PRANK XANAAQ IYO OOHIN ISKU BADALAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 210

  • @deeqabarremahamud498
    @deeqabarremahamud498 2 ปีที่แล้ว +7

    Wawa iska kiin jeclahy vio kasto sokalisan inan dawado faadumo xanaqdooy🤠

  • @queenmilanooffcial8438
    @queenmilanooffcial8438 2 ปีที่แล้ว +6

    😅🤣🤣🤣🤣hadda ka dib iska ilaali asado fatimo waa qof daacada wxy qarinayso male haddey xumaan kugu aragto keep going wllhyga an jclhy

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 2 ปีที่แล้ว +5

    Fadumo waa qaldan tagay abiga uma sheegi laheeyn saxiibteey intaan mudankiisa ka waraabiyo ayaan afjeeyga xeran lahaay

  • @hanaanhassangalde5446
    @hanaanhassangalde5446 2 ปีที่แล้ว +15

    Fadimoy abayo wa ku side wa kulushahay walai wooooow dhigaga buxa wa idin salamay sagal and azad

    • @caashoaxmed6639
      @caashoaxmed6639 2 ปีที่แล้ว

      Asad asad halaga oohiyo baan idin iri

  • @Abdiqaadir_17
    @Abdiqaadir_17 2 ปีที่แล้ว +7

    Asad prank adunka kusamay wan ku wataa lpx horey usoco faadumo sorry 😂😃👌

  • @yusromanka4953
    @yusromanka4953 2 ปีที่แล้ว +9

    asad aqrunayo kumantiga kabaqati wali paranki asad kuwalalaha ya haa ciil badana wallahi ani fadumo iskumid nahnahay ani xita wagaracilaha saxiptiy masogiin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +10

    Woow channel ka waxad u bixisaan sagal iyo asad family sa mahoow

  • @ugbaadibraahib1331
    @ugbaadibraahib1331 2 ปีที่แล้ว +11

    Kkkkkkkkkk 🤣🤣 wllhi faduma waa qof dhiig leh seey xanaaqday lee fiiri adi

  • @farxiyamohamed7565
    @farxiyamohamed7565 2 ปีที่แล้ว +17

    Faadumo waa saaxiib laysku haleen karo wallhi faadumo ka aarso asad

    • @ruweydosalaad2997
      @ruweydosalaad2997 2 ปีที่แล้ว +1

      Aac faadumo waa saaxiib laysku haleen karo wallhi fadum ka aarso asad

    • @kaamiloabshir6741
      @kaamiloabshir6741 2 ปีที่แล้ว +1

      faadumo walahi waa saaxiib laysku Halen karo masha Allah fadumo guul

    • @karaamomaxamed8215
      @karaamomaxamed8215 2 ปีที่แล้ว

      @@ruweydosalaad2997 d

  • @hamdaburco8105
    @hamdaburco8105 2 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhhh naa sagal hawu hiliin fadumoy hhhhhhhhh hhhhhhhh dad ba hoos marey kula haa asadow asadow

  • @user-yw9il3hf3c
    @user-yw9il3hf3c ปีที่แล้ว +3

    Xasbiyallaah wanicmalbwakiil wallaahy waa wadana naxdin ee ilaah ka magan gallay prank subxaanallaah

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Fadumo saxibad an la heli karin qaali intee degenthy an kula dersee 👏

  • @umumuscab4852
    @umumuscab4852 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc lamana heyga an jeclahay wlh runti majecli fadhumo in lagusameyo prank Asadhow dibka daf

  • @caasho1434
    @caasho1434 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh wllfadumo raali noqo ma jecli inlagu dheelo magac faadumo waa hooyadey mcn❤❤❤

    • @FarxiyoCabdi-gx1ve
      @FarxiyoCabdi-gx1ve 6 หลายเดือนก่อน +1

      Jah isku hooyo nahay me name mom is faatima alle hainoo xifdiyo hooyooyinka😢😢😢

  • @shukriqoriyow300
    @shukriqoriyow300 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi asad sificn ayaad yeshy fadumo keep going

  • @sheybkashidan1178
    @sheybkashidan1178 2 ปีที่แล้ว +3

    wlhi tan prank run baan uga dhigi lahaa ruufiyaanta maxaa ka galay haduu naag shukaansado
    ma iyaduu qabaa dhaqan xumaa qoftu saaxiib mahan naag family kalageynaysa ka digtoonaada hada kadib.

  • @halimomataan798
    @halimomataan798 2 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaha beautiful family,fadumo wlh walasha sagaley sidey u xanaaqdey 🙏💞

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllh faadumo dhiig ayleedahay silac konoolaasho sodon guursi aadhanto

  • @anabali5765
    @anabali5765 2 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo xanaaqaa mar baan ka jeclaa in aad sidaa u kululaato oo is odhan jiray Faadumo yaa dila qaboobaa kkkk

  • @aminaomar1882
    @aminaomar1882 2 ปีที่แล้ว +4

    MASHALLH TABARAKA RAXMAAN SAGALEEY WALHI FADUMO WAA WALAAL IYO SAXIB QAALI AH FADUMOOY AADBAN KUUGU MAHDINAYAA OON KUU SALAMAYAA XABIIBTI SAASBA LAGA RABA NOLOL XUMI DHIMASHAA DHAANTO SALAAM DHAMANTIIN

    • @aminaomar1882
      @aminaomar1882 2 ปีที่แล้ว

      💔💔💔💔❣❣❣❣❣💯💯💯💯💯💯💯

  • @caingheart621
    @caingheart621 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa jilitaaan waxan prank ma ahan? Hadii ay sax tahay why Faduma kaligeed u hadleysay

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 2 ปีที่แล้ว +4

    Kep going family sagal asad kasameeya prank

  • @abukaraliabati7496
    @abukaraliabati7496 2 ปีที่แล้ว +3

    Iska ilaaliya prankiga xad dhaafka ah maadaama diinteena islaamka oggoleen

  • @deeqsanaden620
    @deeqsanaden620 2 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkk way fadumooy Farida walhi

  • @ilhanabdi681
    @ilhanabdi681 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayan iyo wilka kii kale oo xanan isla jilaye jacel clm labtas qof ahala ku sobiyo prank oo soo xasusto mrwlbo team sagal iyo asad waa iin salama Illahey ahaani garab kalo mrwlbo 😍 ruwadina oo edo arxalya ahaa naa meel oo adaa uu mcn bdn ayu marya hda waa iin xiisey dhonaa inshall allah❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว +5

    naaa maxaa kaa galay nin iyo naaag is qaba war looma kala qaado

  • @diyarahassan6922
    @diyarahassan6922 2 ปีที่แล้ว +4

    hhhhh woow what a nice prank fadumoy asad kaarso niman arsanin uurki hoyadhi bukujira kkk

  • @fatixaabdi7337
    @fatixaabdi7337 2 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib Faadumo kale ah lama helo mansha alaah daacad iyo run

  • @hilaalmohamettupdy4448
    @hilaalmohamettupdy4448 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk qosol iguma hadhin mnta wlhi faadumo gabadh adag waye say uxanaqday Lee fiiri asada sugayna oo ooyaya

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadumo waya dhiiga badnatahy sagal Fadumo saxibati nimada wabya kataqna

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 ปีที่แล้ว +10

    beautiful family keep going so funny 💯👪🇸🇴❤️

  • @asmajama6113
    @asmajama6113 2 ปีที่แล้ว +5

    fadumo ileen way kulushahay🤣🤣

  • @ummusaabiriinmaxamad5236
    @ummusaabiriinmaxamad5236 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninan aarsan uurka hoyadiis kujiraa fadumoy

  • @xafsomaxamed5509
    @xafsomaxamed5509 2 ปีที่แล้ว +4

    Sagal abaayo asad calool ka soo dhacdi jiim kay kkkkkkkk lama kala xanaaqaan

  • @faizaqawdhan6021
    @faizaqawdhan6021 2 ปีที่แล้ว +3

    Iam Tim fadumo manshlaa wasxib wanaaagsn anwinslma dhamaatinba sagal waankughsaa

  • @nimcohabi2531
    @nimcohabi2531 2 ปีที่แล้ว +6

    Anaga kuso dalbanay faadumoy nagu qaado abaayo

  • @umumuscab4852
    @umumuscab4852 2 ปีที่แล้ว +4

    Sagaley Asad prank lamailowan kudig

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 ปีที่แล้ว +8

    Asad iyo Sagal so funny wlh kkk

  • @munishabdi9770
    @munishabdi9770 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala Asad dhib badana nio habalaha Aman sii 😂😂😂 😂😂

  • @abukaraliabati7496
    @abukaraliabati7496 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow arzaaqada meel xun hanooga sahlin

  • @hargeisa___somaliland
    @hargeisa___somaliland 2 ปีที่แล้ว +7

    Keep going walashay mcn

  • @Nicimo-vn4vh
    @Nicimo-vn4vh 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxp fadumo hakaa ahaato ama hakaa maqnaato

  • @xafsamohamed4978
    @xafsamohamed4978 2 ปีที่แล้ว +3

    Faadimooy baayo iska adkyso waxan sugnaaba waa ooyinta asad

  • @muunarujaal5612
    @muunarujaal5612 2 ปีที่แล้ว +4

    Bisimilaahi waa brkan waa liyee😡😢😅

  • @abdiqaniabdirahman3678
    @abdiqaniabdirahman3678 2 ปีที่แล้ว +2

    Good job asad

  • @khadramohamoud3526
    @khadramohamoud3526 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi fadumo wa saxiib dhaba mansha alhu saxib afka laga dhaha fadumo saxiib iga dhe wada dhiiga mansh alhu sagal waxad haysata saxiibad qaliya ilasha xbbti

  • @nastehamohamed8422
    @nastehamohamed8422 2 ปีที่แล้ว +6

    😅😅😅 keep going

  • @Ikramcopra
    @Ikramcopra 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaley hade runtahay xata nag warkeda haqadanin tikula dhalataybo haahate abayo waliga qof waxo kudhahay reerkaga haudumin iney barng tahayne wan ogahay

  • @fardowsofardowso2535
    @fardowsofardowso2535 2 ปีที่แล้ว +4

    Sorry abayo

  • @runige6608
    @runige6608 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka qusolkiisa waan nicbahay. But it was good . Faaduma Gabadh wanaagsan wye. Team Asad 👍👍🇨🇦

  • @habibahassan8314
    @habibahassan8314 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a Fatuma allah hakufowro❤❤❤💛💛

  • @zahramoussa4482
    @zahramoussa4482 2 ปีที่แล้ว +2

    Macha allh wllhy allh ni sharfo

  • @xaliimomaxamed4271
    @xaliimomaxamed4271 2 ปีที่แล้ว +3

    Asad barangi kusoosameeya añ aragno suufalo asnana

  • @xawaabdi2019
    @xawaabdi2019 2 ปีที่แล้ว +2

    Sagaleey ciyaarta joojiya😅😆😆😆😆😆

  • @user-qf6fl2xq7s
    @user-qf6fl2xq7s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waan idin jeclahay marka xiga sagaleey mar walba asad ayaad naftii ugu keentay ood baranki uga oohisaa dadka kale ma bilaabi doontid waan sugaa

  • @user-dc5hz3ic5c
    @user-dc5hz3ic5c 2 ปีที่แล้ว +2

    Isku dirkiii o qof ah 😂 waan iska amusi lahaa kitaaab

  • @laylamahamedmahdi8846
    @laylamahamedmahdi8846 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad ha lagu sameyo waan idin salaamay dhamaantiin

  • @user-qz1bz1sr2g
    @user-qz1bz1sr2g 2 ปีที่แล้ว +1

    wuu isogyeyy bee maxaad ugu sheegeysaa in aad kusa meyneysd baranki

  • @maryanmohammed6100
    @maryanmohammed6100 2 ปีที่แล้ว +3

    Asad gabdhaha dhaaf midba mar haka oohin

  • @fadumofarah4482
    @fadumofarah4482 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga fadumo run miyuu ku qabaa maxaa kagalay

  • @ilkacasguure3444
    @ilkacasguure3444 2 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh faadumo wlhi zhp wngsn wye

  • @fardowsofardowso2535
    @fardowsofardowso2535 2 ปีที่แล้ว +4

    I am tim fadumo

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 2 ปีที่แล้ว +4

    Daadumooy Fudeydka jooji

  • @hibocadey1405
    @hibocadey1405 2 ปีที่แล้ว +5

    So arso fadumo

  • @user-ue3mx1se6j
    @user-ue3mx1se6j 7 หลายเดือนก่อน

    Sagale asad ka ooysii Ayako odoygada alahkudhaafo abayo mcn sagalee aadankujeclahy

  • @xasanabdulqaadirxasan3099
    @xasanabdulqaadirxasan3099 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee faadumo weey xanaaqdey kkkkkkkk

  • @farahjama6250
    @farahjama6250 2 ปีที่แล้ว

    Fadumo walee waa qof wanagsan sxb wngsn iga dheh

  • @farxiyomacalin8424
    @farxiyomacalin8424 2 ปีที่แล้ว +8

    Kkk faadumo ka aarso asd

  • @fatixaabdi7337
    @fatixaabdi7337 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkk Faadumo sifiican

  • @abdulahiahmedraage7113
    @abdulahiahmedraage7113 2 ปีที่แล้ว

    Sheekadan fadumo waa ogtahy hadeysan ogeen waa masibo fadumo oo nucaas miyey eheed wlhi waan xanagay rufiyan majeclin fadumo filmkan waa ogtahy ayaan umaleyna

  • @sucdisiman5249
    @sucdisiman5249 2 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib fcn waaye faadumo

  • @maxamedafrika1036
    @maxamedafrika1036 2 ปีที่แล้ว

    Ani wN ahy taageeraha amal io asad sida saado waykujirtaa halmar hala itusiyo lkn amal io saado oo ooynaayo

  • @xafsomaxamed5509
    @xafsomaxamed5509 2 ปีที่แล้ว +3

    Asad prank aduunka kusamay

  • @rayaanabdirahman3911
    @rayaanabdirahman3911 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad ku soo samee sagal plz

  • @fatma3-11
    @fatma3-11 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa prank la isla ogyahay😂😂

  • @nastehoismaelhassan1298
    @nastehoismaelhassan1298 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going

  • @axmedmaxamed8640
    @axmedmaxamed8640 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi faadumo waxanaqdy🥰🥰

  • @maryanruun7662
    @maryanruun7662 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdi shukri prank kuso samey

  • @nurowehliye4805
    @nurowehliye4805 2 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk oo fadumo mawalantahay wax balakalaqariyaa

  • @fadumofarah4482
    @fadumofarah4482 2 ปีที่แล้ว +4

    Been hadad sheegeysid been run eeg baala sheegaa

  • @dahabodolar2875
    @dahabodolar2875 2 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkk fadumi dulmiga joji

  • @bachirhaybe8537
    @bachirhaybe8537 2 ปีที่แล้ว +4

    Kani mahaa parak waa waxaad islaaa ogadihin

  • @user-qf6fl2xq7s
    @user-qf6fl2xq7s 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sagal iyo asadoow baraankigii sucdi ayaa hadhay aan aragno cadhadeeda

  • @mandeqqali9649
    @mandeqqali9649 2 ปีที่แล้ว +4

    Wale fadumo wa maserey ilen

  • @nagaadabdi4365
    @nagaadabdi4365 2 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo ku wataa wlhy

  • @halimahashimhalimahashim7593
    @halimahashimhalimahashim7593 2 ปีที่แล้ว +1

    Sagal ayatha biyaha ma islii aye udonte zait aye usothahthe 😆😆😆

  • @FarxiyoCabdi-gx1ve
    @FarxiyoCabdi-gx1ve 6 หลายเดือนก่อน

    Wllhi naag waa isku naag un😊 arag iyadaaba kadaran tan laqabo balka waran hadii la qabi lahaa omg😮 dumarlnd is.not eisy😂😂😂

  • @nimcohabi2531
    @nimcohabi2531 2 ปีที่แล้ว +2

    Asad kuso samee sagaley

  • @aishahassan9674
    @aishahassan9674 2 ปีที่แล้ว +4

    Fatumo waa maserty

  • @xaawoyaasiin5915
    @xaawoyaasiin5915 2 ปีที่แล้ว +1

    War faadumo caadi mahn ninan qabin ayey ka masayrty

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +7

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣faadumo siday asad u egayso

  • @qamarqali577
    @qamarqali577 2 ปีที่แล้ว

    Waa wareey fadumo waa gob sagaleey

  • @sayinbahmed8132
    @sayinbahmed8132 2 ปีที่แล้ว +1

    Keeb.sagal.masha.alaaah.faadumo.waa.ficil.miidhan

  • @deeqahaype9051
    @deeqahaype9051 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadima wa masrly

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhh nayaa ninka hayku yerin kumalohoo

  • @hamdaburco8105
    @hamdaburco8105 2 ปีที่แล้ว +3

    Aar soo fadumoy

  • @fartuunxasanjaamac9313
    @fartuunxasanjaamac9313 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂fariid baa tahy cajiiba fadumo❤❤❤

  • @xafsamohamed4978
    @xafsamohamed4978 2 ปีที่แล้ว +1

    Asad ayaa noo hadhay sagaleey

  • @qalimedinah9515
    @qalimedinah9515 2 ปีที่แล้ว

    faadumo waageesiyad udaacada saaxiib nimada

  • @riyaqabdullahi6428
    @riyaqabdullahi6428 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a🤣🤣🤣🥰❤️