Hooya Khadiija Oo Ah Hooyo La Nool Xanuunka HIV/AIDS Oo Ka Hadashay Dhibka Bulshadu Ku Hayso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +7

    Allow Ka Caafi Yaa Rabi Allow Ka Dul Qaad Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว +2

    Alleh ha cafiyo wll

  • @xalanekahiye6412
    @xalanekahiye6412 ปีที่แล้ว +2

    allah ayaan oga baryayaaa inuu cafimaad taam ah siiyo

  • @aqonyahanabdizalamhereri7443
    @aqonyahanabdizalamhereri7443 2 ปีที่แล้ว +3

    wariyuhu mardanbe yuuna waydiin qof xanuunkan xagii uu kasoo raacay, ray ahaantayda waa suaal aan munaasib ku ahayn qofka qaba xanuunka.....

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha ayaaba bilaa wacyigelin ah wuxu ku leeyahay qabta HIVAIDS. waar aids ma qabtee hiv bay qabtaa. HIV iyo AIDS way kala duwan yihiin

  • @khadarahmed2451
    @khadarahmed2451 2 ปีที่แล้ว +1

    Illahay cidna caafimaad umuuu waayine illahay how gargaaro cidkasta xanunsanysa

  • @hanadabdullahi1445
    @hanadabdullahi1445 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah cafimaad tama hasiiyo mamada anagana ilahey hana badbadiyo

  • @aminocabdulahicali1502
    @aminocabdulahicali1502 2 ปีที่แล้ว

    Illahow ka caafi