Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage Ciidanka Qaranka waa ay idin hor kacayaan,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 50

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 2 ปีที่แล้ว +2

    Gen. Odowaa Allaha xafido wuu mudan yahay in loo duceeyo.

  • @fartun9944
    @fartun9944 2 ปีที่แล้ว +6

    Shabaab adoon ha u noqon adoon ilaahey noqo ilaaheyna kaalmeyso ilaahey ha idiin fududeeyo iska celiya cadowga idiin gumaadaayo ilaahey ha idiin fududeeyo guusha waa xagiina inshaalaah

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 2 ปีที่แล้ว +1

    Taliye odawaa Yusuf guul guul gobanimo guul guul insha Allaha Amiin yaarabi. That’s right yes yes that’s right yes that’s right yes yes that’s right

  • @dahirmohamed7116
    @dahirmohamed7116 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaa General Odowaa wuu qalmaa hogamiyaha ciidanka iyo madaxweyne labada
    Baaraka Allah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว +3

    Warka iskdaa ciidamada xeryahoda usameya oomeeldajiya kasaara magaalooyinka kushaqeya dhisa dhulkina wadoyinka fura bara kacayaasha .bara dhaqdhaqaaqa badiya waa in aan la aruuriyaan itopianka kujira wadanka guulayso ciidamada dalkoow

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa shabaab looga reyn la yahay WAA sir la aanta dowlada iyo shacabkaba wixi qoshe cusub ah in u qarsoodi ahaado ayagaba balayada eysomalegayan mashegan allaha naga qabte

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว +3

    SHABAAB !
    DAWLADDAN FAASIDKA IN WADDANKA LAGA BADBAADIYO WAA IN LAGA HORRAYSIIYO,
    *AMNIDARRADA NO 1 IYADAA KA AH.

  • @newassong7535
    @newassong7535 2 ปีที่แล้ว

    sntv thanks

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 2 ปีที่แล้ว

    mida kale xasan qoslaaye waa caadadiis inuu madaweyno noqdo uu wadanka amni daro galo oo malaayiin qof ku dhintaan war isaga waaye alshabaabka laidinka qarinaayo iska saara waad ogtihiin been naftiina ha u sheeginina wama karuu wamakaru allah walaahu qeyru maakiriin fircoon meeshuu ku danbeeyey aawey museum ayaa loo daawo tagaa hasan sheekhow iyo fiqi rooble mahadsalaad qabrigiina yaa qodaayo ileyn aduun aad dadka laayneysiin faaiido ey leedahey majiraan wadaadadiina waxey noqdeen kuwo dhiigooda qariya oo yiraahda waxba madhicin iyo suladaamo odoyaal cadaabta alaha kuwada rido munaafiqiintaan aamiin aamiin

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 2 ปีที่แล้ว

    Gool gr odowaa iyo ciidankena allah cadowga ha idinka qabto

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 2 ปีที่แล้ว +1

    WRun wallal

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 2 ปีที่แล้ว +2

    genmeral odowaa bixii iyo gorgor iyo haramacad ilaahey ha idin xifdiyo somaliya waxaa dowladnimadii ku dheeley munaafiqiin aan dowlad waxba ka aqoon hadalkooda iyo waxey noo sheegayaan ismalaha hadii macawiisley naf laga raadiyey waa jabka somaliya ugu weyn ee hasan sh iyo mahad salad fiqi iyo hamza iyo tiktok ilaaheybaan gacmaha u hoorsaney in kuwan ilaahey hanag dulqaado isagaa awood leh masaakiin dhiigooda labaneystey ayaan nahey wax waliba adigaa awooda ilaahow naga dulqaad ciidamadii ayey bahdileen waxqabadkoodii ayey keyneen macawiisley alshabab iyo dariskii oo amaan laloo isticmaalaayo siyaasad xumo maunaafiqiin ididinkana balaan ayaad sameyseen laakiin tan ilaahey ayaa ka xoog badan oo xaq ah

  • @noorjimale9918
    @noorjimale9918 2 ปีที่แล้ว

    Mashaall waa 25jir aqli 80jir kujiro

    • @Atheneon
      @Atheneon 2 ปีที่แล้ว

      38 sano uu jiraa

  • @newassong7535
    @newassong7535 2 ปีที่แล้ว

    somali ha midowdo all is one

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 ปีที่แล้ว +2

    geesi garab la. waa general Daauud oo mar labaad somali heshay

  • @sharmakecabdixakii598
    @sharmakecabdixakii598 2 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobonimo. Dar daaran wanaagsan taliye odowaa. Maan deeq wey dhashey caaneheeduna inagu wada filan. Gobanimadayada geesh kaa haya.

  • @foosiraadguuleed3991
    @foosiraadguuleed3991 2 ปีที่แล้ว +1

    Maallah guuuul taliye

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +2

    Deegaankan laga kiciyey sheydaamadi diinta ku qadhaaban jirey waa degaankee?? Allah ha idin garabgalo shacab iyo ciidanka dowladaba, sharqabayaasha alqushaash Allah umadiisa ha ka qabto. Amiin

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 ปีที่แล้ว

      Waa deegaankee halkan walaaal

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      @@habilgaraad2441 walaalo lafteydaa su'aashaasi qaba, koley waa koonfur uun meel ka tahayba.

    • @mohamadhirsi2383
      @mohamadhirsi2383 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa bariga gobolka hiiraan rag dhiiga kulul yhy oo qawaarijta neceb ayaa ku nool

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamadhirsi2383 Thank you walaal!

  • @foosiraadguuleed3991
    @foosiraadguuleed3991 2 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab adoon dalka ka xoran adiga wafti taliye ooodaaaawaaa allah garab kaa gulo adiga iyo dhamaan ciidama xooga

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 2 ปีที่แล้ว +1

    Warun wallal

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 ปีที่แล้ว

    Waawaray iskaa ilaliyaa Dowland mahaa waa argagaxiiso

  • @farxaangaraad490
    @farxaangaraad490 2 ปีที่แล้ว

    Taliye odawaa waa il ay ka hoantahay in la ciribtiro arxan lawayasha baneystay dhiga shacka somaliyeed guleysta waligiin

  • @hassanalidacar7923
    @hassanalidacar7923 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso

  • @mohamedkhalif164
    @mohamedkhalif164 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ila iyo hada waxaan isweydinaya ragii lahaa marxuumad ikran Tahliil dadki dilay wan naqanna xagey ka baxeen?

  • @Carabcabdi-qs2pl
    @Carabcabdi-qs2pl 2 ปีที่แล้ว +1

    Tali odowaa aadiyoaad baan utaageersanahay hadaanu reerwoqooyinahay

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyada somaliyeedow gsrabkiina allaha galo shabab shaydan diin kuma dhaqman iska celsha

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 2 ปีที่แล้ว

    jneral odowaa nin aqoon ilaahey siiyey oo wax waliba lagu aamini karo oo amaan keyga kamasuul ahaa ayaad aheyd munaaafiqiin ayaa wadankii dhibaato oo god ku ridey ha niyad jabinina victoriga waa soo dhowyahey faatixada halamaro in ilaahey awooda leh labaryo muanaafiqiintaan wadanka godku ridey wadankoodii burburinaayaan hadana darbiyada munaafaqnimo lataagan ceebtooda ilaahey ma asturo habargidir abgaal xawaadle raxanweyn iyo duduble oo dhiiga umada cabaaya hadhowdina la leeyahey alshabaab waayo war madaxweyne ayey leeyihiin wasiiro macawiisley waa waxaas somali wey istaqaanaa aniga been iyo sax waaa cilmi aanbartey sida lagu kalasaaro markatvyada beenlala soo istaagaayo ceebceeb

  • @farahlibah6570
    @farahlibah6570 2 ปีที่แล้ว

    Ciidanka waxaan dhihi lahaa xorayta shabaab ka hor waxaa loo bahanyahy xorayn siyaasi ee wadanka afganbi hakula waregaan

    • @puntland9680
      @puntland9680 2 ปีที่แล้ว

      Afganbi waa waxa soomaali il xumadaan maanta haysata uhorseeday sxb, in Soomaali 30+ sano kaddib xitaa ay wali is aamini la'yihiin ayaa laga dhaxlay cinqilaabkii 1969.

    • @farahlibah6570
      @farahlibah6570 2 ปีที่แล้ว

      Isma amini la a ee shisheyaa ka shaqysanaya

  • @امعبدالفتاح-ب2د
    @امعبدالفتاح-ب2د 2 ปีที่แล้ว

    Dadka duwlad kujira ee ashbaabka ah iska sefeeya

  • @newassong7535
    @newassong7535 2 ปีที่แล้ว

    odawa naga qabo taliyi kuwa xamar mobelda ku dhacaya habenkii iyago wato bajaj xafadaha gudaha mahad sanid odawaa guul

  • @mohammedhassan2370
    @mohammedhassan2370 2 ปีที่แล้ว

    Raagow inshaa Allah madhaxada haraga somalida guul iyo gobanimo geesiyal malinta balayada baabiiya cadaugaa umadda somaliyeed amiin cidanka hagulesta wadanka dadihiya somajestahayasha geska bariga xiga 💪🇸🇴💪🇹🇷💪

  • @ilyasahmed3938
    @ilyasahmed3938 2 ปีที่แล้ว +1

    Gen odawa nin adag wuxu haya o Ku socda wadadi ganaral daa'ud taliyihi awooda badna qaranka naftisa Ka jecla Allah u naxarte

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

      CUNUGAAN TIBISHADA QABO AND GENERAL DAUUD XIRSI ABDULE HA ISKU MATALIIN
      FIIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOOY WALASHIIS MAKU SHEEGTAY 🤣🤣🤣

    • @bashiiromarfarah4810
      @bashiiromarfarah4810 2 ปีที่แล้ว

      @@aweesdanbiil8623 Adigaa futadaada xaarka socda oo aadan ceshankarin ee suuf gasho urayahow

  • @SafiaDahir
    @SafiaDahir ปีที่แล้ว

    😅 no

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 ปีที่แล้ว +1

    Taliya odawayow midkaan waziirka sheeganaya waxba ha ka dhegeeysanin

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 2 ปีที่แล้ว

      adowannaagta mareexaan waa ka faureyna isaga iyo xasan sheekh waa ilmo.adeer taas dadaka ha gartaan siyaasd saxiib joogta ma laha ee dan gooni ayey leedahey

  • @shariifshariif3085
    @shariifshariif3085 2 ปีที่แล้ว

    ddz utyن خو،لبء

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว +1

    MUDANE MADAXWEYNE XAFIDULAAHI PROFESSOR HASAN SHEIKH MAHAMUD CUNUGAAN TIBISHADA QABO IYO ODEYGA XIJAAR AND CUMAR ILEEY SHAQADA KA QAAD WA HARAAGII FIIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOOY

    • @elmiabdullahi1960
      @elmiabdullahi1960 2 ปีที่แล้ว +1

      Shaki kuma jira,in aadan garaad fiican lahayn.
      war af xumada,cayda iyo anshax xumada waa mid aad ku soo barbaartay ee bal in yar bal isko noqo waa talo,walow la yiraahdo waano abuur is baa ka horaysay.

    • @bashiiromarfarah4810
      @bashiiromarfarah4810 2 ปีที่แล้ว

      Futadadda xaarka ka cesho oo suuf gasho duliyahow uraayo baqtiyahow aflagaadada dhaaf ama meeshaad joogto aan kuugu imaan doonaa ogow xaarayahow

    • @chugrijama7291
      @chugrijama7291 2 ปีที่แล้ว

      Mooriyaan Gudaafad Facaa Waaye Intaad Adiga Dil Dhac Boob Aadku Jirtay Ayuu Waxbaranayey Hooyo Hadhicin Hajabin Raxmad Ayaa Lagu Koriyey Iyo Diin Odawaa adigana Hoog Iyo Ba’A Waxaan Ahayn Maadan Arag Awoowgaa Lagub Ciil Udhimo Inshaallah Qadhaadhoo Sakiin Laq

    • @chugrijama7291
      @chugrijama7291 2 ปีที่แล้ว

      Get Lost Loosers Adiga iyo Aabihiin Waxaa Ku Sameeya Son Of Guns Damujadiid Gudaafad Loosers Get Lost Hopless Useless Thing Garbage