"Saaxiibkay Muuse Biixi waxan leeyahay Tanaasul samee oo dalka inta hadhay u tudh"Boqor Buur madow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 94

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Iguma matashid buurmadow cidii ka dhagaysataa kaaliidataa from habarjeclo

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Heego ina tahay amin hj ha sheegan shubo yahay langabta ah

  • @MyHsan-h5h
    @MyHsan-h5h 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Kolba balaayo debed meera oo la soo daayo ayaa somaliland hagar daamo ula timaada

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Is baddal baynu u baahannay walaal

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Isbedel khayr qaba, In Shaa Allah ​@@Kadar-ex8xp

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @kadar-ex8xp walal is bedelkuu maha ex-Kulmiye uu shaqo tageey Xusbiga wadani, xusbiga Kaah oo shaley xarashay hawada Jamuriada Somaliland Maha, handuu Cirro doonayo isbedel Madaxweynahe meey haboonen inuu Mafia-da soo buuxdhafiyeey xusbiga wadani inuu kuu Farxo oo weliba kuu faano, Abdirahman Cirro usodhaweysto nimanka tuugta... Isbadelkuu Maha inno Abdirahman Cirro uu daficii wayoo aqonsiga calamiga ee Jamuriada Somaliland sugeyseey 33 sano oo dowladaha geeska sida Jabouti, Somalia ka qeeyliyen iyo Masar, Turkiga, Qadar ee xasidinta dantooda wadata isbadelkuu waxa weeyan Madaxweyne Qaranka JSL uu dacada sida Muse Bixi Abdi, Faysal Cali Warabee, Dr Gaboose, Abdilahi Dahab, Abdilahi Darawal....

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Kadar-ex8xp ma ciro caanyo iyo xisbiga cadawga ah ee ciidan ka jebiyay baa isbedel doona habarjeclo way ogtahay cidii dhabar jebisay ee cadawga ka raacay

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@TogdheerBurco-x3p waaryaa togdheer waa la is bartay qof waliba wuxuu galo iyo wuxuu gudo. Oo maba qajilaysaane indho adagidaa. Saaxiib cirro u food haddaad dalka jeceshahay in la daba qabateeyo. Kollay muuse wuu inoo dhaamiye.

  • @maxamedwarsame2553
    @maxamedwarsame2553 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    codka haber jeclo ma, go, aamin karaan odayaasha iyo koofiyad baclayaasha gacanta kuma hayaan dadku cida dalkan lagu aamini karo ayaan codka siinaynaa bawdada markaan ka, jabay ninkii buurta galay ee ubucda iga toogtay in aan markale cod siiyaa waa habeen kii xalayya tagay ninkii saadka iyo sirta siinaayey

    • @mohamedmuuse-ck5gm
      @mohamedmuuse-ck5gm 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iyagoo ay HABAR AWAl ay is hayaan soowtii aynu afta Ka doonay MARKII ay HABAR AWAl heshiyeena sow KUWII INA waydiiyey rag waxaan Ka ahaynay aynu Nidhi ma hayno
      Inta ay gobonimo waayeen wixii HABAR awal ay Ka hayeen markii ay si dayeen inagoo Arab iyo HABAR jeclaa waxay la hir tagno waynay iyagu gibanimadii qaatay inoo aii daayey tii hadana muuse iyagu usocday mee kle ilahay kA SIIYEY MARWALBA HADII BEEL IDIN ADEEGSATO IYAGU EED MALAHA SIDAA AYBTAHANA WA AY KU DHINTEEN MAANTANA HADAANU NAHAY ARAB H JECLO WAANU SOO SARAYNAA WALAALAHEEN

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @maxamedwarsame. ADEER waad buktaa hadii cid sir sheegayso waxaa joogay goojacade ciidamo DHULBAHANTE ah oo ina CAMBAASHE wato oo Somaliland ah. Markaa maxaad ku haystaa reerkan iyagiiba ku dhinteen ee maxaabistoodii Laascaanood lagu haysto, ee aan Janan keli ah oo ciidanka amar siiyaana ka joogin meesha.
      Buurtana inamadii fuulay maxaa saaray shalayba waa kuwii Hargeysa iska joogaye.
      Markii iyagoo siidhi afuufaya mudaaharaadkii doorashada madaxweynaha.
      Rasaas lala dhacay ee lagu dilay Hargeysa dhexdeeda markaa maamul xumada Adeerkaa Muuse Cawar baa Somaliland oo dhan saamaysay ilaa Sool Laascaanood oo uu ku soo daayay Ciidamadii Huwanta ee Calanka Somaliya sidatay.oo uu yidhi waa ciidankeenii Somaliland.
      Amarkii ciidanka lagaga soo saaray Goojacade yaa bixiyay??????.
      Iyadoo ciidankii cadwgu ku dul taagan yahay. Saw qaran jab maaha iyo kaalay shabarka iga toogo.
      Hadii ciidanka laga soo saarayo Goojacade talo baa lagu soo saara iyo heshiis la wada gaadho.
      Sidii ay markii hore garaadadoodu lahaayeen waar ciidankiina nagala baxa ka dibna aan wada hadalo.
      Adeerkaa Muuse Shaani taana muu yeelin. Ciidankana hore inuu u socdo wuu diiday.
      7 bilood buu ku hayay Goojacade.
      Markaa waxaas oo dhami waa TALO. XUMADII ADEERKAA MUUSE DAJAAL.
      Kaasaa ina leh waaban sharaxanay
      Oo yaa dooranaaya Muse cawar waa kii uune.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@mohamedmuuse-ck5gm habarjeclo waa kulmiye buur madaw iyo yusri iyo wadani ciro caanyo waa kuwii ciidanka jebiyay welina wixii bay wadaan habarjeclooy iska jira wadani iyo yusra

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tolkayo habar jeclo si wanaagsan ayay yeeleen, 2 dii nin ee reer sh. isxaaq . cirro iyo muuse midba mar ayay codka siiyeen oo cadaalad ayay u sameeyeen, manay kala hiilin.
    mar 2aad ayay dalkii badbaadiyeen.❤🎉
    guul.iyo.gobanimo

    • @CiseMohamed-p1b
      @CiseMohamed-p1b 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sharaf iyo karaamao wll nasab weeye reerka ladhaho h.jeclo

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    HJ Waa kulmiye
    Ha daalin sxb

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ictisaam cadowga gudaha ama alshabaabta soomaaliland ilaahow naga qabo kuwan iyo kuwa la mida

  • @cilmimaxamed4306
    @cilmimaxamed4306 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Bacbacle buurmadaw warkaasu waa kugu kali habarjeclo xisbi bayleedahay ee hadaalin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      habarjeclooy yusra wadani iyo ciro caanyo iska jira nin kan iyo wadani waa dadkii ciidanka jebiyay wallahi maalintii ciidanka jebiyeen wadani daanta galbeed waa laga xafladay naayay beelii kale ee daantaa ladegenaa baa makhaayadii u fadhiwaayay wiirsigay ciidanka ku wiinsanayeen way isku hanbal yaynayeen xaflado ayaa la dhigtay bootaan bay bay bagaa loo qabtay lahaayeen hadan waa kuwii uun

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shaydan madow hj waxa ka masuula mohamed kaahin iyo qorweyn ta reerka adigu tuug baad tahay loo soo dhiibay talada huwanta

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dee burco ceerigabo iyo lascnod uunba doornysa hargysa barbara gebely borama muuse doornysa 😂😂😂

  • @jamayusufelmi9630
    @jamayusufelmi9630 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Suurka Buurmadaw waa kuu weligii afuufi jirey: Xamar buu ka tumey, Addis Ababa buu ka tumey, Afrika buu ka tumay, waa waqaaqdii tukkaha. Habarjeclo dhaqan iyo Siyaasad toona kuma metalo. Baadi buu ku yahay Reerka uu sheeganayo

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Garac lama aamino, Garaadkii ina dirawal sidii uu u khaayeeyey wakaa wadadiisii maray!!. GARACNIMADIISANA WAXA KU TUSINAYA SIDA UU XIRSI IYO CIRO U KALA REEBAY!!.
    Wadankan ragii dhisay baa badbaadinaya!!. WE WILL SHOW YOU. HABARJECLANA MAAHA KUWO HUWANTU WAX U YEEDHISO, Jeebkana ku sidatid reerka ee halka u dan ah way garanayaan!!!.

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    اللهم بارك في ولاة أمرنا و احفظهم واغفر لهم اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Buurmadow huwanta ayuu ahaa markii horeba immikana halkii uunbuu ka miisay

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maanta khayr buu ku hadlay walaal. Is baddal baynu u baahannay

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tororog war rerku hadalbadana subhaanalah wuuba danbaabaya shay kaliya oo lagu dorto ragas may shegin

  • @NawaalDucaale-ty3cb
    @NawaalDucaale-ty3cb 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Gobtii habar jeclo

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuul wadani ❤❤

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      cira caanyo iyo wadani guul daro habarjclana cadawga yusra u codaym maaso

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Afarta Tuug iyo afar qaad walee sheegtay burco ku shiray inay noqdaan umada wax doorata iyo inay noqdaan sidaa ku sheegtay maalinta doorashada cadaan

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ictisam bay ladaba ordayaan rayagooda marka laga beydho

  • @Abclll-i3h
    @Abclll-i3h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul buurmadow

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Nacaladba kugu tala adiga iyo wadani iyo ciro anago habarjeclo ah mousse abokor ahmed farax bicide ku tuug khanis tahay ma medhid habarjeclo tuug tuug dhalay hj wa kulmiye

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qayb ka mida Dhaqanka Habar jeclo iyo dhaqanka Gar xajis haday wax is waydiistaan waa ku saxan yihiin ,laakiin dadku waa u xor cida ay dooranayaan ,siyaasadana waa lagu kala fikir duwanaan karaa
    Kii soo baxaana waa inankeenii,

  • @wardayusuf3857
    @wardayusuf3857 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guulwadani

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUUL GUUL GUUL
    SOMALILAND
    WAA TAA IS RAACDAY TOGDHEER UNITED
    GUUL XISBIGA REJADA SHACABKA SOMALILAND
    GUUL XISBIGA WADDANI
    GUUL KAAH
    GUUL MADAXWEYNE CIRRO

  • @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
    @ahmedcabdirashiidcabdilaah7560 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar heeddhaha
    Cirro maxaanu ku
    dooranaa
    Nimankiinan odoyaasha
    ah
    maxaanu idinka qornaa
    Qorsho la' aan & qabiil
    Waxba kumaydaan hadlin

  • @OneLoveOneLife84
    @OneLoveOneLife84 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Imisa jeer buu yidhi Habar Jeclo😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      kkkkkkkkkkkkkkkkkk waa waa tuugii ciidanka jebiyay kan bilaash buu buur madaw u cafiyay bilaayo madaw wixiisii buu lasoogalay

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagaad ku aragtay wax xilka isku tanaasula iyadoo aan la tartamin badaw yahaw dub hawcelin dadka soo baraarugay

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂muuse waan aqaanaa oo imika ayuu boqorka eedo aan jirin u samaynayaaye hala digtoonaado oo ha lays jiro.😢😮😅

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MM. Tv. Sawir ada aad isku. Qaleyso. Waa faashil sodaa sawirka. Ceel Afweyn eed qarineysid

  • @GUUL-t2m
    @GUUL-t2m 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiye waa taas la saaray naxashkii. Samir & Iimaan...😢.

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaah ha inaga hor dhaqaajiyo ina biixi

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta buurmadaw yaa huba 《sheekadii saddexda cabdi garac garac uunbaa sheega) mashruuc weynbuu soo qaatay cantuuga weynaa

  • @mustafemaxamuud553
    @mustafemaxamuud553 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Furaha illahayba haye maxad dhiibi kartaa wuxu illaahay xaq u leeyahay ayad iska sheganaysa waxba gacanta kuguma jirane aduumbaa ambaday

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War wuxuu ninsana burmadow isn't easy

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      buurmadaw nin kii ciidanka laa luushay ee jebiyay isaga iyo wadani belaayo madoow wixiisii buu la soogalay iska jira belaayo madaw habarjeclooy iska jira yusri waa kuwii ku faraxsanaa ciidan kajabay iyo in bootaan laqabtay ee burco xafladaa ka dhiga naayaye lii wadani habar jeclooy lii

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne kaahin ku wareeji si kulmiye loo badbaadiyo musharaxnimada

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa saambuuse laga adimay waa kii u gudbiyay codsigii musharaxnimadiisa komishanka
      Waqtiigiina hada wuu dhacay
      Ta kale INA KAAHIN MAAHA NIN HAN LEH waayo markii Burco la joogay buu odhan lahaa Musharaxa anaa ah.
      Waa ASKARI muuse iska daba socda waa bodyguard.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@MABDI-nj4pz habarjeclooy yusra iska jira waa cadaw ,habarjeclooy iska jira ciro wadani iyo buur madaw waa kuwii ciidanka jebiyaye lii lii

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Marna😂 qaran bad sheegaysan marna Qabiil😂

  • @doggiesdog2064
    @doggiesdog2064 43 นาทีที่ผ่านมา

    Hadaan nahay habar jeclo iga walee inaanan ninkii buurta u fuuley markii ay ugu xumeyd ee dagaalku ka dhacayay dhulkayga siinaynin cod. Naguma matalo Buurmadow Go'aankaa

  • @PresidentIssa
    @PresidentIssa 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Exact tous avec wadani

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqorku meel fog buu wax ka eegay hadii miuse soo baxo wadanku dagaal buu galayaa xaqiiqatan

  • @IdilCabdi107
    @IdilCabdi107 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkan isaga iyo intuu la shiray ha ugu ridaan lakiin habarjeclo ma matalo

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqon Madow (Cadawga Gudaha)

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 qof walba fartiisa isaga ka masuula hj qasab maaha inay adi ku maqlaan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢walaahilascanod.ida.qabsatay.waa.ictisaam.somalind.na.gacantay.kuhaysaa.😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @amiirck-zt7yy
      @amiirck-zt7yy 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ictisam ku w.stay eeyow😂😂

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ictisam (Cadawga Gudaha)

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xiniinyo cade walaahay kani waa nin raggeed.
    Boqor cismaan aw maxamuud

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Badbaado.ayaaloobahanyahay.dalku.uugacangalay.ictisaam.iyo .shabaab😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahraomar5898
    @sahraomar5898 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gobtii habarjeclo

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warku waa cadyay jaahilka dhul iyo xoolo boobka ahi wuu tagaya tuugtii ku hoos mamtayna maxkabad baa walee sugaysa iyo jahanaba aaxiro

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢sorry.sorry.shabaab.ictisaam.dalka.gacantay.kuhaysaa.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maxamedsiciid8390
    @maxamedsiciid8390 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax tanasuli majiree adkayso tartanbaa lagu jiraaye

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢.maanta.ayay.iicadaatay.cidii.ciidanka.jabisay.ictisaam.weeyi..lascod.taqabsatay.weeyi.dalka.gacantay.kuhaysaa😢😢😢😢

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadawga Gudaha (Waadani)

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢ictisaam.dalka.gacaytay.kuhaysaa..kii.kufarxow.kiikanaxow.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ictisaam.shabaab.ictsaam.shabaab.ictisaam.shabaab.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢sorry

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cod habar jecelo uma yaa doonayah Habar awal majority 60% rer shiikh isaaq hadii loo bahdo awood miter ban ku haysaneeyna inta dalku dagaal ka baxayo ok

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wakaa noolow

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manta.waxiidhacay.baa.cadaaday.muuse.layaab.male.ictisaam.dadka.gacanta.kuhaysa.sorry.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢.sorry.rag.kalabax.ictisaam.manta.qorshahay.ugudhigilahayd.mantay.dajiyen.😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NawaalDucaale-ty3cb
    @NawaalDucaale-ty3cb 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Boqorbuurmadoow halyeey codkar ah

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bari iyo galbed ba lo tartamaya hada ka dib 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalki bari iyo galbed bad u qaybsin bal waxad ka heshan 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uu habar jeclo ma ayad madaxweynaha doorta yaab 😂😂😂

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Farthing ayaa meteshaan cid kale

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiyoow hodhodho

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiyow Hodhodho

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sorry.sorry.sorry.sorry.sorry.halakaco.halakaco.kiixoreeyow.maanta.waatukale.ictisaam😢

    • @HasanMohamud-x7i
      @HasanMohamud-x7i 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Baroorta ala oohinta🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug madoow Shame on you

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse down

  • @LeergaH-ls1zf
    @LeergaH-ls1zf 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse juudaan way la go'day Sidaasaa JAHANAMA LOO GAYNAYAA SACSAC MUUSE OO DHAMI WAXBA KUUMA QABAN KARAAN KU BUSHAARAYSO

    • @cilmimaxamed4306
      @cilmimaxamed4306 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waaryaa reerku cay kaama gayo ay aydhalaad tahee ishubso sacadmuuse waa kuwaa kutalaabiyay adiga iyo kula dhaqankaaba ilma xaaraanyahaw

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IAxxmaaq