Xog Go,aanka Habarjeclo ma burbur ayuu Ku yahay Somalilnd mise Bad,baado? Qodoba qarsoon iyo halista

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

ความคิดเห็น • 142

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Odaygii boqorka ahaaba qolyar omadownuu wax kadhexsheegay. Waxba kabadalimayo haberjeclo guul kulmiye insha allaah markastaba 🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Waabaabaryay bilicsan arooroy baxsan maalin boqoran hj badbaado qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Go'aanka Habarjeclo waa lama dhaafaan, waana meel mar oo way caddahay in reerku isku raacsanyahay in la diso Cirro!!....❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      habarjeclo waa kulmiye hakacaabininay ciro caanyo oo ciidanka jebiyay habarjeclo na u hiilin waayay oo dagaalku socdo habar yoonis way dabaal degeen markuu ciidanku jabay daanta galbeed xafladaa ka dhacay iyo in lasku hanbal yeeyay walaahi in bootaan laqabtaynaway ku farxeen garxajis oo dhami

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Waad kala hadlaysaa ee habarjeclo waa mid waana laga midaysanyahay muse by by insha allah

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 วันที่ผ่านมา +16

    rer bari way israceen h.jclo🦊 iyo h.yonis🦁

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      waa kulmiye habarjeclo garxajis waa cadawgii jebiyay ciidanka ee ka raacay ciidanka cadawga jabka ciidanka ku faraxjan ee iyagu dhabar jebiyay ciro caanyo waa cadaw iyo yusri ogaysiis ogaysiis

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 วันที่ผ่านมา +7

    Maya May May
    Waxba matereyen
    Waxba matereyo wixi naga beydhey guuuuuul muse geesi qaren weye allow dhowr muse markale musewo insha alleh ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Beesha habar awal waa ku faraxsanahay isbadal doonka suldaanka guud iyo suldaanka awal bari suldaan ayaanle masha allaah guul somaliland oo mid ah

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b วันที่ผ่านมา +6

    Reer abtiagay dhiig bay leeyihiin ❤❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ciro caanyo iyo yusra habarjeclo uma coday nayso

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m วันที่ผ่านมา +6

    Xisbiga kulmiye wuu Soo baxayaa ❤

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 วันที่ผ่านมา +3

    masha allah guul reer abtay hy iyo reer tolky hj alle waxan kabaryeya shirkan miidki idin midayn laha wallo dhab ah idinka dhigi laha isfahankina shaftina ilashada dagalka iskaya midowba wad guulaysanaysanaysan

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa go,aan dhaxalgal ah, wixii kaa ka duwan iba waxay abuurilahayd khalad siyaasaded iyo niyadjab kuyimaada guud ahaanba Somaliland, gaar ahaan kala dhaqaaqa beelaha reer sh isxaaq.halkii ay ahayd bay dhigeen,waana hambalyeynaynaa
    Gudoomiye Suleman Ali Göteborg, Sweden.

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc วันที่ผ่านมา +4

    War saasaa u dan ah Somaliland ah...Alxamdulillaah

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Go'aankan waa la filaayey waana guul insha allah

  • @NuraQallib
    @NuraQallib วันที่ผ่านมา +2

    Guul guul guul guul hj maanta waxay badbaadiyeen soomaalilaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drabdiwelimohed4758
    @drabdiwelimohed4758 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waa rayigaaga go,aan fiican bay gaadheen odayaasha

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kkkkkxaguu xukumayaa ciro ? Raba awal nin aanay kur siga saarin been buu sheegay walee iyo bilee xaaran ayuu kursigu ka yahy ciro tuug iyo tuug tiisa

  • @ibnuabdirahman05
    @ibnuabdirahman05 วันที่ผ่านมา +4

    Waar na dhig hoyada habar jeclo wastaye anagaa taageersan oo ma kii abaal laawaha ahaa ayaaan dib u doorano

  • @WadoCad
    @WadoCad วันที่ผ่านมา +3

    Iska hadle.
    Ina biixi way u dhamaatay ee tareenka isbadalka soo raaca.

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 วันที่ผ่านมา +2

    Alle kamadhigo
    Muse alle haku xiftiyo bidmilahi karim mudane muse markale insha alleh ❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye ❤❤❤❤kulmiye ❤❤❤❤❤❤

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Alle hakadhigo in muuse lagabadbaadiyo soomaalilaan

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Muuse iyo kulmiye waa dhacayaan

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shirka habar jaclo waa badbaado qaran guul u rajeeyn insha allaah

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guushu waa isbadal ka soomaaliland guul wadani wadajir soomaaliland🙏🏼🇭🇺

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc วันที่ผ่านมา +4

    Madaxawayne Muussow Somaliland way ku sharaftay waynu kuu samirtay...fadlan di sharaf leh xilka ku wareeji haddii lagaa helo

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Markaa ma Hooyadaa baa lagu warejinayaa khaayiinyow

    • @ahmedyaasiin5881
      @ahmedyaasiin5881 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@shadiaali2750ceeb xishod

    • @MuhammadAhmad-ki7jc
      @MuhammadAhmad-ki7jc 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@shadiaali2750 Walaal Shadiyaay waxaan is leeyahay hablihiina qurxooni yaanay qax iyo dhib arkin Inshaa Allah

  • @asjaahme4985
    @asjaahme4985 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    HJ go'aan bay gaadhay Suldaankuna wuu ku raacayaa, adiga halkee ku xanuunaysa?
    Adeerkaa muuse waydii jeegaantii isagaa Kala diray maamuk xumadiisii. Goboladii barigana qaar maqan yihiin.

  • @Borama1960
    @Borama1960 วันที่ผ่านมา +2

    I thought it was one man one vote? How are a bunch of men promising individuals votes. Somaliland is democratic nation, and a tribe leaders can not promise someone else's vote. Crazy. I promise every Habar Jecylo person will vote how they see fit. No one should listen to any tribe leaders. Your vote is your choice.

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahayow ninkii ummadda khayr u leh noogu dhiib .

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guyyl Somaliland ❤

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc วันที่ผ่านมา +4

    Waa badbaabado runtiii....

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul iyo gobonimo habrjeclo, wa go'aan badbaado,xaq iyo caddaalad u ah reer somaliland

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani waa Oromo layidhi tashuush kan yaan dib loo dhagaysan adeer mansha allah kanax oo naftaba waa habarjeclo guul somaliland guul asc

  • @MakoAhmed-j5d
    @MakoAhmed-j5d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul kulmiye isga hadle

  • @HRU20
    @HRU20 วันที่ผ่านมา +3

    FAALO XUME MIYAAD U QAADAN WEYDEY WAXA DHACAY SHEEKADAADU WAA BAROOR EE ISKA OOY

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Yusra hartay nasta guul kulmiye insha allaah 🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuul kulmiye insha allaah markastaba ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉

  • @RammadTV
    @RammadTV 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hore u Soco Xog Ogaal

  • @iftin2024
    @iftin2024 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa Guusha somaliland as usual markii hore waxay soo saareen muuse maantana ciro maxaa khaldan. Sida faysal sheegay ma habarawal ciro ma ogola baynu dhegaysanaa in dalkii dhamaa muuse looga baqo, maskaxda reer somaliland yaan la caayin.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland guuuuul somalilnd guuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland ❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuuul somaliland somaliland guuuuul somaliland somaliland somaliland viiva somalilnd viiva viiva viiva somaliland

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hjeclo wax udhan ma jirto waa qoladii Ictisaamka ee jabhadii Ciro buurta kasoo Debussy iyo Ictisaam koodii markaa Suldan Abdillahi wuxuu gudoomiyo ayaa Hjeclo isku raacaysaa waxan waxa soo walaalahood Ina Hashi oo Hersi Gaab xabaal ku riday markaa warar badan oo deedsfsynaya waxa Buurmadow ku hadlay ayya iska daba imanaya group kani waa kuwa doonaya inSSB ay hub ka dhigis ku sameeyaan oo waxaa wata nijaas huwan ah Mohamoud Gulaid Aygaa SSB xagii loo badana u mustaafuriya kalabka.

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kooxdii ictisam iyo huwantii ayaa meesha shir ku qabsaday maaha habar jeclo oo dhan wadanka inla burburiyo ayay rabaan kooxdaasii😮😮

  • @maxamedibraahim1357
    @maxamedibraahim1357 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kani waa oromo yaan la dhegaysan

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldaanka guud beelaha habar jeclo.waa suldaan c/laahi suldaan cali muuse

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa lasii ogaa inuu shirkaasu dhacayo waxaana inbadan sheegay ibraahim caydiid, hadaba waxaa wada shiray sadexda qaybood uu xisbiga wadani kakooban yahay kuwaas oo kala ah qayb ictisaam ah, qayb qabiil kakooban iyo fadaraal ah kolkaa waxaa wada shiray qaybtii ictisaamka ahayd.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuul somaliland somaliland

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu วันที่ผ่านมา +1

    Adeer Habarjeclo waa Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse iyo reer Somalilandkii kale iyo Supeer Awal khuraafaad laascaanood argagixisada joogta loogu danaynayo iyo walloweynta weeye warka ceebafweyn Maxamad kaahin iyo ina Xaashi keebaa guulaysanaya caruurta caloosha ku jirta xataa weydii wariye adigaaba tashwiish ahe !

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed วันที่ผ่านมา +1

    KKKKK HJ XARKIHII LAGU XIRXIRI LAHAABAY XUSULADA KUQAADATAY JAAW NABADGELYO HALKIINA UGU CUMAAMADA FIQI

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani

  • @husseinjama-of8rx
    @husseinjama-of8rx วันที่ผ่านมา +3

    Ciro 🗳️after November 13th 2024 🇭🇺🫡

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mabuu ahayn go'aan habar jeclo Ee wuxuu ahaa go'aan koox Siyaasiyiin dhaqan ku gabaday ahi soo jeediyeen kumana mudaysna habar jeclo kuma aha go'aankaa Gudigaa Siyaasadeed Somaliland e Habarjeclo ayuu burbur u horseedayaa

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beesha habarjeclo maaha beel colaad u haysa beel somaliyeed balse waxay go'aankooda markasta ku saleeyaan ilaalinta horrumarinta somaliland oo aheyd go'aan ay si daacada ula qaadatay dhamaan beelaha kale taasaay ku shaqeysaa markasta wax gooni ah oo ugu jiraana ma jiraan, waxaynu la soconaa inbadan in lalahaa beelaha garxejis iyo habarjeclo waa isku cadow balse habarjeclo arinkaa way beenisay maanta garxejis waxaa laga rabaa sidaa si la mida inay yeelaan oo gobonimadaa abaalkeeda fuliyaan marka ugu haboon is xidhiidhkaa bilowga ahi usii waaro nsha allah.

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaarogaal Huush Binu Heego

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADAANU HJECLO NAHAY TALADII SULDAANKAYAGA GUUD EE SULDAAN CABDILLAHI AYAANU TALADIISII KU RAACSANAHAY

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Baroorta faysal cali waraabe waa ku dirsaday isaga kursiga ma haaysto mana rabo waa nin mid kale shaqaale u ah 😂😂😂😂😂

  • @maxamedyuusuf1157
    @maxamedyuusuf1157 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllhy dhimayso in aan noqdo wadani waayo afar qodoba midna kuraacimaayo c/raxmaan ciro nama metelaan odayaasha laaluush qaatayaasha ahi

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Huwantaa xaarmajo ushaqeesa buuuufi xaarmajo dameeerah

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciyigii was ka beryey ninkii cinay bas ka liita, beesha Habar jeclo una dhama, meesha eaxa ku kulmay ugaadhii u dabneyd cadowga Somaliland, warka meesha laga sheegayna waa mid wakhti hore laga soi shaqeeyey

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabka HJ meeshay doonto bay raacaysaa
    Anagu oday tuugi nooma taliyo

  • @Xasmas
    @Xasmas 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Burnurkaa Somaliland NO ICTISAAM

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal sirta uun buu qarxiyaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam วันที่ผ่านมา +1

    HabajeCLo.urur.dimeed.uma.taLiyaan.Lamana..Afduubi.Karo.Codka.DadkaCodayna.yaa.waaxor

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani maha shir habarjeclo ee wasaxibadii wadani iyo icyisaam

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    adeer habarjeclo odayaal ayaa u talisa waanuna ku khasbanahay in aanu raacno hadalka odayaasha

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DUNIDA MAANTA TALADU GACANTOODA WAY KABAXDAY KOOXDII DUNIDA UTALIN JIRTAY WAX WALIBA WAXAY USOCONAYAAN SIDII SAXDA AHAYD HADABA KOOXDA WAXAAN LEEYAY
    WAXBA HAYS DAALINA MURUGADIINA DANBE KASII FIKIRA

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar heego iska samra SOMALILAND oo dhan ayaa Wadani u hiilisay baroorta jooji 🤣😂🤣😂🤣😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ICTISAAMkii sharciga afduubay laaluush Qaatayaal faramaajo

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guudida ictasaam Haber jeclo uma taliyan naman matila karan. SULDAAN GUUD SULDAAN CABDILAAHI SULDAAN ALI MUUSE AYAN NA XUKUMA AFKA HABER JECLO WAXA KU HADALI KARA SULDAANKA GUUD AYA NO XUKUMA. XISBIGA KULMIYE AYAN DORONAYAN

  • @mohameddaauud9101
    @mohameddaauud9101 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habrjeclo mawqifkeeda waxba lagaa waydiin maayo duufoow

  • @Awooda57
    @Awooda57 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guushu waa kulmiye anagana saarnay taajka bal aan aragno lacagta wadani waxay qabato iyo faatabaqda heesaha aad isla dhax mareysan

  • @mohameddaauud9101
    @mohameddaauud9101 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macaaaaaac

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Habar jeclo Ha u codayso Kulmiye 💚🧡💚 Hadi kalena dalkani wuu burburaya

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kooxdii Al ictisaam iyo kuwo siaasadda ku saaqiday iyo qaarkii xilalka laga qaaday

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse wa in dalka laga badbaadiya

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma baydhayaan hanfade ha noqon habar jjeclo ma liqi karto

  • @Halgame334
    @Halgame334 วันที่ผ่านมา

    SHIRKU KSLA QAYBSANANBBADAN BUU KENAY. LOOMA DHAMA SHIR AFDUUBA

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar habar jecloyoomeeshan layidhahdo ceel afween shir nabadeed laguma qabsn Karo waayo waa ceeb afween habarjeclyoo doorta maxamed kaahin

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 วันที่ผ่านมา +1

    Habarjeclo Huwanta ma u codaynaso Adeer

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadaa darood nahay habar jeclo inaa wadani tageeraan waa so dhowaynaayna waa kuqasbantahay wadani inaa dooratid ok

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Baryo ma aha taas

  • @CabdiFataax-z5b
    @CabdiFataax-z5b 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thuma walaahi cirro waad ku qasbantay

  • @CabdimaxamedTalabo
    @CabdimaxamedTalabo 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War Kan wariyaha iska dhigay calosha aya laga kiraysta

  • @CaashaMaxamed-s9n
    @CaashaMaxamed-s9n 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hara jecelo waxa rabana inanu Kala jabana wn helana hada habar yoonisa

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 วันที่ผ่านมา

    Yay matalaan markaa odayaashan somaliland bay ugu soo talo galayn in ay burburiyaan wlahii lkn waan iska qabanaynaa walhii

  • @accounting188
    @accounting188 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiyoow Samir iyo iiman

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa faysal lo siinwaye coodka

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Heego media oo wadnaha dhag leeyahay kkkkkkkk wabaa

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xisbiga uwanta haduu yimaado waanu gubaynaa somaliland maxaydin xukumi xamar hadii ay tagayso somaliland maxynu u dhimany igawalee inanay dib danbe lasku xukumi donin muuse dabadii habar awal dagaal ha u diyaar garowdo

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyada habar awal wastay.

  • @HipaaqCismaan
    @HipaaqCismaan 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂h jeclo boqorku mamatalo😊

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 วันที่ผ่านมา

    Waa jeegaan cusub.

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maya waa badbaado qaran

  • @AragsanHassan-r7w
    @AragsanHassan-r7w วันที่ผ่านมา

    Waan ka so fikiraynaa ma ka so fikireen

  • @mo3classic760
    @mo3classic760 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siilkii hooyadaa iyo walaashaa ayay pad,baadiyeen yaa ibna-khaniis

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maya waa talomaroorsi

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 วันที่ผ่านมา

    Burburkahabarjeclo

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤talomaroorsiweeyi

  • @CabdiFataax-z5b
    @CabdiFataax-z5b 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad ooyaysaaye

  • @SaleebaanMahdi-o7l
    @SaleebaanMahdi-o7l 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    A

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse juudaan ayaa kaa dhex hadlaya ee iska aamu please...

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Oo idinkabu idiin hiilinaya odayga waalan ee faysal ee idina miya ku caayaysan kkkkk

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed วันที่ผ่านมา

    KKKKK WAA BURBURKA SOMALILAND HAAN EEGNO

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam วันที่ผ่านมา

    Waleed.nimaan.sirtii.Garanyaw.kuuma.sacabeeyo

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 วันที่ผ่านมา

    50 kun oo ciidan ah baanu haynaa anagaaba duminayna somaliland la sheego 😂😂😂wlalhii yaanay muuse ka dambayn tani 😂😂😂

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 วันที่ผ่านมา +1

      Bye bye qudhmiye
      No calaacal 😂😂😂😂😂😂

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal วันที่ผ่านมา +1

      @@khalidmahamud1756 hhhh
      Miyad is dhiibtay

    • @khalidmahamud1756
      @khalidmahamud1756 วันที่ผ่านมา

      @@Weliwaqal may walhii ee yaanay ka dambaynba muuse 😂😂😂

    • @Weliwaqal
      @Weliwaqal วันที่ผ่านมา +1

      @@khalidmahamud1756 apthi tan ragba xabaal ugalay
      Ma marka la dhaho
      Garxajis aya la dhisaya ayay meeli ku xanunaysa
      Oo la duminya
      Tolow

    • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
      @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw วันที่ผ่านมา +1

      Qudhmey wuu qodhmee qudhmeye waa qudhmiye😂😅😅

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u วันที่ผ่านมา

    Nama matala n boqor buur madow iyo suldan guuled mana dooranayno ciro guul kulmiye

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l วันที่ผ่านมา +1

    Subahnala wlha ban hjclo matalin kuwani wa citism kuwe burta fulay kuwe kso dajeyay boqorburmadow munafaaqnimo samayay wuna is cabayay musa maxamad sidsay ku kala dhaqaqan ano mujahiid arkaya maxa no gayay marxum ciro cadowga ilhay guul kursi ma seyo

    • @magacaygamaxamuud7253
      @magacaygamaxamuud7253 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamina aduu HJ matihid shut up hadaba

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 วันที่ผ่านมา

    ictisaamtu nama matasho hadaanu habarjeclo nahay

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habrjecylo IS not huwane habrjecylo waa kulmiye doesn t matter burmadow