alaah ha u naxariistee mujaahid Cabdikariin xaashi oo ka waramaaya dagaaladii 1984 ee uu kaqaybqaat

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 26

  • @abdiabdi9318
    @abdiabdi9318 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayow dhamaan S.N.M inta geeriyootay u naxariiso inta noolna ifka jano uga dhig ilaahayow adigaa wayn oo waaxid ah

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 4 ปีที่แล้ว +5

    Rabiyooooow U Naxariiso dhamaan shuhaadadii SNM
    Waa Geesiyaasha BiRTA...Ah...

  • @AbadirOmer-i6r
    @AbadirOmer-i6r 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin ya rabil

  • @suldaansiciid1899
    @suldaansiciid1899 4 ปีที่แล้ว +6

    Alow kuu naxriiso nin af gaaaban oo waxaaan ahay waligii laga maqalbuu ahaaa waanan ninkii maydka lixle kudagaalamay siaanay faqashtu uqaadan allow idin naxriiso

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay ha u naxariisto mujaahid ckariin xaashi saraakiishii Snm markii danbe noqday agaasimahii wasaarada gaashaandhiga Somaliland

  • @hashimmabdi6409
    @hashimmabdi6409 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha uu naxariisto cabdikariin

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle wayne janatu fardowusa geeyo dhamaan mujahidiilti u shihidaay qaranka somaliland ee SNM
    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @gufaacoiyoroobchannel9454
    @gufaacoiyoroobchannel9454 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haw naxariisto Muj: Cabdikariin Xaashi Cilmi, runtii nin adag oo daacad ah ayaa uu ahaa oo qalbi fiican.

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahay hawnaxariisto Aamiin mujaahidintii abdi Karin

  • @abdisaaxil7126
    @abdisaaxil7126 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto myjaahid abdikariin haashi ilmi

  • @sahraxaashicilmi373
    @sahraxaashicilmi373 9 หลายเดือนก่อน

    Alaah ha ku naxaristo wlle kay😢😢😢

  • @Xasmas
    @Xasmas 6 หลายเดือนก่อน

    رحمه الله وغفر لكم جميعا

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +3

    Walalyaal Dagalkii Buuraha Galbeed 1984 noogu soo geliya wixii aad ka haysaan idinkoo mahadsan.
    Qaybo aad i qoomo badan oo aad soo geliseen waanu daawanay, waanad ku mahadsantihiin.

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye 4 ปีที่แล้ว +2

      niyow waa runtaayoo dagaalkii buuraha ee bariga taariikh badan ayaa laga hayaa rag badan oo laga wareystayna way jiraan
      lkn dagaalkii buuraha galbeed taariikh sidaa u buuran lagama hayo inta waraysi lagu gaadhayna way iska yartahay labada dagaalna isagaa khatar badnaa mujaahidiin badanina isagay ku hoobteen alle ha u naxariistee

    • @cabdiidiris9698
      @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว +3

      Galbeedka jaajuuskaa kubadnaa iyo qoxootiga deegankaa laynayay barigana dadkoodii ayay kudhuumanayee sidaasay kala ahaayeen

    • @galbeedqariye
      @galbeedqariye 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdiidiris9698 waa runtaa wll

    • @nuur3272
      @nuur3272 3 ปีที่แล้ว

      Walaal dagaalkii buuraha ee galbeedka waa lagu jabay rag badan oo qiima leh ay ku dhinteen...waanay adag tahay inaad jabkaaga ka sheekayso. Dagaalada bariga guula badan ayaa laga gaadhay...alhamdulilah

    • @khaalidbinuwaleed8103
      @khaalidbinuwaleed8103 2 ปีที่แล้ว

      Dagaalkii buuraha waan wayayba

  • @fahmi1435
    @fahmi1435 9 หลายเดือนก่อน

    Alle how naxariizto jannadii fardowza alle haka waraabiyo intii snm

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha kuu naxariisto dhulkaa uu sheegayoo dhan yaa degen kaam liibaan qoolbuulale higlada kaamshire

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 2 ปีที่แล้ว

    Ale hawnaxariisto mujaahid cabdi kariim xashi cilmi

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 3 ปีที่แล้ว

    SNM halgankii xalaasha ahaa

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 ปีที่แล้ว

    Ilahaw unaxariso dhaman mujahidintinii Snm

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว

    Waa shahiid janno