Dalxiiskii Dubai iyo Layaabkii aan ku arkay - waxkale🔥

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Safarkeygii Kenya ilaa Dubai iyo muuqaal qurux badan aan ka diyaariyay #samihakhaliil

ความคิดเห็น • 541

  • @maanka305
    @maanka305 2 ปีที่แล้ว +404

    Waxaan soo gudbiyaa kheyrka ma jiraa qof igu dhiirri galinaaya😥

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +420

    Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 ปีที่แล้ว +5

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @abdirahmanqaase279
      @abdirahmanqaase279 2 ปีที่แล้ว +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @hawoadan3035
      @hawoadan3035 2 ปีที่แล้ว +1

      Magaca iska badal walal nabiga iyo mahacaas isma qadane

    • @ahlaamabdirahman3642
      @ahlaamabdirahman3642 2 ปีที่แล้ว +4

      صلي الله عليه وسلم 🥰

    • @naimoabdi2695
      @naimoabdi2695 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

  • @simangabow2147
    @simangabow2147 2 ปีที่แล้ว +8

    Batuulo k is marji dirisle iyo samiiha weeey tageeen haku dalin garimeysideeee 😁😁😁😁

  • @khayrdoon4138
    @khayrdoon4138 2 ปีที่แล้ว +6

    Dirisle gaadhiga qunyar u wad fadlan si uuna qalbiga uga jabin miskiinkii ck ahaa waayo waxaan aad samaynasaa dad aan gaariga kaxayn aqoon bay niyad jabinaysaa kkkkk gulaysta dad aan aad u jeclahaa tihiine isha nacabkana ilaahay haydinka haayo samiixa iyo dirisle

  • @rayaanfila8127
    @rayaanfila8127 2 ปีที่แล้ว +72

    Sister abuurista ilaahay waxba ha ka sheegin iyagu kalarka ma doran illahaybaa u dooray keenana alaa noo dooray marka said istaqfurulah ilaahay haku barakeeyo

    • @sabiriinmohamed1025
      @sabiriinmohamed1025 2 ปีที่แล้ว +2

      M.a waradinaye qof ilamida m.a wasaxantehe lomabahno inay aburista waxkashegto wadambiwen tas wallahi 😰😰

    • @haboonabdi5218
      @haboonabdi5218 2 ปีที่แล้ว

      @@sabiriinmohamed1025 m a sida waye qalbiyayeda Ayay ka hadashay

    • @laarr6362
      @laarr6362 2 ปีที่แล้ว

      Sister stop using the "F" word it is not good .just brotherly advice thanks

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 2 ปีที่แล้ว

      @@laarr6362 walal subscribe isaar

    • @fadxinuura9223
      @fadxinuura9223 2 ปีที่แล้ว

      Ad io aad talo wanagsan

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur 2 ปีที่แล้ว +88

    Hooyo iiga xanuun san iigu soo duceey walal yaal ❤

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +222

    Just say alhamdullilah and remember that your life is better than millions!🤲💯❤

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 ปีที่แล้ว +1

    FREE DAM AIRLINE XAGEE KA HELLAA TICKET DUBAI MISE ISTANBUL MISE ADDISABABA MISE GAROWE MISE BOOSAASO. ??????????????..

  • @boqorkajacelka.8139
    @boqorkajacelka.8139 2 ปีที่แล้ว +4

    Runti said igu weynte huno walalo my dhiga 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💪💪💪

  • @randomly6636
    @randomly6636 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waa jaahilnimo aad u wayn inaad abuurta ilaah wax kasheegtid adigoo islaan ah, tanlabadaa casriga maanta dadka saas u hadlaan waa dad aduunyada an waxba ka ogayn, teedakale inaad camera iskaga duubtid adigoo insult gareenaya qoomiyad dhan waa maan gaabnimo Iyo aqoon yarida maskaxdaa, dadbadan oo ku daawada Ayaa kaxumaaday saad u hadlaysid,

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 2 ปีที่แล้ว +1

    Samiixa afka suubso,,, ceybaakaa soo hartey maalmhn

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 2 ปีที่แล้ว +8

    Samiixa hadalada qaar iska ilaali waliga wadamada dadkoda wax haka shegin sudanta qaar somali laga garaneynin leyihin ama nagaba qurux badan kuwa madow aragtay waa kuwa qeybta gaalada ah dhaadheer waana jalwada kenya dagto sudan ubadanyihiin

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 2 ปีที่แล้ว +1

    Sahra UK. Wa taageers Funny girl

  • @quruxsan4774
    @quruxsan4774 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo samiiha Khaliil Waxan Kacodsanaa inaad share out iisameyso Abaayo igaarsii 1K Subscribers Waxaan Rajeynayaa Riyadeyda iyo Codsigeyga inaad i rumeyndoontid Abaayo mahadsanid

  • @israguuleed2716
    @israguuleed2716 2 ปีที่แล้ว +4

    Faraxadada dirisle sameyey m.a nin raged weyi

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว +74

    Ayyy Wa sugayay vlogan Thanks Hppti Samiha nabad kuso noqo 🥺❤️🥀

    • @shukrihussein8210
      @shukrihussein8210 2 ปีที่แล้ว

      Wallaaley nin aan kuqabin walalkaa ahen hala dalxiisin

    • @Muslimah536
      @Muslimah536 2 ปีที่แล้ว

      @@shukrihussein8210 ma anaga la dalxisnay marka 🧐😏are you ok wllo😳😂😂😂😂😂

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 2 ปีที่แล้ว +9

    guuleysta samiixay adi iyo drisle cadowgiinana cagta hoos, plsss ha ujawaabina dadka idinku mashquulsan afkiina kahaysta af daboolan waa dahab plsss and plsss ha ujawaabina isku da'ba matihiin you must know it

  • @rehanmohamed7287
    @rehanmohamed7287 2 ปีที่แล้ว +18

    Salam sister, first of all, have a safe trip, enjoy your stay in Dubai, second don’t insult other human beings. Allah created us all and we are all beautiful before Allah. Sudanese people are very beautiful, having dark skin doesn’t means UGLY, please educate yourself and don’t belittle others.

    • @deqawarsame9018
      @deqawarsame9018 2 ปีที่แล้ว

      Dark skin is the most beautiful skin tone. She trying hard to be some one who can speak English fluently and repeatedly she is using F words that means She is showing her lack and the level of her education.

  • @nimohassan1822
    @nimohassan1822 2 ปีที่แล้ว +1

    Dubay dahab raqisa kaso gado huuno qali

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +6

    Miskiin abayo inan nin wato ay ii maleynayan bay tiri jokarey gabadhi wizwiz bad galisay cafi alle iyo musamax

  • @safiyaactive5841
    @safiyaactive5841 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo qali waxankacotsanaya You tube channel keyga inad isher garest💕💕💕💕💕💕👍

  • @u.j4515
    @u.j4515 2 ปีที่แล้ว +1

    Every color is beautiful, too dark or white is only a color, and having diana doranoofaad face is not a real beauty my sister,

  • @josephwizzy6769
    @josephwizzy6769 2 ปีที่แล้ว +1

    You better watch out girl those are very ugly racist remarks you need to keep your thoughts into yourself

  • @maxameddj5694
    @maxameddj5694 2 ปีที่แล้ว +3

    aximasmihrabi❤

  • @hanadaxmed1749
    @hanadaxmed1749 2 ปีที่แล้ว +2

    Samiixa badhina waad leedahye iz ilaali huno dhodho😅🤐

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 ปีที่แล้ว +19

    Mashaallah abayo setihiin xaladina mawacantihiin igwaraan mawacantahii love you 1000k youtube subscribe kaarr inshllah safari salama samiha khaliil

  • @abdoulkadertiger1665
    @abdoulkadertiger1665 2 ปีที่แล้ว +3

    ceeb calayk cunsiriyad ayaad ku hadashay lagaamana filanayn waxaan nahay ardaydii sudan wax ku baratay quruxdu waa qalbiga walaal ee maha wajiga cudur daar ayaa lagaa rabaaa waayo abuuritankii illaaahay ayaa fara gashatay

  • @more.fabri88
    @more.fabri88 2 ปีที่แล้ว +8

    Team Maldives 🇲🇻 🖤🖐🏿

  • @Jarjare
    @Jarjare 2 ปีที่แล้ว +4

    Maad is guursataan marka hore markaa idinkoo isu xalaala aad iska dalxiistaan waa talo

  • @pesgamerrambo1065
    @pesgamerrambo1065 2 ปีที่แล้ว +2

    Wxan waa aduun walhi anaguna somaliland hargeysa ayaan jooga balkwaran adana dibaibadiska aadysaa 😋🤣 yaa somalia 🇸🇴 noocas kadhigay bilicba male ana waan kasobixidona

  • @hafzaahmedabdulkadir1308
    @hafzaahmedabdulkadir1308 2 ปีที่แล้ว +38

    Dadne lacgta sidaan uga dhaqleeynayaan wlhi manta 1$GAARI AANKU RAACO walashey xanunsan sooboqan lahaa waan waayay allah idin barkeyo anaga allah nasiiyo 😢

    • @khalidxaji5016
      @khalidxaji5016 2 ปีที่แล้ว +5

      Allah MaaL khayr qaba haku siiyo

    • @khalidxaji5016
      @khalidxaji5016 2 ปีที่แล้ว +1

      @OGAALKA MAANTA wanku saray zxb

    • @hidig6135
      @hidig6135 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khalidxaji5016 Asc wllo Allah haku sharfo hana kudhowra hadaad subscribe nosarto
      Iyo hadii kalaba intaba waan kujacelnahay we are 🇸🇴⚘🫀

    • @khadromohammed6874
      @khadromohammed6874 2 ปีที่แล้ว

      Isriqfaarta Badi iyo saliga nabiga insha allah waxba waayi meysid

    • @hidig6135
      @hidig6135 2 ปีที่แล้ว

      @@khadromohammed6874 Asc wllo Allah haku sharfo hana kudhowra hadaad subscribe nosarto
      Iyo hadii kalaba intaba waan kujacelnahay we are 🇸🇴⚘🫀

  • @hibomaxamed1732
    @hibomaxamed1732 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome dubia xppti

  • @caishaoglecaishaogle39
    @caishaoglecaishaogle39 2 ปีที่แล้ว +40

    Wa sugi gayay vlogan mahdsanid macneey TH-cam wax noo soo gali intaa Dubai joogtiid🥰👸

  • @zuheylabintuahmadahmed8127
    @zuheylabintuahmadahmed8127 2 ปีที่แล้ว +2

    اللهم إني أسألك هاؤاء طؤباي ؤسكينة طؤباي يارب العالمين،🤲🤲🤲

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +26

    Beautifully nice keep going sister queen go forward 💪💘💖💯

  • @ana2604
    @ana2604 2 ปีที่แล้ว +3

    Burji kalifa swr kusogal xbbt iluv that place ❤

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad baa dhistahay waxaasoo dhan wale somali ma ahan somali waa facaa tuug

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 ปีที่แล้ว +1

    Dubai mole

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi Samiixow Ninkii ku hela naagbuu helay...Maxaa nicmo ah😒😒😍😝

  • @xamseozilofficially1229
    @xamseozilofficially1229 2 ปีที่แล้ว +4

    Azc wlshay samixo waxathy shaqsi aad uqalbi fican intan ka aqan zxpka clrisaaq kolay waa wlo wanagsan qofka waxa ujecelyhay zxptisa la jeclahay waa qof an la heli karayn m.a allaha ku dhawro zxpka kolay ma aqan inaad so aqrin donto blse waxan ku leyahay zxpka wanagsan manata somalida dhaxdeda siga lagu helo wa adagthy gunandka,,,,,,,, allaha isku kin dhawro if iyo akhirba,,,,,,اللهم آمين يارب العالمين وياك أرحم الراحمين 🥰💯🤲🤲🤲🤲

  • @qayzstudio1892
    @qayzstudio1892 2 ปีที่แล้ว

    Samixay hasoo noqone ganbi 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaftaan fuustada yaa waaye hadan qaldaneyn samiha miyaa

    • @abdalle7191
      @abdalle7191 2 ปีที่แล้ว

      fuustada adaa fadhigeeda ugu yimid

  • @habiiboabdi3531
    @habiiboabdi3531 ปีที่แล้ว

    Samixa Beebeen ayaa kutahriiboosaa😂😂😂😂😂

  • @calibile7045
    @calibile7045 2 ปีที่แล้ว

    Samihia khaliil farxad ku nolow abyo mcn 🥰💯🔥❤💯🥰

  • @cabdulahicadeofficialtwitt8656
    @cabdulahicadeofficialtwitt8656 2 ปีที่แล้ว +1

    Onother level

  • @qweennaaz2316
    @qweennaaz2316 2 ปีที่แล้ว +47

    Wishing you safe trip Abyo and enjoy wid yourself ✌️ anyway keep going siz ❤️

  • @saeedasomali8134
    @saeedasomali8134 2 ปีที่แล้ว +2

    mall dubia

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 ปีที่แล้ว +4

    Sweet samiiha don't use (FWORD) ORP BRO !U ARE OUR QUEEN SPEAK ENGLISH NOT SLAG WORDS! THKS.

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 2 ปีที่แล้ว +3

    Sudaanta haugafin iyaga ayaaba inaga quruxbadan karkood Hadaan Somali nahay

  • @cuntokariyecadced864
    @cuntokariyecadced864 2 ปีที่แล้ว +30

    Waxad kufaraxdo alaha kusiyo igafarxi rabi hamigaga harumeyo wall supscripe isaar janelkayga qofwalbo somali ah 🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤❤❤

  • @farlacag6102
    @farlacag6102 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali jilaato arag maxaa kawada dhigay wa dhaxdaasna wa ti e uniikinayeen ice cream uff

    • @addisabdi5135
      @addisabdi5135 2 ปีที่แล้ว

      I don’t know the first thing they do is get ice cream

  • @hoygasheekoyinka9073
    @hoygasheekoyinka9073 2 ปีที่แล้ว

    Duwey waa taktee xaar cun lacgna soo qaado 🤣

  • @ahmeddeeq4486
    @ahmeddeeq4486 2 ปีที่แล้ว +3

    Dubai aad uso dub samiha inadertay

  • @nafisomire7071
    @nafisomire7071 2 ปีที่แล้ว +16

    Samiixa aad baan kuujeclahay walahi alaha nookaa soo celiyo

  • @deekmuhumed3471
    @deekmuhumed3471 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allh
    Samiixa magalada bas ah ayaad noo soo duubtaye muqalkagiina waad qarisaye isku jir adi iyo magaladaba hada kadib noo sosamee

  • @ayuutobosstv
    @ayuutobosstv 2 ปีที่แล้ว

    Did she said that fucking beautiful 😂😂😂

  • @daadirtooxoow8727
    @daadirtooxoow8727 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah derisle walaahi wa qof qalbi wanagsan nolow walaalkay u sameeyay surprise ka ay ku faraxday

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 2 ปีที่แล้ว

    Iska ilaaali arabtii haday visaha kuso direen yayna afka..... samayne

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +12

    Enyo your stay in Dubia abaayo 💙💙💙💙💙

  • @Wacane.
    @Wacane. 2 ปีที่แล้ว +22

    Qofyahy gift iga keen Dubai wax jiro hada tahy
    Macbook 💻 ku washaye🥰😊

  • @misskoko19
    @misskoko19 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a Allah dheh intad waxkale dheheso 👽

  • @ubaxahmed3297
    @ubaxahmed3297 2 ปีที่แล้ว

    Suudaanta junuub waaye kuwa nada algala kasoojeedo weykaaqurxoonyihin qaarkaad adoo sidaas uek saxibey

  • @Ifa-Aden34
    @Ifa-Aden34 2 ปีที่แล้ว

    anagu akhtar jabis banu lenahy wxey dadkani samiha naag walan 😂😂😂

  • @atoabdurazak633
    @atoabdurazak633 2 ปีที่แล้ว

    Abayo dubai maxa ka doontay afka miyaa lagaga soo xaari raba

  • @bilancali3492
    @bilancali3492 2 ปีที่แล้ว

    Ay kharar wlhi inaa aado jirto Dubai ✈️✈️✈️

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 2 ปีที่แล้ว +3

    Sister vedo yaal bdn kaasugaynaa

  • @ahmez5385
    @ahmez5385 2 ปีที่แล้ว

    Xage u lexda kulaha war gbs istacmal😂

  • @mazarimedia8222
    @mazarimedia8222 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle adoonabad qabasoolabo adiga iyo dirisale

  • @aaliyahasad5989
    @aaliyahasad5989 2 ปีที่แล้ว

    يقول يليتنى قدمت لحياتي 😓💔

  • @11naa44
    @11naa44 2 ปีที่แล้ว +2

    Dirisle oo weli joga bd baxdy hhhhhhh

  • @Hornscope
    @Hornscope ปีที่แล้ว

    Balaayo weji kula buurnaatay. Waa in laguu bixiyaa '' Wada Buuran''

  • @caanooleofficial3584
    @caanooleofficial3584 2 ปีที่แล้ว

    Abayo jaltada dhib bdn ayaa u marty Awey xanaqaqa aan kuyu ogaa hhhhhh

  • @faisawayrah5439
    @faisawayrah5439 2 ปีที่แล้ว

    idirsle u mahd celi sis farxdada wn jeclanhy

  • @shacniahmed6216
    @shacniahmed6216 2 ปีที่แล้ว

    Na daba jilicsan bila kastumada hasi jedin aqas xishoooo nayaaa

  • @awowogueldone8968
    @awowogueldone8968 2 ปีที่แล้ว +1

    Safar khyr qaba sister

  • @athariasalim9900
    @athariasalim9900 2 ปีที่แล้ว +7

    I was there 2018🥰 Queen Samiha injoy your invitation 🫶😍💎💯👌

  • @jamalmahat5158
    @jamalmahat5158 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks sister video qurux badan ayad nosoo duubtay

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 2 ปีที่แล้ว

    Samiixa kaligaa maadan dalxiisin ee waan kula dalxiisney macnaha waxaad aragtey oodhan waad noosoo bandhigtey anaguna waan kula aragney marka anagu bilaash baanku dalxiisney adna lacagbaa kaaga baxdey kkkkkkk ciyaartqas 1-0 ayey kudhammatey

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 2 ปีที่แล้ว +8

    Wow masha allah sis samiixa khaliil
    Dalxiis iyo damaashad wacan
    Allah yaxfidkum

  • @ahmedroble8873
    @ahmedroble8873 2 ปีที่แล้ว

    Diirsle darti Ayaan u Sarry sabuskbta

  • @asadyare6879
    @asadyare6879 2 ปีที่แล้ว +2

    Samiixa butucey m.a wallo waad raaxaysatay u mahad celi wiilka saas kugu dalxiisiyay dunida🤣💎

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 2 ปีที่แล้ว +8

    Woow ManshaAllah congratulations our princess we love you keep going Abayo mcnw

  • @ahmedhaykal2457
    @ahmedhaykal2457 2 ปีที่แล้ว

    Samiixo abayo waa kutageraa kamiro iigad aan kushaqeysto waxaan ahy wiil dhalin yaro ah shaqala aan heyso

  • @umalkheirxaji8906
    @umalkheirxaji8906 2 ปีที่แล้ว

    Dirisle iyo samiixa is guursada iska bashaal

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 2 ปีที่แล้ว +3

    Somalida meel qurux badan jeclaa wadankoodan ma dhistaan

  • @fcsme
    @fcsme 2 ปีที่แล้ว +2

    Noosoo badi dubai qurux deeda waa iska jeclehee

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 2 ปีที่แล้ว

      Isar wall qli subscribe ❤❤🥰

  • @inarize1991
    @inarize1991 2 ปีที่แล้ว +5

    Welcome to porty potty dubai 🙄🤣❤

  • @ashajamal6495
    @ashajamal6495 2 ปีที่แล้ว

    Samixa Khalid

  • @AlFuzzyvlogsinUAE26
    @AlFuzzyvlogsinUAE26 2 ปีที่แล้ว

    Im 6 years old kid in yt from dubai

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 2 ปีที่แล้ว +3

    Say manshaalah sist why u say that's fuckin beautiful this is only Dubai not Janna.horumar wacan😍😍

  • @abdikadarsalatali1375
    @abdikadarsalatali1375 2 ปีที่แล้ว

    Bismilahi jalatada dhibato lamartee whli wan isaga tagilahaa aniga hadan ahan lahaa ciyarta nocaa wanecbahy

  • @inakhaliph194
    @inakhaliph194 2 ปีที่แล้ว +3

    Zamiixa khaliil gapadh qalpi wanaagsan

  • @husniabdi8296
    @husniabdi8296 2 ปีที่แล้ว

    Lacagta masakinta a lagu bashaloyaa

  • @raageabdiyare4650
    @raageabdiyare4650 2 ปีที่แล้ว

    Samiixa cirkamaaqadkuguxiran

  • @Sharmaboy-cu7er
    @Sharmaboy-cu7er 2 ปีที่แล้ว +3

    Subscirebs isar walalo yaal bls waxn idinka codsanaya 1k i gaadhsiya

    • @salmacadey7548
      @salmacadey7548 2 ปีที่แล้ว +1

      Wall wan ku saray isar subscribe

  • @abdirashidmohamed166
    @abdirashidmohamed166 2 ปีที่แล้ว +1

    Sudan Sixirka Balo Ayey ku Yihiine is Ilaali Wlhi

  • @KSMK-gs2hj
    @KSMK-gs2hj 2 ปีที่แล้ว +8

    Samiha maasha Allaah visit global village and expo 22 it’s very interesting place hakuu macaado vacations ka maqaayada karamel cuno Macaan lagu sameeyaa kasoo cun 😁ice cream kii turkigi suuq dahab waa u jeedaa

    • @zamiii5017
      @zamiii5017 2 ปีที่แล้ว

      abyo dubai majogta

    • @KSMK-gs2hj
      @KSMK-gs2hj 2 ปีที่แล้ว

      @@zamiii5017 maya walaal ee waan tagaa

  • @abwaanofilms4810
    @abwaanofilms4810 2 ปีที่แล้ว +13

    Inta og in samiixa la guursanayo like sxp

  • @sakariesakariye737
    @sakariesakariye737 2 ปีที่แล้ว

    wixii yodhan fan ayay nogu dhamaysay

  • @maysounsalah66
    @maysounsalah66 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah qurux farhad kunolow