Barnaamijka Raadraaca Taariikhda SNM qaybtii Saddexaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 4 ปีที่แล้ว +9

    Mujaahidiinta inta dhimatay Alle ha u naxariisto inta noolna Alle ha ciseeyo xilkoodii weyguteene.

  • @sakariyeabdilahi8931
    @sakariyeabdilahi8931 4 ปีที่แล้ว +11

    Mncha AllaH
    Ragii dalkan dhiigooda ushabay dalka
    Maantana xitaa ciidan kama aha dawlada
    Alle haydin karaameeyo
    Intii dhimatayna alle haw naxariisto Aamiin

  • @muxiyodiinabdiqaadir3334
    @muxiyodiinabdiqaadir3334 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariye waraysiga mujaahidiinta caadi uga qaad haku qab qabane

  • @nimcaancabdi2919
    @nimcaancabdi2919 4 ปีที่แล้ว +6

    Mujaahid Ahmed Aabi odowa hala xasuusto wa mid ka mida mujahidiintii snm kuna caan aha ku garaacista sabanka lkn hada cid ka war haysa ma jirto

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 8 หลายเดือนก่อน

    Waa mujaahidiin dalkooda u soo halgamay❤

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 4 ปีที่แล้ว

    Ha la isku-duubnaato eydii faqashtu weli may hadhine. Xaaraamiyiintii faqashta ayaa weli la xusaaye. SNM FOREVER.

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 4 ปีที่แล้ว +10

    Yuusuf Maydal waa Aabahay ayey sxb yihiin Ururkii SNM na wada ahaayeen waa nin aad u qalbi wanaagsan.

  • @abdifatahhassanibrahim759
    @abdifatahhassanibrahim759 4 ปีที่แล้ว +2

    Laba mujaahid si wacan bay u warameene, wariyaha ayaa gaagixiyey. bilaahi calayk sidaas oo kale wax ha u waraysan mar dambe!!

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +1

    Big luv to Snm warriorrs 💞💞

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 4 ปีที่แล้ว +3

    wariyr shalay dhashybaa waraysanaaya ragaa
    ciilwaynaa

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 4 ปีที่แล้ว

    Gobanimo. Illaahay ifka ha idinku sharfo, aakhirona intii halgankii ku dhimatay Allah ha u naxariisto. Waa in aynu ka digtoonaanaa in la qiimo tiro halgankii SNM waana in aynu dhulkeena ilaashanaa si aanay nijaastii faqashta iyo hadhaageeda oo gabood ka dhiganaya wax-magarato wax yar loo daadiyay ay dalka iyo dadka been iyo macno-daro ku maaweeliyaan. SNM FOREVER.

  • @dawladfidhiye3226
    @dawladfidhiye3226 4 ปีที่แล้ว +2

    Guuuul snm wa ragii afweyne wasay

  • @abdallayusuf5063
    @abdallayusuf5063 4 ปีที่แล้ว +4

    Waar kan yaa saxaafada ku soo daray waraysiyada halaga badalo qaybaha danbe halaga badalo waayo dadka uu waraysanayo ayaa ku wareeraya shan boqol oo jeer ayuu ka dhex galayaa sheekada isla markaana ku celcelinaya su aaal uu mar hore waydiiyey dhawr mar oo kale

  • @dhiirigeliyesrs4317
    @dhiirigeliyesrs4317 4 ปีที่แล้ว +3

    Qaybta 4aad weriyaha inagsoo bedela

  • @zakariyezulieman778
    @zakariyezulieman778 4 ปีที่แล้ว +1

    Macha allah ragii dhiiyoda u shubay dalkooda hooyo jamhuuriyada somaliland intii naga dhimatay alle ha u naxariisto lkn ninka waryaha ah ka badala waraysiga waayo maamulkii narnamijka ka maqan plz badala waryahaya thanks

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 3 ปีที่แล้ว

    Waa mujahidiin qaaliya

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alla geesiyaashii Snm noolaada

  • @muxiyodiinabdiqaadir3334
    @muxiyodiinabdiqaadir3334 3 ปีที่แล้ว

    Man shallaah waa tariikh loo baahan yahay

  • @g.khalidahmed6178
    @g.khalidahmed6178 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan yari mujaahidiinta kolba wuu gaagixinayaa fudayd badanaaa

  • @jacaylkoriyeofficial3712
    @jacaylkoriyeofficial3712 3 ปีที่แล้ว

    Abdilahi axmed suufi wuu nool yahay waliba waa sarkaal ciidanka qaranka ah

  • @mohamedyussuf3813
    @mohamedyussuf3813 2 ปีที่แล้ว

    Badawgan wariyaha sheeganaya mujaahidinta wuu khalkhaliyay

  • @jamalsaidhassan6935
    @jamalsaidhassan6935 4 ปีที่แล้ว

    Filmkaa iska caynkaa ah maadaama ladoonayo in dadka loojilciyo dee marba su'aal ayaa iminaysa kadibna halkii ayaa laga siiwadayaa.

  • @Saidsanka
    @Saidsanka 4 ปีที่แล้ว

    Weriyaha naga bedela min fadlakum

  • @baasimbalawle1777
    @baasimbalawle1777 4 ปีที่แล้ว +1

    WARIYAHA DADKA HA U MAQLIN. WAA WARIYE WANAAGSAN, LAAKIIN KHALADAADKIISA HA OGAADO OO MARKA DAMBE WAX HA KA BEDELO.

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 ปีที่แล้ว

    Wariya ku sheega naga bedelaaaaaaaayy

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 4 ปีที่แล้ว

    Raggan la tirsaa ururkii snm, way mahadsanyihiin.
    Hase yeeshee ninka weriyaha ahi waa cunsuri degaankiisa ayuunbuu ku weytaynayaa ragga.

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 4 ปีที่แล้ว

    Wariyaha ha laga badalo meesha wax khibrad ah uma laha waraysiga meesha ha laga badalo talo.com

  • @saedidiris129
    @saedidiris129 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @Saidsanka
    @Saidsanka 4 ปีที่แล้ว

    Waxan weriye maahee naga badala mar walba Wuu dhex fadhiisanayaa sheekada

  • @shagaxleabdi591
    @shagaxleabdi591 4 ปีที่แล้ว

    waxan waligay wariye ma ka cadhoon sidan kan neefkan neefku dhalay u diiday, waar mujahideenta afka hakaboodin xagaad u hor ordaysaa sidii mid isagu la joogay tii ku dhashay iyo hoyadaba wase, waxni muxuu ahaa yaa dhalay ma habar waalan

  • @bashirmuse7776
    @bashirmuse7776 4 ปีที่แล้ว +1

    Cali hayan ninkii reer caynashe manu ahayn

    • @hassanxaaji7801
      @hassanxaaji7801 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa waa lafitiisi waa sarkaalkii wayna cali hayaan waa aasasahaashi snm isaga iyo ina koosaar gudoomiyihi snm waxay uga yimaadeen dalka gadar asaaskii snm waa hy caynaashe xirsi cisman

    • @cabdiraxman820
      @cabdiraxman820 3 ปีที่แล้ว

      Haa cali hayan wasarkaalkii waynaa waa asasayashi snm waa hy caynashe xirsi cisman

    • @hasannour7562
      @hasannour7562 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxman820 cali ismaaciil xaashi waa reer ciise caynaanshe

  • @masuulladane5861
    @masuulladane5861 4 ปีที่แล้ว

    Sheekhan shaadhka cad dib meesha howsoo fadhiisinina, mawduuca kuma koobnaanayo kolba dhan ayuu uga baxayaa

  • @nimcaancabdi2919
    @nimcaancabdi2919 4 ปีที่แล้ว

    war waxani muxu ahaa warye maha ish ka qabta saxaafada

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 3 ปีที่แล้ว

    waa qoloma labadani

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
    @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 4 ปีที่แล้ว

    Wariye hu maaha mid aqoon u l

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว +2

    Mujaahidoow xaalqaado

    • @naasirjamac1999
      @naasirjamac1999 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllo waa run muuse biixi cabdi dameer ba mujaahid buu sheeganayaa

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 4 ปีที่แล้ว +1

      Dagaladan waxay u dhexeyen mujahidinti SNM iyo cidanki afweyne ee faqashta marka cida ka gubanaysa sida jaydanka titelka mujahid wala garanaya

    • @kamaalahmed9988
      @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว

      @@abilahimohamed161 ma lasocotaa yuhuudu inay isu haystaan inay yihiin dad ilaahay doortay, laakiin ay yihiin dadka ilaahay nacladay?

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 4 ปีที่แล้ว +1

      @@kamaalahmed9988 kkkkkkk waxad tahay daadka aminsan inu afweyne saxsana oo xata culumadi u dilay 1975 u xaq ku dilay

    • @kamaalahmed9988
      @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว

      @@abilahimohamed161 sxb ninkaasi wuxuu ahaaba gacantuu ku hayaa camalkiisii, ee kawaran ka waran kuwan meesha soo fadhiya ee ku faanaya itoobiyaan baanu u dhiibi jirnay maxaabiista aanu qabano ee aad u taqaan mujaahidka

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 4 ปีที่แล้ว +1

    Erayada dhanka kale loo rogay, Waa Mujaahid, Abwaan, Nabad doon, Jihaad, Sida Shabaab, Madaxwayne, Xildhibaan kuli waa erayo loo adeeg sado marin habaabin. Iska faham ficilka Mujaahid waa Mujrim.

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว

      s.n.m xaqu dirir bay ahayd haday dulmi wadaan wadankodu umu hagaageen
      Ee malaha faqashta dadkii ay ka burburtay baad tee s.n.m waa halyeyo dad shicib ah oo ay layeen oo cadayn loo hayaa ma jirrto askartii afweyne dulmiga sharciga u haysatay sidii New boliska dhigoodu xalaal buu ahaa iyo in layska kiciyaa waa cibaado

    • @kamaalahmed9988
      @kamaalahmed9988 4 ปีที่แล้ว

      Aad baad ula socotaa riwaayaha iyo ereyada lagu jilo.

    • @dawladfidhiye3226
      @dawladfidhiye3226 4 ปีที่แล้ว

      Mujahidnimadu wa xaqudirir snmna wa mujahidin sida ula soco sxb

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idiin cadaabooo amiin .wale xaaj dhiiga aad gasheen kumaaa galeysan jaano .ilmuuu xaraan

  • @moismail2675
    @moismail2675 4 ปีที่แล้ว

    Dadkani waa dadkii burburiyay dad iyo dal dhisnaa, Anigo yar oo Hargaysa jooga ayaay ciyalnimadayidii iyo mustaqbalkaygii ku ciyaareen iyo wixii kolo ilamidahaa oo qaxoonti naga dhigeen..
    I can't believe I use to idolise this ignorant people who were responsible for bring down a whole nation and destroying the future of so many people.. shame on you.
    Millions have suffered because of the selfish and stupid actions they have taken..👎🏾👎🏾

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว

      Shut ur a faqash undercover hired by xarmajo to confuse people. SNM FOREVA
      SOMALILAND FOREVA

    • @cabdicumar5891
      @cabdicumar5891 2 ปีที่แล้ว

      In #Hablihiina la #Waso Ayaad jeclayd ama #Faqash #Xumaan wda ayaa thypa