Xog Khilaafka Go aankii Habarjeclo iyo Suldaanka Guud oo soo afjartay dhankee raaci doonaa? Siraha?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @NimaIbrahim-p8f
    @NimaIbrahim-p8f 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ma tagerayno ciro iyo wadani tona anagu kulmiyanu nahay ha warerna muse citirafka keen umadu way kuu wada codayne ❤❤❤❤ guuuuul kulmiye🎉🎉🎉🎉

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa siday tahay suldaankayagii guud dubai buu joogaa oo wuu imanayaa dhowaan hadii ilaahay yidhaa

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani

  • @mohamedyasin6188
    @mohamedyasin6188 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yeah

  • @IsmaaciilCabdi-t4q
    @IsmaaciilCabdi-t4q 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar waa lagu iibsaday imisaa lagu siistay waa run

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaar targeersan shirkaaaaa ama diid ama yeeel

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    10 nin o ixtisaam o matala xisbi reerkan arinkooda ma goaamin karaan

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riwaayadda iyo indhasarcaadka yaad wax uga dhigaysaa..suldaankana hawgafin raalli kama aha waxa dhacay.adna hugunka beenta ah waxba kuma taraysid huwanraaca..sland guuullll..kulmiye guuulllll.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciro wa madaxweyne muse wa fashil arintasu dhamatay

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAR WAA LAGU IIBSADSY IMISA AYAA LAGU SIISTAY??!???

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waar kulmiye waa fashil gabalkiisu dhacay😂😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Burcawi24 burco ayaad sheegataysheegata qadhmuun hanaga sheegan magaalada faqsheey

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse ha iska nasto yuusan is ceeben

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xogagaal warrieya gaf badaan kou hadlaya tahay ou fiorso wadahaada

  • @munajax822
    @munajax822 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale❤😊😅😮😢43

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waarar kagoi waay iska hooray imanaya

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hakayaabin marnaba in ciro kursiga dalka usareeya uukufadhiisto waayo soomaalilaand luguma aaminikaro ruux aanu caddayn mawqifkiisa madax banaanida dalka oola ogyahay dhibkii uu ugaystay dalka iyo csdawgii uulasocday oo aanu qarsanayn

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ciro waa madaxwaynaha maalmo dabadeed insha allaahu soomaalilaan oo dhan ayaa dooranaysa waayo waa badbaadada qaranka dalka lagu aaminimaayo iyo khuraafaad looma baahna ee dagar ayay kugutahaye biyo badan kuliq insha allaahu badhaadhe iyo barwaaquu ino horseedi sid muuse afka cirka utaagimaayo isagoo madhan wadankana wuu difaacayaa sida muuse fulay maha waa asal geesi lixle inaadeerkii

  • @fadumaibrahim7467
    @fadumaibrahim7467 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar jooji beenta

  • @safiaosman-m5z
    @safiaosman-m5z 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale