Ana aan dawoobe Igu deeq alahayow Wiil aan ku daga oo Diin iyo asluub loo Dooqana wadgno Daacad u ah jaceylkoo Intaan dunida jogaba I daryeela waligi Haddan daydayaayo Dadka kama aqaane Iidoor allahayow Mid ragga iga ga filan ❤
Classical music with a lovely weather wlh I wish could be there u guys are to lucky to have can of these part ❤❤ the little girl she's to pretty n I liked her confedence gold bless you sister ❤
Waaaaaw kudayasho wacan farxad ayaan la ooyay quruxda loo duubay wawigeyga allaha inoo xafdiyo fanaan suldaan
Goobweyn,baydhabo,jawhar,muqdisho,gaalkacayo, meelahaan Somalia ugu jeclahay inaan soo arko from Somaliland
A kaadir Moh'ed ❤️❤️❤️❤️🥰ku so dhow wll
@@hidaelmi4545 ⁰
Welcome from raxaweyn beydhabo jany
jecliya koofurta allow mar aan kuso dalxisa 😍😍from hargeisa
Insha Allah mardhow waad iman waa laysku soo noqon wixii nool aduunyada.
wanku so dhaweynah mcnee
wad imaan dhaqsi xamar kugu sodhaweyn
Astaqfurulaadheh muuse handaraab yaanukumaqline
@@madaryusuf5606 madaxwayhana qaranku hablaha ma cantrol e wax kale sheeg
Ana aan dawoobe
Igu deeq alahayow
Wiil aan ku daga oo
Diin iyo asluub loo
Dooqana wadgno
Daacad u ah jaceylkoo
Intaan dunida jogaba
I daryeela waligi
Haddan daydayaayo
Dadka kama aqaane
Iidoor allahayow
Mid ragga iga ga filan
❤
@@sahlasahla9860 wad hele wll talo alle udaa
Waa dhulkii aan ku dhashay kismaayo iyo gobweyn waa dhulka somaliya igu quruux badan badda wabiyada is dheexmaraya I'm glad inaan ku dhashay dhulka barwaaqo talo💞💞💞💞💕💕💕💓
M.a guuleyso
@@amiinodahir9243 bada xeb kismayo kal iyo lab
Suldaan Seeraar Halyeey Soomaliyeed Waxaan Jeclahay Sida Uu Hadalda Macaan Uu Gabdhaha Soomaliyeed Uu Ugu Qaado!! Heesaha !! Waan Kuugu Heystaa Suldaan Seeraar!!! Horey U Soco Walaalkeey Soomaliyeed!! 👍👏🙏🏻👌😍❤️🇸🇴
suldanka geezka codkisa haday kugu baxdo farta isaar😂😂😂😂😍😍😍
😍😍😍😍😍😍🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂🙂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sup
Sdruaa
@@مريممحمد-ر4ب 🥰🥰🥰😋😋😋😋😋😋
waxaan dib u so raadiyay in aan dhageysto hestaan 13/5/2023 hadaad iga danbeyso LIke ta dhac igu dheh oo aad u so xistay!!
@@mrawaaleaden4047anigu Waxaa Dhagaysana 18/ 7/2024 zhp
Suldaanka geeska Iyo heestii amiina runtii wa hees aad u macaan suldaanka hor usoco sxb dhankaga ayaay ka shidan tahay
Maanshalah Ilaahow dalkeena sidii hore noogu So celi amiin
My God this guy can sing❤️❤️🙏🏽🙏🏽🇸🇴🇸🇴💝💝💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heestan& hesta baladweyn wxan ku jclahy laxamada sida loo kla badalayo❤
Codka wuu u dhashay apti Go forward
🥺❤️❤️ inoo caashaq idilayana anigoo Daren siinin 😥 raboo calaf igu dar hadoo qeer iiyahay
Aamiin
Cabdi azkari *Gobolkii Sanaag* ban saln kga sidaa Awoowe Hore usoco Hdii ad slnta kaqaday Love Ku riix
Maansha Allah quruxda dhulkeena Ilaahay somali xumaanta qabiilka iyo qooqobka Ka saar , waxan jecelahay inaan gabadh Ka guursado koonfur waayo waan jecelahay somali dhamaanteed inaan goobwayn booqdo jecelahay from Somaliland
Booqo dhulkaka, from kismayo somalia
m.a geesi qaaliya suldan serare guhad ❤❤❤❤
Suldanka geeska ku tagera pro walhi hore u soco
Abdi Askari Tube hore u soco la kuma gaari karo bro keep going ❤👍
Walalkay Alfanan Hassan Gantaal wanku salaamayaa 🙌
Wow AlFanaan Hassan Gantaal Salaan huuno, KISMAYO kaaley
Kkkk
Hassan salan sare king
Xasan miya modin qofki magacisa wata
ماشاء الله تبارك الله
Duulkenu Qurx badana ilaahow Noo badbaadi oo Noo Nabadee
Wan jeclahy inaaa aado gobweyn wllhi meela ka jeclahy ma jirto aayada kismaayo cadey from muqdisho
Suldaanka nafta suldaan seeraar horay usoco wll
Beerta heesta lagu soo qaaday jawigeeda nin beeraaley soo ahaan jire lee dareemi karo kkk jawigaas macanka badan ax
SafidinyareVEVO heesta waaa laala dhcaye m.a allha codkisa Waa cod mcn
Wlhi beentaa ma ahan
@@saddambarrow6364 true events life in somali
@@saddambarrow6364 b
I know it's kinda off topic but do anybody know a good website to stream newly released movies online?
Waxaasa fanaana , waxaasa ereyaha , waxasa laxaana, waxaasa musika, waxasa jawi , ugu danbayn waxasa jaceyla
13ka may 2024 ayan hestan dhagesanaya inkasto an inbadan dhagestay hasa ahate commentigan waxan qoraya anigo jacel gabar magaceda ladhoho asmo waxan ilahay kabaryaya inu iyadane xaskeyga kadhigo ❤🙏🙌
What a great song keep up wish you well 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊🏼👊🏼🧘🏿♂️👏🏾💃🏿💃🏿👍🏿
Haa
Goob weyn meel dalxiis ku wacn lkn dayac badan qabto Allow dalka nabad nooga dhig reer kismaayo farta taga dhamaan dadkii xafadaydi farjano waan wada salmaya qasatan hooyaday mcn oo hada kismayo ku sugan ilin iga imatay hooyo markay i tiri suuq yaasin ka adeganaya hadhow kuso wacaa hooyo
Nagaash Channel xage jogta abayo qaali 👏
Cabdiaskari u are the best keep doing what you do. You are the only person can do what you are doing bro. One love 😍😍👍
Suldanka geezka🙉❤🔐🦁
Mahad sanid wallkay suldaan narka ina ader kay aad. Baad umadsantahay😢😢😢❤❤❤❤
Aaminada uusheegayaba waa adiga malaha
Suldaan seraar adiga iyo heesahaga waa ika gadan tahay codka diamond kaa ah mashallah 😍😚💋💕
hana zheek ahmd
Suldaan sodhawaw
Reer wabari muqdisho miyay ahayd samiday aamina😊
Gabdhi ideeqado dumaar welayinayan intu dadki helaay xaaly wabiga ay duljogaan so daayima Kuma araak a♥️♥️
AbdiAzkari you tuberka weyn keep going lbx 💯💯💯💯
Suldan Booqorkaa coodkaa manshallah 😘😗
Boqoroda reer Ogadenia malagugu caana shubay BOQORAD❤😁?
Jowhar dalxiiis lahoo dalagiyo beeraha durba wada baxenoo intuu daraay maalkii dadku wada xamdiyayaan waah waah jowhar my dagmo 😍😍😍😍😍
Mnsha Allah
Kismaayo weeye gob weyn
@@umumaajidmaajid6080 waan ogahay
aduun jowhar kajoog aakhirana jano
My degmo aan ku dhashay aana jeclahay
Suldanka legend.man🔉🔊🔊🔊🔊
Eesh calaa way dhaaftay hees 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
macha'allah hees iGa dhee ruunti mahadsanid suldaanka geeska waale wa marki igu horesay aan arka hees amina oo sidaan uu macane
IBRAHIM Amina
@@nimco9972 hee wll
Mar haddii Aqal Lakula Dagay Damiirka I celiyo
Dareenkeyga Garashada Duco Kuu Hibeeyay DuMar Ugu Sareey Abid Xuriya Abdlla Xayaat😢
Yaaa salaaam suldaanka geeeska africa king nolow
Mnshala ah yaa axsaan fanaan
Qurxbadana wadenkenii ilahow nabad nogadhig
Genius ❤❤❤
WaaW caadi mahaan #abdiaskari fadlan heestaan dib usoo duuba iyadoo muuqaal tayo ah leh inkastoo meel qurxoon lagu duubay lkn tayada muuqaalka woxgaa ubahan dib u haybayn waa hees aad cajuib u ah codka fanaankana mashaa allah ah
Masha Allah ilahay ha kuxifdiyo walal key
SuldaaNka geezka👍💪
Sul daan. Seeraar 😊😊😊😊😊😊😅😮😢🎉😂❤
Classical music with a lovely weather wlh I wish could be there u guys are to lucky to have can of these part ❤❤ the little girl she's to pretty n I liked her confedence gold bless you sister ❤
i missed kismayo cadey wlhi😰😰
Ilahay kismayo ha igeeyo
Yes Suldanka i am a big fan of ur songs
Still I,m watching in 2023 💔🎧🎤👀 😌
Qiisadani anay iguu socotaa malahaa tana ookale ayaa ihaysee from Bangladesh
Fanan nimo wan kuu daayey wllhi m a
8:24 that little part is my favorite 😘😘😘
Suldaan Seerar aad iyo aad ku salamaa walaalkeyga
Landhere walkey I nolow
@@fadumofadumo5280 laankisa xagee ku aragtay anaga yaab aragnay
@@fadumofadumo5280 waa ku aaminsanahey
@@mohamedmohamud8459 waa cuqdadeesantahey
@@SaleebaanHG hhhh cuqdad micnaheda ma garaneysa intadan igu tilmaamin
Maasha allaha Suldaan Illaahay ha ku xafido 👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌
Waaaaaw m.a m.a suldan walh ku xafido
❤❤❤ARILOVE YOU JE T'AIME AMOUR TOI habibi habibi je t'aime 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘 💘
Just I watching ❤😢
who is watching 2024❤😢
Me just 2024🥲
Me 12 june😢
Me in June 2024😢
@@idilxuseen640 Me august 2024
Heesta xageeda hore waa shiib iska dhee ducada naaa amìiiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Way chidan tahay fana nin tu iskumajiray wa fan buxa mancha aallaah hore usoco suldan
msha all wlhi way shiidanthy asal Waxa
Heestani Malin kasta ugu yaran afar jeer Ayan dhaqeystaa 2019🇫🇷
ascwllo
Sulda👍👍🥰🥰🥰🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
Suldanka codka 😍😍😍🤩🤩🤩
caadi maaha heesto shib is kadheh 😍😍😍
What a nice song♥️
Alla maxa dhul quruxdiis ilaahey nagu maneystey
Heestan Waxaan daawaday 6 years ago
Welee fanaan kuu daayey sxp
Hdal an dadaayo dibnhyga diiide inan diwada keena waaaaaw Abdi Askari Always the best go forward huno
Alaa honey
Ninkan mar hore ayaan arkay inuu fanaan asal ah yahay. Waxaa ku xiga Abdirashid Shaah oo asaguna ah balo. Suldan Guuleeyso ninyahow.
Wey hees dhaftaye tan ❤❤
Baaaaaaaaass 👌 my favorite Suldan seraar ❤️
GOBWEYN DHULKII SHEEKHAAL LOOBAGE ❤👏💯
Goobtu quruxbadana goobweyn
Kismaayo miyah meshan😢
waaaaaaw fanan dhiri galiye dhaman shacab kisa suldan serar guhaad noolow inti nolol jirta🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Abdi Askir hormar wacan sxb ceeldheer baan kaa soo salaamayaa
Guusha Fanka Abdi Askari tube guuleso bro
Wow Suldaan Seraar bilad sharaf ayuu Mudanyahay
Who is watching this video in November 2021
Coronavirus 2020 settle washington my god bless the🇺🇸🇸🇴
amen bro
Top sxb hasojeedsan
Hesta ma ilobayo nolo shayda intaka hadhay way igu sonoq noqotay wiilhi
Xariir axmed hobalka gayiga somaaliyeed hala hala
Goobweyn magalo sheekhaal
This kinda like wardheer by Hassan Adan Samater masterpiece ❤ keep going Brother Suldaan seeraar Lagan
first
sharmake abdi abdilahi xaaaku soo dada jiyay
Suldanka allah yaiizak😍💝💝
My God this guy can sing❤️❤️🙏🏽🙏🏽🇸🇴🇸🇴💝💝💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ohh yes 🤩🤩🤩
Yah so nice
@@nimcoilyasburlytv615 ⁰z
Walal hees hamse ah so qaad
🤣🤣🤣🤣🤣ma nin baa nin u heeza mxay ledahay qoftu
Gobween❤❤👌
Sheeko marka lagugu hesayo wax ka macan maleh
Who is watching ,2020
Suldakaaaaa sxb iil cadow Allah hakaqabto brother,lkn sual lagalasoxariri sxb wankubahanahy
Mon, 2 October 2023 duhur xamar kasoobaxo
MASHA ALLHA🤔🤗😁😃😃😚🤔😎