#PRANK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ส.ค. 2022

ความคิดเห็น • 124

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +93

    Waan rumaYnaY Waana aaminay waliba aniga oo anan arag nabi Muhammad Scw

  • @cashoc8
    @cashoc8 ปีที่แล้ว +23

    Sagaleey abayo doqon haiska dhigin ninkaaga allha kuudaayo saas haudhibin wlh wàan laooyay raga qaarbaa intaad qabqabsaneso kukala tuuri lahaa amaba kugudulyeerin lahaa waxaad raadinayso hasamayn plz waxaasoo kale reerku kaftan magalo

    • @maaidaabdullahi787
      @maaidaabdullahi787 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wlhi sagal qalbi malihid miyaa kadaa wiilka saan

    • @iftinmudde1073
      @iftinmudde1073 4 หลายเดือนก่อน

      sagaley nacas ayaad thy

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 ปีที่แล้ว +7

    Whi sagal aad baan u raageeraa jiliinkeeda hadalkeeda waa qof xayi ah masha'allah.

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 ปีที่แล้ว +11

    Sagal abaaayo wan ku jecelaha wanagaga jecelaha please prank noocan hasamenin markala palaya lama siradsada🥰🥰🥰💖💖❤❤💓💓💞💕💕💕💕💞💌💟💟💕💞💓💗💖

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 ปีที่แล้ว +10

    Sorry wll asad abayo sagal wo ku jecyahay asad allha idin xafido familykina hor usocdad my family ❤❤❤❤❤❤

  • @fooshassanali7553
    @fooshassanali7553 ปีที่แล้ว +21

    M.a keep Going my family

  • @maryamaruun7117
    @maryamaruun7117 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo xumaanta lama saadaaliyo
    Qoys dumay waa qaran dumay oo kale

  • @yasmiincaday1856
    @yasmiincaday1856 ปีที่แล้ว +8

    sagal cadey aaway riwaayadii adeer arxan laawe mise may ila saaxiibeen ayaan and nasteexo ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hamdaabdilrahman1186
    @hamdaabdilrahman1186 ปีที่แล้ว +8

    Sagaleey ma yeelyno noo raali gali asad toolaay agtarkayagii waar yaa igu raacsan ee tol ah wan ka sugynaa sagaleey muuqaal rali galin ah wan ku wata adna wlshy sagal gabar adag

  • @ladanmuuse9679
    @ladanmuuse9679 ปีที่แล้ว +7

    m.a asad waa qof sabar badan

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 ปีที่แล้ว +6

    Prank noocan ah hasamaynin ninkagu wuu dulqaad badan yahay balse suurayso hadu ku dhihi laha dalqadban ku furay mxd samayn lahayd wn ciyaarayey miyey ka Saari Lahayd Reerkaga banaankad ka noqon lahayd durbadiiba

  • @bishaaroahmedbisharo9342
    @bishaaroahmedbisharo9342 ปีที่แล้ว +12

    ماشاءالله تبارك الله يحفظك الله يا اختي الغاليه

  • @iqramaxamed7015
    @iqramaxamed7015 ปีที่แล้ว +5

    Jacyl wakii dulqaad le hanolado Jacyl ku

  • @sadaahmed1263
    @sadaahmed1263 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah walaalkay Asad raga somalida lagama helo Asad oo kale waa nin wanaag san oo reerkii sa jecel mid kale wuu dililahaa markii ba Sagaleey ilaasho ninka sidaa kuu gu samraya ee yidhi halkaa fadhi sow maad odhan iga daa faraha Mansha allaah marlabaad

  • @khadranooh4664
    @khadranooh4664 ปีที่แล้ว +3

    Bismilaahi raxmaani raxim sagal puruxeey prank marmarbu karaahii yahay

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว +6

    soryy walaal prank noocan ah fadlan sagaleey hasamayn

  • @asmaawarsame1800
    @asmaawarsame1800 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah haday noloshaas dhab thy ilaahay ha isiiyo iyada iyo mid kafiican intaba midbaa kuqasaarayee

  • @nasteexanalka9303
    @nasteexanalka9303 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭 sorry asad sagal wan la ooyay wllhi blz waxan oo kale samen

  • @faamadhudi
    @faamadhudi ปีที่แล้ว +6

    Acuudu bilaaah abayo sagaley balayo lama sadaalsade mar dambe waxano kle haunoqon
    Ilaahay ka magan gal

  • @barwaqocawil8804
    @barwaqocawil8804 ปีที่แล้ว +2

    Sagley abyo San ha samayn wxan prank maglee sorry asad

  • @maaidaabdullahi787
    @maaidaabdullahi787 ปีที่แล้ว +3

    Sagal waad aragta dhamaan tagerayashada kama hilin prank ga nucana asad maskin waaye markale SaaS howla dhaqmin hadana video raali gelina ka sugeyna

  • @madinamahmoud9806
    @madinamahmoud9806 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله احبك في الله اخوي عزيزه

  • @mahadabdulkadir5768
    @mahadabdulkadir5768 ปีที่แล้ว +5

    asc waan ku salaamay sagalay wll qof fcn baad thy waan ku taageeraa. lkn wll prankiga ma fcnn diinteennana ma ogola maxaa yeelay xagga gaaladuu nooga yimid waa been abuur nabigeenna suuban scw wuu reebok ee iskadhaaf waa been abuur waa iga naseexo

  • @suad3522
    @suad3522 ปีที่แล้ว +2

    Sagal qurux leey baa noqotay maasha Allah

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 ปีที่แล้ว +3

    Wlhy waan qosol kkkkk sagal waaa ii washaya

  • @Abass894
    @Abass894 ปีที่แล้ว +5

    SubhanaAllah Sagaley miyathan ilahey kacbsanenin ifur wah lagukaftamo Maha walashey walayiri 3kaftankotha wadam dabtothana wadab wahakamit eh ifurtas maogtahi markas hathalkas Afkatha kasobahaya in malaigta kunaclathesa Marka Abayo kafirsa inkasto hadithkana igamaqanyahi wankusalama

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j ปีที่แล้ว +2

    PRANK waa walabartay
    Markah sagaley cagah dhigoh oo asad kah xanajin dhalkadan hakasosarin afkisah dhalkhadana mahan dhal dhal sacaley cagah dhigoh waley dakhadan PRANK nah iskadah ee waxa kaleh kubadel shakadan sagaley

  • @suusuhappy
    @suusuhappy ปีที่แล้ว +3

    sagal filim kaa sugaynay prank aagashey

  • @deeqodhicisow4963
    @deeqodhicisow4963 ปีที่แล้ว +3

    Sagal abaayo qoska baragiga nucas ah laguma sameyo wlh asad waa boqor raga qaar hado ahaan lahaa wajiga ayoo kabusbusi lahaa ama dalaqado kugu dharbaxilahaa gurigaga ayaa gacanta dheldhel kudubirabte asagaa wil fcn osabarbadan ah moyeemardabe ha unoqon baragi nucaas ah afaraha qoska hakadhigan plaz

  • @zamzamali5785
    @zamzamali5785 ปีที่แล้ว +2

    Sheekadaan waa waxee isla ogyihiin nin soomaliyeed oo maantoodhan ladhahaayo ifur baa intaas dulqaadanlahaa miyaa marhoruu dalqadeeda siinlahaa babygi kulahaaa waakulacayaaraayey naa waxaasoo kale lagumacayaaro risiqna lagumaraadiyee ilaahay inta kacabsatid gurigaaga iyo reerkaaga ilaasho nimcadaa kujirtid dadbaanan haysane hadaatihiin dad kiinaan youtube leyda ah waxwalbo fiyuus ayaa kuraadineesaan subxaanalah

  • @sucdisiman5249
    @sucdisiman5249 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 ปีที่แล้ว +1

    Hedhe wa isla ogtihin ee dhalinyarada haluggoyna oo reera hadumina Subxanalah wax dayarta kudayato keena oowanagsan

  • @mahadabdulkadir5768
    @mahadabdulkadir5768 ปีที่แล้ว +3

    midda kale qofka lagu sameynayaa prankiga waxaaba laga yaabaa inuu xanuun ka qaado lkn haddaad qofka isla ogtihiin oo dadka loo soo soo bandwagon waa arrin kale

  • @hafsoibrahim6228
    @hafsoibrahim6228 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo sagal waxd yesha nimcada ad kujirto dad ban heysanin eee alxmdullillah inta dhahdo ninkaga ayar niyada hakajabinin eeeee sodhaweyso ayar nimcadada alle ogu shugri wlika dhibka kada mcny wana kusalamay rerka allaha kubarakeyebxpptiii

  • @zaynabibrahim3279
    @zaynabibrahim3279 ปีที่แล้ว +2

    Wa nindulqaad leh ilaalso

  • @SamiiraCiise
    @SamiiraCiise หลายเดือนก่อน

    Balaaya dhacday ku lahayd Balaayo aanad adigu ridin may dhicin sagaleey😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 ปีที่แล้ว +2

    walaahi wu dul qad badan yahay

  • @Saabna
    @Saabna 4 หลายเดือนก่อน

    Wale nin ku jacel heysata e ka daa waxan cml 🥺🥺allow isku kiin dhowr ❤❤family aan jacelahay

  • @samiiraciise5047
    @samiiraciise5047 ปีที่แล้ว +1

    Sorry asad hadaad ka jaray waydo doqonaa tahay adigana sagalay Adkayso hhhhh

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas hunguri hakaraadinna subxaanalaah

  • @user-wj7te2bk8p
    @user-wj7te2bk8p 4 หลายเดือนก่อน

    Alla dhaaf wuu Ku jeclahy 😭💔😢

  • @suusuhappy
    @suusuhappy ปีที่แล้ว +3

    asad miskiin k😭😭😭😭😭

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 ปีที่แล้ว +1

    Nayaa nagta wxa kaftan ma kalo ina adeero 🥺

  • @zaynabibrahim3279
    @zaynabibrahim3279 ปีที่แล้ว +2

    Msh allh asad

  • @sayinbahmed8132
    @sayinbahmed8132 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi.waa.nin.dul.qaad.badan.sagaleey.kadaa.asad.sidaa.mardabe.haw.galin.huuno

  • @nabiihashucayb9527
    @nabiihashucayb9527 4 หลายเดือนก่อน

    Asad sagal ka aarso😂 sagaleyy ninka ciyaarta ka daa

  • @leilaqali8652
    @leilaqali8652 ปีที่แล้ว

    Mashallah abayo sagal woku jecelyah asad ee iska dhaf

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 ปีที่แล้ว +2

    Asc m a hbo keep going

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j ปีที่แล้ว

    Walah waa nin maskin ah asad ilahaay kamah dhexbah shoh ilmihisah iyo nagyisabah walahi waa jecelyah gurigisah iyo ilamisabah waa nin sharaf leh mah shah alaah adkesin badanah asada ilahoow kuh xafid amiin yah alaah

  • @daahirbile745
    @daahirbile745 ปีที่แล้ว +2

    Tani waa ceeb sagl rerkaada haku kaftmin

  • @bilandhuudhuulejama8440
    @bilandhuudhuulejama8440 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhhhhhh saan uu qoslayay waan fuuray sagal

  • @kaltuumamacalincalikashkai4376
    @kaltuumamacalincalikashkai4376 ปีที่แล้ว +1

    Sagal abaayo waxaas kaftan magalaaan abaayo iska daa mafiicno reerkadana uma fiicno waxas cml hadaa saadsato iney run kuugu dhacdaa macquul ah abaayo iska daa waaku baryaa

  • @rahmaali7625
    @rahmaali7625 5 หลายเดือนก่อน

    Wale asad waa legend

  • @farxiyomaxamed4928
    @farxiyomaxamed4928 ปีที่แล้ว +3

    Sorr wll 💞💖💖💖💖🙏🙏

  • @shukriabdullahi1932
    @shukriabdullahi1932 ปีที่แล้ว +2

    Waka xumahay

  • @user-fw2ir9vj9r
    @user-fw2ir9vj9r 4 หลายเดือนก่อน

    Sagaleey ninkaaga waadacad❤

  • @user-cv7ff2tq5t
    @user-cv7ff2tq5t 5 หลายเดือนก่อน

    Na waxaas ciyaar ma galaane mardanbe ha ku ciyaarin waxaas io waxlamida😂

  • @Abdirahimbadal
    @Abdirahimbadal ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣👍👍😓😓😓😅

  • @user-md5yf1uu3y
    @user-md5yf1uu3y 9 หลายเดือนก่อน

    Wa idin jecly asad iyo sagal nolada❤❤❤

  • @kaligeedtaliso5576
    @kaligeedtaliso5576 ปีที่แล้ว +1

    No sagal abyo prenki nocan danbo hasamen plz 👋

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 7 หลายเดือนก่อน

    Bisinka waryaaa alle yaqaan wargaaa noo daaya ayaa masaakiine

  • @maryanabdullahi4423
    @maryanabdullahi4423 ปีที่แล้ว

    Yaahuu Segal isdaji wax ankaftan eheeh joji

  • @xawomaxamed4476
    @xawomaxamed4476 6 หลายเดือนก่อน

    Sorry asad sagal san.haku sameyn asad waa ku jeclhy ilasho😢

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 ปีที่แล้ว +1

    War asad ha dhipin furinka iska dhaf

  • @ladanmuuse9679
    @ladanmuuse9679 ปีที่แล้ว +1

    sagalee asad noo raali gali

  • @faizaqawdhan6021
    @faizaqawdhan6021 ปีที่แล้ว +1

    Sagaly hasmnin waxaad lgumciyaaro inkaaga mardbe waxaasoo kale kailali alna hidn xafido

  • @fardowsoxuseen541
    @fardowsoxuseen541 ปีที่แล้ว

    M.a walaahi asad wuuuw dagan yhy sagal iyo asad alah ha idii xafida prankigaa ka hor sagal ayaan la jiri jiaray lkn hada ka dambeeyo dhaxdhaxaad baan ahay😢😢😢

  • @qadroaxmad9733
    @qadroaxmad9733 ปีที่แล้ว

    PRACK DAD kurunbay umaleyan hadalka intaaan laddubin.ķahor beykahishiyan

  • @zaynabibrahim3279
    @zaynabibrahim3279 ปีที่แล้ว +1

    Wlshy sagalay waxas laguma kaftamo ninkada

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 7 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 e saliida

  • @maryanabdullahi4423
    @maryanabdullahi4423 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @maryanfatima131
    @maryanfatima131 ปีที่แล้ว +2

    War naagta izka celi akhas baa tahay 😂

    • @idalifestyle
      @idalifestyle ปีที่แล้ว +2

      Hadhowna hadu dilo caay ar nagaa 😏🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hiboabdishakur1547
      @hiboabdishakur1547 ปีที่แล้ว

      @@idalifestyle wlhi wa run ninkan xila guwe waye edhahayan

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴💚💚💚💚💚👍👍💘💘🥀🥀💘💘💘🥀🥀💚💚💘💘🥀💘👍👍

  • @SahroDiiriye-sj2yl
    @SahroDiiriye-sj2yl 5 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk wake sugtay dumaashi

  • @qaalidumar1302
    @qaalidumar1302 ปีที่แล้ว

    Mid iqabo sas haddi dhaho horo iga furi lahaa intaas maba ilahadasheen

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 ปีที่แล้ว

    Naagtu inu ninku jecelyeheybay aragta lkn ogow jacaylku xudududbu leyehey

  • @hibaaqdeeq9483
    @hibaaqdeeq9483 6 หลายเดือนก่อน

    Waa ninraged wlahi

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว

    Ado barwaqo kujiro balayo ha uxeran ilahey yu run kaga dhgin

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 ปีที่แล้ว

    Abyo brankigaas oo kale hasameynin haduu waankufure kuu dihi lahaa soo makafurnaanleheen marka diinta deeldeel magasha. Mardambe hasameyniin brank guriyuhu dumiyaa

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭subxaanahlaah

  • @NajmaHassan-lv8fo
    @NajmaHassan-lv8fo 11 หลายเดือนก่อน

    😭😭

  • @indhadeero9010
    @indhadeero9010 5 หลายเดือนก่อน

    Naa waxn waa qalad

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 ปีที่แล้ว +2

    Sagaleey nin fiican baa ilaaheey ku siiyay ee ha dhibin please asad ha dhinin

  • @amrancali9351
    @amrancali9351 10 หลายเดือนก่อน

    Sagal san k😢😢 kaaday

  • @hibocalixersi3899
    @hibocalixersi3899 ปีที่แล้ว

    Aawe rubayadii quursi rubayadihiina cajis noqdeen

  • @mubaarigchanaral2769
    @mubaarigchanaral2769 ปีที่แล้ว

    waar nacalaa prank ku taal noi waxan nacaaba marka laba qof oo isk qabaa prank isku sameeyen

  • @user-bf9wc6eu3k
    @user-bf9wc6eu3k 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @hibomohamed4969
    @hibomohamed4969 7 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😅😅😅😅😅

  • @user-lc9gi5vl5o
    @user-lc9gi5vl5o 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @nuuroahmed1199
    @nuuroahmed1199 ปีที่แล้ว +2

    Yaas baranki

  • @user-rf4gl5gu4o
    @user-rf4gl5gu4o 11 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh

  • @zahrahoussein4978
    @zahrahoussein4978 ปีที่แล้ว

    Naya ninka timaha adi iskahir wilka kure

  • @nashaadmahdi126
    @nashaadmahdi126 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh🤣🤣🤣🤣

  • @Muscabmohamed111
    @Muscabmohamed111 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shiinofaytaan6752
    @shiinofaytaan6752 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😌😭😭

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 ปีที่แล้ว +1

    Waasaas

  • @yaziid2
    @yaziid2 ปีที่แล้ว

    Asad iga dhici naagta

  • @fowzi9701
    @fowzi9701 ปีที่แล้ว

    Sagal waqaladantahay runti ninkad ilailaso xajiga lagumaciyar cadowgad kafadiysan ogow

  • @ubaxguure6802
    @ubaxguure6802 ปีที่แล้ว

    Wadkhal dantay saasi maha brk kadaajacayka

  • @user-rm4wv4xl9k
    @user-rm4wv4xl9k ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😳😳😳😳