QISADA HEESTA | AMINA | SULDAAN SEERAAR | ABWAAN XAWAYAAN | USTAAD JINI I SHUMI | VOA PART 1 |2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ค. 2018
  • Wareysi Dheer Oo Lagu Lafa Guray
    Heesta Ugu Dheer Heesaha Soomaalida
    Heesta Aamina - Amina’ Martida Barnaamjika
    Abwaan Cabdullaahi Xawayaan
    Ustaad: Siciid Nuur Jini I Shumi
    Suldaanka Geeska - Alfanaan Suldaan Seeraar
    Caweyska Washington - Voa Somali
    Q 1aad - Abdiaskaritube
    Heesta : aamina
    Heesta hibo
    ....................................................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks
  • เพลง

ความคิดเห็น • 213

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  6 ปีที่แล้ว +31

    Daawo - Heesta Ugu Dheer Heesaha Soomaalida
    Heesta Aamina - Amina By #Suldaanka_Geeska
    th-cam.com/video/r7FUkcJd2Zg/w-d-xo.html

    • @salmohooto2662
      @salmohooto2662 6 ปีที่แล้ว

      Wllo guleed Darasalam wuxu yidhii aabo ayaa magaca iska leh iska xawayankiisa ha haystee 😂😂😂

    • @sadowsiman1848
      @sadowsiman1848 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE Asc bro heesta Amiina waxaan codsan lahaay iyadoo Video inuu Suldaan Seerer Boqorka codka naloo soo duubin. Please

    • @nasteexomohamed1039
      @nasteexomohamed1039 6 ปีที่แล้ว

      ABDI ASKARI TUBE

    • @salmojeez2260
      @salmojeez2260 6 ปีที่แล้ว

      mnsha allah

    • @qalbilula8647
      @qalbilula8647 4 ปีที่แล้ว

      🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hanadibnuwarfa9576
    @hanadibnuwarfa9576 6 ปีที่แล้ว +97

    Xabiibkeenii kusali__scw😍😍

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 6 ปีที่แล้ว +3

    Hadalaa dadaayoo
    Dibnaheyga diideen
    Inaa diwid keena
    Dib u haaya xishood yiray Aaminaa dareeni
    Alfanan suldan Abwan Abdulahi xayiwaan
    Laxamiska jini i shumi 👏👏👏👏👏 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว +11

    suldan seraar
    abwaan xawayaan
    jini ishumi
    legends wan ku fana allah daayo boqorada fanka😍😍😍

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 ปีที่แล้ว +9

    MASHA ALLAH rag culus weeye oo kulmay Abdi askari tube waad mahadsantahay wllky

  • @hamdibeelakpp7427
    @hamdibeelakpp7427 6 ปีที่แล้ว +26

    Ramadanka Waxa uu bilaabanayaa 16/5/2018: Maalin Arboco ah Insha allah Nabigeena Muxamad ah SCW Waxa uu dhahay Qofka Ogeysiiya Qofkale Ama Ugu bishaareeya Waxa uu Allah ka xureynayaa Naarta.
    Gaarsii qofwalba aad la jeceshahay Kheyrka.
    Mahadsanidiin.

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow2841 6 ปีที่แล้ว +11

    Wow macalimin waaween ba kulantey Masha’Allah Allah hano daayoo amiin

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 6 ปีที่แล้ว +9

    9mataano ah..MashaAllah...awlaad kheyr Allow nasii

  • @nasraabdalla3804
    @nasraabdalla3804 6 ปีที่แล้ว +5

    Sadax quf oo aan aad u tageero masha allaha ❤❤❤❤❤ hadaad sideydo kale thy like❤👍

  • @abdiwahabhassan7992
    @abdiwahabhassan7992 6 ปีที่แล้ว +21

    Abwanka rer Jigjiga abwan Abdulahi xayawan horay usoco taarikhda kuxisi runtii silsilada tarikhada gashay xitaa Adiga ugu shidan abwan inta igu tageersan 🤞🏽

  • @ayaanleahmed8593
    @ayaanleahmed8593 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan cabdilaahi .. Mulaxamiiste jini ishumi iyo de one n only my fanaan zuldaanka geeska 😍 😍

  • @nasranoor301
    @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว +31

    Sadaxdaba wa jeclahay iyo somaalida meelkastoy joogan liketa😉

    • @samiiroofficialxasn5941
      @samiiroofficialxasn5941 6 ปีที่แล้ว +2

      aaaad waxan,u salaamy abawaan,ka c/xayiiwan iyo,jiini,shumi,salaan,sare dhamaantin waxan,salaan sare ku salaam suldaan,seraar

  • @mohamedmohamedmohamedmoham582
    @mohamedmohamedmohamedmoham582 6 ปีที่แล้ว +6

    Abawan xayawan adaban kusalamay hestan amina cadimaha abawanka qarniga waa adi halka kaga hay ddst viva jigjiga caday form jaraqto

  • @hassankaffi387
    @hassankaffi387 6 ปีที่แล้ว +6

    Abwaano An Jeclhy Jini I Shumi Abwan Xawayan Io Fannka Kalia Dhagesto Suldaan Seraae❤❤

  • @dulmidiidofficialschanels2882
    @dulmidiidofficialschanels2882 6 ปีที่แล้ว +10

    💋❤❤❤💃 Abwaaan cbdulhi xayawaaan waan ku taageersanhye💝💝💞💟👍

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 6 ปีที่แล้ว +6

    fanaankan iyo abwaanka iyo mulaxamka heesta muna waa ka qayliyay wallaahy heestu hees waa dhaaftay

  • @nasranoor301
    @nasranoor301 6 ปีที่แล้ว +14

    Abwaan xawayaan ana hal iisame bila calek! Oo an ugu jawaabo seraar.

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +81

    😂😂😂 wa marki igu horeysay janalkan aan ugu hormaro

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว +37

    Abwaan Xayawaan
    Mulaxan Jini shuumay
    Alfan Suldaan sereer
    Wariye Jacfar
    Salaaan Sare
    Dhamaan Dadkayga
    Qaliga ah✋✋✋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @ReerHawd
      @ReerHawd 6 ปีที่แล้ว

      guleed Darasalam Waar Ado Nin Ah raga lama Shumiyo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣lol

    • @salmohooto2662
      @salmohooto2662 6 ปีที่แล้ว

      War dee abdi askari waa ka hore somalida iska sheekeya islaan ayaa ka hadashay iyo odey ayaa kufey ayey somalida malin kasta nala hortagan yihin horey usoco wllo abdi askarii

    • @salmasaid4669
      @salmasaid4669 6 ปีที่แล้ว +1

      guleed Darasalam war abwanka xayawan ma ahan ee waa xawaya😂😂😂😂😂

    • @gulledbazma586
      @gulledbazma586 6 ปีที่แล้ว

      Salma said huno Xawayaan Weeye magaca Bal Caadi udhagayso

    • @abdinasirhaaji7070
      @abdinasirhaaji7070 6 ปีที่แล้ว

      guleed Darasalam .

  • @ReerHawd
    @ReerHawd 6 ปีที่แล้ว +12

    Abwaaniintydii iyo Fanaaankii Qaaliga ahaaaa Suldaaan Seeeraaaar noolaada

  • @jallam
    @jallam 6 ปีที่แล้ว +2

    Suldaan Seraar fanaan hirgalay naa noqotay horay soco
    Abdulaahi xayawan Abwaan sare murti qiimo leh baa ka timaada
    Jini ishumi mulaxan buuxa horay soco waliga

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 ปีที่แล้ว +24

    Amina WA Magac Aad U Wayn Qisadan Heesta wabam ka helay

    • @yanamudan560
      @yanamudan560 6 ปีที่แล้ว

      Jini ishumi waa bin qatar

    • @niciimajibriil6661
      @niciimajibriil6661 5 ปีที่แล้ว

      Walal waalkaa alle ha u aqbalo ducada waa midho aad u fiican

    • @aaminoibrahim4246
      @aaminoibrahim4246 5 ปีที่แล้ว

      @@niciimajibriil6661 thnks wll mcn

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina xayawaan iyo jini shumi ilma adeeryal salaama

  • @sharmaabdi1344
    @sharmaabdi1344 6 ปีที่แล้ว +5

    saciid nuur guure jini ishumi waa nin reer hiiraan ah oo makane ah noolow

  • @wardaxidigtaqoraxey6726
    @wardaxidigtaqoraxey6726 6 ปีที่แล้ว +3

    Woooow suldaan seerar guhaad aad ban ku salaamay fanaan qaan

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +7

    Abdi askari iga gaarsi salaan suldaanka geeska salaam ka timi gabar ilaa iyo markuu fanka soo Haley heestisi ugu horeeysey ee qoraxey ilaa iyo hadana waan tagera

  • @garsoregartagooye1805
    @garsoregartagooye1805 6 ปีที่แล้ว +4

    Suldanka geeska fanaan jiro aya tahay nin culus nolow waliga sxp

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 6 ปีที่แล้ว +3

    Abwaam jini shumi caadi ma ahan laxankiis👌👌😍❤

  • @suhaybcawke5214
    @suhaybcawke5214 6 ปีที่แล้ว +3

    Suldaan seeraar 💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed2465 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaa qiso iyo hees macan wariye jacfar wad mahadsanthy suda aad noga dabageysey qisada iyo martida salan sare wiilka jaceylka luku cidleeyey indee ka helaa

  • @wiilsomaali6825
    @wiilsomaali6825 6 ปีที่แล้ว +8

    top hees suldaan waa dagay ✈️✈️

  • @umucasaam3122
    @umucasaam3122 6 ปีที่แล้ว +4

    Amina sahro😍best Name ever😂😂

  • @sheekoyinmuhiimiyoqisoyinc3425
    @sheekoyinmuhiimiyoqisoyinc3425 6 ปีที่แล้ว +5

    wlhi waa jeclahay heestaaan si gaaar ah

  • @asliahmed2847
    @asliahmed2847 6 ปีที่แล้ว +3

    heesta hibo wan hees shidan waxn ku tagera in uu degangygi gashaamo Ku jiro😍😍😍

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab 5 ปีที่แล้ว +2

    Meeshan jini, xayawaan iyo insi baa isku arkay heheh

  • @cabdicasiis5471
    @cabdicasiis5471 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw fanaanka sanadka abwaanka sanadka laxamiistaha sanadaha oo dhan

  • @walikorane613
    @walikorane613 6 ปีที่แล้ว +14

    Ana ugu horeeya somaliyeeey
    Don’t hate me....

  • @zamuudhore9659
    @zamuudhore9659 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees aqligiyo maankuba ka gadan tay suldaanka iyo abwaan cbdulahi rag culus aya iskugu tagay jiniishumina yana ka tagin

  • @mowliidcabdiraxman5522
    @mowliidcabdiraxman5522 6 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaaaw 💓abwan xayawan 💗fanaan jini ushumi💗zuldanka✋geeska💕👈

  • @abdifatahbareabdirahman7362
    @abdifatahbareabdirahman7362 6 ปีที่แล้ว +2

    Dib uhaaa xishood yiri amina dareemiye dadka yuu ogaanine wahwah 😘😘😘😘😘

  • @sihaamdajiya8865
    @sihaamdajiya8865 6 ปีที่แล้ว +6

    abwaanka waxan ka codan laha .... iyo qisada qofkay ku dhacadauba... talow suurto gal may tahay in qisada la qorro... anoo ku hadlaya bahada qalinka maasha jecelna qorista qisooyinka dhabta ah... jawaab sugan insha allah

  • @zakariyewaaakujeclahaymcn8182
    @zakariyewaaakujeclahaymcn8182 6 ปีที่แล้ว +15

    abdi askari aad baaaa u taaagera inta ila taaageerto dhagta ii taagà

  • @cadoowgaruun6075
    @cadoowgaruun6075 6 ปีที่แล้ว +2

    Hees Iyo Badh waaye wlh Heestaan in ay aniga iga hadleyso baan Mooday Gabar Aamina La yiraahdo oo Degmada waaberi dagan baan Aad iyo aad u jeclaa Jcylkana waan U sheegan waayay.
    ugu dambeeyn waala Guursaday aamina waana U duceeyay in ilaahay isku barakreyo ayada iyo Seygeeda.
    Qisada jacylkaas aanka soo maray Hadii aan abwan heli lahaa Hees qurux badan baan ka sameyn lahaa...

    • @sheekogaaban2722
      @sheekogaaban2722 6 ปีที่แล้ว +1

      aniga ka habaynayee ila so xidhiidh

    • @aaminoibrahim4246
      @aaminoibrahim4246 5 ปีที่แล้ว

      Abow waatanaa aamino kale 🤣🤣🤣🤣

  • @saalaxdheere8980
    @saalaxdheere8980 6 ปีที่แล้ว +1

    jini ishumii nin aan aaminsanahay heesaha uulaxameeyo waa wada heat

  • @AbdiraxmanCali-jb8zd
    @AbdiraxmanCali-jb8zd 8 วันที่ผ่านมา

    Abwaan xawayaan soomaalinimadaa kuwayn horay usoco

  • @saciidbare6342
    @saciidbare6342 5 ปีที่แล้ว +1

    Hesta aamina ankuhestaaa

  • @wizzgureycade5141
    @wizzgureycade5141 6 ปีที่แล้ว +2

    Rag miisaan Ku leh fanka aad iyo aad qisada waa iga gadanthy aad bay usoo jiidatay head for word

  • @salatguure8426
    @salatguure8426 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan salaamay abwaaniintena io fanaan aasikhaasa u jeclhy keep giong mi family❤one love

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 6 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Jinni.....taariikh dheer iyo heeso hore ayuu na xasuusiyey!

    • @koososman292
      @koososman292 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah abwamada

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 6 ปีที่แล้ว +2

    istaadka jiini,ishumi waan ku salaamy.

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว +2

    Suldaan jir oo jooog aniga waa inaad Arooskyga iga heestaaaaaaaa

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 ปีที่แล้ว +1

    abdullahi xawayan and jini i shumi labo abwaan oo an tageero ❤❤

  • @safiyoholocow3509
    @safiyoholocow3509 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah abwaan xayawaan halii keeyo

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 3 ปีที่แล้ว +1

    waa xayawaan magac bilaash uma baxo

  • @xafsoali5620
    @xafsoali5620 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah wll hees ayaan duunayaa inla iisameeyo halkee kalasoo xariira

  • @abdiazizmuhumed6496
    @abdiazizmuhumed6496 6 ปีที่แล้ว +2

    Suldaan Heesta Aamina AdigaH lagugu Aaminay

  • @maryamabdinor1084
    @maryamabdinor1084 6 ปีที่แล้ว +2

    waaw abwaan xawayaan kulahaa wll magacu waa magac jira

  • @hindi18
    @hindi18 6 ปีที่แล้ว +2

    Kkk abdulahi xeywan lakulaha kkkkk Waa fuuray wlhi

  • @xlcy.9437
    @xlcy.9437 6 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan xayawaan 😂 😆

  • @fowziaawys2188
    @fowziaawys2188 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallah 3 culus isku imaday meesha

  • @Seey667
    @Seey667 6 ปีที่แล้ว +4

    👌👌

  • @biledagoodi1439
    @biledagoodi1439 6 ปีที่แล้ว +4

    suldaankii geeska

  • @bintiahmed6041
    @bintiahmed6041 6 ปีที่แล้ว +8

    Inaba caadi mahan heestaan maalin walba waan dhageystaaa waad mahad abwaaan xayawaan iyo al fanaan seeraar and jini ii shumi magacaga iyo wajigada iskuma aqoon sorry

    • @tr50
      @tr50 6 ปีที่แล้ว +1

      Farxiyo Ahmed

  • @shukribelle2030
    @shukribelle2030 6 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan Xayawaan 😍😍😍

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 6 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂😂 jini shumiye ha la sheegaa ma duqana riwaayado ban ku arkay

  • @cumarcabdi8536
    @cumarcabdi8536 6 ปีที่แล้ว +9

    abwaan xayawaan kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hindi18
    @hindi18 6 ปีที่แล้ว +5

    Ustaat jini ishumii ka arkaa halkan

  • @hawaadam3918
    @hawaadam3918 6 ปีที่แล้ว +8

    Hhhh waxa iga qosol badnayd marku yiri wariyuhu maxaaa gabdhaha kaaga dhex lumay suldaan iyo jini shumi iyo cabdulahi xayawaan dad jira

  • @laylaqaali1120
    @laylaqaali1120 6 ปีที่แล้ว +2

    abwaan xawayaan 👏👏👏👏👏

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 6 ปีที่แล้ว +8

    soomaali dhalad ah ayaa meesha isku heley noolaada akhyaarey.

  • @suhurgarad452
    @suhurgarad452 5 ปีที่แล้ว +2

    waw eesh calaa hees

  • @karanle44
    @karanle44 6 ปีที่แล้ว +2

    abwanka gabartisa raaba xiliga laga bilabo waba ii amane yaa ila qapa sidaz ha igu qapsanina iga garsiya abwanka

  • @amalali7142
    @amalali7142 6 ปีที่แล้ว +2

    Suldaan😍😘😘😍

  • @talisokibirtay1326
    @talisokibirtay1326 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwan xayawanoy 😂😂😂ani hal hes o sabriina i same mgaceyga wali ma arag hes lo qade

  • @hamdasaidali5807
    @hamdasaidali5807 6 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan xawayaan abwaan dhamaystiran weeyaan walaahi inkastoo magaca xawayaan aan jeclaan lahaa abwaanku inuu iska badalo

    • @Ayaan-en4wn
      @Ayaan-en4wn 5 ปีที่แล้ว

      Waa magaca awowgii suu isaga badali

  • @bishaarfarxaan5355
    @bishaarfarxaan5355 ปีที่แล้ว

    Mas allh

  • @nalkahealthcare9191
    @nalkahealthcare9191 6 ปีที่แล้ว +2

    Lool jini ishumi aboowe kulahaaa

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว +15

    *suldaankii* siL-siLada asxan hees✌

    • @saidwadani9263
      @saidwadani9263 6 ปีที่แล้ว +1

      Empire girl meel walbo majoogtaa adiga 😂😂

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว +3

      Said Wadani 😂😂mesha joogo maxa ku joojiyay adi

    • @abdulkadirhajiahmed1368
      @abdulkadirhajiahmed1368 6 ปีที่แล้ว +1

      Runti sí aad ah ayaan uxiseya
      Fanaankan da. Da yar é suldaan seeraar

    • @saidwadani9263
      @saidwadani9263 6 ปีที่แล้ว +2

      Empire girl guuleed simba iyo safwaan wali makuu soo jawaabeen horta 😬🤣

    • @empiregirl5033
      @empiregirl5033 6 ปีที่แล้ว

      Said Wadani 😂😂meeqo jeer *xasan* *aadan* *samatar* baa ii haray istaqfurllh

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว +17

    abwaan xawayan hada i arkesid waxan ka codsana inan so afjaro aniga silsilada hesta ugu dambesa isame😁

    • @sharmanfaysal9763
      @sharmanfaysal9763 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasra Love soo sheeg khisada kugu dhacday anaa kagarsinaa abwaanka iskumeel ayaan jognaa

    • @Sharoobo
      @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว +1

      +Sharman Faysal
      ninba i xumeyey wllo waliba an jecla😢

    • @sharmanfaysal9763
      @sharmanfaysal9763 6 ปีที่แล้ว +1

      Nasra Love waa igu balan in aan usheego insha allah

    • @Sharoobo
      @Sharoobo 6 ปีที่แล้ว +1

      +Sharman Faysal
      tnx wllo ila so xariir markas😢😢

    • @superzaara2421
      @superzaara2421 6 ปีที่แล้ว

      Howshan maaa kenty sxpey

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 6 ปีที่แล้ว +6

    Jecliyaa dadkaygii SooMaaLi GaLBeeD

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 6 ปีที่แล้ว +1

    Jini ishumi waxan ku xasuustaa aniga riwayadii Radio shabelle kasoo gali jirtay o u ku jilayay Saban laseexde

  • @caddehelper1351
    @caddehelper1351 6 ปีที่แล้ว +3

    Jinni iyo xawaYaan waaba wax kale hhhhhh

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 6 ปีที่แล้ว +6

    Ragbaa meesha isu heley Waleee

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 6 ปีที่แล้ว +4

    🎸🎸🎸🎸🎸🎻🎻🎻🎻🎻🎸🎸🎸

  • @safasagal3986
    @safasagal3986 6 ปีที่แล้ว +4

    Jini shumi 😂😂😂 magacas ayan ku haystaa

  • @farahabdi7333
    @farahabdi7333 5 ปีที่แล้ว

    hees aan dhagaysto heestan ugu jeclhy wleesadexdiinaba xushmad ayan idin hayaaaaa

  • @dancedance2107
    @dancedance2107 6 ปีที่แล้ว +6

    First commets

  • @kumanriyaqinebalkaadzo7042
    @kumanriyaqinebalkaadzo7042 6 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @nikolai9403
    @nikolai9403 6 ปีที่แล้ว +3

    👍

  • @mohamedyussuf9664
    @mohamedyussuf9664 6 ปีที่แล้ว +4

    Waxaad tihiin sadexda nin een fanka kuqiimayno Maanta hadaan nahay Ree jubbaland wadnahaad noo taalaan

  • @mubarakcadeh5081
    @mubarakcadeh5081 6 ปีที่แล้ว

    ❤KuH TaGEraH❤

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 6 ปีที่แล้ว

    Suldan sareer waa ku aaaminsahy

  • @jamaladem9945
    @jamaladem9945 6 ปีที่แล้ว

    Abdullahi xayawan and jiini ishumi kkkk

  • @queencaisha9836
    @queencaisha9836 6 ปีที่แล้ว

    Wariyihu dhib badanaa gabdhaha maxaa kaaga dhax lumay kulahaa😂😂😂
    Noolow abwan cabdullahi xayawaan hadaan gabar la aamanin maxaaba amaan leh😘❤

  • @hawaabdullaahi1979
    @hawaabdullaahi1979 5 ปีที่แล้ว +1

    Waqtiga ka qaldan hadii aad hada jirdo 56 sano sidee ku heeseysay 1973 maybe 66 sano ayada jirda waqtiga ka qaldamay

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 ปีที่แล้ว +3

    HEESTA,,,HIBO,,,waa heestii aan ku SAXAY,,SULDAAN SEERAAN,,INUU YAHAY FANAAN LA DHAGEESAN KARO OO CODKIISU DANANAYO,,
    ERAYADA,,,HEESTUNA WAA HEERSARE,,,

  • @amalhussein7591
    @amalhussein7591 6 ปีที่แล้ว +8

    hesta halbowlaha wadana yaqaday

    • @rashkaxqatar6214
      @rashkaxqatar6214 6 ปีที่แล้ว

      amal hussein Nuur Daalacay ayaa qaaday huno

  • @naajiosman2174
    @naajiosman2174 6 ปีที่แล้ว +8

    😂😂shuuriye miyaa wariyahas

  • @munaabdi6991
    @munaabdi6991 6 ปีที่แล้ว +8

    rag culus hawada ayan idinka Salamay adeerayal 🙏🙏

    • @noorgamer2263
      @noorgamer2263 6 ปีที่แล้ว +2

      thanks walal alle ha u naxriisto abahay ayaa ka mit ahaa nuur abdulle oo magacisa meesha oo ka sheegay