#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว +41

    Gabdhoow is ilaaliya hadiise cunug la idinku inkiro ama qalad dhaco ilmihiina ha tuurina magaaladaa joogtaan mooyee magaalo kalevoola carara ilmahan ilaahaye idima dayacaayo asagaa na abuure mid aabe leh iyo mIdkale cunuga aad dhashaana hadaad ninka garanaysaan siiya magaciisa hadaydaan garanaynin cabdiyada iyo aadan nuux idirs siiya waa dadkii laga soo farcame cabdiyadan waa aduun ilaahaye cabdiraxman cabdi qahaar iyo waxq la mid ah hadii lagugu inkire hada dhiig baa la qaadaa hadiise qalad ku yimid qabiilkaada sii laakiin kore laakiin reerkale ku magacaawe sida abagaal hadaa tahaye wacsyse asaga reer kale ku magacaawe hana kalee xan halkaas ku dhaganoow cidaas buu ahaa dheh warqada maher oo been beena samayso oo hadhoow cunuga tusto aqliga ha idiin shaqeeyo ilmihiina hanaan intaad dhigtaan oo reer xun gacan u galo hadhoowne lacaayo berin ilaahaye idinkale xisaabtamo kawaram aqliga ha shaqeeyo ilmaha 3 biloowda kahore in aad soo ridaan hadaad doontaa 3 kadib daawadaada dhibaato beeye u keeni ha is ku dayin in aad soo ridaan

    • @mssdegan
      @mssdegan ปีที่แล้ว +3

      Waa sax wllahi ❤

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 ปีที่แล้ว +3

      Allah ka xafidoo hablaha xumaan ta dhaamaaam blse waxanun wlhi abaayo alaha naga hayao waxkasto xuun

    • @happyfeet8488
      @happyfeet8488 ปีที่แล้ว +2

      Wwwk

  • @sucdish3972
    @sucdish3972 ปีที่แล้ว +9

    Anoo 15jira nin idhahay aan ku qarsado waan ka diiday 2sano ka dib arkay markaasaan salaamay kuye yaa tahay kumaba aqaane yaab iyo qaracan

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว +1

    Rahmo damiir badan hooyadeybaa ladhaha ILLAHAY naarta Hal badbaadiyo iyo intii Islam ahbo janatul fardowsaa haku awal mariiyo wan jeclahay magacas

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 ปีที่แล้ว +9

    Subxanallah wa qiso xanun ah 😢😢

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abaayisaaq1321
    @abaayisaaq1321 ปีที่แล้ว +4

    Alla tan lama dhixi karo wll waa mid xun wllhi wan ooyey markan dhageysanayey qisadan hbo mcn

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +2

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Mahadsanid.

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu ปีที่แล้ว +2

    Subxana Allaah Subxana Allaah Allaahu manajenaa

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo faraxiyo cadeey setahay mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 ปีที่แล้ว +7

    waa qiso ad uxanun badan marka Allaah anaga xifdiyey tano kale marka ani anoo 4 sano jiro hooyo mcn Allaah iga qatey marka nin intan kacarari karo wan kacararey Allaah na waa ixifdiyey Alxm niman badan ayaa ku oranayo wan ku gursan lkn waxan oran jirey kalaya warid key ni baree markuu dhaho maya wan kabaqaa xafadina waan kacarari jirey ninkas kuwo qar waxay ku oran wan ku maher xadaa wan kadiidi jirey si kastoo an ninkas urabo oo silac an uga baxo silaca doran jirey an xafada kujo kuqabo kadhibna Allaah ayaa iga sari jirey meshan kudhibatodo,marka gabdhow Allaah isku xira waayo hadad Allaah isku xirtan wax walbo oo ad dhibsato sifudud ayaad uga gudbin faxiyo ani qiso yinkeyga hadad maqasho wad yabin marka qof an qiso laheyn somali waa yar yahay marka Allaah isku xira markad dhib darentin hadad Allaah isku xirtan waxuu Allaah ini ka ilalin in ad Ceb lakulantan

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +2

    Subxana allh hoye noce waye

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha aad u qaldantay halki mar fursad heshay qalad kii ugu xuma ku dhacday

  • @Foosahmed33-j7i
    @Foosahmed33-j7i ปีที่แล้ว +1

    Afar maaalin ooo tuuganimo ah kulaha alla nimanka imtixaansanaaaa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc mashallah Allha kuxfdo

  • @sowda8651
    @sowda8651 ปีที่แล้ว +2

    Habo farxiyo waa ku jeclahay macanei

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir ปีที่แล้ว +2

    Asc mashllah Allaha kuxfdo abyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅💯🙏🙆‍♀️❤🎁🥰👸👑

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +3

    Jah samideey raxma ❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah😭😭💔💔😥😥

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu ปีที่แล้ว +3

    Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj ปีที่แล้ว +8

    Ax gabdhaha somaliyedna waxan kunacay nina imeher xaday oo ur igu inkiray war ninka yusan waxba heysan hudu run shega oo kurabo cidena igadon dhaha maxad saas isugu dayaceysan

  • @MaxamuudCabdi-ge6ts
    @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +3

    maanta ana uhoreeyo ❤❤❤

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +3

    Dumaroow goormaa Qudbo siro iyo meher xad ka koreysaan. Hadaa fahantaan in laydinku sirayo
    dhib idinma gaadhayo.

  • @Hamdiya0347
    @Hamdiya0347 ปีที่แล้ว +3

    Wcs abayo farxiya ale haku xafido adiga iyo familkgaba wlshy 3sano in gadheyiso ayaan kula socdaaale haku dhawro
    Abaayo wxn kuleahy qisoyinkg diiiiniii nogu badal saan wxbdn uga faaiidno

  • @QadroXasan-dd8ih
    @QadroXasan-dd8ih ปีที่แล้ว +4

    Abaayo dar ilahey baan ku jecahy😊

  • @hibaqxusen5668
    @hibaqxusen5668 ปีที่แล้ว +4

    Ala ninaa se laga yeelayaa 😢😢😢

  • @asiyaasiyaabshir2160
    @asiyaasiyaabshir2160 ปีที่แล้ว +2

    Qeybtii l2aad away

  • @SucdiYalaxow-uu5to
    @SucdiYalaxow-uu5to ปีที่แล้ว +1

    WCS FARXIYO FIICANEEY❤❤❤❤❤❤

  • @haala552
    @haala552 ปีที่แล้ว +3

    Maskiin nin ku meher xaday agtiisa waxbo kama tihid waana ka qaadana shabaqa waaba kudhacday hada somalia dumarka dhan qudbosiro lagu qaba ladhahay

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah❤❤❤❤

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv ปีที่แล้ว +3

    Manta samidey raxmo ayaa lanookeenay

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +4

    Gabdhuhu Horta kama waantoobaan miyaa inuu nin qudba siraysto hooyaduna inay saas u gasho maahayn gabadha.

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallh waa qoso axanun ah wallo

  • @Umuibtisam-m9f
    @Umuibtisam-m9f ปีที่แล้ว +4

    Ana u horeyo😊

    • @MaxamuudCabdi-ge6ts
      @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +1

      benta jooji wara 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Umuibtisam-m9f
      @Umuibtisam-m9f ปีที่แล้ว +2

      @@MaxamuudCabdi-ge6ts warya. Ana ka horeye🤣🤣🤣

    • @MaxamuudCabdi-ge6ts
      @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +1

      @@Umuibtisam-m9f 😭😭😭waa ooya😥😂😂😂😂😂😂😂😂a

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +2

      Ayyy qisada waa samidey maanta😊

    • @MaxamuudCabdi-ge6ts
      @MaxamuudCabdi-ge6ts ปีที่แล้ว +1

      @@raxmiishchenal ani xataa sami

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว +5

    Ninaaa is meher xadnay lee maaa wadeenaa 😢😢😢😢😢 ax ax

    • @aishamohamed6971
      @aishamohamed6971 ปีที่แล้ว +1

      Daruuftaa kukaliftay aqli na maysanlahyn

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว +1

      @@aishamohamed6971 abaayo quruxeey waxaas wax la iska dhaa dhiciyay waaye

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว +3

      @@aishamohamed6971 ilaahow gabdho waan dhalayee iiii xifdi ooo sharta iiga xijaab

    • @bisharohassanali2671
      @bisharohassanali2671 ปีที่แล้ว +1

      Amin abaayo Allaha noo xafido

    • @qajo9403
      @qajo9403 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadada ku kalifta so deey islahiid hooyada dhago hadalkeeda iskaga bax sas mahir xadka u samaysa oo miishas ka dhacda iydoo waxba ogaan maskiin hooyooyinka qaar billa naxriis ba jidha wlhi illmahooda iyga ku kalafo meel xun inaa ka dhacaan

  • @salmocabdiraxmaan
    @salmocabdiraxmaan ปีที่แล้ว +1

    Abayo cilaanka xagee kasoo sarataay pls isoo sheg ❤❤❤

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +5

    Nin sas waye hada sifudud iskugu dhibtit wu ku inkira

  • @nafisaguhadabdirahman6795
    @nafisaguhadabdirahman6795 ปีที่แล้ว +4

    Ala qisadan wa teydi aanan wax iskabadalin inkasto anan garin uurka io in LA inkiro qofki iskuma wacnin hadana marapo inuu ifuro maxan sameyaa 😭wllyal

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo waxa fiican inaya ilmahada udhax dhaxayso

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalah 😭💔

  • @sadikidebillionaire3646
    @sadikidebillionaire3646 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abayo ❤

  • @cabdifaraxfarax8532
    @cabdifaraxfarax8532 ปีที่แล้ว +7

    farxiyo abayo wan ku salaamay wan jeclahay qisoyin ka waxan kala socda talefonka walalkay e horay usoco❤

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALLAH

  • @balqiisabdiwali3238
    @balqiisabdiwali3238 ปีที่แล้ว

    Cwa aawey qaybtii kle

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Kumadhalin ada umaleysay

  • @xaawogeenyo4957
    @xaawogeenyo4957 ปีที่แล้ว +2

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @HABZAABDISALAM-qd5mk
    @HABZAABDISALAM-qd5mk ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว +8

    Qofta kaliyah ee qisooyinkeda iga Gadan m.alh

  • @saqiqa
    @saqiqa ปีที่แล้ว +1

    Maskin 😢😢😢😢😢

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Waxan umaleyna mey dhalin gabadhan

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @sahromaxamudcalawe8125
    @sahromaxamudcalawe8125 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @UgaasoCabdi-s5d
    @UgaasoCabdi-s5d 21 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 ปีที่แล้ว +1

    wcs

  • @naimamohammed4035
    @naimamohammed4035 ปีที่แล้ว +2

    wr wb

  • @NasteexoCabdi-j7l
    @NasteexoCabdi-j7l 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢 srry

  • @ayaancr
    @ayaancr ปีที่แล้ว +4

    What kind of a mother is that???? 😰😰

  • @hilaalmaxamed514
    @hilaalmaxamed514 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤😅

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +1

    wsc

  • @ZuhayraAhmed
    @ZuhayraAhmed ปีที่แล้ว +3

    Subxaana hej

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว +2

    Astaqfurullah

  • @QadroXasan-dd8ih
    @QadroXasan-dd8ih ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @saamiyoclaahi6420
    @saamiyoclaahi6420 ปีที่แล้ว +1

    😢

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Cebey tacal

  • @ubahhussin1885
    @ubahhussin1885 ปีที่แล้ว +2

    🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦

  • @shamsoali3803
    @shamsoali3803 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @nimco3140
    @nimco3140 ปีที่แล้ว +2

    Asc