AbdiXafit Oo Warsystay Ninkii Gabadhu Tidhi HIV Bay Ka Qaaday, Ridwan’s Last Video Oo La Saaray 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Ottawa +1 (613) 716-5815
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    + 00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Trendy collections, Garowe
    0907635086
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    Numberka 0907635086

ความคิดเห็น • 648

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 หลายเดือนก่อน +11

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
    Ottawa +1 (613) 716-5815
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Germany: Halima Ibrahim Mohamud
    +4917621282663
    Social media platforms
    Facebook :Halima Ibrahim
    Instagram: @halimashaur
    Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Nasra Salon Norway
    +47 906 14 221
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
    + 00251992926216
    MLANGO KUBWA JUA KALI
    OPPOSITE WIN WIN TOWER
    TEL +254799668069
    TEL +254722176062
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Trendy collections, Garowe
    0907635086
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    Numberka 0907635086

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 หลายเดือนก่อน

      Fathiyaa ma ogid miyaa XAMDI KALKACAL MAREEKAN AYEEY JOOGTAA OO HADA MUDO BIL AH CHICAGO AYEEY JOGTAA

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 5 หลายเดือนก่อน +1

      Maya UN ayaa keentay.

    • @aminaabdi877
      @aminaabdi877 5 หลายเดือนก่อน

      Please Somali women stand up for this sister let's get her support and help she needs financial help, and encouragement. Forget the fool Allahbwill deal with him. 🎉

    • @istarlinkahin6499
      @istarlinkahin6499 5 หลายเดือนก่อน +1

      Asalamualeykum

    • @istarlinkahin6499
      @istarlinkahin6499 5 หลายเดือนก่อน +1

      That guy doesn’t look 👀 okay

  • @AtariishadaADuunka-tg9ek
    @AtariishadaADuunka-tg9ek 5 หลายเดือนก่อน +79

    I’m not a health professional and I know that the rapid/antigen test cannot tell you if a person had HIV/AIDS in the past. They would need a more in-depth test with a longer turn around for proper results that are reflective (prolly a serology one, get this done if you are getting married). She said he is taking medications from her story so it makes perfect sense why it’s undetected which is what medicine does reduce the antibodies in the blood to insignificant levels. All in all dadkeena waa toxic gaslighters and destructively qabilist. I feel very bad about how the poor sister was treated, wish I could give her a huge hug. She is ahlul jannah. The person who introduced her to him probably knew he had it. I believe her 100% and I support her.

    • @munamuhammad2896
      @munamuhammad2896 5 หลายเดือนก่อน +13

      I am a medical laboratory scientist my profession does all the laboratory testing including HIV. I personally have received sample and tested samples for HIV. The initial test detects the presence of the virus (positive, negative and undetectable). For the positive results a confirmatory testing is performed before the results are sent to the doctor and the CDC. For a test to be undetectable a person has to be on a strict regimen with their medical which means if you skip and or stop the medical the virus resumes to multiply and you can possible transmit the disease. HIV is not deadly if you take the medication and if you don't AIDS is the second stage will kill you (medication or not). The first priority for doctors is to prevent HIV from becoming AIDS.

    • @AbdisemedAhmed
      @AbdisemedAhmed 5 หลายเดือนก่อน +3

      I agree with you doctor 💯💯

    • @user-rb1im2jw2x
      @user-rb1im2jw2x 5 หลายเดือนก่อน +4

      You support her what about him, don't judge ever oneside only, look another person, dad iska xamaasadaysan ayaynu nahay cadaaladu waa in labada qofba la dhegaeysto walaaley. Fudaydka badan waa waxa aynu meel ugaadhiweynay.

    • @MunaAli-wr6ce
      @MunaAli-wr6ce 5 หลายเดือนก่อน +3

      Sad to be somali such a time.
      It was very disappointing the way cabdixaafid made the case look. Am sure he knew better than that.

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 5 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢 WAA RUNTAA WAA KUGU RACSANEY RAYIGAAS

  • @DEMOCRACY_NOW891
    @DEMOCRACY_NOW891 5 หลายเดือนก่อน +77

    I’m MJ and am NOT buying Abdixafid’s cover up….😢
    Justice for the lady-
    The guy is pooor lier.

    • @AwesomeExperiencez
      @AwesomeExperiencez 5 หลายเดือนก่อน +2

      Yes and we are all freaking Somali whoever we are we are all brothers and sisters...and we are all Muslim... justice for the lady indeed 😢

  • @munam016
    @munam016 5 หลายเดือนก่อน +38

    From what I read and understand “not detected” means he has the illness but because he’s been taking his medication for long time the virus is much lower then someone who’s not taking medication. This means the medication is working for him like it’s suppose to. The truth is very clear to see. The sad part is he’s still lying and people are defending him. SubhannAllah. I feel sorry for the sister, she come to the wrong people and asked for help. 💔

  • @fatimaawabdi8917
    @fatimaawabdi8917 5 หลายเดือนก่อน +26

    We are behind you Fathia. This poor woman must find justice. He is in the UK he must be reported to brought to justice

  • @hamdimacalin8656
    @hamdimacalin8656 5 หลายเดือนก่อน +19

    Waan arkay inuusan u ekeyn qof caafimaad qaba allaha naga haayo cudurkaas IWM
    yaa allaah gabadha uu dulmiyay xaqeeda usoo saar

    • @Hana-997
      @Hana-997 5 หลายเดือนก่อน +1

      Uma eeko qof caafimaad qaba.

  • @faizafaizo3020
    @faizafaizo3020 5 หลายเดือนก่อน +27

    Walhi Abdixafiid wa u isku ciiyara Gabdhan Allha xaqeda he iisiyo inash allh

  • @ismailkassim1192
    @ismailkassim1192 5 หลายเดือนก่อน +23

    You nailed it. His interview was extremely brief on a such prime news. The other thing ia viral load is not detected when the person is on antiretroviral drugs. Some medical experts can even advice on unprotected sex if the viral load is undetectable. So Abdi Hafith interview was a smoke screen

    • @oa3537
      @oa3537 5 หลายเดือนก่อน +2

      The test he did was not the viral load though.
      So many people are eating this man's flesh.

  • @ayaanlooyarkadumarka9212
    @ayaanlooyarkadumarka9212 5 หลายเดือนก่อน +25

    I’m number one ☝️! I’m Omar Mohamud and I trust Deqa and I don’t trust the guy and the certificate..

    • @hanamoha3252
      @hanamoha3252 5 หลายเดือนก่อน +4

      Me too I am Omar Mahamud I fully believe the lady and support her.

  • @sadiohagi6370
    @sadiohagi6370 5 หลายเดือนก่อน +18

    Waa inaynu ogaano qabiil inuusan qabriga kula galayn tani waa irin aan meel aan uraacaa aan waayay (Hashu maankeygu katayee ma misaar bay liqday )
    Farxiyo cabdi xaafid wuxuu yiri maaqaan asagaa illa soo xiriiray bal cabdi xaafid halaweydiiyo maisagaa kugu yiri xaas iyo caruurbaan leeyahay?
    Gabadhadhaan walaasheen ah Alle xaqeeda hausoo ifiyo Aamiin yaarabi

  • @nooraahmed3414
    @nooraahmed3414 5 หลายเดือนก่อน +11

    Waa run kalmad beena kumay darin deeqi waan garanayaa jaarbaanu ahayn ilaa imikana nahay xafadodi aroos keedii waan ogaa xanuunku marku bilaabay waan Ogaa waana sidaa ay sheegtay Alle cafimaad hasiiyo Aamiin aamiin yaa rabi

  • @fatimamohamedaadan3364
    @fatimamohamedaadan3364 5 หลายเดือนก่อน +17

    Wan rummy sanahay inaa is xigno waxna ii tari mayso gabadha maskiinta xaqeda inay heshaa Alle ka rajeyn

    • @zamzamismael8131
      @zamzamismael8131 5 หลายเดือนก่อน

      Waaa runtaa illhow muu wllkaa ahaado weligaa qof dulmi haku taageerin❤ wuxuu baabiiyey gabadh nolosheed hadii uu haysan lahaa oo biilin lahaa kama xumaadeen 😢

  • @user-pc5jn1mt6w
    @user-pc5jn1mt6w 5 หลายเดือนก่อน +13

    Amigaa MJ ah oo weliba ninkan reerka uu sheegtey ah hadana kulama socdo dhibaateynta gabdhaha iyo fidinta xanuunka.

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 5 หลายเดือนก่อน +15

    Waa runtaa nabsi lama dhigto qabiilna dhinaca aakhiro kuu gali maayo .

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 5 หลายเดือนก่อน +13

    Allah ha u gargaaro gabadha miskiinta wll ninkaasna qolo waxba nagama galine allah uga aaro calool xumo waynaa

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas 5 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢walaahi gabadha inay caafimaad qabta modaa because ilahay ayay ku kalsoontahay quruxda ka muuqata korkeeda isaga kama muuqan

    • @faizamahmud4662
      @faizamahmud4662 5 หลายเดือนก่อน

      Sax isumaba Ekaterina Dada ninkan wuu jiranyahay wlhi wayo siduu iyada u khiyamay buu dhara badan soo Gassaway ax😢

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 5 หลายเดือนก่อน +11

    Thank you habo for speaking up. Wallahi deeqo needs justice. The guy doesn’t look right and he over dressed.

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 5 หลายเดือนก่อน

      Deeqa she brave woman ❤miskiin she need justice

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 หลายเดือนก่อน +10

    Basically if he takes an RNA HIV test even if his medication is a working 100% it's still detectable, he did not take a RNA test, if he did it would say Nagative or Positive not undetected. The RNA test works fast it can be done at home like a diabetes test with a finger pick of blood. ALLAHYACALAM.

  • @halimaadam422
    @halimaadam422 5 หลายเดือนก่อน +7

    ILove Haboo how yu stand with that innocent lady

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ramadanka nabad Allah haa inagu gaadhsiyo aamiin dhahaaa walaaal like haylaa dhaafina weligay like ma helin subxannalah tolow maxa khaldan 😅

  • @zahrahashim2870
    @zahrahashim2870 5 หลายเดือนก่อน +12

    Medical papers cannot be written to whom may concern. If he innocent he has to test infront of people with the present of his wife.

    • @thetriplets1018
      @thetriplets1018 5 หลายเดือนก่อน

      What wife imaginary wife bcuz if he was married and had kids he would have a witness

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 5 หลายเดือนก่อน +7

    Walaahi gabadhaa waan ka naxay oo la ooyay lakiin mar hore in ay umada uga digto hada gabdhihiiba ku gal galay subhanallah allow caafi dhamaan intii xanuunsan

  • @amira5248
    @amira5248 5 หลายเดือนก่อน +6

    thank you for speaking up wlh gabadhan weey iga ilmeesisay sida cadalad darada loola dhaqmay is so sad

  • @Sadia-35
    @Sadia-35 5 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan Soo xasiistay daarti ilhay uuu udaaartay qofka ladulmiyay ilhay wuxu yiri cizadeydaan kudaartaye waan kuu aaari dooona wakhti dheeerba hakaso wareegtee wa sida hada dacday gabdaan miskiiinta 15 sano kabacdi ba ilhay u hiliyay😢😢😢

  • @muna6298
    @muna6298 5 หลายเดือนก่อน +15

    Naagaha qabiil uhiliyey kaga qusqata abdixafid sidu yelay😢

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 5 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhan deeqa marhore bay interview siisay Amal kayse 2020 ama 2021 mid bay sheegtay lkn warka Meel dheer ma gaarin! Soomalidana waxba ma Search gareeyaan !Allaha caafiyo Allaah waxba lama aha inay soo Toosto iyadoo caafimaad qabta.

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 5 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta we were talking about this situation. A friend of mine who is younger thn me said i would never ask for a man to get checked. I was chocked as this came from a 22 year old. Sad times

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  5 หลายเดือนก่อน +2

      She is suicidal! Subhan Allah

    • @liinmango3656
      @liinmango3656 5 หลายเดือนก่อน +3

      Good job spreading awardness. We as somalis need to get educate, but at the same time we are hard headed. Waxay baa tagantahay waa ceeb, waan kaa xishonaya. Fuck xishod i have a life to live.

    • @user-zl9xx6rp8v
      @user-zl9xx6rp8v 5 หลายเดือนก่อน +1

      Undetectable means maybe a virus is hidden, whether medication or something else, but he isn't negative. Sorry, the victim, I can see his face, poor liar😢😢

  • @nasraahmd6505
    @nasraahmd6505 5 หลายเดือนก่อน +3

    I'm a doctor and one thing that I can tell you is that I have never ever wrote or received a medical report starting or containing "to whom it may concern "

    • @Ahmedali78458
      @Ahmedali78458 5 หลายเดือนก่อน

      To whom it may concern is not written in health official documents so is bogus

  • @siidichanal9191
    @siidichanal9191 5 หลายเดือนก่อน +7

    Allaah ku daayo maama waxaan aad u jeclahay dadnimadaada iyo runta aaad ugu wanagsan thy mama qali waxaa tahay waayo arag bulshadeena

    • @Hawenay
      @Hawenay 5 หลายเดือนก่อน

      Fadxiya la dhaha mx maama ugu wici 😂

  • @testingone7597
    @testingone7597 5 หลายเดือนก่อน +5

    Indeterminate: means that the test did not show whether or not you have HIV. This could happen if you have another medical condition that interfered with the test or you have been infected recently. If you have an indeterminate HIV test result, you need to have an HIV test repeated at a later date.

  • @HalimoCaday-to5dv
    @HalimoCaday-to5dv 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fadxiya cabsiiye waa run sheeg wan ku wataa wllhi adigu xalimo cumar obsiiye ahaan

  • @Ximbilo
    @Ximbilo 5 หลายเดือนก่อน +2

    honey, I am public health student at the University of Minnesota. And none detectable means the person has the virus, but it’s under control, and they cannot transmit it to their partners at this point. However, that doesn’t mean it’s negative!

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 5 หลายเดือนก่อน +5

    Not detected means hiv so low
    But it is non reactive means negative

  • @trvlyyourss
    @trvlyyourss 5 หลายเดือนก่อน +13

    WARAYSI MA ARAG LABA NIN OO IL MA ADEER AH OO ISU WARAMAYA 😂😂

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 5 หลายเดือนก่อน +1

      C xafiid ma mj baa

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@Happy-go-labdihafid waa marehaan not mj 💯💯

    • @queenqadra4659
      @queenqadra4659 5 หลายเดือนก่อน +1

      Na waa mj marexan maha

  • @aminaabdi877
    @aminaabdi877 5 หลายเดือนก่อน +8

    It unfortunate how this society is unfair. This lady will affect these liars. People who are siding with this so called man. I feel really sorry for this wonderful woman. Please support the sister ❤

  • @fadumosuleman5201
    @fadumosuleman5201 5 หลายเดือนก่อน +3

    Weligiiba Abdifatax qof wacan oo dacada muu ahayin anyway ilahay gabdhaa xaqeda ha ka siiyo qofkaa cadawga ah somali waa dadka dunida uugu xun

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhan 2015 mise 2016 bay hadashay oo sheekadeeda sheegtay. Ilaa iyo imika wax loo ma tarin.gabadhu dacwad bay Norway ka furtay oo Lawyer bay leedahay bay tidhi Ilaahay ha caawiyo

    • @Hana-997
      @Hana-997 5 หลายเดือนก่อน +2

      Social media berigaa soomaalidu wey ku yareed , tiktok ayey badidoodu la bilaabeen, imika ayey in shaa Allah cadaalad heli gabadha ninkaasi ku dhagaroobey. Hablaha kalena ee la nool ee sidaa badheedh ka ah loogu qariyey ha u noqoto cod meel fog gaadha.

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 5 หลายเดือนก่อน +3

    Farxiyo ilaah caqliga hakuu saaidiyo. Wlhi waa runtaa ninka umaeka qof cafimadqaba koor kaween uu dharbadan kadulgashtay ayuu wataa kkk anoo yaban ninka maxa kaqaldan isleh ayaa arkaye videogaga ❤❤❤❤

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 5 หลายเดือนก่อน +12

    Walhi wan kaxanaqay sidu u warasanaya
    Waa qabyalad cad

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 5 หลายเดือนก่อน

      MA qabiilban ka hadleyney mise Caafimad? MA waxad aregtey qof ka caraway reerihiisa.
      😂 adigaba waad ku daashay Qabiilka

    • @Hana-997
      @Hana-997 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@AA-ze7zkqabiil bey iskugu hiilinayaan ee wariyuhu muxuu nabsiga ku falaya isaguba habluu leeyahay.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 5 หลายเดือนก่อน

      @Hana-997 😅 ARRINKAN MAHA QABIIL MEEQO DUMAR REER HARGEYSA AYA HIV KU RIDEY RAG U DHASHAY PUNTLAND?
      WAXA MUHIIMKA AH WAA IN LEYSBARA RAGGE IYO DUMARBA MEESHU DOONO
      HAKA SO JEEDO XITA AJINABIGA.
      ALLE SWT CAFIMAD BUUXA HA SIIYO
      KULIGOOD, INAGANA CAFIMAADKEENA NO XAFIDO KUMA DIIMEYE WALAALAHEYN.

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff 5 หลายเดือนก่อน +4

    I actually think it's real because why would it say undetected? He would have written negative right? So I think he's undetected which means he's taking good care of himself and taking his medicine. But the way he looks is the way many somali men look.

  • @Caliya7
    @Caliya7 5 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah yacizak Fathia, You told the truth, and they all qoyan qeylisooy.

  • @hodanisse8703
    @hodanisse8703 5 หลายเดือนก่อน +7

    It’s true walaahi I just get disappointed how he interview the man

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 5 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah my sister I love you, tell them the truth 💔🇸🇴💔

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan nin xanunsan buu u eg yahay ‼️ Allow caafi yaraball caallamiin 🤲

  • @Run_sheek
    @Run_sheek 5 หลายเดือนก่อน +5

    Walahi Somali waa washeyn been badanaaaa ilahay kama cabsadaan. Ilahay deeqa iyo luulba xaqooda ha soo ifiyo 😢

  • @HaboonMohamud-mm4ti
    @HaboonMohamud-mm4ti 5 หลายเดือนก่อน +6

    I Will always love you for telling the truth

  • @hana8824
    @hana8824 5 หลายเดือนก่อน +8

    warqada uukeenay ayaaba cadaynaysa inuu qabo xanuunka fatima muna channel keeda soo iiga warqadii ayadaaba soo baadhay

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan qabaa cagaarshow hepatit B waxa la so qoraa undetected macnaheda maha ma qabtit lkn hada dhib kuguma haayo waye

  • @user-vx9sb2pv5m
    @user-vx9sb2pv5m 3 หลายเดือนก่อน

    I feel mercy for that lady she was a nurse. May Allah help her. My sister farhia I love u my inadeer.❤❤❤

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 5 หลายเดือนก่อน +3

    Caafimaad qof walba hal mar ugu yaraan waa inuu is baadha sannadkii wax walba. Anigu shakhsiyan shaqada aan ka shaqeeyo waan ka maraa, hadana doctor ii gaarka baan ka maraa. Waxaan soo jeedin lahaa in qof kasta iska baadho caafimaad ahaan qofka kale inta aanaad mehersan

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 5 หลายเดือนก่อน +2

    May Allah make easy for the sister that man destroyed her life😢😢😢😢😢😢

  • @ismailkassim1192
    @ismailkassim1192 5 หลายเดือนก่อน +10

    The viral load tests uses molecular test or nuclei acid amplification tests like PCA. This test detect the virus itself and when someone is on treatment it will go to undetectable levels hence machine bring undetectable results. The testing for HIV to determine if someone is infected is done through a rapid antibody test which tests for the antibody produced by the body due to the body defence mechanism. This rapid test is like the one done by the lady in nairobi and one will always be positive even if the virus itself is undetectable. In many case HIV patients are asked to continuously monitor their viral load and this guy took one of his monitoring test results.

    • @user-gw9jy1gl2q
      @user-gw9jy1gl2q 5 หลายเดือนก่อน +1

      Excellent explanation.👍 Laboratory blood tests use the words not detected or negative when patients get results, and both of these mean the result is negative.
      Also, instead of arguing over this matter, people should ask someone who works in a lab for clarification.

    • @suubanjabane219
      @suubanjabane219 5 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you for the brilliant explanation.

    • @nayali3113
      @nayali3113 5 หลายเดือนก่อน +3

      This is exactly what I tried to explain to the community nobody believed me as they are not aware of this! Somalis are fully into tribalism and they refused to believe it!

  • @sucdiali3176
    @sucdiali3176 5 หลายเดือนก่อน +3

    Walahi nagaa mj cumar maxamuud ah gabadha walshayana dhibka ku dhacay rabna inay cadalad hesho c xafidna cadalad ma samayn runtime dumarka is dulmiya raguna wa isku heliyaan

  • @aminaabdi7880
    @aminaabdi7880 5 หลายเดือนก่อน +7

    Cabdi Xaafid indhaha waxba ayaanu iska ridin wuu yaqaanaa Birmigham hindida ku nool in ay yihiin foojariistayaal ,hadii lacag la siiyo na fartay doonaan qora. SUBXAANALLAAH.

    • @nayali3113
      @nayali3113 5 หลายเดือนก่อน +1

      The clinic confirmed that it was not the same person that came n they have reported it to the police they are also willing to come online with a journalist othar than cabdixaafid

    • @Hana-997
      @Hana-997 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@nayali3113the clinic can sue him for using another person's results as his, sheekadan meel fog bey gaadhey and Alhmdulilah people knows his face and where he lives to save future girls to be trapped like Deeqa.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 หลายเดือนก่อน

      😳😳😳 maxaa tiri? Oo ma dhab baa? ​@@nayali3113

  • @user-pn4gb1mz9p
    @user-pn4gb1mz9p 5 หลายเดือนก่อน +3

    Kaas war kiisa wuu cadyahay sadar muuqdo su'aal ka dhan gabadhaasna allaha guuleeyo aduun iyo aakhiro

  • @zahraahmed6919
    @zahraahmed6919 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh farxiya cabsiiye runtaan kujeclhy keep going habo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munirawarsame3353
    @munirawarsame3353 5 หลายเดือนก่อน +5

    Uk every body knows waa wadan qofka rabaa soo sameysan Karo warqaduu rabbo lkn iam sure ninkaas ma u eka qof cafimaad qabo .
    Live test Baanu rabna otherwise beenta nagala kortaga.
    Anagaa Mj ah ninkasna diyaar la ah in ay lacag ku bixiyaan sida gabadhaas xaqeeda u heli laheyd .
    Dumarku waa in ay u kacaan gabadhas

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 5 หลายเดือนก่อน +4

    Soomaaleey ma barateen cabdixafiid😡iga gadhsiya ninka in ay qabyaalad dishay 😭alle cafimaad ha siiyo waa qof qabyalad u sameystay TH-cam

  • @dr.duulane1082
    @dr.duulane1082 5 หลายเดือนก่อน +4

    Fatxiya Cabsiiye, inabti aad ayaanu kuu jecelnahay. Hakadaalin in aad cadaalad u raadiso kuwa aan codkoodu meel dheer gaadhayn, ee hiilka inooga baahan sida gabadhan oo kale.
    Waxa aan garab taaganahay Qof kasta oo ladulmiyey, waxaanan ugu hiilinayaa in uu xaqiisa helo, dulmifalayaashana laciqaabo.

  • @sweetlife2327
    @sweetlife2327 5 หลายเดือนก่อน +1

    This segment was painful to watch. Inalilah, I wish there was 1000’s of you.

  • @mulaxoahmed4672
    @mulaxoahmed4672 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaalad maha arrinta gabar ayaa nafteeda la qaaday Subxaanallah

  • @laylamohamed7457
    @laylamohamed7457 5 หลายเดือนก่อน +2

    Deeqo allah caafiyo waa eey dadaayay mar hadey babliga keentay lkn soomali ayey ka dhalatay 😢😢😢😢

  • @ahmedelmiladan1355
    @ahmedelmiladan1355 5 หลายเดือนก่อน +7

    Habo you are favorite youtuber

  • @ayaan8877
    @ayaan8877 5 หลายเดือนก่อน +1

    Fatxiya cracks me up because she speaks what I feel 😂😂

  • @user-vx9sb2pv5m
    @user-vx9sb2pv5m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Brave lady. You are awesome

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 5 หลายเดือนก่อน +8

    Abdihafid baa waraystay Waan daawaday Waan yaabay

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waa Dulayste kaasi wixiisu waraysi ma ahayn

    • @Hana-997
      @Hana-997 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@amalismail7772😂 bari horaan ka hadhey.

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 5 หลายเดือนก่อน +2

    You so right abaayo abdixafid sida loo maleynaaye mahn

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dr TikTok time u hayaaah Ilaahay Dr igama dhigo

  • @Duqabto
    @Duqabto 5 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah dadka waa maxkamad aan rajiisgarayn waxaa laga yaba gabadhaan in ilahay dad ku badbadinayo ilahay cadalada mar Un buu soo sara Subxanallah

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hospitalada Kenya wether you like it or not qofka urkaleh walagaqada badankoda

  • @aminamuhumed3531
    @aminamuhumed3531 5 หลายเดือนก่อน +1

    Farxya Ilaahay haku barakeyo waad run badan tahay waxan u qoray ha qaado live test

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 5 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely walalo ... wallhi very sad vabdi xfid wu ku dhacay wareysigan ninkuna issagaba isfashiliyey bady language kiisa inu qabo cadeynaya ..

  • @moha786
    @moha786 5 หลายเดือนก่อน +1

    My Sister Farhiya Congratulations for the facts

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 5 หลายเดือนก่อน +2

    I agree with you Fathia

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hapo farxiyo ilahay haku xafido hapo mcn ❤

  • @deeqajamaali9906
    @deeqajamaali9906 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walalo foojari kale oo cad buu la wareegaya warqan waa foojari anigaa hadeer sameynkara tan uu sito oo waliba qofkale ka dhiga kara dadka teknologi ku fican baa u habeeyey😢😢😢

  • @moha786
    @moha786 5 หลายเดือนก่อน

    We can believe that Man because all his information is opaque while the lady information is transparent.

  • @ifrahibrahim216
    @ifrahibrahim216 5 หลายเดือนก่อน +5

    Somali people should understand that undetected means you have the disease but because you’re taking medication it’s not detected now in his blood undetected doesn’t mean negative

  • @sulekaabdullahi8859
    @sulekaabdullahi8859 5 หลายเดือนก่อน +1

    Farxiyo gabar fican oo caqli badan ayad tahay allah ku dhowro gabdha wallashen aha xaqeda allah oga soqado😢

  • @user-sj1sl2hi8e
    @user-sj1sl2hi8e 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow u gargaar😢😢😢😢 anuu intaanan daawan ba waraysigeedii hore ayaa ka yar shakiyey deedna waxan is idhi ha ku deg degin xukun imika laakiin ninkan soo daawaday waxaanad dareemaysaa inuu wax badan qarinayo. Inkastoo wali ilaahayna inaga Ogyahay Xaqiiqada hadana ilaahay waxan u waydiinayaa inuu u gargaaro caafiyo😢❤❤ walal wan ku garab taaganahay ilaahay baana kuu hiilin

  • @ZakariaMohamud-yt1yb
    @ZakariaMohamud-yt1yb 5 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanalah

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 5 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaan allah qofkii xaqdaro qof uguhiilaya wale markale bay arkayaan😢

  • @taniyahjamac2220
    @taniyahjamac2220 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Farhia Walal Programme Daada Aad Xaquuqda uugu Doodayso , Dadka Maskiinta ee Debanhaa Ee Deeqaa oo Kalee, Waa Allah Qaalbigaan kaa ooyey Waxa kuu Dhaacay Deeqaa

  • @user-np2nc3tz6z
    @user-np2nc3tz6z 5 หลายเดือนก่อน

    walaal farxiyo waan ku salaamay anaa jopgna imaaraatka arintaadi way dhacday gabadhaana waa runteen allah hs u salo arinkeeda adna farxiyaay jiroo joog walaal

  • @muna6298
    @muna6298 5 หลายเดือนก่อน +5

    Wariyaha dhan bu ujanjedhay farhia xatta marku dhahay qadar xayaysiis ah wanka shakiyey mxa kenay xayaysiis barnamijbaba socde ninka unbu ka dhigayey nadiif naag soomaliyed yaa rabo

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 5 หลายเดือนก่อน +6

    Subhanalah akhiro halkee galayan dadkan, Qoyan baa ugu daran 😡waxaan aragnay waraysi ma ahyn ee wuxu rabay inuu dadka shaki galiyo

    • @amanijama9597
      @amanijama9597 5 หลายเดือนก่อน

      I like dhilikadi😂😂😂 that’s so funny

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 5 หลายเดือนก่อน +2

    Warqadan yartaa aniga qori kareeh ma waxa u cadeyn ka dhigayaa inaalilAalh 😢

  • @nimcoaxmed3783
    @nimcoaxmed3783 5 หลายเดือนก่อน +8

    Wlhi moma aniga inkee galabta waan saluugay wareesigiisa waxaan u arkay mid dhinac u janjeero

  • @aminaali4566
    @aminaali4566 5 หลายเดือนก่อน +3

    Yes warqadu Waxay u eg tahay codsi qof u daabacay warqad dhaqtar uma eka qof kasto wax yaqan wuu fahmayaa

  • @samsamfarax3256
    @samsamfarax3256 5 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay wllo Deeqa walaahi run baysheegaysaa anana huba aqoona uleh reerkooda xiligii ay qisadu ku dhacdayna waan maqlay

  • @user-vx9sb2pv5m
    @user-vx9sb2pv5m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Deqa need justice. We need to help.

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 5 หลายเดือนก่อน +1

    Positive = xanunki wu jiraa
    Non detectable = wu jira lkn wu yaryahy o qalabku ma sheegi karo
    Negative = ma jiro xanuun

  • @aasiyaamahamud935
    @aasiyaamahamud935 5 หลายเดือนก่อน +1

    Habo Cabdi Xafid dadku sidy modena nahan wa qabilyste

  • @ubahahmed6927
    @ubahahmed6927 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha u naxariistee waatu gaariye lahaa
    "MARKAAD HEBEL DUQAYSAA REER HEBEL DAMQANAYAAN" hbo dadkani way bukaane yaayna dhiig kar kugu ridin.

  • @dahaboadow3892
    @dahaboadow3892 5 หลายเดือนก่อน +2

    Very good point maasha allaah soo qabo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allow gabadhaa xaqeeda sii gabdhaa hala garab istaago somaliyey

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fadumo muna chanel soo dawada Fadxiyay isdaji warqaada meesha lasosaray akhri

  • @user-ny9zr8qc7g
    @user-ny9zr8qc7g 5 หลายเดือนก่อน

    Walaal adiga always xaqa ayad ka hadasha xaqa iyo qabiilku way kala yihin masha Allah qof fiican ayad tahay ❤❤❤❤

  • @hodoabdirahman9438
    @hodoabdirahman9438 5 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah wllo fadxiya adiga iyo fatima muna Channel alle caqliga iyo caafimaadka iyo cimriga hydiin barakeeyo sidaad warqada Google uu galiseen adiga iyo fatima muna Channel kaliya ee cadalada uu jeceshiin
    waliidkii xaqa idiin bary iyo idiinkaba alle janada hydinku abaal mariyo 🤲🏽🤲🏽🥰🥰🫶🏽🫶🏽
    Anigu waxaan Aad ula yaaby cabdixaafidkii wariyaha ahaa ee hadal yaqanka ahaa wuxuu umada la hoor yimi 🤔🤔
    Waar somaliyey gabadha miskiinta ee dulman waliba noloshedii iyo mustaqbalkeedi la baabiiyay nafsii ha ka galina alle ayaa idiin jeede 🤚🏽

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 5 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaalida qof wuxuu sameeyo maxaa qabiil ka galay.