Prank asiya iyo sagal ee asad uga ooysiyeen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 148

  • @liibaanismaaciil8329
    @liibaanismaaciil8329 2 ปีที่แล้ว +17

    Familkan qalbigaa iigu qabooba markaan daawada, waa jacaylkii oo qoys ah mansha Allaah isha Cadowga Rabi ha idinka xijaabo iskuna waara abidkiin ❤❤❤❤

  • @farxiyoalijamac4945
    @farxiyoalijamac4945 2 ปีที่แล้ว +8

    Farxad igu nolada familkayga quruxd badan asiyo iyo sagal keep going asad wad ka arsaten 🥰 allah ku cafiyo xbbti

  • @suad3522
    @suad3522 ปีที่แล้ว +6

    Sagal iyo asad waa Idin jeclahay xataa aasiyaa ciyoolkoo dhan I mean I love you guys ♥️ 💖 😘 even asiyaa

  • @anrandagan6788
    @anrandagan6788 2 ปีที่แล้ว +6

    Sagal abaayo prank furiin lagoma sameeyo wax lago kaftamo ma ahan xabiibti mar kale ha sameen

  • @fartuunaxmed403
    @fartuunaxmed403 2 ปีที่แล้ว +13

    Asad walhy caaw wax baa ku dhacy Aasiyo sagl waa ni jaclhy iinlda ❤💋

  • @fatma3-11
    @fatma3-11 2 ปีที่แล้ว +7

    Inkastoo aana jeclayn prank sagaleey wax yaabo kale Ku kaftama waxyaabaha rer iyo guri qureesa haku kaftamina qofka intaas wuu ka naxin wlhi xanuun waaye hadana waa idin taageeraa💕 asad, asiya, sagal guulaysta👏👏

  • @vadumh_apdi9226
    @vadumh_apdi9226 2 ปีที่แล้ว +9

    Manshallah tabarkallah family qurux badan sagal waaan ku wataa🤩🤩one love

  • @fartuunfartuun2440
    @fartuunfartuun2440 2 ปีที่แล้ว +5

    ina adertey mcn sagal cadey ❤ alle haiikaa caafiyo 😢

  • @fahimadaud4074
    @fahimadaud4074 2 ปีที่แล้ว +7

    Waan idinka qaadnay qaraabo familiga quruxda badan maashaa Allaah Allaha idiin barageeyo

  • @asmamahamed4848
    @asmamahamed4848 2 ปีที่แล้ว +3

    Aasiyo miyaanad ka naxayn aabahaa miyaad ka daysid sidaa ilayl waa aabahaaye😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️👌👌👌👌🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️💝💝💝💝

  • @aminoasslamcaleykuu2835
    @aminoasslamcaleykuu2835 2 ปีที่แล้ว +5

    Asad maac sokor tima sagal❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️love yu asiyo

  • @xamdibilan1316
    @xamdibilan1316 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakucfiyo abyoo sagal

  • @khadarfarhanjadhab8712
    @khadarfarhanjadhab8712 2 ปีที่แล้ว +6

    Kasi pranka maha hadii umarayo warqadayda isii no prarnk

  • @hanaanhassangalde5446
    @hanaanhassangalde5446 2 ปีที่แล้ว +5

    Idinku isku sameya barnki ga lkn Asiya ayn lagu samainin plz 🙏 😢 ♥ 😭 😫 🙂

  • @sahraibrahim702
    @sahraibrahim702 2 ปีที่แล้ว +3

    Illah abyo Cadey cafimaad taam ah haku siiyo

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxan mar dambe hasamen Hooyo mcn furitan ciyar maha wlhi aad baa ugu xumadi wlhi familka aan jeclhy aya tihin nolosho nima xumeyso alle ha idin xifdiyo insha allaah yaarabi 🤲🥰asc

  • @nafisoxusen5243
    @nafisoxusen5243 2 ปีที่แล้ว +2

    Allha ha ku xaafiyo

  • @sunduscqadir7409
    @sunduscqadir7409 2 ปีที่แล้ว +3

    Walagu fhmey sagaley lakin asiyo maxey udharaneysa wllhi prank ma ahn abe ayey dhahdey be

  • @azuuupdilaahi2131
    @azuuupdilaahi2131 2 ปีที่แล้ว +6

    Asia TH-cam halòo furo waa funny wlhie😂📌👸🤍💋

  • @hananabdiyarow9333
    @hananabdiyarow9333 ปีที่แล้ว +3

    Sas aya lag rawa sagal keep going

  • @asmamahamed4848
    @asmamahamed4848 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan kaa qaaday salaanta ana waanku salaamay🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @sadamhussein7013
    @sadamhussein7013 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha. Alah. Famil. Qurux. badan

  • @fadxixasan7491
    @fadxixasan7491 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @isaqabdulahi3774
    @isaqabdulahi3774 2 ปีที่แล้ว +3

    Farxad iku nolada sagal iyo asad aseyo miss you too

  • @saadiaibrahim9484
    @saadiaibrahim9484 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilahey hano kaa caafiyo xabiibty

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 ปีที่แล้ว +6

    Sagal quruxeey,allha,kucaafiyo

  • @jowharaabdirahman6983
    @jowharaabdirahman6983 2 ปีที่แล้ว +7

    Sagal abaayo Allah Ha ku cafi

  • @ubxacadow2283
    @ubxacadow2283 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep going Aasio iyo family, quruxth bathan❣️❣️❣️❣️ one love ❣️

    • @canabacali6288
      @canabacali6288 2 ปีที่แล้ว

      Masha allaah cacfimaad kuwaara
      Reer asadw

  • @fatxiyusufmaxamed9954
    @fatxiyusufmaxamed9954 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going aasoyo iyo family quruxbadan❤❤

  • @sumiishqurux5784
    @sumiishqurux5784 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa iqiyanty Aa dheh🤣🤣

  • @raaqiyaahmed356
    @raaqiyaahmed356 2 ปีที่แล้ว +12

    abaayo allaha kucaafiyo asiyo sagal wani jeclahay cimri dheer iyo caafimaad kunoolada 💋💋❤❤👪❤❤💋

  • @naimayousuf6265
    @naimayousuf6265 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey ha u cafiyo sist Aamiiin yaa rabi

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +6

    Prank sagal iskada qaosa qurxa badan baada tihin Abyo plz iskadya waxna

  • @fartuundaahir9237
    @fartuundaahir9237 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a famil aad u qurux badan All kucafiyo sagal

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว +9

    Plz prankga iska dhafa yusan guriga idinka dumine

  • @nasrocaliosman9432
    @nasrocaliosman9432 2 ปีที่แล้ว +2

    Samidey wan salmay nastexo yar allah ku xafido hbo

  • @fadxixasan7491
    @fadxixasan7491 2 ปีที่แล้ว +2

    Alhhakucaafiyo✋✋aamiin

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah family qurux badan

  • @fadhumoali4298
    @fadhumoali4298 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah 💖💖💝

    • @xamdixaaji4641
      @xamdixaaji4641 2 ปีที่แล้ว

      🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @samsammaxamud1628
    @samsammaxamud1628 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 💟💚💚💋🥰

  • @faysamaxamed9868
    @faysamaxamed9868 2 ปีที่แล้ว +3

    My family qurux badan 👪 ❤ ♥ 💓 💙 💕 Asad kamayedin Xishoon waxaba ku dhigteen🤣🤣 Sagal❤ io Aasio yar ❤

  • @sahrodeqow6051
    @sahrodeqow6051 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going ❤️🏆

  • @saynabali9533
    @saynabali9533 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah isku wara abid😘😘

  • @dalkanurkisaababalah4070
    @dalkanurkisaababalah4070 2 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah😍

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabrikllha walahi waa kagashatey asad keep going my family ❤❤

  • @luulhamza5228
    @luulhamza5228 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah i love Asiyo

  • @faysamaxamed9868
    @faysamaxamed9868 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahaye ha ku caafio wllo

  • @hanaanhassangalde5446
    @hanaanhassangalde5446 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilhay haku cafiyo huno

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +2

    Asiya degan soo weynaaw habo macan

  • @hanamaxamed5925
    @hanamaxamed5925 2 ปีที่แล้ว +2

    Oooh my good 👍😌asadoow waa inaa nooga aartaa sagal kln aasiya nooga daaya brandk

  • @fardowsaahmed8503
    @fardowsaahmed8503 2 ปีที่แล้ว +3

    team asad so arsatha

  • @farahjama6250
    @farahjama6250 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah illahay ha isu kiin daayo isha nacabku idinka dadan lkn sorry xaajiga waad ka waashay sagal

  • @rodacarab911
    @rodacarab911 2 ปีที่แล้ว +5

    👍👍

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah famil qurux badan❤❤❤❤

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 2 ปีที่แล้ว +3

    Assad nice man

  • @luulmaxamed9023
    @luulmaxamed9023 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌝🌝🌝🌝🌝🌝sagaleey

  • @hiboabdi328
    @hiboabdi328 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah

  • @fadumoabdi9919
    @fadumoabdi9919 2 ปีที่แล้ว +3

    Sagalay furniin wax prank gala ma ahan

  • @umuruweida3879
    @umuruweida3879 2 ปีที่แล้ว +3

    Kan prank wali abayo sagaley furinka ciyar ma ahan abyo sorry wan idin Salamay family qurux bdn m.a

  • @asmamahamed4848
    @asmamahamed4848 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh farxad iyo qosol ayaa iga dhamaaday🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️👌👌👌👌

  • @fahimadaud4074
    @fahimadaud4074 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku caafiyo

  • @fadxixasan7491
    @fadxixasan7491 2 ปีที่แล้ว +2

    Baraank😂😂😂 asda sagl 😂😂😂.!maantabaraaka😂😂😂

  • @ugbaadpretty8584
    @ugbaadpretty8584 2 ปีที่แล้ว +3

    Sagaleey waxaad saaasato waala helaaye
    Waxaad been iyo cayaar moodeyso ayaa run isku badalee
    Fadlan sawjkaaga iyo gurigaaga ha iska galaafan wlhi waa iga talo ma jecli inuu gurigaaga dumo balse adigu gacantaada iyo afkaaga ha sababsan mAanta dhacdee beri yeysan dhicin

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 2 ปีที่แล้ว +3

    Aasiyo waa fadlan lacag kushubo😁😁😁😁😁

  • @ruweydoasad676
    @ruweydoasad676 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle haku caafiyo habo sagal

  • @umumaahir9022
    @umumaahir9022 2 ปีที่แล้ว +4

    Asiyo yariseey guruub ankujiro mleh bey tirii

  • @laylaenow5877
    @laylaenow5877 2 ปีที่แล้ว +3

    Love your dad ❤️❤️🥰

  • @abdiqaniabdirahman3678
    @abdiqaniabdirahman3678 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashalla Allah keep going

  • @ugasmanbile1970
    @ugasmanbile1970 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhh sagal Iyo Asiya 👌❤️❤️❤️💕

  • @hamdiabdihuriyeabdihuriye1370
    @hamdiabdihuriyeabdihuriye1370 2 ปีที่แล้ว +3

    sagaly abayo ano ku aqN miya naaag guriga kuso gashy nabd aysan kaga labneyna ee parkiga xanunka badan meqaa malin u soo fikireysay

  • @raaqiyahmohamedloved6312
    @raaqiyahmohamedloved6312 2 ปีที่แล้ว +3

    Asad soo aarso

  • @shmsmn5731
    @shmsmn5731 2 ปีที่แล้ว +3

    Asia masha allah soweynaw habo

  • @nimcohabi2531
    @nimcohabi2531 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku caafiyo qali

  • @munainafarax9372
    @munainafarax9372 2 ปีที่แล้ว +2

    Sory asad wan kaxumahay in saslagugalo waa markaaga😭😭😭

  • @amiraqali6554
    @amiraqali6554 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah asiya

  • @anuzhmalapeey8574
    @anuzhmalapeey8574 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada nahay team asad wan arsaneena sagaley

  • @xalimamaxamud82
    @xalimamaxamud82 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalah❣❣❣❣❣💕💞💓🌮💗💕💞🥰🤣❣🥰💗🥰🥰

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac5246 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo qosys fiicanbaatihiine iska dhaafa parankiga sharafmalehee

  • @qaalidiiniabdirahman5773
    @qaalidiiniabdirahman5773 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah asiyo sagal.guuul

  • @ummuzakia4438
    @ummuzakia4438 2 ปีที่แล้ว +4

    Aasiyo Asad madhaly isheyga

  • @saadaomar2494
    @saadaomar2494 2 ปีที่แล้ว +2

    Prank maficno wa haran

  • @user-ej9hs5ej5h
    @user-ej9hs5ej5h ปีที่แล้ว +1

    Maan shalaah qaliyey❤❤

  • @mnn2436
    @mnn2436 2 ปีที่แล้ว +1

    Asiyo too ma aha wlhi

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 2 ปีที่แล้ว +1

    Dad islaama ayaa layahay gabadha beenta ku dhaaraneyso kala hadla wiil ka ha dhibin waan daallanahay ayuu leeyahay

  • @sumayahsaiidmohamud8297
    @sumayahsaiidmohamud8297 2 ปีที่แล้ว +2

    Asiyo yar waanjeclhy❤

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 2 ปีที่แล้ว +3

    Asad waxba helay cawa 😂😂

  • @jowharaabdirahman6983
    @jowharaabdirahman6983 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshaallah

  • @zamzamabdulaahi2922
    @zamzamabdulaahi2922 2 ปีที่แล้ว +1

    Prank bdn kalsooni daro ayuu keenaa io aaamin daro iska yrey almino ma dhaafesne

  • @hibaaqcali9103
    @hibaaqcali9103 2 ปีที่แล้ว +3

    Sagal wll tigers yaashina ayan ahay lakin sidaa iskadaaya

  • @daahirmaxamed9297
    @daahirmaxamed9297 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahaa san ugasheey odeega

  • @nimcohabi2531
    @nimcohabi2531 2 ปีที่แล้ว +1

    Sagaley blz abaayo brnkiyada iska daaya

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin kaaga oo daallan in aad ku dheedheesho waa wax aad looga fiicanyahay walba waqti uu nashaad dareemayo samee

  • @fatimoahmett4490
    @fatimoahmett4490 2 ปีที่แล้ว +3

    🤣🥰

  • @meymunisaaq1606
    @meymunisaaq1606 2 ปีที่แล้ว

    Asiyo hooyo mcn Allah daritis ayaa lohadale

  • @xamdibilan992
    @xamdibilan992 2 ปีที่แล้ว +4

    Mash alh keep going my family inolada

  • @hodanaxmed6888
    @hodanaxmed6888 2 ปีที่แล้ว

    Saga walal waxan kaftan magalan ee rerkaga haku dumin

  • @user-ps2dv3fm6k
    @user-ps2dv3fm6k 4 หลายเดือนก่อน

    Family sagal Ilove you❤❤aasiya❤

  • @abdiqaniabdirahman3678
    @abdiqaniabdirahman3678 2 ปีที่แล้ว +1

    I like it

  • @user-pf7lu6zr4m
    @user-pf7lu6zr4m 5 หลายเดือนก่อน

    ilahay haku caafiyo isha alah cadey

  • @cashocarab5612
    @cashocarab5612 2 ปีที่แล้ว +2

    Qosol iguma harin 🤣😂😂😂