Qufka ugu fecan adùnyada wa nabigeena محمد رسولالله صلىالله علة وسلم 🥺🕋❣❣kusaliya nabigeena muhamed scw Wll mcn iga farxi hda iga farxiso adigane qufkkle ayaa ka farxinaayo wlhi🥺🖤
Ayaan hore qabiilkeyga waa u gaftay galmaax 😆😆😆.. Galmaax waa qabiil hoose oo ka tirsan abgaal lkn any way dhibmlhn kulama yaabaayo makala taqaanid qabiilada
Samixa abyo waxa ahay qof jecel hormarkgag marka hore keep going abyo wlhi video kasto soo galiso ima dhafo waa iska jeclahay video soo galiso Love U abyo abyo marka gaadho 400k waxa kaa raba inaa hadyad isiiso 🥺 kama codsadee hadanan u bahanen wlllshie sacan TH-camr waa noqon laha balse iPhone la.aan ayaa ii cishey Marka niyo jabo YouTubkaga soo gal marka sas ayaa isku ilaw siiya 🥺🙏 hadad awoodo abyo comantgeyga hadad argto Anaba nasiib Leeh 👸🥺❤
naya wanu ku fahanay awalba qurux ku dhigle manad waxa laso dubi jirena ma saxibati markay isku dhacen ayayad ka faiidaysatay dadka wala heshisiya uf wlhy wan ku baranay adana istusad wayn
Qofkii ugu fiicna ,ugu kherka badna ,ugu naxriista badna,ugu sharafta badna,ugu karamada badna ,uguna aqoonta fiicna intu rabbi abuuray waa nabi maxamed s.c.w ❤💯🤲
scw scw
SALALLAHI CALEYHI WASALAM
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Scw scw scw
Halagu saliyo Nabbigena mohamed (scw)...........
Scw
Scw scw scw
Qufka ugu fecan adùnyada wa nabigeena محمد رسولالله صلىالله علة وسلم 🥺🕋❣❣kusaliya nabigeena muhamed scw Wll mcn iga farxi hda iga farxiso adigane qufkkle ayaa ka farxinaayo wlhi🥺🖤
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw
SALALLAHI CALEYHI WASALAM
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤❤💞💞
Scw scw scw scw ❤ ♥
THE TWO LEADERS OF KENYA TH-camRS 🙂💫
Yes af course
Labadinaba aad ayaad funny u tihiin 🤣🤣🤣
Samixa iyo jack wa dadka tirada yar ee ugu funny social media guulaysta hunayaal🥰🤣
Inantani waa gob gobi dhashay
Qofkii lajogaa farxad mawaayo🔥🔥🔥❤💋
Two legendary
The girl of the year 🥰💯
Is me
Murugada Allah ha naga faydo oo ha noso celiyo TH-cam kii mariish amiin ya raciya
Abayo samiixa waligay wanku taageeri jirey you tupe kaga waxaan soo raacay adigoo maraya 12k maanta 300k ayaa kor u dhaaftay dhinaca kalena tiktok waxan ku soo racay markaad mareysey 46k abayo maantana 2m wax yar ayaa nooga dhiman please Abayo hal Mar Ripley 🙏 isooo gal😭
Hadal afkaaaga kasoo baxa waxa ugu wangsan saliga nabiga scw scw
Keep goin sister🦋✨️
Welcome back Sister adiga Jack guuleysta
Salada ha lailaliyo ❤️🙏
Qosolkaada wax walpo iiga farxad badan my zis samiha ❤💎🙈
Samixa my sister..❣️🥰
Lkn ciwanka video gaada calamada xanaaqa kaqaad, mise dadka xanta jecel baa lugu soo jiidanayaa 😂😂..
Respect huuno mcn 😊❣️🖤
Zxp wllhi aniga cml tahy🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Soomaliyey Canada joogaa yaan leygu Qoslin😡😡😂😂
😂😂😂😂😭😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣free dhaga hadal miyaa
Keeping going samixa khaliil qurux ku dhiig hore usocdaa
Abayo sher ot Usamey samiiha aad baan kugu xiranahay muradkaa ale hakuu sahlee 💯❤️💯❤️💯❤️💯❤️🇸🇴🇸🇴
M.a Labadinaba Keep going 😄Dirisla kamaqan mesha😄
GLAM BY SUU , CABDI KUUS WAA LAGAALA WAREEGAY MAGACA 😃😃😃
Laba legend laba qof oo qalbi wacan keep goins sister and brother
15 August coming son insha allah zhp macan 🤩🇸🇴🇬🇲😡😍from Ogadeni
Hmplyo
Thanks wall
@@mascuudcade454 Horta Maxaad Qabyaaladda Iyo Qurunka Kufashaan Cidiinaan? Hadda Yaakuweeydiiye Qabiilkaaga? Yaab
Walashy zhpaday ha xanaaqin is daji wall
@@Cici_mimi qabiilku inad shegtid qabyalad mahan qabiilkaga hada amanatid qabilsate miya tahay🤨 wad cuqdadesan tahaye
Gabadha saxibked ayaa ka tagay wiilkana saxibtiis ayaa ka tagtay
sorry man
Wow Masha Allah walalshey mcn waan kujelechye you guys 💗💓💘
March allah
Qurux kudhigle horey usoco waxa tahay qof qalbi fiican from dir surre🥰🥰🥰🥰pin
😆😆😊😊😊
The 2 people I really love ❤ 😍
qurux ku dhiigle the legend😂
Qurux kudhigle legend waaye m.a🥰🥰
Samiiha sida adiga 1M followers uga heysatid tiktok ga wxa ficanan leheed TH-cam ka inaad uga heysatid
ISHA ALLAH
Ayaan hore qabiilkeyga waa u gaftay galmaax 😆😆😆.. Galmaax waa qabiil hoose oo ka tirsan abgaal lkn any way dhibmlhn kulama yaabaayo makala taqaanid qabiilada
Mansha Allaah sister we love you and we always support you No matter what❤️💚💚🙏🙏🌹🌹🙏🙏💚❤️💙💕❤️❤️
Two leaders of kenya. Samiixa and jack
MashAllah tabarakallah 😍😍😍
Qof walba oo daacaada waan jeclahy qurux ku dhiigle guulayso soomaaliyay wiilka qalbiga wanaagsan kor uqaada
Waa saaas 🥺🥺🥺🥰🥰🥰
@@ibtisaamsaciid1061 haa mcnto ani qof walba oo dulman oo daacada waan la danqadaa wlhy
Manshallah walla macan Jack and my siz samiha
boqoradeena sidaas isku
Astur qurux kudhiigle waa
Wiil wanaagsan ❤️❤️❤️❤️👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Samiiixa waa gabarqalbi wanaagsan
Labadiina waan isku kiin guurineyna insha,allah
samiiha routing maa noo soo duubtid 🙏 yaa igu raacsan inay samiiha jadwal maali meed keda inoo soo duubto ☝
Marish 😥😥😥😥😥
Mariya abarish🤣
Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Insha Allah🙏💜😍
Qurux kudhiigle iyo samiiha
Ifka lagu yahay walal😭
Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏😭😭
Maansha allaah hore usoco walaashay waan kutaageeraa kudaawadaa waxkale maaha aqlaaqda wanaagsan asturnaanta maansha allaah anigu 3 kalaan kaasoosaara iyo kayga
Legends qurux kudhigle iyo samiixa ❤❤❤
Account kii mariish soo cali qurux ku dheeglaw 🤣🤣🤣
keep going sister 🦋👑💐😘🥰🥰
m.a asagaa qurux kudhigle isku.jiin.wye😂😂
WLL Qali Samiixa Waxad Ahayd Gabadh Asturan Hadana waad asturantahay Uun lkn wll Fadlan ka fogoow Ragan
Masha Allah Jack farxad buu kaa helay Samiixa😁 laakiin amuu maseeraa dirisle keep going sister ♥️👍
My queen samiixa TH-camka ubadnaaw nooh see cml hee😦
Abaayo qaali isoo jawaab kubaryaa whi hadii aad iga farxiso waligeey Kuma ilaabi doono abaayo naxariista waad udhalatay😡😳💔💯💯
Samixa abyo waxa ahay qof jecel hormarkgag marka hore keep going abyo wlhi video kasto soo galiso ima dhafo waa iska jeclahay video soo galiso Love U abyo abyo marka gaadho 400k waxa kaa raba inaa hadyad isiiso 🥺 kama codsadee hadanan u bahanen wlllshie sacan TH-camr waa noqon laha balse iPhone la.aan ayaa ii cishey Marka niyo jabo YouTubkaga soo gal marka sas ayaa isku ilaw siiya 🥺🙏 hadad awoodo abyo comantgeyga hadad argto Anaba nasiib Leeh 👸🥺❤
Qalbiyo wacnanti oo dada ishely
:MURAADAA LAYAHAY FADLAN II SOO DUCEYAA INUU ILLAHEY WIXII QALBIGAYGA KU JIRO II AQBLAO YAA RAB🤲🤲
Allaha kufuthutheyo huno
Alle haku saqiro
Walaal.ilhay.waxkasto.hakuurumeeyo.inshallh
Ay samiixa khaliil wakuwataa
Masha Allah 🤴👸💞
Labadaan wee isku soo baxayaan 💝🔐
Qurux ku dhigle dorashada inti aan kumaqneen ayad is dagasheen gabadhi mxd ka wadeen
Queen of the 5 somali keeping
Samiha kalil poqorkena qurux kudhiigle guuleysta hunayal
Samiixa waa gabar qalbi nadiif ah
Wellcome back
samiha walhii qosal waa iga dhamantoda 😂🥰🥺💖❤
Surweel Qamiir waa ku salaamay saaxiibeey hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Qurux kudhiile ha qoslin yay kaxanaqin gabadhuye hhh waa kaftan keep going two legeds
Samiha qaliil Keep going Quruxey🥰
Masha allah
naya wanu ku fahanay awalba qurux ku dhigle manad waxa laso dubi jirena ma saxibati markay isku dhacen ayayad ka faiidaysatay dadka wala heshisiya uf wlhy wan ku baranay adana istusad wayn
samiha Khalil inshallah before september you will get 2m follawers TikTok keep goingy sister
ISHA ALLAH
Asc samix wan kusalamay wllshey mcn madax isarantahy
Sheekadan Waa fillaayyay Laakin fijirkii ee igu faayday falaaran isku meel u socdaan
Miss you samiha and Jack
Odigaan rer kismayo waye legend waye ka dhamada samiixa🎵
Samiixo abayo kaamiro aan kushaqeysto igad hadaa wallshay thy
Masha Allah😍💜🙏
Keepgoing sister
Waan qoslay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Falaaska waa tarmuus wey kaa saxan tahay samiha from Xamar cadey🥰🥰🥰
Waxn ku rajo wayn nahay in uu malmaha so socda so noqon dono youtube Kii mariish bi idnilaah ❤️❤️
Comin song 2m my sister
Illahow jack iyo marish oo family ah itus oo caruuro haysta
Labo funny ah waaye uwan 😂😂😂😂
My queen sister and legend qurux ku dhiigle salan sare
Qurux ku dhiigle daneysde waaye bariyo marku dantisa ka dhameysto jesjes iyo qosol mel kula so farisana qosolka waa qeyb kamida farxada ku lahaa oo ayadu ma murugeysneed uf dadka sanagkan wanag oo jiliin aa laku mujinaa
Zaamiixa dirisle la.aantii waxba maduupi KARTID miyaa
Abayo maaliin walbo coment ku so qoraa man so qadatid basle wax walbo wukugu jec lhy wana kugu tageraa guleyso
The two legends
Dunida ma Soo Marin qof lamid ah Nabi Mohamed صلي الله عليه و سلم
Heesahacusub
Erayada iska ilaali aad isticmaalayso dad waxaa jiro jar jaraya
Mashalllah laba qof o so fanni aha farxada badan farxadu waa nolosha kabada
Dirisle iyo marish ugoya labadina isku sobaxayan isku yaca 😂🤣🤣😂
Viva qurxkudhigle 🥰
Welcome back siz I can’t wait 2m in tik tok❤️🥰
legend🥰
Farxaaniintii baa maanta kaligood is helay 😂😂
Samiixa khaliil ♥️♥️🥀🥀🤷♀️