WARKA: Ciidamada Itoobiya Oo Loo Ogolaanayo AUSSOM, Jawar Mohammed Oo Ka Dayriyey Itoobiya & Xogo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 5

  • @Bashi-h8w
    @Bashi-h8w 7 วันที่ผ่านมา +1

    Faransiiska wuxuu soo dhex maray ismaciil cumar geele.
    Makaron ma soo faro gelinkaro arimaha somalia.
    Faransiiska waxaa laga soo cayriyey west africa .

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 8 วันที่ผ่านมา +2

    Jawhar wuu kabenshegay dalka

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 8 วันที่ผ่านมา +1

    Sxbyaal hadii Ethiopia joogitaanka Somalia loo ogolaan waaayo-- cid kaloo loo ogolaanayaana haba yaraatee ma jirtee waa laga wada baxayaa, lacag la bixin doonaana ma jirtee waa la kansalayaa, iyo Ethiopia oo Ku adkaysanaysa dhulkay Somalia sheegato in Aanay sinaba uga baxaynin maadaama Aan ilaa maanra amniga Ethiopia cid damaanad qaaadaysaa jirin, khatarna lagu Hayo jiritaankeedii oo Ay dhulkaa isaga ahna argagixiso ka buuxdo iyo waliba naftooda hurayaal shaydaan madax maray iyo daalimiin inaad iyaga ka mid tahay mooyaane Aan waxba ka reebaynin nafleeyda,, waa halkuu xaal taagan yahay iyo sababta Wax dawladda Ethiopia lagu qanciyo iyo Meel dacwadeedii laga Maro toona xaqiiqatan loo waayay,, sidaasay Ku dooday dawladda Ethiopia hadaad daawateen,,, wbtawfiiq

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 8 วันที่ผ่านมา +2

    Somalida baa tiraahda wareer cawo waa loo waabariistaa, hadal walbana aad maqasho mid kale baa soo xiga simple is that! Nabadeey