Madaxweyne qaran allaha ki dhawt hogaamiye runlow ah dadkiisan jecel lana dareen ah allow ku dhawr madaxweyne kaa. Wanaagsan somaliland ma soo marin.....
MADAXWEYNE QARAN WALEE MASHA ALLAH ILAAHAY XILKA HA KUGU ASTURO MADAXWEYNE ILHAAY HA KAA DHIGO MADAXWEYNE SHACABKA INta JILICSAN U GARGAARA INSHA ALLAH ANIGO MAANTA CID KUU GU XIGA WLHY IN AANAN KOOB SHAH AH KAA RABIN LAAKIN WAXAAN KAA CODSANAYAA HOOYADDA SUUQA SIIGADA IYO QORAXDA QUDAARTA KU IBIINAYSA SI AY UBADKA AMA AGOONTA AH AMA ABAHOOD QAADKU XINIYO TIRAY BARIIS U SIISO AMA WAX U BARTO IN AAD SI GAAR AH UGA WARHAYSA CASHUURTA AY BIXISO NA AANAD NIN QURBAHA KA SOO SHAQO TEGAY OO DALKA IYO DADKA TOONA DAACAD UGU SHAQANAYN MUSHAR UGA DHIGIN,
Madaxwaynayasha waddamada waa lo qora oo warqada ayey wax ka akhriyan dad aya jaamacado uga so baxa oo udiyaariya wuxu odhonayo nin kan wa nin dimlumaasiya ee maaha mudane muuse biixi waalkeyow
Gole ka fuul, iska sheekayn sida dadka caadiga ah, kaftan aan loo meel dayin oo aan nuxur ku fadhiyin looma baahna. Madaxweynaha hadalkiisu khudbadihiisu waa digreeto waa haybad dalka oo dhan. Inuu sida caaqil u sheekeeyo ma aha. Cirro hal eray oo qaldan laga soo helimaayo intii madaxweynaha moqday.
Hadaan rer kulmiye nahay madaxwayne guul iyo duca kuu ognahay guulayso first 100 days duco nagu ledahay aamusnan waxii ka danbeeya lagu dhaliili lagu tossin lagu tilmaami wanaga waanu kugu tageeri kugu adeeci somaliland guul
Ilaahayow no siyaadi nabada iyo barwaaqada.
Maashalaah ,yaa rabi dalka iyo daka iyo madaxdaba noo barakee,amiiiiin
Great leader 👏
Masha allaah ilahay madaxweynaha iyo dhman masuliyiitaaba xilka hakuu asruro amiin amiin amiin ❤❤❤🎉🎉🎉
Maashaa Allah
Madaxwaynaha la loo duceeyo muxaafid iyo mucaarid
Guulayso Madaxwayne Ilaahay hakaa dhigo kii citiraafka keena somaliland allaw dhawr fr qurulugud
Madaxwayne qaaliya 🫡
Well done Mr. President. Garabkaaga ayey reeer somaliland taagan yihiin.❤
Guulayso madax wayne❤
الله يعزك
Maxadwayne craxmaan,waxan rabnaa inaad badhasaabada ,iyo agaasimada iyo amniga dalka wax kabedesho isda ugu dhakhsahabadan.
Ciidanka dalkana waa inaad midka dhigto oo tayeyso ciidanka qaranka oo iskushaandhayso .
Cirro is the Jimmy Carter of Somalind quite,down to earth,innocent and a friendly leader
More like sleeping Joe,
And remember carter was one term president
C.raxman ciro waxa ku taagan yahay wada shuruucda caalamiga akhrinta qoraalka qudbadiisa waayo madaxwaynu wwaxa uu odhanayo waa inuu kabaaraan dego
sax
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN ❤❤❤❤❤❤
Masha allah Abatiyo guuleso somaliland adiga hoogaminaye rabi hakugula garab galo amin madaxwayne
Mashaa Allah guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Madaxweyne qaran allaha ki dhawt hogaamiye runlow ah dadkiisan jecel lana dareen ah allow ku dhawr madaxweyne kaa. Wanaagsan somaliland ma soo marin.....
Amiin Insha Allah
MADAXWEYNE QARAN WALEE MASHA ALLAH ILAAHAY XILKA HA KUGU ASTURO
MADAXWEYNE
ILHAAY
HA KAA DHIGO MADAXWEYNE SHACABKA INta JILICSAN U GARGAARA INSHA ALLAH
ANIGO MAANTA CID KUU GU XIGA WLHY IN AANAN KOOB SHAH AH KAA RABIN LAAKIN WAXAAN KAA CODSANAYAA HOOYADDA SUUQA SIIGADA IYO QORAXDA QUDAARTA KU IBIINAYSA SI AY UBADKA AMA AGOONTA AH AMA ABAHOOD QAADKU XINIYO TIRAY BARIIS U SIISO AMA WAX U BARTO IN AAD SI GAAR AH UGA WARHAYSA CASHUURTA AY BIXISO NA AANAD NIN QURBAHA KA SOO SHAQO TEGAY OO DALKA IYO DADKA TOONA DAACAD UGU SHAQANAYN MUSHAR UGA DHIGIN,
Illaahay hakugu asturo dad wacan oo wanaagsan ilaahay garab iyo gaashan hakaaga dhigo xaq iskukaa garab taaga baadilkana kaa qabta
Amiin
Waxad habartay qoyskaage ciro maad habarin
Masha Allah guul iyo gobanimo somaliland
Gacan Libaax ????
😢😢😢 no Somalia again
😂
@abassadan2541 😂 no way out
Masha Allah illhy mw ciro haka dhigo qof dhiqada kasara s.land lkn jabhada ha hala qarameyo hadii kale qabilkasta jabhad hamaysto
Madaxda muslimiinta haloo duceeyo oocayda iyo habaarka halaga daayo
Madaxweeyne waraaqdan wax ka akhariyeysaa waa maxay
Madaxwaynayasha waddamada waa lo qora oo warqada ayey wax ka akhriyan dad aya jaamacado uga so baxa oo udiyaariya wuxu odhonayo nin kan wa nin dimlumaasiya ee maaha mudane muuse biixi waalkeyow
Gole ka fuul, iska sheekayn sida dadka caadiga ah, kaftan aan loo meel dayin oo aan nuxur ku fadhiyin looma baahna. Madaxweynaha hadalkiisu khudbadihiisu waa digreeto waa haybad dalka oo dhan. Inuu sida caaqil u sheekeeyo ma aha.
Cirro hal eray oo qaldan laga soo helimaayo intii madaxweynaha moqday.
ma inuau caqligeena ku ciyaara rabatay oo dhaho 2x2=6
🎉🎉
Walaahi lakala gobsan, Cabdiraxmaan Ciro waa daacad bal eega sida uu ugu qiray kulmiye iyo madaxwaynihii hore wixii ay qabteen intaa iyo wax udhawna umay quudheen iska daaye way xaqirijireen markuu mucaaradka ahaa.
Sac ruqa,ah ayaa laguu dhiibay oo aan lahayn wax laga dheefsado heestii lo,da(kaama tagi karo kuma tiirin karo togiina i qabay)
Hadaan rer kulmiye nahay madaxwayne guul iyo duca kuu ognahay guulayso first 100 days duco nagu ledahay aamusnan waxii ka danbeeya lagu dhaliili lagu tossin lagu tilmaami wanaga waanu kugu tageeri kugu adeeci somaliland guul
Ilahaw dimuquradiyada anu barbanka ahay shareecadu hasarayso
Wax kle intaa la gaadhin siysaada systemku usoo diyaarsady qudbada halka madxwaynihi hore buuq ka dhalan jirtay hdalkiisa muran
𝑨𝒍𝒍𝒆 𝒙𝒊𝒍𝒌𝒂 𝒉𝒂𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒂𝒔𝒕𝒖𝒓𝒐 𝒎𝒂𝒅𝒂𝒙 𝒘𝒂𝒚𝒏𝒆💚🤍❤️💪🔥
Hogaamiye dhab ah waxaa lagu qartaa hadalka saxan ee aan gole ka fuul aheeyn
Hadalkiisu wuu miisaman yahay. Baydhbaydh laga helimaayo.
Waa inuu madaxweynuhu hadalkiisa dhowro oo qodob ka hadlo. Isdhaaf lagama hadho.
Allow madaxwayne barwaaqaysan nooga dhig. Afkiisa iyo ficilkiisa Allow isku mid ka dhig ...
It’s a shame inay soo baxaan 3 non oo isku reer ah
Madaxwayne, hadii Muuse lagucasuumo madasha shahaadada lagu gudoonsiinayo gudoomiyayaasha xisbiyada, Maxamad Kaahin uu qabsanayaa Xisbiga ee haka maqnaadee daa.
Ciro xanjo buuf Afcaanyo
Adeer sidii muuse wax u sheeg adiga oo aan warqad wax ka akhriyin
War warqadan maxa ku daba wada wuxu xirsi ku qoro hanala hor iman ee maskaxdada kula imo hadal
XISHOOD XILKU WAA MEERTO MALINBA NINBAA HAYA KURSIGU MUU AHAYEEN BOQORTOOYO REER KELIYI ISKA LEYIHIIN EE LA QABSO.😂😂😂😂
Ciro wli warqad unbuu wx akhriyaa sidii mw Muse bixi dusha wxba akrikaro miyaa
taasi waxay ahayd qorshe la`aantii MUUSE ee umadii Somaliland isku dirtay ilaa uu meesha ka tegay dalkoo jabhado ah🤣
Ciro waa diplamancy aan deg deg kujirin, waa nin qorshe iyo hiigsi leh, waa nin wuxu odhanayo u qoran yihiin si aanu uga been sheegin una iloowin masuuliyada shacabka somaliland.
insha allah Taariikh cusub oo barwaaqo ka dhigta Somaliland ayeynu ka rajaynaynaa Mdaxwaynaheena Ciro.
AKHRISTE
isku qabiilna manihin ee waxa wanaagan iyo waxa xun inaan kala garto weeyan.
DADKA WAX BARTAY AYAA WARAAQDA KA AKHRIYA EE LAQABSO HADAADAN HORE U OGEEN.😂😂😂😂
Hhhhhkkkkkkkkkk waar ma imika ayuu Sootooday Bilbuu hurdaye kkkkkkkkkkkkkk
Waar ma imija atuu sootoosay Bilbuu hurdaye kkkkkkk
Goorma ayaa la soo toosiiyey hurdadii miyaa
jaw wali doorashadii buu ku jiraa odaygu
Waar ictiraafkii meel ku sheeg alle haku nacdalee
Ictiraafku waa ujeedada aynu ka midaysanay lkn laakiin maan fahmin naclada aad nacdalayso
waar allah kunacye ka xishood madaxwaynaha cawaanyaw waa bilaa ictiraafe ilaahay ayaa na ictiraafee
FAQASHEEY ADIGA AYEY NACADAL IYO FULAYNIMOBA KORKAAGA AHAATAY EE HASUGIN WAAYIN AQOONSIGA SOMALILAND DHAWAAN DAMEEROW.😂😂😂😂😂
Iney dambi tahay ma ogin jahilow Maranyahow adiga haa kugu noqoto
@@demhalladbaruoras5270 ADIGAY KU HAYSATAA YAHUU