Fitanta Khawaarijta Sheikh Shariif Maxamuud Shariif cali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Ku Soo dhawaada Muxaadaro Ku Saabsan Fitanta Khawaarijta Waxaana inoo Soo Jeedinaya Sheikh Shariif Maxamuud Shariif cali oo ka mid ah culimada Ahlusunna Waljamaaca ka daawo samawade tv fadlan dheh ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 21

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah ilaahow ino xifdi caalimkeena weyn maashaa allah Khawaarijtana allah shartooda islaamka hadhaafiyo

  • @CismaanAbdi-kg5jk
    @CismaanAbdi-kg5jk ปีที่แล้ว

    ماشاءالله شريف محمود شريف علي ماشاءالله

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barakallaahu fiik

  • @axmadabdullahi7489
    @axmadabdullahi7489 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalah qeyr Allah kuxafido adiga iyo shweeqoow inta kula ida

  • @isxaaqcabdulle6604
    @isxaaqcabdulle6604 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah shariif maxmuud sharif Ali Allaah Ha ku xafido ilaahay dartiisbaan kuu jaclahay❤❤

  • @waaawahmed3883
    @waaawahmed3883 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nice

  • @mawlidcisman2253
    @mawlidcisman2253 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay cadaabta haku fogeyo khawaarijta

  • @aliowmuuse.9405
    @aliowmuuse.9405 5 ปีที่แล้ว +2

    jizaaka allh

  • @abdiahmed2024
    @abdiahmed2024 7 ปีที่แล้ว +3

    culimada, khawaarijta garanaysa, maxay u aa musanyihiin may Islaamka ka qabtaan? Ayagaa aakhira la waydiinayaa.Ilaahayow u soo dir khawaarijta, wax aduunka ka tirtira. Aamiin aamiin.

  • @nabaddoon722
    @nabaddoon722 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay khawaarijta haka qabto muslimiinta dhamaan waxaa maanta caalamka gubay waa kooxdaa wahaabiyada ah waxaa alle mahadi ah in maanta ay aduunka ka buuxaan culamadii ahlusunna waljamaaca oo u diyaar ah inay xaqa cadeeyaan oo ay ka difaacaan diinta islaamka kooxaha lunsan mahadsanid sheikh shariif maxamuud waxaan idinka codsanayaa inaad laban laabtaan dagaalka argagixisada

  • @aminaibrahim5392
    @aminaibrahim5392 7 ปีที่แล้ว +2

    allaw naga qabo bidcada illa haw wax tir tira nokeen adaa waa xidee

  • @isxaaqcabdulle6604
    @isxaaqcabdulle6604 2 ปีที่แล้ว

    Shekh shariif maxmuud Ali Abo idinkaa dhashii rasuulka ahee islaamka ka qabta ha kufiirsanina dadbanbey lunsadeene

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa ปีที่แล้ว

    Kkkk Bidco iyo Khawaarijba waxay kala yihiin Suufiyada iyo takfiirka ama shabaabla

  • @nasaxbarac1270
    @nasaxbarac1270 3 ปีที่แล้ว

    Ibnu wahaabka uu sheeqa sheegayo waa mid hore ee maha maxamed ibnu cabdi wahab