye,
    Bogsan maayo jeeraad,
    Bar bar kayga Timaado,
    Boqoradaan Jeclaayey,

  • @ilham5113
    @ilham5113 2 ปีที่แล้ว +2

    dhakhtar he's always the laky on wlhi qays the unlaki one🤣🤣🖐👍

  • @Naajchannel
    @Naajchannel 2 ปีที่แล้ว

    😢TH-cam igu soo casuum qaybta habalaha aan kuu qabtee adoo mhdsn prank

  • @amalasad4027
    @amalasad4027 2 ปีที่แล้ว

    Nimaanka somalida waa faraxayo asaliya

  • @fardowsosaid4043
    @fardowsosaid4043 2 ปีที่แล้ว +4

    Aniga qays tagera runti 🤣

  • @fatimajamca2561
    @fatimajamca2561 2 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar dadka masakiinta durufaysan ka taga oo prank kusameya dadka nool e dheregsan iyagiiba tabcansan majacayl bay wax kagaranaya

  • @taariikhbaahin5437
    @taariikhbaahin5437 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqtaroow wllo mucaawinadii maad joojisay

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 2 ปีที่แล้ว +3

    10:50 gaadhiga maray ban ahaa wan ku arkyay markad duubysay dhakhtarow🤣

    • @maftuuxmahdi
      @maftuuxmahdi 2 ปีที่แล้ว

      ma dhaweeyad sarnayd markaa😅😅

  • @sharmaakeabshri1763
    @sharmaakeabshri1763 2 ปีที่แล้ว +1

    MaaxisIyo waxaad Tahay nooca dumarka ugu mudan naQshad muuq CajIIbIyo nIdaamkII talmuunIda nimcad Lagu ekeeYoow masteex Lama xuraan Iyo naf loo baahan YahaY aa TahaY 💋❤✌🤲

  • @loole.official
    @loole.official 2 ปีที่แล้ว

    Maxamuud dhakhtar 100k coming soon

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

    Soo badiya video yada wiilashayadii yararaayoow.

  • @sakiupdy5827
    @sakiupdy5827 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan hal qof oo afminshar ah kuma jiro
    Nio malaha magalada dadki ugu miskinsanaabad soqabqabateen wah🤠

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 2 ปีที่แล้ว

      Afmiishaar maha kilmad fiican wa qof hadalka ku dawarsada

  • @anisaabdulkadir711
    @anisaabdulkadir711 2 ปีที่แล้ว +1

    Qays qaysar qosolkiisa aba qosol ah 🤣🤣

  • @samiraosman1588
    @samiraosman1588 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wax waalan wan qoslay Talo fiican ayuu ku siiyay

  • @hamdakiin6055
    @hamdakiin6055 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going brothers 🙏

  • @tonikaroos8803
    @tonikaroos8803 2 ปีที่แล้ว

    Sxp macan safadiii iyo dalxiskii aaway pro jah

  • @MunaSaid-z5o
    @MunaSaid-z5o ปีที่แล้ว

    Plz baarti 3dhakh taro 🙏