qisadaan waxan ugu Tala galay Samir iyo gabdha ha hoyo Yinka ah EE dareemaya waxa yarada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj หลายเดือนก่อน +5

    Walaahi bilaahi bina adam hadaa culeskaga u shegato hadey noqoto xataa inay wax ku qabtan maba lagu dhargo lakin ilaahey swt ayaa dhibkaga lo shegtaa asagana xisaab la,an ku kaafin kara baryo badan iyo bukan badan bina adamka wa kugu nacaa

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p หลายเดือนก่อน +4

    Qofkasta allaa dharji karo
    Deen leygu leeyahay wax la.an waa iska jirtaa meel kasta
    Nin somaalina dadaal xume iskaga badan yihiin
    Allaaha ugar gaaro dumarka somaliyet😢

  • @AyanElmowge
    @AyanElmowge หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi xaqiiq astaqfaarta iyo saliga nabiga scw iyo laxawla walaaquwata ilaabilaah wanolashayda fureheeda aamina oo lasheekeysta alaah Walaahi wa mucjiso insha alaah guul ❤❤❤❤❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo qali masha Allah abaayo qali abaayo cusub Ayaan ahaye haleyso dhaweeyo abaayo fatumo hooyo cusub Ayaan ahaye iso dhaweeya walaha ku xirin abaayo shukran ❤❤❤❤❤

  • @user-zo9ve7fo8m
    @user-zo9ve7fo8m หลายเดือนก่อน +12

    Culeeska allaha ka qaado samiiro

  • @NIMOABDI-nq2oe
    @NIMOABDI-nq2oe หลายเดือนก่อน +8

    Saliga naabigeena halabadhiiyo scw scw scw ❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +4

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamilaaAli-zl5mh
    @JamilaaAli-zl5mh หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah illahey haku xiftiyo wallahi wan kufarxey qisodada waxad sabab uno qotey Inanan bili amadam wax weydisan thanks 🙏🙏❤❤

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 หลายเดือนก่อน +1

    Forom samiira siman allaaha ku dhowro xabiibti❤❤❤❤

  • @user-wz7id1rt3e
    @user-wz7id1rt3e หลายเดือนก่อน +1

    ما شاء الله جزاك الله خير يا اختي ❤

  • @hanaqueen90
    @hanaqueen90 หลายเดือนก่อน +5

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @seynabmaxamedibrahim592
    @seynabmaxamedibrahim592 หลายเดือนก่อน

    Amin

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah tala fcn waaye
    runtii ilahey hadaa baahidaada uhegato asigaa kugu filan subxnaaaallah

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 หลายเดือนก่อน +3

    Allha ayaa ku filan adomadisa dadkan baahi tiira? Abaayo kheeyr Allh ku siiyo Fadumo ❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @mohamednajib5507
    @mohamednajib5507 หลายเดือนก่อน +2

    fadumo masha alah gabar qalbi wanagsan

  • @user-wz7id1rt3e
    @user-wz7id1rt3e หลายเดือนก่อน +2

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +2

    صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abumaxamed1925
    @abumaxamed1925 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @KhairaMohammed-yg4pq
    @KhairaMohammed-yg4pq หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo qof wngsn aa tahay wanaagsane waa ilaaheye, abaayoy maseer maxaa lagula tacaalaa ado gabar yar eh ninki kula guursaday ilmihi kugu yaryaryihiin wlhi waa ciil indhaha matkaan saaro aaba xaalad kale galaa dhuunta iakala goee ilaahow ha i waalin oo miirkeyga ii taam yeel yaa rabbi

    • @zainabali-nl3wv
      @zainabali-nl3wv หลายเดือนก่อน

      Abayo waxaa loga ba aa inaad ilahi lasheykeysato oo kutirahdid calamin ya Allah qalbigeyga ii ilaali iga bi ii laxawla walaquwata ilabilah kucelceli saliga nabiga aad ubadso please

    • @naduushxalane8464
      @naduushxalane8464 หลายเดือนก่อน

      @@zainabali-nl3wv haye qaali shukran

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 หลายเดือนก่อน +1

      Naduush abyo Allaah qalbiga hakuu dajiyo sheeydaankana hakaa xafido waa cadawe xariga Allaah oo qabsato iyo markii aad culeeys dareemto 2rakco tuko oo sajuuda Allaah ku Bari qofna ha u sheegan maseeyrkaaga Allaah galiya baa kaa dulqaati Karo xbbtii
      Aniga ayaa qaatay moowqifkaas, markii leeyla guursatay Allaah na waa iku najaxiyay

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo 2rakco sunna ah duko ilaahay bari in qalbigada u kamasaxo wlhi ina kala jeclaan doonin

    • @naduushxalane8464
      @naduushxalane8464 หลายเดือนก่อน

      @@umuclaahi5562 shukran abaayo waaya aragnomadaada waa kaaga mahad celinaa ayaantaan soonka aa badsadaa iyo saliga nabiga lkn markaan indhaha saaro aa dhuunta ikala go ee, mala hadlo maxaa xaalkaaga yahay ma dhoho msg uma qore se tahay uma dhaafo, ilahey qalbiga hano qabojiyo qali

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakalahu kheer habo mcn kheer ❤❤❤❤❤❤

  • @zeitunadan
    @zeitunadan หลายเดือนก่อน

    Nabi Muhammad sallahu caleyi wasallam ❤❤❤

  • @seynabmaxamedibrahim592
    @seynabmaxamedibrahim592 หลายเดือนก่อน

    Yarib

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 หลายเดือนก่อน +3

    Sax waa runta walahi ilahay wuxu kuu dhahay suratul fatixa (IYAA KAA NACBUDU WAA IYAA KAA NASTACIN) od micneheda ad wada garanaysan marka ILAHAY moye ibna adan Allah noma bahiyo
    Runti suratul fatixa Allahu Akbar 114 jeer quranku kaa koban yahay an aqriya hadi an dhamey cajis kiki iyo hurdadi iyo culaski d
    Wan idayen alhamdulilah lakin samir bay ubahantahay tusba 500 ah on hayto an raba in an hada kadib bilabo ogow suratul fatixa waa mafatix ama furaha nolosha wana ruqiya laysku daweyo alhamdulilah

    • @sahuur3269
      @sahuur3269 หลายเดือนก่อน

      Sharafey 500 mafatixaan aqrinaa plz iso jawaab❤

  • @housseinhasna9585
    @housseinhasna9585 หลายเดือนก่อน

    Waan runta hn Fatouma wallalo haga dikriga badie .

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🎉🎉

  • @user-hw7qr2yt3v
    @user-hw7qr2yt3v หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abyo hore usoco

  • @sacdiyoali2665
    @sacdiyoali2665 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @adonti1alle
    @adonti1alle หลายเดือนก่อน

    Masha Allah shugran abaayo

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw 😊

  • @user-ld2tl9wg1y
    @user-ld2tl9wg1y หลายเดือนก่อน

    Mna shall

  • @user-ld2tl9wg1y
    @user-ld2tl9wg1y หลายเดือนก่อน +1

    Sax

  • @user-be3wd1dw5l
    @user-be3wd1dw5l หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 หลายเดือนก่อน

    Qofkastoo muslima allow dhibka haysta kaqaad

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh หลายเดือนก่อน +4

    comment ugu horeeyo ilaahybaa wax irzaaqa

  • @aminaahmed3777
    @aminaahmed3777 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw 😢