SULDAAN SEERAAR | HEESTI AAMINA | LIVE VALENTINES PARTY NAIROBI | 2019 OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • HEES QISO DHAB AH!
    Aaminaay Dareenkii
    Dugsigeennii Barashee
    Dagmadeennii Waaberi
    Adoo Ubax Dillaacooo
    Araggana U Daawo Oo
    Dumar Ugu Nasiib Badan
    ………………………………………
    New Somali music video
    Suldaan Seeraar Iyo Hablaha Hargeisa Shib Iska Dheh Live Show
    Suldaan Seeraar Iyo Hablaha Xamar - Hablaha Nairobi
    .....................
    VALENTINE'S DAY SPECIAL
    SHOWGA NAIROBI
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS,
    FAYSAL MUNIIR
    MOHAMED BK
    ..........................................
    Xiddigga jigjiga
    Suldaan seeraar guhaad
    Oo soo saaray hees
    Taariikhda gashay
    Heest ugu dheer heesaha somalida,
    Heestii xasan aaden samatar
    Ee Beledweyne
    Ayay barbar u tuurtay
    ………………………………….
    EREYADA: ABWAAN CABDULLAAHI XAWAYAAN
    LAXANKA: USTAAD SICIID NUUR JINNI I SHUMI
    MUSIC: CABDI ABIIB CABDI YARE
    HEESTA : AMINA 2019 OFFICIAL VIDEO
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 84

  • @user-lg8ed2di4b
    @user-lg8ed2di4b 5 ปีที่แล้ว +58

    Suldaanka Geeska inta Taagerta gacmaha uma teedka ufura 👍🇸🇴🎶🎤🔥

    • @geelenuure9945
      @geelenuure9945 4 ปีที่แล้ว

      Mnsha Allah wn ka heley 💋💋💋💋💋💋💋❤️❤️❤️❤️💓💓

  • @mutter_123bilaal8
    @mutter_123bilaal8 4 ปีที่แล้ว +12

    hadii hoy lagula dagay damiirka iceliyo dareenkayga garashadu ducu kuu hibiyee dumar ugu saree abid 😍😍

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 3 ปีที่แล้ว +7

    Runti Hestan markaan dhageysto Dareen Aan aqonsan Aweyey Halkuu iga Yimid iyo cida Aan Tabayo aya igu dhasha 7/11/2020 Habeen Axada

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 5 ปีที่แล้ว +10

    Dib uhay xishod yiri
    Amina dareemiye wali
    May dareemine waku dawaqa

    • @user-mt7ur1ky4g
      @user-mt7ur1ky4g 7 หลายเดือนก่อน

      Wll wan ku daremaya❤

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxaan ku jeclahy qisadaan cml baa igu dhcdy lkn alx ayadoo la iga guuursan baaaan dib u heshiinay love you xubi MARI XP

  • @suuzanmohhmed7032
    @suuzanmohhmed7032 หลายเดือนก่อน +2

    hadaan daydayayo dadka kama aqane idoor allahayow 😢 midka raga igaga filan 30/7/2024/ 10:16 fiidnimo habeen arbaco ah from jigjiga ❤

  • @fatemayousuf3484
    @fatemayousuf3484 3 ปีที่แล้ว +21

    Heestan qofban kuso xasuusta nasibka aya nakala diray balse hada xaas ayu leyahay waxnan leyahay nolol qurux badn ban idin rajenaya😞

  • @hodanxasan510
    @hodanxasan510 5 ปีที่แล้ว +12

    Suldan seraar guhad suldanka geska wankutageraa inbadan hore usoco 😍😍😍😍😍😍😍dadku yay ogaan kale🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @awilabdilaahialihaahi7728
    @awilabdilaahialihaahi7728 4 ปีที่แล้ว +4

    Ax heesta nin uu jacayl dhabi galay ayaa laga sameeyay

  • @munaosman1223
    @munaosman1223 5 ปีที่แล้ว +12

    Waanka heley heestan way iga gadanthy suldanka somaalia

    • @rashiidmaxamed
      @rashiidmaxamed 3 ปีที่แล้ว

      ana waxaan kahelay sawirka kuu saaran

  • @ibroismabdirahman9556
    @ibroismabdirahman9556 ปีที่แล้ว +2

    The rythm of this song is so nice, infact the best af all his songs

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 3 ปีที่แล้ว +3

    Waya iga gadantaya heesto xanuunkaaga waan dareemayaa ax ax 😢😢😢😢

  • @fatimaheyle4249
    @fatimaheyle4249 5 ปีที่แล้ว +13

    Heesta ugu shidan heesaha suldaanka geeska

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +8

    Viva suldaan seear 🇺🇿🤣🤔🤔🤩🤩🤯

  • @shukrihassan1094
    @shukrihassan1094 5 ปีที่แล้ว +11

    waaw hees iga dheh suldan waan ka hely 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 ปีที่แล้ว +1

    Heestan wan jeclahay ♥️👍

  • @cadeheydhalad2672
    @cadeheydhalad2672 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan aduunka ogujeclahay waaye wlhi mashaAllah 🥰🥰🥰🥰

  • @inamohaabdi9549
    @inamohaabdi9549 5 ปีที่แล้ว +21

    😭😭
    Qofaa jecleed halgaa guursdo xanuun wlh😢

    • @baxsanmohaabdi6495
      @baxsanmohaabdi6495 5 ปีที่แล้ว

      Suweez Moha abdi hhhhhhhh naa maitaqaanaa ani😂😂😂

  • @maxamedseyd7120
    @maxamedseyd7120 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah allah ha ku dayo codka pro wan ku tayera

  • @apdikareemkaiseofficial9786
    @apdikareemkaiseofficial9786 4 ปีที่แล้ว +4

    Suldaanka geeeska👂👂👍👍

  • @axmed12195
    @axmed12195 11 หลายเดือนก่อน

    2019 until now 1/October/2023 dhagaysanayaa xasuus gaara

  • @muunishabdikadir6510
    @muunishabdikadir6510 5 ปีที่แล้ว +9

    Wan ku tagera suldan seraar

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 5 ปีที่แล้ว +16

    hadal aan dadaayo dibnaheygu dideen inaan dibada kenana dag dag ma fcnee dib u haay asigaa daremiyee 😭😭😭😭 illa hada ima ogaaan 😰😰

    • @amiinaamiizha6132
      @amiinaamiizha6132 5 ปีที่แล้ว +1

      Sulaan seeraar guusha best song keep going pro taag yeero buuxda from hargeisa

    • @jabartimaxamud5530
      @jabartimaxamud5530 2 ปีที่แล้ว

      Kala dul dhac wlalo isagu uur ku baale mahe

  • @hafzaahmed995
    @hafzaahmed995 5 ปีที่แล้ว +14

    Suldaanka heesahiisa midaan ogu jeclahay waaye

  • @nimcodagan6484
    @nimcodagan6484 5 ปีที่แล้ว +14

    Fanankan Top weyan 💚❤🌹

  • @roshniasad5089
    @roshniasad5089 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow suldankahy

  • @mabdihakim056
    @mabdihakim056 ปีที่แล้ว

    Waxani hees way dhaftay intu suldaanku hees qadayey tii ugu wacnayad ila malinkii heestu sobaxaday ila manta wan dhagaysanyaa Sudaanka Geeska❤

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed 5 ปีที่แล้ว +10

    Suldaan ❤❤👏

  • @alsafood4244
    @alsafood4244 5 ปีที่แล้ว +6

    Suldan labo maha ❤️

  • @munaaqibmalkani4491
    @munaaqibmalkani4491 3 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka shanta somali

  • @maxamedshiikhaadan741
    @maxamedshiikhaadan741 4 ปีที่แล้ว +4

    Asxan fanaan

  • @fatmaqeys479
    @fatmaqeys479 5 ปีที่แล้ว +11

    Iidoor allahayow midka..........😂😂😂 👌👌👌

    • @SN-bm2km
      @SN-bm2km 4 หลายเดือนก่อน

      Ducadaada wa la aqbalY😅

  • @maanbilemohamed1256
    @maanbilemohamed1256 2 ปีที่แล้ว +2

    Suldaanka nin an tagero

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤AR😂😂😂😂😂love habibi

  • @sanayadebeautyhijabianquee2535
    @sanayadebeautyhijabianquee2535 5 ปีที่แล้ว +7

    So painful wey itabate this song

  • @fardowzaqueen8984
    @fardowzaqueen8984 2 ปีที่แล้ว +1

    Suldaankeyii🥺😢👑

  • @faliscali5950
    @faliscali5950 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 / Dip hdaa udawanyzo 👍

  • @hamdabiite9901
    @hamdabiite9901 ปีที่แล้ว +1

    I love this song❤️

  • @sanayadebeautyhijabianquee2535
    @sanayadebeautyhijabianquee2535 5 ปีที่แล้ว +6

    A very romantic man xaskisa kufaano

  • @gulethsaid7972
    @gulethsaid7972 5 ปีที่แล้ว +10

    Mzha Allah zuldnka
    Nice song🔥
    Wr igu qbo lije😂😁

  • @asmaegal1151
    @asmaegal1151 5 ปีที่แล้ว +9

    😍😍😍😍😍😍

  • @maxamedmaxamuud4626
    @maxamedmaxamuud4626 2 ปีที่แล้ว +2

    2021

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 2 ปีที่แล้ว +2

    100/100

  • @fifa20somalips48
    @fifa20somalips48 5 ปีที่แล้ว +7

    Dee ma iska ooyaa hadapa eesh calaa hees nio han iska ooyee hayaapanina kapaneeeee

  • @djlii270
    @djlii270 5 ปีที่แล้ว +9

    Saan usugayay waadaalay

  • @ridwaanahmed434
    @ridwaanahmed434 2 ปีที่แล้ว +1

    true story igu sabsan ka hadle wlhi hestan

  • @Zaki__7483
    @Zaki__7483 4 ปีที่แล้ว +2

    Kama dalo hestan qiso dhaba io miro mac

  • @muktarmusics1069
    @muktarmusics1069 3 ปีที่แล้ว +2

    Nice job keep going on bro

  • @xamdiapdilaah529
    @xamdiapdilaah529 5 ปีที่แล้ว +7

    suldaan top fanan

  • @maxamedsiciid8788
    @maxamedsiciid8788 4 ปีที่แล้ว +2

    What asong

  • @asaldhaladinaxasan8039
    @asaldhaladinaxasan8039 5 ปีที่แล้ว +7

    suldaan seerar ku dagera

  • @samiyaereg9252
    @samiyaereg9252 4 ปีที่แล้ว +3

    2020

  • @sawdacabdicasiis9268
    @sawdacabdicasiis9268 5 ปีที่แล้ว +7

    😍😍😍💋👌👌👌👌

  • @Sooffe
    @Sooffe 2 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha diinta lagu barbaariyo inaba caadi ma aha

  • @juweeriyaqaasin1895
    @juweeriyaqaasin1895 ปีที่แล้ว +1

    21/10/2022

  • @suhaylasandarela2445
    @suhaylasandarela2445 4 ปีที่แล้ว +2

    Suldankah geska

  • @mohameddek1437
    @mohameddek1437 ปีที่แล้ว

    Dadku yey Ogaan kale🥰😘😳🥺😦😧😨😰😥😢😭😱

  • @hoododeeqa5877
    @hoododeeqa5877 5 ปีที่แล้ว +6

    ♥️♥️♥️

    • @rukiaahmed2150
      @rukiaahmed2150 5 ปีที่แล้ว +1

      Wooow nice song my ina aderkey suldan Serar guhad quruhlow aya tahaye mansha Allah

  • @khadarahmeddhoore748
    @khadarahmeddhoore748 5 ปีที่แล้ว +6

    Abdi askari emailkaan u soo diray, iga soo jawaab walal.

  • @martinmaina9362
    @martinmaina9362 5 ปีที่แล้ว +4

    So good,can I get a translation pliz?

  • @iqrashire8030
    @iqrashire8030 2 ปีที่แล้ว +1

    2/9/2022 💔😥

  • @sodma.1
    @sodma.1 ปีที่แล้ว +1

    27/1/2023

  • @MohamedHussein-lg5wk
    @MohamedHussein-lg5wk 3 ปีที่แล้ว +2

    It's narty ride mavilous

    • @xamdagaabo4217
      @xamdagaabo4217 3 ปีที่แล้ว

      Ax hees iga dheh walahi waxan xasuusta qiso igu dhacdy wakhti aan yara balse imika wali meel aya i xanunta markan arko qofkii balse xaas ayaan noqdy imika intad Dunida noshy farxad igu nolow

  • @mohameddek1437
    @mohameddek1437 ปีที่แล้ว

    Atho ilalinayo anshaxaa hee🥰🤣🤣🤣

  • @cilmixikmaawiofficial5272
    @cilmixikmaawiofficial5272 ปีที่แล้ว

    Now is 2022

  • @cabase9155
    @cabase9155 2 ปีที่แล้ว +1

    Dholod

  • @cabdicaziizaadan3386
    @cabdicaziizaadan3386 4 ปีที่แล้ว +3

    😎😎😎😎😎😎😎😁😘😁😁😁

  • @user-bo1xi3mz8x
    @user-bo1xi3mz8x 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤