allahu akbar allahu akbar allahu akbar ilaahow ku xifdi xilka aay umaddooda u hayaan dhalinyaradaan dhamaantood iyo kuwa horumarka dalka somaliya iyo dadkooda jacel mashaa allah we will bounce back my people ASCWW
No no this must be joke , there no An Army in Somalia , this Little young tribal militia boy , please don’t rape more babies. You are not going to built army never.
Inkastoon mucaarad ku ahay farmaajo hadana mar labaad waan u codeeyn anoo eegaya danta guud iyo anoo kasoo horjeeda mudada yar ee 4 sano ah ee lagu badalayo madaweynaha ugu yaraan waa in 6 sano laga dhigaa ama madaxweyne kasto inta badan mar labaad la doortaa hadii eey shaqo wacan qabtaan
Waxan u hambalyeynaya dhallinyarada cusub ee loo soo tababaray xirfadaha kala duwan e ciidanka qaranka somalia, waxanse ka walaacsanahay inay hoggaanka sare ee dalka ka heli doonaan jawigii ama xaaladii ay maskaxdoodas curdanka ah uga faaiideyn lahayen dadkooda dalkood.
Anuu nin reer somaliland ah ayaan ahay lkn wxn u hambalyeynayaa dhalin yarta dalkooda cadowga ka difaacanaya teeda kale wxynu nahay dad walaalo ah meelna kala aadi mayno lkn qaranimadu waa halkeeda somaliland waa dalkayga aanku dhaarto ma jecli inay cidi igu caydo ana ma aflagaadeeyo dalal kale. waxan ku ducaynayaa in alle ka dhex qabto al shabaab umada dhiigooda baabiisay
Somaliya o dhan 10 hoyamiye o dhalin yaro ah o xita ha noqden kabtano ama alif layan derejadu muhim mahan e qibrada iyo adega iyo go anka adag an ka so noqoshada lahan ila u ka fulo ba muhim ah intas ban u bahanahy wana haysana waqtiga wana in la howl geliya dhalin yaradas wana in la siyo waxkasto o agab mulateri ah ay u bahan yihin lana foro in ay socdan ila xududaha dalka
Qarankaa loo soo tababaray mise, Alshabaab.. Maxaa awrka caloosha laga rarayaa.... Soomaali la siri maayee, yaa la sirayyaa.....?... Haddii aad tigreega ka difaacaysaan dalka , sharafaa lahaan lahaydeen..
allahu akbar allahu akbar allahu akbar ilaahow ku xifdi xilka aay umaddooda u hayaan dhalinyaradaan dhamaantood iyo kuwa horumarka dalka somaliya iyo dadkooda jacel mashaa allah we will bounce back my people ASCWW
❤❤❤❤
Ascswcy hkk jxjdjokfj😊😅😅😮😮
Asc 2:55
Waale soo labatay sharafti umada somaliyed yeah oo hadana yeah farxada igaa badatay mansha allah🇸🇴💪🏾guul
Masha Allah somaliya wey is raaceysaa oo wey guuleyseysaa insha Allah
Mash allah
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
ALLAHU AKBAR
SOMALIA SOO LAABATAY.
Guul iyo gobanimo guuleysta geeshka yagow weligiin guul guuuuuuuuul insha allaah
😊😊
I’m Turkish es Selamun Aleykum my Somalia sister and brother ✋🏻
Wacaleykuma Salam my brother
Sna
Ala maxay noo dhacatay farxad baan la bood boodayaa..somalia hanolato!💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
No no this must be joke , there no An Army in Somalia , this Little young tribal militia boy , please don’t rape more babies. You are not going to built army never.
Masha allaah walahi markan arko wan qiiriyoda cadawga Allah idika qabto masha allaah
Masha Allah soomaaliya hanoolaato guul iyo gobonimo horumar wacan Allow noosiyadi Ameen xooga dalka gulaysta
Guul Xooga Dalka Somalia
Mash allah masah allah
masha allaah
Masha Allah hanbalyo ayan leeyahay anigo ah dhal cidan ,cidan kan dalkoda u so taba bartay si ay wax ugu qabtan dalkoda, dadkoda.
Walaal ma jaziiraa lagaa qaaday ma xasuusataa maalintii tijaabinta orodka 2017
Inkastoon mucaarad ku ahay farmaajo hadana mar labaad waan u codeeyn anoo eegaya danta guud iyo anoo kasoo horjeeda mudada yar ee 4 sano ah ee lagu badalayo madaweynaha ugu yaraan waa in 6 sano laga dhigaa ama madaxweyne kasto inta badan mar labaad la doortaa hadii eey shaqo wacan qabtaan
Mnsha allah baaba
IM LOVE ALL OF THEM GUY LEDERS MAAN SHA ALLAAH GOD BLESS THEM
Mnsha allah guuleysta ciidankeena sharafta badan iyo wiilasheena quruxda badan💪💪💪💪💪
Msh Allah
Somali hanolato 💪 💪💪
أمين 🤲 🤲🤲
Very good.work very hard.
Aan ka mid noqono ciidanka dalkeena
Mnta anaga ayu noo bahanyhy cidanka dalkena.
masha allh iiilawhow noo dhawor kuwa aan ku hurduno een dartood waxa u parnay
Guul guul guul guul guul gobanimo guul guul insha Allaha Amiin yaarabi Allaha w
Inshallahu aamin
🇸🇴🇸🇴🇸🇴mansha allaah guul guul ciidanka xooga dalka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Taliyee give this young graduates the ranks they deserve
somaliya somaliya ha noolaato🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴❤❤❤
Masha
Allah
Guull
Soomaliya?
Alla maxeey ilanta igasodaday guul somali
Allah idin dhowro
Guul somalia
Masha Allah
Guuul Guuul Guuul Guuul masha allh
Aniigu ciidankas kamid ahay waynu guulaysanaysa somalia
Sxb waan idinku faraxsane runti
M.a hambalyo dalka idinku idiin baahan yhy horay u socda
Sarakisha somali guulasta wadanka badbadsha Oka badbadsha shiisheye xasan SH dabadhiilif shiisheye u sheqeya
Love the part where the guy at the back shouts SOMALIA HANOLATO ❤️❤️❤️❤️
Mansha alah waa again ohisen guayasta gesiyashena
Aniga wanjacelyahay ina wadanka u istako
Gen.clwali jamac gorad dilkii allaha u naxariisto Gen.siciid mariino meel ku sheega waa dishen kiiskiisana waa laabten xaqdaro ayaana ku disheen ninkii dilay xitaa minan dilin
Maşallah TÜRKİYE 🌹🌹👍👍👍
Somalia Population 75% waa Dhalinyaro Marka waa In Laga faaideyato
Maan shaa alaah
Subxaanallaah,
Alle xussa oo qalbiga ku haya....
Waxan u hambalyeynaya dhallinyarada cusub ee loo soo tababaray xirfadaha kala duwan e ciidanka qaranka somalia, waxanse ka walaacsanahay inay hoggaanka sare ee dalka ka heli doonaan jawigii ama xaaladii ay maskaxdoodas curdanka ah uga faaiideyn lahayen dadkooda dalkood.
Guul iyo gobanimo
🌹🌹🌹❤❤❤👍👍👍👌
Somalia ha noolaato
Great Somalia insha allah will came back
masha allah guul guul ciidanka xooga dalka
cadowgiin hajabo hajabo
💪
Soomaliy ha nolato
Insha Allah somali dhibta way ka baxaysa
Waa farxad inaa leenahay hogaamiyeyaal na hogaamin karo markan dalkeena xabashida ka difaaceeno guuul
Inshallahu guul sare rabaa ingadhsiiyay sharaftii ciidan soo noqotay
Msha allah somaaliya hanoolaato
Alaw noooxafid 🇸🇴💪💪💪💖💪madaxinuuhajiro❤❤❤❤❤❤
Maashallhu wall guulysta &anblyo shabaab jabtay soomlina guul dhalntii dalkygay taarikh iyo lama filaan in a, soomar Se cadowgenii jab ducan idunku daray xoga milatari we soomliya
Taliye Odawaa iyo saraakiisha kale ee Qarankeyga noolaada
ilahow inoo dhis cidan difaca qarankeena
msha allha gulesta ciidnka xoga dalka
Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🪖🪖🪖🪖💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖🪖💪💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖💪🪖
Walaalayalow Rakaan uma jeedno hada aaway meey ciribtiraan al Shayaadiin mise hawada ayaa laka bixiyay oo waa naloodiiday?!!!! Allaw sharafteenii noo soo celi Aaamiin yaarabi
Cidaankan waxa laso siyay tabaro kala nuuc ah ints waxa kusi dher mrke dalka sidaan ugu so laabtane waaba laga dilaaa iyado ey u dherthy mushaar la.an anagane mxa ciidanka caawinaa niyada ayeba naga dileen dowladena😭😭
Somalia Somalia 💪💪💪🪖🪖🪖🪖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🪖🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴🪖🇸🇴🇸🇴🪖💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪🪖🪖🪖🪖
Anuu nin reer somaliland ah ayaan ahay lkn wxn u hambalyeynayaa dhalin yarta dalkooda cadowga ka difaacanaya teeda kale wxynu nahay dad walaalo ah meelna kala aadi mayno lkn qaranimadu waa halkeeda somaliland waa dalkayga aanku dhaarto ma jecli inay cidi igu caydo ana ma aflagaadeeyo dalal kale. waxan ku ducaynayaa in alle ka dhex qabto al shabaab umada dhiigooda baabiisay
Asc / waxaan idinka codsaneynaa ,cidda Ay quseyso codsigani, ; inladaryeelo( Ciidamada X.D.S )oo lookaamil yeelo, xaquuqdooda oo dhammeystiran,lanasiiyo mushaaraad kufilan, oodabooli kara baahidooda guud, si ' ay uga kaaftoomaan gacan kale. mahad sanidiin, idinkuna.
Saaxib kuwaan waa mooryaanta hore HANOO buun buunin hore ayaan u arakney
Guul cidankeygiyow
Waaa hawiye action group, boowe puntland isku tashatay,,,
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪😭😭😭😭😭
Heeso cusuba oo ah sigilaji
Ilahow uhili dalkanaga unasosar cidamah xaq kushaqeyah iyomadax xaq kushaqasah
Masha allaah somaliya hanolaato
Guulayso taliyaha
💪💓
Maşaallah somali 🇸🇴 Türkiye 🇹🇷 kardeşliği
Wlhi dhiiga ayaa ikacay diyaar ayan u ahay in aan ciidanka xooga dalka somaliyeed in aan ka Mid noqdo somaliya hanoolato
Geesiyal somaliyeed
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Waxaniba waa Alshabaab ayey noqdeeen. Imika ish.
nabad iyo nolol
lakeen wll wadanka wanagsan
DAACADNIMO OGAADA DAWLADNIMADANA OGAADA
Guul soomaali
Guulasta geesiiyal
Somaliya o dhan 10 hoyamiye o dhalin yaro ah o xita ha noqden kabtano ama alif layan derejadu muhim mahan e qibrada iyo adega iyo go anka adag an ka so noqoshada lahan ila u ka fulo ba muhim ah intas ban u bahanahy wana haysana waqtiga wana in la howl geliya dhalin yaradas wana in la siyo waxkasto o agab mulateri ah ay u bahan yihin lana foro in ay socdan ila xududaha dalka
🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽☝️❤️❤️❤️🇬🇧🇸🇴👏🙏🏽
Alha ugargaaro hada madax wadani ah maQabaan Ilaahow soomaali masuul daacad ah deg deg udhiib tuugada nagaQabo shartooda Xasbunalaahu wanicmalwakiil Xasbunalaahu wanicmalwakiil
hamplyo hamplyo hamplyo
Guul
Haa
Guuleysta gesiyasha
LIKED
Hodan axmed kkkmk mee toooooo
SHARE
guul.soomaaliya
soomaaliya.hagulaysato
ha.gulaysato.somaliya❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Udayadaan wa weyn na dhaafiya
Qarankaa loo soo tababaray mise, Alshabaab..
Maxaa awrka caloosha laga rarayaa....
Soomaali la siri maayee, yaa la sirayyaa.....?...
Haddii aad tigreega ka difaacaysaan dalka , sharafaa lahaan lahaydeen..
SHORTS
LIVESS
Turkidu way ku eegayaan, ma ogolaadeen inqilaab militari.
aad bay uga xumaan lahaayeen.
Waxaan. Oo dhan. Waabeen. Waa wax lasku. Keen kenay.
Muse Noor
Muse Noor seazjb
No
LEGETA
Isla hal ciidan oo qaar turki tababaray qaarkood maraykan qaarkood African qiyaas dhibta ay keenayso
Masha allah
Masha allaah
Somalia Somalia 💪💪💪💪💪🪖🪖🪖🪖🪖💪💪💪💪💪💪🪖🪖🪖🪖🪖💪