ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Woooow Fannaankaan maanta kahor mana maqal mana arkin caadina maaha oo waa cod macaanyahay heestii Tubeecna wuu keenay wallaahi
Maxaad ku cadeyneysaa inuu canfari yahey
Waa Canfar reer Jibuuti ah
Magacaygu waa hafso heeryo waxan joga magalada bosaso haben arbaco sogaleyso 2024/12/10 dayrkan ku caweynaya nacow qabow iyo jawi degen ban ku dhageysana hadad iga danbeyso cimri dher iyo cafimad ban ku raynaya
Wuu soo saaray heesta isagoon soomaali ahayn fanaanka cali cudun hambalyo ku leeyahay
Ninkan Somali ma'aha yaa is dhahayaa hada......Masha Allah😍
afkisii hoyo ayu kuhesayaa
Waa Canfari
Waa runta ma aha Somali waa nin canfariya Cali Cudin
@@mahdialihadhadhi9558 Afkiisa Hooya waa canfar.
Inta dawaneysa 2023😂😂 like isaara
Mnsha alah fankii quimaha lahaaa Somalia
Caam bulgium ku yaala heesta ku dhagaysanayaa , allow sahal amuuarah❤7 july 2024.
Waaw. Fannaanka heesta Caloolyow qaadaya waa Cali Cudun. Waa Maxamed Saleebaan-ka Canfarta Jabuuti.
Travelling from Istanbul to Mogadishu on 26.08.21 at 2:50 am.On the plane nd will depart in 10 minutes time.
The lagend 🙋♂️🙋♂️🙋♂️
Qalbi ga ixanuunayo dhgeysanaya cidna eersan maaye 🥲😭
🦾💯
😭💔🤰
@@simrandahir8109 Yaa leh? 🤰🥺
@@Ehel_Caashaq1 abwaan cabdilaahi cabdi shube
@@cabdiqaadirayaanle8382 Mahadsanid saaxib gacalle.
Amazing voice war. Xusuus.
Fanaankani waa nin reer jabouti ah waxaanu ka soo jeeda qoomiyada Cafarta lkn waa nin af somaliiga aad u yaqaan oo cof wnaagsan
Hbeen khamiisa taariikhdu waa 27/4/2023Goorsheegtu waa 12:51 hbeenimo Waxaan ku suganahay jigjiga Mahamad shaafi diyo
TH-cam kuma jiro fannaankaani ee heeso kale malahan miyaa
Ninkaan maanta ka hor ma arag mana maqal balse waa cajiib !!😮
Waa nin reer Djibouti waana Canfari Cali Cudun
@@abdimagan3482 Mahadsanid wllkey ✌️🇸🇴🇩🇯
Waaaw
Heesta maxamed saleebaan ayaa iska lahaa
Who is listing 2023🥲😌🤔
Ninkan waxaan u maleynayaa inuu yahay nin reer Jabuuti ah oo jeclaa inuu qaado heessha Maxamed Saleebaan. Heeskanna waa burbur ka dib saan jecelahay.
Waxan filayaa muuqaalkani waa sideetamaadkii Waayo fanaankan waala arki lahaa ragga qalabka garaacayana maahan kuwo lagaranayo
@@daafeedmuuse4407 *HHHHH wlaal maaha 80-kii fanaankani waa Cali udun xiligaas aad sheegtay fankama kuma jirin muuqalakana jabuuti vaa lagu duubay isna waa reer jabuuti*
Lejg
Woooow Fannaankaan maanta kahor mana maqal mana arkin caadina maaha oo waa cod macaanyahay heestii Tubeecna wuu keenay wallaahi
Maxaad ku cadeyneysaa inuu canfari yahey
Waa Canfar reer Jibuuti ah
Magacaygu waa hafso heeryo waxan joga magalada bosaso haben arbaco sogaleyso 2024/12/10 dayrkan ku caweynaya nacow qabow iyo jawi degen ban ku dhageysana hadad iga danbeyso cimri dher iyo cafimad ban ku raynaya
Wuu soo saaray heesta isagoon soomaali ahayn fanaanka cali cudun hambalyo ku leeyahay
Ninkan Somali ma'aha yaa is dhahayaa hada......Masha Allah😍
afkisii hoyo ayu kuhesayaa
Waa Canfari
Waa runta ma aha Somali waa nin canfariya Cali Cudin
@@mahdialihadhadhi9558
Afkiisa Hooya waa canfar.
Inta dawaneysa 2023😂😂 like isaara
Mnsha alah fankii quimaha lahaaa Somalia
Caam bulgium ku yaala heesta ku dhagaysanayaa , allow sahal amuuarah❤7 july 2024.
Waaw. Fannaanka heesta Caloolyow qaadaya waa Cali Cudun. Waa Maxamed Saleebaan-ka Canfarta Jabuuti.
Travelling from Istanbul to Mogadishu on 26.08.21 at 2:50 am.
On the plane nd will depart in 10 minutes time.
The lagend 🙋♂️🙋♂️🙋♂️
Qalbi ga ixanuunayo dhgeysanaya cidna eersan maaye 🥲😭
🦾💯
😭💔🤰
@@simrandahir8109 Yaa leh? 🤰🥺
@@Ehel_Caashaq1 abwaan cabdilaahi cabdi shube
@@cabdiqaadirayaanle8382 Mahadsanid saaxib gacalle.
Amazing voice war. Xusuus.
Fanaankani waa nin reer jabouti ah waxaanu ka soo jeeda qoomiyada Cafarta lkn waa nin af somaliiga aad u yaqaan oo cof wnaagsan
Hbeen khamiisa taariikhdu waa 27/4/2023
Goorsheegtu waa 12:51 hbeenimo
Waxaan ku suganahay jigjiga
Mahamad shaafi diyo
TH-cam kuma jiro fannaankaani ee heeso kale malahan miyaa
Ninkaan maanta ka hor ma arag mana maqal balse waa cajiib !!😮
Waa nin reer Djibouti waana Canfari Cali Cudun
@@abdimagan3482 Mahadsanid wllkey ✌️🇸🇴🇩🇯
Waaaw
Heesta maxamed saleebaan ayaa iska lahaa
Who is listing 2023🥲😌🤔
Ninkan waxaan u maleynayaa inuu yahay nin reer Jabuuti ah oo jeclaa inuu qaado heessha Maxamed Saleebaan. Heeskanna waa burbur ka dib saan jecelahay.
Waxan filayaa muuqaalkani waa sideetamaadkii
Waayo fanaankan waala arki lahaa ragga qalabka garaacayana maahan kuwo lagaranayo