Ma arrin sharci ayey salka ku haysaa doorashadii Maayarka Gebilay mise mid Siyaasaddeed?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 14

  • @danjire7605
    @danjire7605 17 วันที่ผ่านมา +1

    Is casilaada waa go'aan uu leeyahay maayirkii hore Mudane Maxamed Amiin oo Maayirku wuxuu ka baahin karaa is casilaadiisa warbaahinta.
    Imika waxa u yaala,
    1. In Goluhu ka aqbalo ama ka diido is casilaadiisa
    2. ka dib, la doorto cida maayirka noqonaysa ee golahu doono.

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 18 วันที่ผ่านมา

    SUBEEER AWAL FABARAY HALAYDIN SAFEEYO.

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 18 วันที่ผ่านมา

    SUBEER AWAL JIHAAD BA KU WAA JIBBA WADO KALE MA FURNA..

  • @azadlanguagesandresearchtr9330
    @azadlanguagesandresearchtr9330 18 วันที่ผ่านมา

    Su'aasha garyaqaanku uuna ka jawaabin waa in wixii meesha ka dhacay badhna laga dhigo sharci badhna sharci Daro. Si saxa ugama jawaabi.

  • @kaafitaairo8209
    @kaafitaairo8209 18 วันที่ผ่านมา

    Sax❤

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 18 วันที่ผ่านมา

    WAAR MAYIR KASTA CIRO HA QATEE SUBEEER AWALOW CIDANKEENA MADANIGA AAN DHISANO QAYR KIIN QORI ISKAGA DIFAACA MAYIR MA NAQAANEE.

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 18 วันที่ผ่านมา

    Waxba yaa la siyaasadeyn Muhiimada Waa in Laga aqbalaa gudiga deegaanka oo dhan iyo gudoomiyaha goobjoog ahaa Waa intaa

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 18 วันที่ผ่านมา

    MAYIR CIDIN JID KAASA KU FURAN INTAAN LAGU SOO GAADHIN..

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 18 วันที่ผ่านมา

    WAAR DALKA GABAARAY LA TIRTIRAYO KA AHOW AWALOW .CIIDANKIINA MADANIGA RAAAAC DHISTA....

  • @deegaankawaqooy2743
    @deegaankawaqooy2743 18 วันที่ผ่านมา

    Maxaa keenly dawlaada hoose ee wadanka in la hoos geeyo wasarado

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 18 วันที่ผ่านมา

    caruur la ciyaar iyo cagobaruur maqaley warlay malaguu waramay dagaalka socda ? from saylac

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 18 วันที่ผ่านมา

    Waar maynaan fahmin ee arintu waxay salka Ku haysaa saami qaybsiga reer gabiley imika waxaan wasiir ah reer yoonis marka maa yirku reer yoonis ma noqonayo labadooda midkood ayaa banaynaya meesha sidaa u fahma bahasha

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 17 วันที่ผ่านมา

    Wariye maxaad uwaydiin payday wasiirka abnigu xaq ma uleeyahay inuu digreeto ka soo saaro doorashada golaha deegaanka gebilay iyadoo wasiirkii is maamulka gobolada iyo degmooyinku joogo