Boorama iyo jawigii ugu quruxda badanaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • Aadbaad u mahdsantihiin dhamantiin inta channel keena ku xiran iyo inta nagusoo xirmidoontaba alle ha idin xifdiyo ❤️
    My Facebook Page
    m.facebook.com...
    My instagram page
    www.instagram....

ความคิดเห็น • 2K

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  3 ปีที่แล้ว +1993

    Boorama inay raaxo taal
    la isku wada raac ❤️ reer boorama waan idin jecelahay huuno

    • @mukhtarduale7701
      @mukhtarduale7701 3 ปีที่แล้ว +6

      Wli Well the #alnasiixakhayr Qays

    • @mahadomohamed6141
      @mahadomohamed6141 3 ปีที่แล้ว +10

      Sido kaleh wll qali my dadgaygi 👑🤞💋❤

    • @zacka.j3976
      @zacka.j3976 3 ปีที่แล้ว +14

      Legend laba maha waxa kugu jira dhiigi reer burco hore usoco Lph💯♥️

    • @nafiisanalka4319
      @nafiisanalka4319 3 ปีที่แล้ว +9

      Wanku jclnhy hno mcn❤😁😁😁

    • @zacka.j3976
      @zacka.j3976 3 ปีที่แล้ว +1

      @UCh0TRD1MGDWZOh2j1J1DCSQ hye

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 ปีที่แล้ว +1025

    Walhi waa iga qoslisay 😂

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 3 ปีที่แล้ว +183

    Borama vlog laga soo duubi inan dhaafa waa igu qalad one love duriyadi reer boorama❤️🙌🏻

  • @bilananshuur5748
    @bilananshuur5748 3 ปีที่แล้ว +105

    Team Boorama waan idin salamay from muqdisho 🙏🌹

    • @atika5785
      @atika5785 2 ปีที่แล้ว +2

      Kaa qaadanay huno from boorama

    • @zhaacahassan4687
      @zhaacahassan4687 ปีที่แล้ว

      Welcome wll wan ka qaadnay from boorama 🥰✍️

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr 3 ปีที่แล้ว +376

    Halkan waxaan salaan uga diraya saxiibkay mr wakhti

    • @QaysQeyser.
      @QaysQeyser.  3 ปีที่แล้ว +78

      Kani waa kuma waaa wakhti

    • @nuxur6530
      @nuxur6530 3 ปีที่แล้ว +13

      Sxp dhakhtrow mushmaha miyaa duratay 🤣🤣🥰

    • @rahmakahie5176
      @rahmakahie5176 3 ปีที่แล้ว +10

      Doorka dambe borama gabdh ban ka siinyna huuno

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 ปีที่แล้ว +14

      @@QaysQeyser. xul iyo xarago haplaha tuu doonu la bashala🤣🤣👏

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 3 ปีที่แล้ว +2

      Salan sare malmahan halke gashay

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 ปีที่แล้ว +290

    Janadiii GalbeedkiYo Boorama nintaGeY wacanaaaH 👀🏔🏔♥️
    QaYs QeYzar ♥️♥️♥️♥️

    • @ahmednachi1
      @ahmednachi1 3 ปีที่แล้ว +2

      Caaney commenti ku dhiigley adiga kaa caansan majidho😂😂

    • @mohomedyuusuf1317
      @mohomedyuusuf1317 3 ปีที่แล้ว +2

      Team qurux ku dhiigle

    • @abdifatahhassanliilan2949
      @abdifatahhassanliilan2949 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmednachi1 war beri bay 50$ ka heshy idirsle sidiii bay u wareegysa

    • @cristianoronaldo-iw3pd
      @cristianoronaldo-iw3pd 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahhassanliilan2949 haah

    • @user-xc9ew4vg1i
      @user-xc9ew4vg1i 13 วันที่ผ่านมา

      Wll ma noshahay imka melaha kugu arko be😂

  • @asalamsky3546
    @asalamsky3546 3 ปีที่แล้ว +90

    Mashallah Borama 💚
    From Mogadisho 💙

  • @alnaimi4035
    @alnaimi4035 3 ปีที่แล้ว +30

    Borame wxaa igu danbaysay 2016kii waa meel jawi degan oo dad ilbax ah ku noolyihiin wali laabtayda kama go'in borame inshalah markaan wadanka imaadana meesha ugu horaysa ee aan bookhan doona waa borame one love reer borame ✌❤

  • @exklusivepicture2181
    @exklusivepicture2181 3 ปีที่แล้ว +21

    Aad iyo aad ayaan u bogay muuqaalada quruxda badan ee aad dhulkeenii hooyo ka gudbisid. Qaysow, horumar intaa in ka badan ayaan kuu rajaynayaa. Love❤ from Muqdisho.

  • @hassanabdirahmanharbi8778
    @hassanabdirahmanharbi8778 3 ปีที่แล้ว +52

    Caawa aniga oo wax yar jawigu iga qaldan yahay ayuun baan la kulmay my brother Qays Qaysar, waa wada farxad socota masha Allah tabarakallah, judhiiba qosol miidhan baan noqday, ogada dadaw kolba cida aad la joogto uun baad dabeecadooda yelanaysaa, the qosol is the part of the our lives 😂😂😂😂😂🙌🙌🙌🙌🙌

  • @farxaanabdi3522
    @farxaanabdi3522 3 ปีที่แล้ว +12

    Mashlah jamacadedi camoud
    Waxan so xasustey macalinkeygi qaliga ahaa
    Macaliminta ugu jecla prof diiriye
    Allah xafido
    Waxan qirayaa ine borama meshi aqoonta
    I miss you all rer borama

  • @soleimanabdiqani2575
    @soleimanabdiqani2575 3 ปีที่แล้ว +23

    Mnsha Allah.I really like and love Borama❤️
    From Burco

  • @hamsaali2789
    @hamsaali2789 3 ปีที่แล้ว +216

    The best beautiful city of Somaliland Borame🌍🥀🍁

    • @abdirahmanali7728
      @abdirahmanali7728 3 ปีที่แล้ว +5

      Benta maha zxp sare

    • @ayubahmed1183
      @ayubahmed1183 3 ปีที่แล้ว +6

      @@abdirahmanali7728 boraama somalia beautiful

    • @zaalimabdilaahi4466
      @zaalimabdilaahi4466 3 ปีที่แล้ว +21

      @@ayubahmed1183 somali xage ladhah calnka Somaliland baan ku dhalany maxan kadon somali one love my country Somaliland

    • @ayubahmed1183
      @ayubahmed1183 3 ปีที่แล้ว +3

      @@zaalimabdilaahi4466 i am from boorama waanan jeclahay somalia one love

    • @nawalmo6827
      @nawalmo6827 3 ปีที่แล้ว +5

      @@ayubahmed1183 jacaylkga lagama hadal wllo wad jeclan kartaa somalia hadad jeceshay somalia micnahedu maha inay tahay😅👋

  • @Sahal.moktar9308
    @Sahal.moktar9308 3 ปีที่แล้ว +18

    Gabadhu waa ree Djibouti waxana waraysiga la qaaday mar hore .
    Mahadsanid
    Quruxda wadankeena Allow noo barakee

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 3 ปีที่แล้ว +11

    Salaan boqortooyo reer Boorama 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾 from hargeisa

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashalah Borama qurux inshalah wan iman dona mar uun from Burco❤️

  • @najahmahamed4783
    @najahmahamed4783 3 ปีที่แล้ว +32

    Aniga oo shaah iyo baagiye sameystay ayaan mobilka furay waxaa iga soo hor baxay videogan quruxda badan waaaw keep going walaalahay🥰🥰🥰😍

  • @adenwarsame6435
    @adenwarsame6435 3 ปีที่แล้ว +22

    Indhihii Basaasow Boorama ma aragteen, waa magaalo kulansatay Dadwanaagsan iyo cimilo wanaaagsan maansha allaah 💐🌹👏

  • @omermohamedd7221
    @omermohamedd7221 3 ปีที่แล้ว +30

    What a beautiful city i miss more in borama

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 3 ปีที่แล้ว +75

    Qeysow aadbaad nooga qoslisay clipkan ❤️😂😂 mahadsanid sxb Vlog-yadaada waa kuwa heersare ah

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 3 ปีที่แล้ว +51

    😂😂😂😂😂😂 AStaqfiruAllah you make my morning Wallahi. Borama jano baladkaygii soo Beatiful Masha’Allah 🔥❤️❤️. Thank you Qays!

  • @Hafsa.65
    @Hafsa.65 3 ปีที่แล้ว +73

    masha allah video qurx badn weyan♥️ waan idin salamaya rer borama hooygi aqonta from blweyn🥰

    • @abdirahmanali7728
      @abdirahmanali7728 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan ka qadnay huuno

    • @nafiisanalka4319
      @nafiisanalka4319 3 ปีที่แล้ว +3

      Wanka qadnay wllo

    • @abdaleyusuf4262
      @abdaleyusuf4262 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan ka qadnay wll idinkana wan idin jecelnahay🥰🖐

    • @Hafsa.65
      @Hafsa.65 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdaleyusuf4262 🥰♥️

    • @asmabacaac2767
      @asmabacaac2767 3 ปีที่แล้ว +3

      Waan kaaqaadanay xbbi 💓

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +7

    Boorana waxa iigu dambayzay bizhii march 2019 kii❤❤😥waan u xiizay runtii inzha allh wan iman doonaa✅reer borama wan idin zalamaya❤❤🙏

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 ปีที่แล้ว +32

    Waa dhul aad iyo aad u qurxoon Ma Sha Allah 🤩

  • @Quickchoise
    @Quickchoise 3 ปีที่แล้ว +147

    😂😂💟💟i can't stop laughing, The best Intro 😂😂

  • @saalaxbootaan3345
    @saalaxbootaan3345 3 ปีที่แล้ว +19

    Qays qayser waxan kugu taageera duubista dhulkeena hooyo masha allah keep going

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +9

    Manshallah eedo waa kheyr adiga wiilasheena qurux da wadabadan. Gabadheydaan idin siinayaaye sidaa wanaaga ah ku wada eedo, Allah ha idin xafidee. Boorame Waa dad aad u fiican. Anigu reer hargeysaan aheye … Manshallah

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 3 ปีที่แล้ว +8

    Qays qaysar respect full my brother ❤💯
    Muuqalada quruxda badanee nosoo gud bizo wad kuu mhd santhy keep going 👍

  • @mubarikmohamud8429
    @mubarikmohamud8429 3 ปีที่แล้ว +128

    Qays can't stop laughing nadiira is funny😂

  • @ahmeth2184
    @ahmeth2184 3 ปีที่แล้ว +62

    QAYS QAYSER ALWAYS LEGEND
    KEEP GOIN BROTHER

  • @ilhanali8397
    @ilhanali8397 3 ปีที่แล้ว +18

    The intro caadi ma’ahana waan qosley walahi 😂 borama is beutiful maanshalah I don’t know why I alweys want visit 2 places in somaliland burco iyo boorame waxa unbaa igu dhaha labadaas magaalo dadkeeda fiican Oo soomalinimadu ku’weyn tahayna horta reer burco iyaga Waxan ku jeclaadey they so funny waa dad kaftan badan maanshalah ❤️ from jigjiga

  • @Littlepretty143
    @Littlepretty143 3 ปีที่แล้ว +2

    Rer borama gob gob dhashay waye waxa oran kara dadka somali ugu wanag san bay ku jiran♥️❤️ qaya thanks walalka muqal qurxan

  • @queenaasiya7495
    @queenaasiya7495 3 ปีที่แล้ว +36

    Mansha Allah borama quruxdii ooo Magalo ah weeye❤❤❤❤

  • @c-series777
    @c-series777 3 ปีที่แล้ว +112

    🤣🤣🤣
    Qays qaysarow markii hore wxaan is iri odeyga maxa ka qaldan 🤣🤣
    Mar danbe ayaan cayaarta fahmey
    Funny🔥🔥

    • @ilhanali8397
      @ilhanali8397 3 ปีที่แล้ว +5

      Anigaba waan yaabanaaa Waxan isdhahayeeyna salada xagay iska qabani la’ dahayna

  • @hassanabdirahmanharbi8778
    @hassanabdirahmanharbi8778 3 ปีที่แล้ว +2

    WAAR bal ugu yaraan aynu Qays Qaysar aynu gaadhsiino 500k oo kaliya

  • @abdiqanisaleban7326
    @abdiqanisaleban7326 2 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allah Boorama vlog Beautiful Reer boorama salaan Ban idiin taagay Sxp Qays Qayser Hore u soco waxan ahay Team kaaga tageerahaaga

  • @hodadagan9726
    @hodadagan9726 3 ปีที่แล้ว +10

    Xfdaydi shekh cali timaden mazha Allaah zo dhawada dhalinyaro👐

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 3 ปีที่แล้ว +13

    Quruxdii galbeedka meeshay u xuduntaydi ku asantahay allahayow barakee❤️❤️❤️

  • @abdelazizahmed912
    @abdelazizahmed912 3 ปีที่แล้ว +3

    war nio anigu waxaan layaabaa dadka qays qaysar dislike siinaya sababtoo ah wax xunba masoo duubo wlhi horta anigu wax badan ayaan ka bartay illhay haku xafido zxp qli keep going

  • @abdirahmanlyrics
    @abdirahmanlyrics 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaaan wllhi waan taagera sxp puntland mar imow

  • @fadumosahraofficial2056
    @fadumosahraofficial2056 3 ปีที่แล้ว +19

    Best youtuber of the year 👏👏👏🥰 sharaf bay no tahay inad nogu timado Borama janno so dhawada hunoyl 🥰🥰🥰

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaah legend Qeys Qeysar is Back Waad Naga Caajistay Baryahaan Legend Qeys From Afgoye Somalia Mogadishu Goorteed imaaneysaa

  • @mustafeabdi4800
    @mustafeabdi4800 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxsare qays qaysar walahi video ad nosogudbisa waa another level Sland dhinac to dhinac bari to galbeed hore usoco from
    Canada ka soosalamaya bro

  • @apdurahmanabdiaziz7801
    @apdurahmanabdiaziz7801 3 ปีที่แล้ว +10

    Mnsha Allah Borama saan may quruxbadan tahay insha allah mar ayaan tagi doona😍❤️ reer booramoow isoo dhaweeya😂

    • @abdirhmandollarvlogs
      @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

      U welcome

    • @aaminasahra5013
      @aaminasahra5013 3 ปีที่แล้ว +1

      Ethiopian baa magalada qaribay markaa ilaa aan iyaga tarxiilo marti maqaadi karayso borama rali baad naga ahaan

  • @nimcoxuseen121
    @nimcoxuseen121 3 ปีที่แล้ว +12

    Sidoo Kale Hnooooooooooooo Ni Jeclnahay Quruxda magalada Soo Bandhigteen Sidii Ugu wacnayd runtii❤

  • @Shukrijeyte
    @Shukrijeyte 3 ปีที่แล้ว +42

    borame waa meesha kalia aan ku hamiyo in aantago 🥰

  • @hamdamohamed961
    @hamdamohamed961 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah Waa video qurxon anigu reer Borama ayaan ahay lkn waxan ka yimid anoon dal barad noqon lkn waan kaga mahad celinaya! 😍😍😍

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah #Borama inay raaxo taal laysku wada raacye masha allah Baradi Cilmiga Guul iyo Gobonimo
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @yvng4697
    @yvng4697 3 ปีที่แล้ว +57

    that intro tho lol loved it!! ❤️

  • @sharmakemaxamud6222
    @sharmakemaxamud6222 3 ปีที่แล้ว +19

    Boorama is the buitiful in western somaliland 🧚‍♂️🎅🦸‍♀️👼

  • @xamdixajidahir3730
    @xamdixajidahir3730 3 ปีที่แล้ว +3

    waa video aad u qurux badan qolsol yarine ku jiro masha allah quruxdii laga sheegi jiray iyo mid kabadan wey ledahay ❤💯

  • @salmadeeqa4572
    @salmadeeqa4572 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansh allh wll qli guul iyo goobanimo hore usoco waliga Wllo booraama wan idi jeeclhay huuno

  • @hamze7458
    @hamze7458 3 ปีที่แล้ว +49

    Spectacular landscapes ❤️❤️

  • @asiyoomar3802
    @asiyoomar3802 3 ปีที่แล้ว +46

    This video is Hilarious intaa dawaaney waa qoslayeey wlh thanks for the amazing content you share with us bowe

    • @xalimoaxmed504
      @xalimoaxmed504 3 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @ayanabdiahmed5003
    @ayanabdiahmed5003 3 ปีที่แล้ว +1

    borama hoygi aqoonta iyo ilbaaxnimada daadki leyga beeraay, hore u socoo qays qeyser huno

  • @hafso___4869
    @hafso___4869 3 ปีที่แล้ว +7

    Marka Schoolka dhameyo Camuudi university soo galayaa From Mogdisho 🌷❤️🥰

    • @abdiduhurduhur7435
      @abdiduhurduhur7435 3 ปีที่แล้ว +1

      You welcome QUEEN gurigaga Borma❤😎😘

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka yar noodaaya ceelafwyan magalo cad baan ugu guurin doonayaaye 💞🙏

  • @abokorabdirahman3653
    @abokorabdirahman3653 3 ปีที่แล้ว +30

    Reer borma wan idn salmay✌😚😘
    Liketa😘😚✌

  • @ugaskaguud3645
    @ugaskaguud3645 2 ปีที่แล้ว +1

    اللهم اسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين sxb ha ku ciyarin quranka be carful...

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 2 ปีที่แล้ว +9

    "Kani waa Kuma waa wakhti" that guy is hilarious sxb you should put some beat on that Jam

  • @zacka.j3976
    @zacka.j3976 3 ปีที่แล้ว +5

    Mar uun laascanod video noga soo duub bro

  • @ahmedhadid8493
    @ahmedhadid8493 3 ปีที่แล้ว +42

    The first video clip was DOPE, i remember back in the days!!! 😂

  • @user-zk8bs1hn2m
    @user-zk8bs1hn2m 11 หลายเดือนก่อน +1

    Forom baydhabo reer boorama guuleesta waligiin

  • @abdirahmankolompia4023
    @abdirahmankolompia4023 3 ปีที่แล้ว +1

    The best youtuber qays qeysar☑

  • @casiissultan9951
    @casiissultan9951 3 ปีที่แล้ว +24

    Captain qays waxiisu waa waxkle keeP going bRo from 🇩🇯🔥

    • @Xamuudichannel
      @Xamuudichannel 3 ปีที่แล้ว +3

      Waku salaamadaynaynaa 🤣🤣 rer jbuti

    • @alimohameth
      @alimohameth 2 ปีที่แล้ว +1

      beena was garcow😁😂

  • @khadarjama8414
    @khadarjama8414 3 ปีที่แล้ว +6

    Wow mashallah beautiful place Borama barti Aqanto I miss Borama 8 yeas ago

  • @Talasameofficial
    @Talasameofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Team qays qaysar nabiga ku saliya scw azxp waxan idinka cod sanyaa inaad sabiscirb ii sartaan biliis waa wllkin oo bahan😓🙏

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah Qays Qaysar ku soo dhawaaw Boorama barwaaqo

  • @deckmohjama5959
    @deckmohjama5959 3 ปีที่แล้ว +29

    Qays qaysar legend 🙌👏

  • @ladna6093
    @ladna6093 3 ปีที่แล้ว +16

    Wllhi ninkan si xad dhafa utageraa yutubar lobahna weyan nin talanti leh👊🤴🥀

  • @user-pb6ib4bd6h
    @user-pb6ib4bd6h 3 ปีที่แล้ว +4

    Am from kenya and i love this💕❤️
    FavTH-camr🤝

  • @asmaismail2
    @asmaismail2 3 ปีที่แล้ว +3

    Qays qaysar mahadsanid wll quruxdiii mglda io jmcdiii baad soo bandhigtay thank you mahamed bidixo oon hlkaa ka arkayo wan salaamayaaaaa
    Huuno huuno 💜💛💚

  • @siciidfaarax6478
    @siciidfaarax6478 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah qays qayser waa ku wadanaa sxb salamadayn from Qardho

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +1

    Apdi samad wa shekh Waliye bile ✔️✔️✔️ allaha ku dhawro 🤲

  • @hudayuusud4157
    @hudayuusud4157 3 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah boorama somaliland💚💬❤😁🤗

  • @Saabir_official1122
    @Saabir_official1122 3 ปีที่แล้ว +34

    updirahman qays qeyser legend 👑

  • @umusamiirachannel2194
    @umusamiirachannel2194 3 ปีที่แล้ว +10

    Borama muuqaalki ugu quruxbadnaa aan abid daawado ayaad ka duubteen maasha Allah wayna uqalantaa

  • @najuosmaan4517
    @najuosmaan4517 3 ปีที่แล้ว +1

    Qayes wllo alle haku xifdiyo wn ku taagera❤️👑

  • @abdifatahabdiazizbarkhad6945
    @abdifatahabdiazizbarkhad6945 3 ปีที่แล้ว +2

    Quruxda dalkeena ❤️ best TH-camr qays waadku mahadsan tahay sidaad nooguso gudbisay quruxda dalkeena .. horey usoco sxp

  • @weheliyetv1700
    @weheliyetv1700 3 ปีที่แล้ว +8

    Keep going walaal kayoow♥️

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 ปีที่แล้ว +5

    I'm first view
    Qays qayser legend baa tahay
    Hhhhh wlhi waan xasuustaa gabadha uu qanjilay qays dhibadanaa kkkk

  • @shamsudiinshaam3631
    @shamsudiinshaam3631 3 ปีที่แล้ว +2

    Qays qayserka 🤴🥰

  • @yaasmiinsaleebaan8506
    @yaasmiinsaleebaan8506 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh ways inbadan nolow waanku tageera wllhi🥰🥰🥰🥰

  • @taanaofficial4626
    @taanaofficial4626 3 ปีที่แล้ว +8

    Magaaladi Abtiyaashey❤️👑

  • @ahmedshaafi1884
    @ahmedshaafi1884 3 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii Kobaaad Lkn SI Kadiza ayaad u Timaateen Zxp Wlhi Waan jeclaa in aaan idin Arko Team Qayz Qayzar👍

  • @goohiye3916
    @goohiye3916 3 ปีที่แล้ว +11

    Hadaan nahay reer koonfur dhul qurux badan oo bad iyo webi ba leh ilahey wuu nagu maneystay balse nabad la'aan baa jirta😢

    • @abokorabdirahman3653
      @abokorabdirahman3653 3 ปีที่แล้ว +4

      Alle nabd warto ha idn siiyo from hargisa✌😍

    • @bintusomaliland317
      @bintusomaliland317 3 ปีที่แล้ว +3

      Insha allah nabad waarta ayaan alle idiin barinaynaa

    • @siciidali4034
      @siciidali4034 3 ปีที่แล้ว +1

      Run 🏃‍♀️

    • @MarwaAhmed-ni3tw
      @MarwaAhmed-ni3tw ปีที่แล้ว

      Wlhi been maaha somalia waa qurux wllo Alle nabad hanii siiyo

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 ปีที่แล้ว +13

    Speechless bro❤️🙏from Oslo🤩🙏

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 3 ปีที่แล้ว +5

    Indhihii basaasoow boorama ma aragteen ❤💯⚘ beutifull city and beutifull people maasha allaah tabaraka llaah ❤💯⚘

  • @fatmaumar2055
    @fatmaumar2055 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah illhay hayno barakeyo magalada boorama

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah eedo Allah ha idin xafido ameen … aad baanu idiin jecelnahay adiga Iyo willasheena kaleba we wanaaga ka shaqeynayaa…

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw wllo wllhi wan idiin xiisay video yadiinii iyo Dal xiisyadii quruxda badna inte Ka baxdeen qaysow dhamaantin teamka salan gobeed walalhy 💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️🙏🙏👋👋👋🌹🌹🌹🌹

  • @khadaraxmedjaamac6394
    @khadaraxmedjaamac6394 3 ปีที่แล้ว +3

    Clrxmaan qays qayser
    clsamad maaweel
    iyo dhakhtar🙏🥰💞wllhi waan idin taageraa

  • @cabdirashiidugaas7670
    @cabdirashiidugaas7670 3 ปีที่แล้ว +13

    ♥️Respect ku hayaa walaal Qays Qayser Keep Going PR0🤴

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 ปีที่แล้ว +2

    Muqalkan waxn dawanya Hben axad ah 9:30 waxanan ka dawanya hargeisa isagoo roob noo da’ayo alxm🥰🌧🌧🌧roobku waa naxariis alle🌧🌧

  • @ifrahabdillahi4575
    @ifrahabdillahi4575 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid huno macane magana hajiro❤

  • @barwaqoahmed7857
    @barwaqoahmed7857 3 ปีที่แล้ว +8

    Oo boorama meshii aan ku dhashy Masha allah 💋💋💋💋💋

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 3 ปีที่แล้ว +5

    Fav one qays qaysar wlhi when ever I see your face u make me smile lov uuuu

  • @ribax314
    @ribax314 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah Ad iyo Ad Ayan oga helay muqalafa wall qali garisa cadey omow oo muqalo ka same wall Ado rali Ah😍😍♥️♥️🌹🌹😩👌

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 3 ปีที่แล้ว +2

    Booramay waan ku iman doona❤️🥺

  • @dekarouzia
    @dekarouzia 3 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂 Qays Waad iga qoslisay wlhi Video Clipka ku bilowday