Wali single ahy😂 lkn wa oghy ina cabsa dono wayo waxa hy dadka hadi manta dhibato familkoda /nolshoda ku dhacdo naxdin drted ku dhawada iny miirdobolmaan😢
Ayaney aniga guurkaygi wllhi stress kas iyo pressure ban isa saary wllhi been mashegyi habenki gurigayaga layso galbiyay subaxedi bu iga bilowday 24 malin ban dhiig baxayay murug iyo calol xumo 😢wn so mary
Gabdho way jiraan intay guur soomaraan ama qudba siro ha ahaado ama midkaleee ooo ninka ka qariya ,mafiicno qiyaano tan kale guur in aad sooo martay ma ceeb baaa, wuuu ogaaan ilaaa rimaa heee markaad adi dhiiqo galay ,xitaaa wxaaa macquuula in uuu caruurta ka shakiyo ilaaa markiii hore kalsoonidiii kalunteeee, ka digtoonada gabdhow taas😊
Indha fariid aan ahy wllhy arooskaygi anaa ka shaqaysanaye indha adag arooskedey ka dhesha aad dhehdaan hadaad reer xamar tihiin ani reer bari mama naxnee
Barako ma rabtaa salliga nabiga ﷺ badso.❤️💚
Waarun nabiga صلى الله عليه وسلم
Scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Illaahay ha noo caafiyo wiilkayga Cimraan Caaqil allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
alla ayaaney ciwaankaaga intaa fiiriyay walaahi xad maleh cimraan yare caafimaad taam ah i.a❤
Aqiran shukran xbbti wan ka hayna❤❤
Ayan qurux shekadi macaned ugudanbeynti wad no so daysay thank you queen ♥️♥️💯cimran cade allaha nocafiyo xanuna allaha kailaliyo dhaman awladena 🤲♥️
Ayaan abyo wiilka alle haku caafiyo hooyo nimada waa kula dareemaaya amiin alle hanoo caafiy9 cimraan yare
waadna qancisay ayaaneey Allah ku Sharfo Cimran cdena Allah cfyo ❤
Ayaaney ani arooskeyka waa cabsadey markaasa calanka turkiga iskeeney teamka arooska ka cabsada ahaaa arooskeyka alx mantana oolad ka heesta masha allah
Nin iyo gabadh ba waxa loo baahanyahy waxay soo mareen inay sheegan waayo khiyaamada waa xaaran
،waasax hadey sheekto in ey gabar eheen ey xitaa garoob tahay maxa ka bi ilahaa waa nin level hadana Lakin weyqayaan tay niyade kajabinee
Ilahay hakuu cafiyo cimraan yare ayaan quruxey❤
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Allah cafiyo wilkeyga cimran yarre🤲
MashAllah Allah gabadha habaryar dhashay wa gabar caqli badan ixtiram badan wallah gabadhas wa Salamaya 🙌🏾🥰🥰
Wixii ayaa wali kaa ag yeeraayo
Dhag dhag dhag😂😂😂😂😂
Ayaneeey waanoo taal
Dhagaheenaa usuu dhigatay
Haaa lkn ani ma gadhaye adi hada muqdisho joogto bud uqado 😂😂😂
@@AzmaCabdi-qi8ku igu halee iyadoo iga so shekaynayso sugo😂😂
@@xafsoahmed9 kkkķkkkkk haye
Alle ku caafiyoo
Ayaaney cod waxbaa kujiraaaa qli
TEAM AYAN GOBDN ONE LIKE 👍
koko bule tim 27 ❤❤❤❤
maasha allaah aad ayan idin jeclahay ilaahey ha idin jeclaado.
Sow tro❤
Gabar wlba iyo wiill walbo waxaan kula talinayaa inay noloshooda runta kasheegaan runta rabi baa kugu jecel run sheeg waa ceeb sheeg runta laguma hungoobo runtu waa quruxda iyo qabka kalsoonida haday oran lahay wll ninbaan soomeher xady naf iyo shaydaan baa ii qurxiyey ee tag ama joog haduu is xaysiiyona ay cirkaas ismariso wll shalay maanta ku ilaw shalayna maanta baa iskala han waynahay runtii waxaa hubaala inuu aad kuujeclaan lahaa runtaada awgeed xitaa haduu tago kama qoomamaynaysid isma canaananaysid waxaad kujirilahayd wixii tagay tiigsimaad maleh tan maanta ah kafaa iadayso rabina raali gali ileen adane lama raaligalin karo
Asc dhaman asxabta ayan wan inkaga bahanhy duco wiil yar oo an dhaley iga xanusan waa qala la dhahay plz iso duceyo 😭😭😭🤲🤲🤲😢❤😢
Ilahey haku cafiyo abayo
@@fatmazahraqurux2324 amen abayo
@@fatmazahraqurux2324 amen abayo
Alaaa ilahayow cafimad sareec ah kusi wilkas yar ilahayna waxan kaga baryaya inu qalinka kugulesta in sha Allah 🤲😢
@@Haffyy ameen abayo 🤲❤️
Alla ayaney gurkeygii laba isbc ayan dhig baxay wlhi ninki waxow iyiri wlley aniga dad qalato ma ahy 3 bil wada soconee allow kunaxariso
Amiin wll
Amiin amiin amiin
Aamin yaa allaah 🤲
Waa noo gambise dib malaxaan Allaah haku xifdhiyo
Allaha kuu xafido walal caruurta Alleh ha kuu shaafiyo
Manshallah ❤Walalshey ayan qurux❤❤❤
Ayan quruxey allaha ku barakeyo xppti❤
Wali single ahy😂 lkn wa oghy ina cabsa dono wayo waxa hy dadka hadi manta dhibato familkoda /nolshoda ku dhacdo naxdin drted ku dhawada iny miirdobolmaan😢
Aniga waxan ka mid ahay kuwa cabsada oo dhiig ķa dah ka caaaa😢❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂cadimatihideeh😅😅😅
@@faadumomaxamed9895 wala yabay 😂😂
Ayaney aniga guurkaygi wllhi stress kas iyo pressure ban isa saary wllhi been mashegyi habenki gurigayaga layso galbiyay subaxedi bu iga bilowday 24 malin ban dhiig baxayay murug iyo calol xumo 😢wn so mary
JazakAllah❤❤❤❤
Ayaaney video yadada marki hore waan keeydini jire mrkey bataan ayan hal maalin ufadisani jire hda waan kuso gaare sidn usugyo ma maleeni krtid malinki daan waan firini hadan janis kuhelo ee abyo ilmaha ilahi haku caafiye plz soo daqso abyo mcney❤😢
Anaa kula mid ah waan isla sugaa qisooyin markaan iyo mar dhoweyd bay sidan iqabsatay bal maxaa kugu watay iga heysaa hada😢❤
Keep going❤🎉 wllshey mcn❤ 300k🎉 i.a
Masha allh ayaan qurux❤❤
Allha kucafyo cafimad taam inshallh
Alaaa San usugay leee habo ayaney❤
Alle hano cafiyo cimraan yare aboyoy
Masha allah qali waba sugayey❤❤
Allh ayaaney illhy hanoo cafiyo cimran yare xaley saan kuu sugaayey bn ku seexdey waxaan soo xasuusty wagaan yaraa sidaan usugi jirney markii hooyo maqan habeen noqoto ayaaney shukran xbb😂😂😂😂
Illahay hanoo caafiyo wiilkena cimran yare habo mcne soo barbaar
Wcs abaayo macan qofka ugu horeeya
Gabdho way jiraan intay guur soomaraan ama qudba siro ha ahaado ama midkaleee ooo ninka ka qariya ,mafiicno qiyaano tan kale guur in aad sooo martay ma ceeb baaa, wuuu ogaaan ilaaa rimaa heee markaad adi dhiiqo galay ,xitaaa wxaaa macquuula in uuu caruurta ka shakiyo ilaaa markiii hore kalsoonidiii kalunteeee, ka digtoonada gabdhow taas😊
Sax waaye wax maku qari aqaan ani😂😂😂inta walwali laha wan sheega oo ilahey ila ogyahay waxna kama qariyo qofna iska dhaaf qof dacad iiehe waxaas maa wax qarsamayo eh aofka kalsonida kadhumeso been maahin
Ugu dambeeen wad so dhigte❤
Ar saa u sugaynayaa xbbt ayanay habeen wanagsan talow mxa ka qosliyay😂😂❤❤❤❤❤
Allah abayo ilahay haku caafiyo cafmad taam ah inshallah
AY waadku mahad santahay dhiiragaliso Saanoo sharaftay cimraan yarane ilaahay Hacaafiyo
Walahi ayaanay aniga oo isbuuc ka hor kaqubestay ayaa baabuurti aa imaaden marki la dhahay ooduu goostay
Alla ayaaney saa . Usugaaye. Lleew😂❤ dhib maleh❤❤
Wan sugayay dhib maleh abaayo wan kusalaamay ilahey hakucafiyo wiilka yar ayaaney
Aniga cabsi darted isbatalka laidhigey wallah
Ano qawo ayaan gursadee lkn team inda adeeg 😂😂😂 alla maxan dad badan kayabsadee 😂😂
Yaab ka yaabkiis 😅
Allaha ku caafiyo cimraan yare allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲
Ayaaney saan kuu sugaayey
Wllh anaa kamida qeypta cabsaty oo dhaqtarka lageeyy😢
Allah idinxafido abaayo
Alle ha kuu Caafiyo qaali
Walahi ayan cajib waye shekedan shalay sidan uu sugayay wad yabi
Ilaahay hakuu caafiyo
Makiinada cajiinka shaqo maka banantahy ayaaney shaqo diyaar u ahye😂😂😂
Maila aragtay
Yaaiga horeeyo😂😂
aniga😊😊😊😊
Alle hakucaafiyo wiilka qaali 🥰🥰🥰🥰
Na ayaney Kan u dhaama Manta yaabanha ii shidnaa muqaalki qisas so galsay 😂❤
Wcs Ayaaney wll qali wan kujeclahay qali haa waa inushego wuxu kumaqnaa qofku qali mahdsanid 😂😂😂❤❤
wcs hoyadi kartida badnedey❤❤🎉
Mcney baby ga allaha noocaafiyo cafimaadkiisa wax walba nooga qaalisan Cimraan yare Allaha ku caafiyo habo mcn ❤❤❤❤
ilaahey hano caafiyo Maahir yare
Alle hakuu caafiyo wll
Thanks waan sugaye❤
ilaahey hakuu cafiyo wiilkeena
Alah cafiyo Abaayo wiilkega
Please part 🙏 6
Alle hanoo caafiyo cimraan yare🤲🤲
Allaha caafiyo cimraan yare ayaanay mxaa waaye matoorkaan kaa agshidan dhagdhagta kuhaayo
Wlhi runta wax ka fican ma jiran ninka wan gursaday dheh ama hatago ama hajogo
Ale hacaafiyo wiilka xabiibti cafimaadkaaga iyo caafimaadka wiilashaada ayaa nooga qiimo bdn muuqaalka ❤❤❤❤❤❤❤❤ teeda kle gabadh yaraa thy islaan mthid lasoco😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ayaney af wako hee mey lika aame from dadka afkas leh😂❤
Allah ma caawo kale wadnaha nay nay da I hayaa sidii inaan aniga ahay ookle indho adkaaa gabadhu bisinkee😮😢😂😂😂
Anaa isla yaabaanaa acuudubilaah ruux adag baan is moodee hadii ninka la arko shoow waaba la kala daadanaa😂😢
Ayaaney xppti inyar light ka iska yaree qaali iftiinka said ubadan
Ayaane xalaye san ku sogaye waa iganbisaye qisda marakaye mcn tahaye wa lagu waya😂😂😂
Ayaanay waan sugayay ❤❤❤❤
Allah ha kuu caafiyo ilmaha wll❤❤❤❤❤
Taladii walasheed iney qaadato ahed runtii ani walaahi wax maqarinkari
Yareey ayaan taas kaa yeelimaayee location ka isoo dir ani cajiin rabaa abaay☝️🪓♥️😊
TEAM ayaan ONE LIKE ❤❤❤
Vedioga wax makinad cml ka dhax shanqaraye ma ogthy xppti❤
Vediga bilwogis ay ku shegte
Walaahi ma cabsan howl kafakad aan ahaa 😂😂😂😂 ceeriinkaa laygu cunay
Mashllh Allah ha ku cafiiyo
Hawo xale maxaa nagu sameese😭😂
nin aan aniga keensady ayaan guursaday hadan waan ka baqayay habeenkii aqalgaleena😎😎😎
Ayaney xalay saan kuu sugayey waan lkn alxm
Indha fariid aan ahy wllhy arooskaygi anaa ka shaqaysanaye indha adag arooskedey ka dhesha aad dhehdaan hadaad reer xamar tihiin ani reer bari mama naxnee
Koow runta ineey sheegto ayaa la rabay😢😢😢
Haa asaga marku jeclanayey ma ogeen gawar in ey tahay iyo inklae garoob baan ahay ee ma irabtaa lacagta aan doonaan iga bixi ileen asaa rabee
@@MaryanAadam Haa qadarta ku dhacde
Allah haku cafiyo imran yare❤❤❤
Qebta cabsataa
Allh hayno cafiyo wiilka yat
Ayaaney khamiistii hore guursaday ani aad ayaan u faraxsana😅😅😅
Asc ilaahay hanoo caafiyo❤❤ aamiin❤❤❤❤❤
Allaha noo caafiyo cimraan yare ❤❤❤
Allaha ha ku cafiyo
Allah ku cafiyo
Walashaya ayaan qaali baryahaan comment kuma soo qorin noloshu kuma xumayso adiga iyo ilmahaagan ilaahay idinma kala fageeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nolow intii nololi jirto
Ayaanney a nigu waan cabsaday 🚩😂😂😂
Aniga labo guur somaray kii hore waa igu dhacay kii dambe maya inkato qalqal iga jiray labo iska maqnan jiray
Wali ma guursan lkn wan cabsadaa ayaaneey 😂
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN