maxamed mooge liibaan ~HEESTII: hasoo socone noqo (LYRICS)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @gorayhaldhaa8296
    @gorayhaldhaa8296 2 ปีที่แล้ว +6

    Erayadda iyo Laxankaba Cabdi qaysbaa leh. Weliba Maxamed Mooge AHUN markii dambuu qaadee, asalka hore Cabdiqaysbaa ku luuqeyay.

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  2 ปีที่แล้ว +4

      shukran zxb
      inkastoon anigu aamin sanaa heesihii siinlayda maxamed in aan looga horayn
      cabdi qays iyo hadraawiba ay samayn jireen uun

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +4

    Nice heestaan siinleydii ahn hadraawi iyo cabdiqays iswayrsadeen bay kmid tahay sxp mhdsnd maxmmed mooge inta heesta soomaalida macallinkooda weeye

  • @hagadherianofficial6567
    @hagadherianofficial6567 2 ปีที่แล้ว +7

    Abdi qeys iyo Hadrawi waa 2 mucjiso❤️😩

  • @UpdiasiisJama-yz8bo
    @UpdiasiisJama-yz8bo 11 หลายเดือนก่อน +2

    Eshcalaa esh calaa caawa ba heestan baa ii baxaysay waa markii iigu horaysay een dhegaysto ❤❤

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 3 ปีที่แล้ว +6

    Zxb heesaha maxamed mooge noso badi

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice ahn mxmmed mooge caawa baan dib ushitay

  • @fahadhassan9839
    @fahadhassan9839 3 ปีที่แล้ว +4

    Zxp aad ayaad u mahadsantahy no so kordhi heesaha maxamed mooge

  • @suleimanumal7209
    @suleimanumal7209 3 ปีที่แล้ว +6

    Halkaa Sax Sxp
    Soortii Hortaadiyo
    Sacabkaaga taalaa
    Sedba ugu wanaagsane

  • @axmedbebe7016
    @axmedbebe7016 3 ปีที่แล้ว +7

    Wxn is laha AUN legend maxamed mooge heesihisa kaliga ba lyrics la'aan ku dhagaysan kra lkn libax ba tahay sxp ninkas heesihisa qfka fahma wa legend waaya bdn so arkay 🖤🖤💯

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  2 ปีที่แล้ว

      hhhh waarun zxb aadbay u adagyiin wakhtina waa inaad siisaa markaad isleeday fahan

    • @DeekAfcade
      @DeekAfcade 2 หลายเดือนก่อน

      Wllhi been maaha Mohamed Mooge heesihiisa cid fahantaa way yadhahay

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa jawaabtii cabdiqays ahn hadraawi usoo diray oo ka kacday heestii saxarla, ee waan soo socdaa kow dheh waxna waan sidaa labo dheh samir yeelo waligaa saxarlay ha fududaan.
    Kolley waa anti👍

  • @mohameddeeq6374
    @mohameddeeq6374 2 ปีที่แล้ว +6

    Sababtiina caashaqa lion 🦁 Raor
    Legend Mohamed mooge

  • @mohamedshire2940
    @mohamedshire2940 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa jawabti wan socda kow dheh hesti ahyd sax

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 ปีที่แล้ว +4

    Cajiib caawa iyo caalamka
    Iyo heestii maxamed mooge
    Allaha u naxariistii
    Maxamed mooge waa mucjisadii
    Fanka soomartay
    Siraheedu waxuu yahy
    Cajiib
    Saxiibkey jibo qaaraami media
    Wan ku salamy

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  3 ปีที่แล้ว

      zxb igu qaaliya halyay #boodhari aadbaan kaaga qaaday zxb

  • @fahadhassan9839
    @fahadhassan9839 3 ปีที่แล้ว +3

    thank you madama ad iga qabashay codsigaygii

  • @mohamedcarrabey6906
    @mohamedcarrabey6906 2 ปีที่แล้ว +3

    Sixid......
    Siri wey jirtaa kow dheh.
    Samo......sabab ×××.
    Samo lama hayee laba dheh..
    Mahadsanidiin dadaalkiin keep going

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka heesaha HirgaLay raxmaanku haw naxariisto Marxuum Alfanaan Kabaniiste Mohamed Mooge Liibaan

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 ปีที่แล้ว +9

    Geerida abwankii waynaa ee hadraawi allah how naxariisto😭😭 ayn dhagaysanya jwabta saxarl’a 25 /8 “2022

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa heesihi sinley maxamed mooge

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 หลายเดือนก่อน +2

    Waxay suuban leedahay hadba saaca joogaan tukadaa salaadee heeso waa kuwii hore🎉😂

  • @saadagoudal1306
    @saadagoudal1306 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxaan kuu sameeya saaxiib hadraawaw seefuho ku jiidhee legend maxamed mooge liibaan allaw kuu naxariisto amiin

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 3 ปีที่แล้ว +6

    ""Sabool waa nacee kow dheh"" halkaas markay marayso , hantida iyo dumarka xariir intee le eg baa ka dhexeeya??

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  2 ปีที่แล้ว +2

      wlhi aad bay isugu fiicanyiin hhhhh
      oo gabadh kasta markaad xidhiidh jacayl usoo bandhigto waxay kuleeday maxaad haysataa hayee😄😄😄

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 3 ปีที่แล้ว +3

    Aadbaad u mahadsantahay brother hesstanoo qoraala meel walba waan ka eegay ilaa aan tan helay

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  3 ปีที่แล้ว

      adaa mudan wll qali

    • @ahmedadanhassan5718
      @ahmedadanhassan5718 ปีที่แล้ว

      Hesaha abwaan hadraawi intooda badan wexey ku xusanyihiin diwanka gabayadiisa inKastoo hesso badan iyo gabayo bDan ka maqanyihiin hadane tan wey ku jirtaa diiwaanka 😊

  • @khdarxuseen5766
    @khdarxuseen5766 ปีที่แล้ว

    Alle haw u naxaristo dhamantod

  • @garaadsamecali5315
    @garaadsamecali5315 ปีที่แล้ว +1

    Sxb horta aad baad umahadsantaha lkn sixid heestaan waa heeskii labaad ee siinley oo saxarla kaliya ka horaysa dhamaan heesahaas laxanka waxaa lahaa cabdikariin faarax qaareey (cabdi kariin jiir) oo 2022 xamar ku dhintay allah unaxariisto inti dhimatay cabdi qays oo leh heestaan suubana allah cimriga iyo cafimadka ha u siyaadiyo waxa igu maqaala inu hargaysa ku noolyahe

  • @abdirizakabdulahimohamed4893
    @abdirizakabdulahimohamed4893 2 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib
    Waan kufarxi lahayn hadaad silsilada si taxana aha udhamaystirtaan

  • @Eylboy
    @Eylboy 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaan kuusameya
    Saaxibkay hadraawow
    Siinka kujiiree

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa hadraawi AUN waxaa uu ahaa qof aan wax lagu tilmaami karo la sheegayn

  • @xasancabdi9567
    @xasancabdi9567 2 ปีที่แล้ว +2

    Maxamed mooge

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +1

    الزمن الجميل صوت في منتهي الروعه والجمال ،،،،، الرحمه والمغفره محمد موجي

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 3 ปีที่แล้ว +5

    Saxid.maxan kugu sameya zxbkay hadrawow sefu ku jiidhe

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayi haw naxariisto

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 ปีที่แล้ว +1

    Soorna tii hortaadiyo
    Sacabkaaga taalaa
    Sadka ugu wanaagsane

  • @MustafeMaxamed-ov4qy
    @MustafeMaxamed-ov4qy 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +2

    Ina walanwalow samir haweenka isa seegteen siddeed nabar adoo qaba wakaa kii sagaalaad seedaha ku gooyee mxaan kuu sameeyaa sxbkay hadraawow siinkaygii ku jiiree gabdhii ku sidataan sabadii jabbuutiyo xeebaha sintoodii iyadoo nin sare qabo subx aan ku kulannoo sababtiina caashaqa markii aan suaal iri
    Wxay suubban leedahay hadba saaca joogaan tukadaa salaaddee adoo saba wanaag yaal ruux saylac kaa jira looma sacab garaacee sifnaheedu wxuu yahay siri way jirtaa kow dheh sabab lma hayee laba dheh wxay saxarla' kugu tiri ha iisoo socone noqo wxaad soo siddana celi angu waan salfududehee
    Wxay suubban leedahay wax markii la sugi jiray adduunyadu ka socotoo surmaddii hortaadiyo sacabkaaga taallaa kasoo gudub wanaaggii waa sabankii beentoo wacad la isa siiyiyo runi way salguudhee sifnaheedu wxuu yahay siri way jirtaa kow dheh sabab lma haye lbo dheh wxay saxarla' kugu tiri ha iisoo socone noqo wxaad soo siddana celi angu waan salfududee.
    Wxay suubban leedahay safar meel fog tagay iyo lma dhowro socotee surmaddii hortaadiyo sacabkaaga tallaa kasoo gudub wanaaggii sifaheedu wxuu yahay sabool waa nacee kow dheh saxalna waa marniye labo dheh wxay saxarla' kugu tiri ha isoo socone noqo wxaad soo siddana celi angu waan salfududehee.

  • @gorayhaldhaa8296
    @gorayhaldhaa8296 2 ปีที่แล้ว +2

    Soorna tii hortaadiyo
    Sacabkaaga taalaa
    Sedka Ugu wanaagsane.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +1

    Arar
    Ina walanwalow samir
    haweenka isa seegteen
    siddeed nabar adoo qaba
    wakaa kii sagaalaad
    seedaha ku gooyee
    mxaan kuu sameeyaa
    sxbkay hadraawow
    siinkaygii ku jiiree
    gabdhii ku sidataan
    sabadii jabbuutiyo
    xeebaha sintoodii
    iyadoo nin sare qabo
    subx aan ku kulannoo
    sababtiina caashaqa
    markii aan suaal iri
    Wxay suubban leedahay
    hadba saaca joogaan
    tukadaa salaaddee
    adoo saba wanaag yaal
    ruux saylac kaa jira
    looma sacab garaacee
    sifnaheedu wxuu yahay
    siri way jirtaa kow dheh
    sabab lma hayee laba dheh
    wxay saxarla' kugu tiri
    ha iisoo socone noqo
    wxaad soo siddana celi
    angu waan salfududehee
    Wxay suubban leedahay
    wax markii la sugi jiray
    adduunyadu ka socotoo
    surmaddii hortaadiyo
    sacabkaaga taallaa
    ka soo gudub wanaaggii
    waa sabankii beentoo
    wacad la isa siiyiyo
    runi way salguudhee
    sifnaheedu wxuu yahay
    siri way jirtaa kow dheh
    sabab lma haye lbo dheh
    wxay saxarla' kugu tiri
    ha iisoo socone noqo
    wxaad soo siddana celi
    angu waan salfududee.
    Wxay suubban leedahay
    safar meel fog tagay
    iyo lma dhowro socotee
    surmaddii hortaadiyo
    sacabkaaga tallaa
    ka soo gudub wanaaggii
    sifaheedu wxuu yahay
    sabool waa nacee kow dheh
    saxalna waa marniye labo dheh
    wxay saxarla' kugu tiri
    ha isoo socone noqo
    wxaad soo siddana celi
    angu waan salfududehee.