Taqsiimu Tawxiid lama ogola sh shariif maxamuud shariif cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Taqsiimu tawxiid lama ogola sh shariif maxamuud shariif cali oo ka mid ah culumada soomaaliyeed ayaa cashar lama ilaawaana u dhigay kooxda wahaabiyada ah ama Talafiyada ka daawo samawade tv fadlan dheh ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 35

  • @yahyebashir2661
    @yahyebashir2661 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shiiq shariif maxamuud xafidahulaah

  • @user-jy3mb4di1n
    @user-jy3mb4di1n ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤rabi shariif cimriga kuudheeree cirib danbeedkagana hagaaji anagana allow nagu anfac cilmiga aad u muujisay inta hadalkaaga fahmaysa ee afsoomaaliga kuhadasha intii alle hanun uqoray way ku hanuuni sida aan ugu hanuunay

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 7 ปีที่แล้ว +4

    shiik shariif maxamoud waxatahay nin ficanne ooh farid aah, wan kuhabalyeenaya...
    allahou barikk fii,,,, baabiie wahbiyado wanimann balayadou eey ooh sixiradahay

    • @munaabdullahiali9117
      @munaabdullahiali9117 7 ปีที่แล้ว +2

      subxanaallah.ilahayow.wahabi.iyo.shaydan.ayan.kamagan.galnay.yaraxman.yaraxim.ilahow.naxafid.dhaman musliminta.xaqana.nasolansi.amiin.yaraxman

    • @seynabali8621
      @seynabali8621 7 ปีที่แล้ว

      Muna ukhtii sunada iyo towxiidka qabso midna ha habaarin koley aniga waan ogahay kii saxan

  • @SacidyoAbdi-kc5kb
    @SacidyoAbdi-kc5kb ปีที่แล้ว

    M. a sheekh shariif

  • @aliosmanabdulkadir1569
    @aliosmanabdulkadir1569 4 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صل على محمد وال محمد
    Allow xaqa nawaafaji
    Sheikh jazakal laah

  • @khadarqulle7334
    @khadarqulle7334 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah sheekh shariif

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed6713 4 ปีที่แล้ว +1

    Shariif Allah habarakeeyo kheyr badan haku siiyo??

  • @abdinasirdekow5467
    @abdinasirdekow5467 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah illah hakubarakeeyo sheekh

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ahmedshirbeye2365
    @ahmedshirbeye2365 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a shiiq shariif

  • @fadumiabi885
    @fadumiabi885 7 ปีที่แล้ว +3

    ilahoy qeyr sii Sh Sharif maxamud

  • @maxamedkhadar7883
    @maxamedkhadar7883 3 ปีที่แล้ว

    حفظك الله ياشيخ الجليل

  • @abdiqadirmohamed3466
    @abdiqadirmohamed3466 6 ปีที่แล้ว +4

    Wahaabiyo illaahayaw sharkooda waan kaa magan galnay waa dad faaruq ah oo diinta fahamkeeda shaydaan ka madoobeeyey illaahay hanaga badbaadiyo anaga iyo dhamaan muslimiinta oo dhan lacag ayaa ka carartay imaan kii ayay iinsadeen duli alla ini bad

  • @abdisalamhashi3051
    @abdisalamhashi3051 6 ปีที่แล้ว +3

    tawxiidka sadexdaa waxes aaminsan nasarada
    the God
    the son
    Holly ghost
    three in one
    ambiyadana hal nin oo awxid kala saaray ma jiro.

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 7 ปีที่แล้ว +1

    mashallah , long vie a nos oulema

  • @maxamedaxmed9150
    @maxamedaxmed9150 7 ปีที่แล้ว +3

    Caajib

  • @shakaronbetter5175
    @shakaronbetter5175 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaah

  • @umalcaliibraahimbuuni4537
    @umalcaliibraahimbuuni4537 4 ปีที่แล้ว

    Icaadana-Allah

    • @umalcaliibraahimbuuni4537
      @umalcaliibraahimbuuni4537 4 ปีที่แล้ว

      Alaahu masali calaa sayidinaa Muxamed anabiyil umiyu wacaa aalihii wasaxbihii wasalim.

  • @ahmedzaahid2757
    @ahmedzaahid2757 7 ปีที่แล้ว +3

    sheik waxad iga so jawabta nikaaxa masaafada
    in u ansax yahay iyo inkale?

  • @maxamedmawliid3534
    @maxamedmawliid3534 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh salax imaamu

  • @gy1518
    @gy1518 4 ปีที่แล้ว

    Sharif beenale xun baad ayaad tahay sheekh Maxamed Cabdi wahaab ayaad wax ka sheegaysa iyo sh ibnu taymiya wax ka sheegaysay
    Adoo jaahila rusuul juhalaah kamida. Asaxaabtu way taqaantay 3 aqsaam ee tawxiidka. Ee adaa garabmarsan

    • @saladbaraarujiyechannel9025
      @saladbaraarujiyechannel9025 3 ปีที่แล้ว

      Labo gaal ayeey ahaayeen

    • @user-jy3mb4di1n
      @user-jy3mb4di1n ปีที่แล้ว

      Afkiisu suusan uga ceshoonayn shrinkage ayusan uga xishoonayn rabigiisana waayo shariifku adilo cad cad buu noo sheegay asna xun iyo been buu ku sheegay ashraafta rasuulka been masheegaaan mana xuma ee adaa xun oo naar laguu qoray hadaadan xaqa raacin ee aad niman islaama qasay bari hore u danaaniyayso

    • @Daacad1999.
      @Daacad1999. 7 หลายเดือนก่อน

      Aayadee ama xadiithkee sheegaya inuu tawxiidku qaybsamo!? Rasuulku scw asxaabigii ninka ashataahay dilay wuu ku qabsaday e kumuu odhan sedex tawxiid hadaanu qirin dil.