haBeen kale iyo xasuus kale 1/11/2024 waxan ahay arday dhigta software engineering iyo hacking ka joogAna turkey sanadkii sadaxaad waxan ka soo baxay imtixaan aad yaabayso adaygiisa taas waxa iga daran cwa nin aan zaxiipnahay oo Ethiopian ah Baa igu idhi mar aan meel wada fadhinay ma ogtahay inaan dhul soomaliyeed xoog ku haysano balse ma oga inay xoog waxpa nooga qabsan ee 1977 CUBA iyo wadamo kale nooga hiiliyeen anagoo caasimadooda Wax yar u JirNa dhalinyaro Aan dib usoo celino sharaftii wadankeena sidoo kale waan u xiisay wadankii iyo magaaladaydii HARGAYSA ❤❤❤❤
Calaf wa nasiibe lama cilo ruxii calooshisa ku fura 😭😭ilhow nin danbo calaf ulhyn qalbigayga hagalin qalbi Jab wa kaso dalaye 😭😭😭Ilhow nabar kle haycelin ya rabi 😢😢isna ciilka io cuqdadu ibaday habadin 😢😢😢2023 march ban dhagesanayan 🫶wa xasuusan dona waxana so boqan dona insha Allah marke nolosha iwanajiso
Xaqiq uma aad qalintid murugadaas abyo Adunku wa imtixaan eebena dadka uu jeclyhy bu imtixaanaa Nolashu iny ku qrux bdnaaato bn ku rjyn shrfey❤ jcyl gulaystana wa helaysaa
03/march/2024. Habeen Janina 9:35pm. Aynu dhagaysanayna anagoo badan Hamse adem Abdisalan milk 🥛 Omar Ahmed Mohamed AJ. Fool Caways wacan dhalinyaro iga danbeeyaw Like 👍
Tue 30/7/2024 Caweyskeyna kulaney barashadi cuduneyd 💔🥹😭 xanun qalbiga ah aya daremaya iyo niyo jab qo dacad i ah sida ani dacad u ahay maxa u wayey wlhi qof xun mi ihi hadana kuwa xun maxa ula kulma🥹 wa cibara dundiydiye 😭ilalsada kuwa idin jecel hada ilalsan karina ha ino so dhawanina dhawac an bogsan iyo qalbi an bogsn xasus an ilawi karin ha inogu tagina fadlan walalihina nahay no naxa asi dartisa ba haben iyo malin ba u ilmeya yarabi qalbiga iga masaxa jaceylku wa xanun an dawo laheyn jaceylku wa sun qarson hada weydo qofku dacad ah hada hesho qof sidhab ku jecel wa malab an laga dhergin wana jano jano kusugo🥰🫶calaf wa nasibe lama cile ruxe caloshisa ku fura caweyskena kulane barashadi cudone wad i qalbi jebisey lkn nolol farxd leh ba ku rajeynya 🤴🫶
2025/1/15 hpen khamisa /19:31 ayan dhagesanya anigo qalbi jabsan qofka jeclnaa idaremen oo iga marmay ayan hdna anigu wali dulqadanayaa oo u sabrayaa asgna noloshisa ayu horey uwata aniga un aya ka marmeyn😭😭😭😭😭😭ilhow qalbikyga iga modobee😭😭😭😭😭😭l.a ano so bogsady ayan dib uso boqan donh😭😭😭😭
Calaf Waa Nasiibe Lama Ciilo Ruuxii Calooshiisa Kuu Fura ilahow Nin Danbe Oonan Calaf isku LahaYn Qalpigeyga Naxariis Ha ugu Beerin Wan Ka DaaLey Qalpi Jabe 14/8/2024 Maalin Arbaca ah 2:18 Duhurnimo inzha allh Waxan soo Bookhan Doona MaRkey Noloshu i Wanaajiso💔😫😭😭
Heesta Aniga marba ma ilawi karo wayo wiil an aad ujecelahay isna ijecel ayaa iigeye heestan march21❤bishii❤3❤2023❤ha waro jecelku❤❤❤
Hawaaro jclka🥺
Hawarro🥺❤️🩹
Isku waara abid
haBeen kale iyo xasuus kale 1/11/2024 waxan ahay arday dhigta software engineering iyo hacking ka joogAna turkey sanadkii sadaxaad waxan ka soo baxay imtixaan aad yaabayso adaygiisa taas waxa iga daran cwa nin aan zaxiipnahay oo Ethiopian ah Baa igu idhi mar aan meel wada fadhinay ma ogtahay inaan dhul soomaliyeed xoog ku haysano balse ma oga inay xoog waxpa nooga qabsan ee 1977 CUBA iyo wadamo kale nooga hiiliyeen anagoo caasimadooda Wax yar u JirNa dhalinyaro Aan dib usoo celino sharaftii wadankeena sidoo kale waan u xiisay wadankii iyo magaaladaydii HARGAYSA ❤❤❤❤
So labo wll❤😢😂
Waxaan ku rajeyanya inad soo labato adigo nabad qaba,oo waliba timaado dhulakag iyo jigjiga❤
Walhi HeestAn sxb walhi waxbadan ku xasusutay markan dhagaysty
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
😭😭😭😭😭😭😭😭l.a
Caweyskeynu Kulaniyo barashadii Cudooned Curdan Weeye ugubee Caadil ha isku kayna Simo 💔🫀🥺😭
Ax ax waa cibaro duniduye ma markad carowda cashaqeni kaalumay😢 18/3/2023💔 wlhY heeskan kama dhargo samayn adagna way igu ledahay
Nimco axmed maxamed caadil haisku keen simo ❤❤
28/6/2022 😭😭😭😭😭
2024/10/12😢
Lama ciilo ruuxii caloozhiisa kuu FuRa .
Legend apdiHani Hashi ex fanan✌
2022 ban fankagii Dib kuu xasusany dhaman tagerashada
cabdi hani xaashi cabdilahi fanaan kaliyee aan dhigii la hayn
Manoo shaha hada
Walee fanaanka aan uugu jeclaa cabdi Hani iyo alfanaan bk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cawayskaynu kulaniyo barashadeenii cudoonayd curdin weeye ugubee caadil haysku keen simo ❤🤲
Habeen talaado ah 6/12/2022 🙏🤴
Wll hada qofkaasi ma kuu soo laabtay
*Markii hore jaceylka waxb kaman aqnin imika see aniga buu I ahaya Alllhamdulilah🤲 ilaahy baa mahad iska leh wan haysta qof an jacelhy yada I jacel ilaahy baan mahada iska lahe*
*Waxn heestan dhagysan habeenka jacaylka aduunka ❤️🌍*
#2023-2-14
*From* #Uk
*❤️Caadil ha isku keen Simo xpipi❤️*
Alle ha isku kiin xafido🥹🙌
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥Hees igu Wayn runti fanaan jira c,hani
Kkk cizitin cryin 🐕🎏🐾
Tuum
Tuug set Sal king khow
Wooooow ceesh calaaa fanaaaan😂🤣🎶🎶🎤🎤👍👍🎧🎧🎉🎉
Heestaan dhowr sanaan raaadinayey maantaan helay
Mantaan soo helay anba mudan radanayey wlhy🔥❤️
Waa inaka danbeeya ana 3month radinaaye😮
2024/8/2 malin jimce ah sacduna aythy 9:10 supaxnimo waxn rajynya qofkan jeclhy in malin aan lakulmi dono insha allh illhow hadu khayr igu jiro iso dhawe hadu shar iyahyna ilhow wax khayr qaba igu badl ❤🥺🤲
Calaf wa nasiibe lama cilo ruxii calooshisa ku fura 😭😭ilhow nin danbo calaf ulhyn qalbigayga hagalin qalbi Jab wa kaso dalaye 😭😭😭Ilhow nabar kle haycelin ya rabi 😢😢isna ciilka io cuqdadu ibaday habadin 😢😢😢2023 march ban dhagesanayan 🫶wa xasuusan dona waxana so boqan dona insha Allah marke nolosha iwanajiso
Ameen wll alle mid khyr qaba haku siiyo😊
@@mabsuudomar7334 Amin qali
Aamen Huno, waa bil ramadane raxmaanka waxan kaga baryayaa inu ducaada ku aqbalo, farxad, naxariis iyo Jaceylna kugu arsaaqo🤲
@@ahmedabdulahi4337 aaaaamin ya rabi wlhi qoralkagan wa ku farxay 😭❤️❤️💕khyr hel abowe insha Allah
Xaqiq uma aad qalintid murugadaas abyo
Adunku wa imtixaan eebena dadka uu jeclyhy bu imtixaanaa
Nolashu iny ku qrux bdnaaato bn ku rjyn shrfey❤ jcyl gulaystana wa helaysaa
03/march/2024. Habeen Janina 9:35pm. Aynu dhagaysanayna anagoo badan
Hamse adem
Abdisalan milk 🥛
Omar Ahmed
Mohamed AJ. Fool
Caways wacan dhalinyaro iga danbeeyaw Like 👍
Heestan WaxY xaSuus IgU TahY ZhpkaY an ceeshow Milix aHeen Said Nour abdiLaHi Hdeerna Meel Uu Jaan IY0 Cirib dhigaY War LaGaMa HaY0
31/3/2023
ZHP MEEL KASTA J00GT0 ALLE HAKUGUNABAD YEEL0 AMIIN😭😭
❤ heestan aaad aye cajiibiisey
Asc dhaaman asxaabta qliga ah
Heesahan iyo kalgacaylka jacaylki waayo wayo ❤
Waxa aanku xasuusta heesa qaar ha ubadnadan abdi hani oo aha zhp kay marna wllkay iga wayn sida heestan oo ahayd kuwan ugu jeclaa dhagaysigoda mararka aan ku yara tuuranayo marqaanada axyaa waayo wayo allh ha ingu kul miyo sanadkan sanadkisa ❤❤
2020 i am stil listening👌
Ax wlhi jeceylku waa xanuun Allah ilaahow qalbiga iga reeb waxan ku suganahay heeer aan ka yaabay maskaxdaydu Hala hadlin ayay idhahda qofkan Kuma rabe Halka qalbiguna iskala hadal wuu ku xiise ileeyahay laakin markasta waxan raaca maskaxda waxan iska ilaaway waxan ladhaho xidhiidh isaga xasuustisa kaliya ayaan ku noolahay😭😭💔
Saaxiiblay Khadar ayaan halkan ka salaamayaa oo heestan caawa i xasuusiyey.
Lama CiiLo ruuxi calooshisa ku Fura🥺💕💐😢
2020 ayaan heestan ku celceshadaa😂😭
18/7/2024 caadil ha isku keensimo❤
2014 xasuus abdi hani xashi ila hada waan jecelhy 😢😢😢 jacaylow abahas was
Hees xusid mudan what a Emotional.🥰
Tue 30/7/2024
Caweyskeyna kulaney barashadi cuduneyd 💔🥹😭 xanun qalbiga ah aya daremaya iyo niyo jab qo dacad i ah sida ani dacad u ahay maxa u wayey wlhi qof xun mi ihi hadana kuwa xun maxa ula kulma🥹 wa cibara dundiydiye 😭ilalsada kuwa idin jecel hada ilalsan karina ha ino so dhawanina dhawac an bogsan iyo qalbi an bogsn xasus an ilawi karin ha inogu tagina fadlan walalihina nahay no naxa asi dartisa ba haben iyo malin ba u ilmeya yarabi qalbiga iga masaxa jaceylku wa xanun an dawo laheyn jaceylku wa sun qarson hada weydo qofku dacad ah hada hesho qof sidhab ku jecel wa malab an laga dhergin wana jano jano kusugo🥰🫶calaf wa nasibe lama cile ruxe caloshisa ku fura caweyskena kulane barashadi cudone wad i qalbi jebisey lkn nolol farxd leh ba ku rajeynya 🤴🫶
Cawayskaynu kulaniyo barashadii cudoonayd🥺❤️
18/9/2023
2024/4/11😢❤
12/8/2021💔
Haben axada😭😭
Waa cibaaro duniduye
Ma markad carawadaa
cashaqeeni kaa lumay.?💔😭
2022/11/23
2025/1/15 hpen khamisa /19:31 ayan dhagesanya anigo qalbi jabsan qofka jeclnaa idaremen oo iga marmay ayan hdna anigu wali dulqadanayaa oo u sabrayaa asgna noloshisa ayu horey uwata aniga un aya ka marmeyn😭😭😭😭😭😭ilhow qalbikyga iga modobee😭😭😭😭😭😭l.a ano so bogsady ayan dib uso boqan donh😭😭😭😭
Calaf waa nasiibee lama ciilo ruux calooshiisa kuu furan
5/2/2024😭😭💔💔
Calaf Waa Nasiibe Lama Ciilo Ruuxii Calooshiisa Kuu Fura ilahow Nin Danbe Oonan Calaf isku LahaYn Qalpigeyga Naxariis Ha ugu Beerin Wan Ka DaaLey Qalpi Jabe 14/8/2024 Maalin Arbaca ah 2:18 Duhurnimo inzha allh Waxan soo Bookhan Doona MaRkey Noloshu i Wanaajiso💔😫😭😭
Calaf wa nasibe Lama ciilo ruuxi caloshisa ku furay 🥺 ❣️🫂
Casarkaad ideeqda
Cindigeyga ku gogolay
Laabta ku cuuley
Labteydah ku cuuley
Wa cibaru dunidiyu ma markad carwdaa cashqyne kalumy ax yaa jecyl 3 2023
5 July 2024
Calaf wa nasiibe
Lama ciilo ruuxi
Caloshiisa ku fura
❤❤❤❤❤❤
Rahma rayaan
Jacaylka ma aaminsanyn ikn waa xanuun wlhi 😢😢
Waxan dib u daawaday 27/10/2024 cabdihani xaashi axyaa fanaan ❤
2024😢📻🎶
Ma ilawikaro heestan marnaba waayo jacaylkaygi oo anu iskudhacnay ayaan udiray kadibna way isolabatay marka calafwaanasiib
Heestan wllhii calooshay ku socodsinaysaa 😢😢
23/3/2023 hapenki ugu khyrka padnaydd rapi yow haysken sejin nollahydiyow
My favourite song 🎵 ❤
4/8/2024 markii ugu horeysaan hestan maqlo😮😮😮
Calosha ihureyso sidan uwayey le naftii yareyd o an nolasha laqeybsaday mrkan wayey😢😢😢😢😢
Waa malin khamiisa 24/10/2024 11:57🤔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Aniga iyo saaxiibkay abdisaln baa daawanayna 26/2/24 Amir cabdi hani rabbiyow u dembi dhaaaf
Ax😭💔
Khadar Cabdi Hogad heestiisii.
2024/7/21/ haben isniin ah😢
Calaf waa nasibe lama ciilo ruuxi caloshisa ku furay💔😭
HeesTaa aad ban u jecLaHayyy waana ku murqaaaMa runTiiii
wa cibarO duniduYe ma markaD carawda cashaqena ka LumaY 27/4 /2023. 11:10pm ❤️🥶
Badal khayr qaba
Ax Hestan mlha ana laygu waday2024 wakhti kle😢
Jeceylka wax jiro miyaa ? Sababto ah aniga wax si daacad ah ii jeclado maba arkin😢
FROM TIKTOK HESTAN WLHI GABAR BA I JECLYSISY O MCNHEDANA KA BARTY🥺CALAF WA NASIIBE LAMA CIILO RUUXII CALOOSHISA KU FURY😭😩🤦♂️18-3-2023
alle ha idin isku kiin simoH a abwe 🤴🏼🤍👸🏻salan iga garsiih BoqrdaaH❤
@@najmoahmett8817 NOOLOW BAYO😊
26/9/24 hbn jimco so galeysoo😭💔
Inaba Caadi mahan Fanan Jiilkiisi an Iman
Lamaciilo ruuxii calooshiisa kuufura😢
1/3/2022💔💔😭😭🥺😔
July 4 2024 habeen jimca 00:47
2024❤/11/13 🥺 jacayl 💔😢
29/06/2024😢❤22:42
224/7/30/malin talado ah ❤️✌️
Ala maxe hees tahy la yaqaan
01/01/2025 , 00:01💔
10 sano kadib ban dhagysanaa
11 11 2024 after two days election
Rajo meel dhaxaad ah
Everything will be kheyr as soon as possible insha allh
InshaAllah
16/2/2023💔malintan goankaa qate 😫 oo kan jecelaa iskadafe 😭 kuijecel isodontee 🥺
Ma markaad carawdaa casha qeenii ka lumay Ax yaa hees 😭
16/2/2024 😢cadil haysku Ken simo
2/7/2024 🥹🫶
Calaf waa nasiibe lama ciilo ruuxi caloshiisa ku furay 💔🤦🏻♀️ 3:21
Calaf waa nasiibe lama ciilo ruuxii calooshisa ku fura😢
November 2 / 2022/ 💔😭
31/12/2023/😭😭😭😭😭😭
19/11/2022💔😢
Fanan qaran go forward
"Waa cibaaro duniduye
Ma markaad carowdaa
Caashaqeeni kaa lumay?"
2/7/2024💔😭😭
20/12/2013/sabti💔😢
Cajeb badanaa. 4 bilood oo xidhiidhiya ayaan dhagaysanayaa heestaan. Inkasta oo aysan jirin xaalad igu khasbaysa inaan dhagaysto haddana dhegta ayaa jeclaysanaysa. Eebboow noo danb dhaaf.
Aamin
Gobanimo caaqil.
Caadil hayskukeen simo🥹
31/7/2024 july😢
20/6/2024❤
2022✌️🤩
Cirsiban Ku Bidayo Cugashada Naftayday Ku Casuntay Adigee 😢
Cawayskaynu Kulaniyo Barashadi Cudonayd Curdun Weye Ugube Cadil Haysku Ken Simoo 😢 inta Sidayda Muraqotay Haydhafina
30 /june /20/22💔
2024 Watch ❤
❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
27/6/2024 ❤
Lama ciilo ruuxi calooshisa ku fura😢
1/7/2024🎉😊
27/8/2024 😢❤😢
🥺💔😥
Ma markaad carowdaa cashaqqeni kaa Lumayyy😢