Sh Badbaado, Sh C.llaahi faaruuq iyo xaaskiisa ma soomaalidey ka horeeyaan wax badan ka ogow maanta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 103

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 ปีที่แล้ว +22

    waakan sheekha channalkiisa fadlan booqo kana faaideyso
    th-cam.com/users/diinunasixa

    • @nihaamnihaam9828
      @nihaamnihaam9828 4 ปีที่แล้ว

      Wanku xiranahay Shekh ila2018kii kkkk sh anaga Nairobi jogna salbiyadkana neceb oo jeclayn

    • @asmaaibrahim5774
      @asmaaibrahim5774 4 ปีที่แล้ว +1

      Sh badbaado iyo adigaba aad ayaan idinla socdaa sh maxamad wazaa tihiin u gargaarayaasha dadka dulman,gaar ahaan dumarka,ragana arintaas ma jecla, laakiin anagaa jecel dumar ahaan taageeradiina😍

    • @xabiiboibraahim7688
      @xabiiboibraahim7688 4 ปีที่แล้ว +1

      Keenya ayu jooga shiq bad baado

    • @ayaanismaaciil3983
      @ayaanismaaciil3983 4 ปีที่แล้ว

      😂🤣🤣🤣😃🐅🐵🦄

    • @hudaabdullahi5467
      @hudaabdullahi5467 4 ปีที่แล้ว

      Shekh Illaheey kheyr haidinsiiyo adiyo isagaba laakin hadeey kuusuuragasho markuu qaldamana Soo waani hadaad doonto sikhaas ah ha ahaatee

  • @نعيمهعبدالرحمنحسنامممتاز

    Sheekhan. Maasha. Aall. Waaaye. Alaha kubarakeeyo.

  • @kowsarabdi2570
    @kowsarabdi2570 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh sheekh ilah haku barakeeyo

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 4 ปีที่แล้ว +1

    JazakaAllah khyr sheikh from sheikh badbaadiyo.Rabbi haidinxafido culimadena🙏

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 ปีที่แล้ว +18

    ka raali noqda go itaanka, maadaama uu videoga dheeraa ayaan qeyb kaloo labaad ka dhignay oo faahfaahsan wax badanna ku jira, marka la soco QEYBTAASI 2AAD

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 ปีที่แล้ว

      Dulmi did ninkas ayadaha Allah ka ben shegayaga o nagtisa sharica so dhigaya hadad xayaysinayso wixi ku dhagasto ba ka daran

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 3 ปีที่แล้ว

    Wa xaqiiq somalidu wa dad qalaf San diintina dadkii Camada ahaa way ka eryayan shukran sheekh

  • @nimcomed7065
    @nimcomed7065 2 ปีที่แล้ว

    isaga iyo adigaba waan idinku xidhanay walaal ilaahay haydin barakeeyo labadiinaba

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer5102 2 ปีที่แล้ว

    Maansh alaa waa sh badbaado maxaan duco ka faaiiday jisakumlaa ilahay ha idiin barkeeyo cilmigiin

  • @akramjama8698
    @akramjama8698 4 ปีที่แล้ว +3

    MASHALLAH .Waxaan si aada ula dhacay sidaad uga hadashay mawduucan runtii waa waaqaca jira Somalia. Somali shaqsiyad ahaytayda aniga waa so maray marxaladaa Alhamdullah Rabiga ifahansiiyey markaan ka soo tagay waddankii
    Culumo iyo caamoba. Rabi fahanka ha inoo furo.Aaamin yaa Allah

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips 4 ปีที่แล้ว +3

    maashaa Allah sheekhoow maxaan waxbadan kaafaa iidnay rabi ha idin barakeeyo dhamaantiin,waana run in gabdhaha labah dilo rabi ha inoo gargaaro.

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allaah jazaakallahu khayr walal cabdale faruuq Allaah ha xifdiyo iyo abaayo fowziya waxaan irahdaa sheikhii gabdhaha somaliyeed

  • @fadumohiirad4605
    @fadumohiirad4605 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah ilaahay ha idin xiftiyo labadiinaba waan idin jecelahay ilaahay dartii

  • @aminasaleh8433
    @aminasaleh8433 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah afkaa caano lagu khabay sheekhow

  • @safiyoqaasim916
    @safiyoqaasim916 4 ปีที่แล้ว +3

    culumadeena ILLAHOWnoo xafid sheeq c llaahi qer allaha siiyo wax badana ka faaiiday waliba dumarka waaba u roonyahay ill aan dhaho sheeqaan hooyo fiicana soo tarbiyeesay lkn ayaantaan waa dhaliilsanahy malyuun malcuunmad ah ayuu qiil u yeelay

  • @nasteexoyuusuf7235
    @nasteexoyuusuf7235 4 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminaismaciil3354
    @aminaismaciil3354 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah sheekh run weeye waxaa ka hadashay adiga iyo isagaba alle ha xifdiyo hal shiikh keliya ayaan akay isagoo ka hadlayaa in dumarka la la sheqeeyo gabadha

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 4 ปีที่แล้ว +1

    Jizakulaah kheyer Shiiq c faruuq wa ku xirenahy

  • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
    @voiceofcommunityvoccodkabu5408 4 ปีที่แล้ว +2

    From badbaado mahadsanid walalo

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh Badbaado asxaabtiisa ayaan ka mid ahay. Subscribe ayaan kuu saray. Wadaad kale oo wanaagsan ayaa tahay. JAZZAKA ALLAH KHEYR. Aad ayuu wax u aqriyaa taas ayaa ka dhigtay caaqil iyo inuu wax badan nolosha ka fahmo.

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh sh sax allah idin xifido adi sh badbaado

  • @aishoyusuf2320
    @aishoyusuf2320 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاكم الله خيرا و يحفظكم

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah xafido dhamantin

  • @najaxfaaraxducaale9256
    @najaxfaaraxducaale9256 3 ปีที่แล้ว

    Asxaabey iisoo duceeya imtixaan ayaan galirabaa please 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah waa sheekh aan Ku xiranahay adigana ilahay haku xifdiyo.

  • @farxaanyuusuf
    @farxaanyuusuf 4 ปีที่แล้ว

    mansha allaah ilahay haku barakeyo insha allaah

  • @maryamamohammed5826
    @maryamamohammed5826 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka raxmaan alle hakuxifdiyo sax allow nagadhig kuwo isku naxariista 🤲🤲❤❤

  • @Najmanalka208
    @Najmanalka208 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah from shiiq badbaado

  • @mawliidfaaruuq5331
    @mawliidfaaruuq5331 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haku barakeeyo adiga iyo ehelkaagaba

  • @hodanhussein7110
    @hodanhussein7110 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamin yaa rabi Allaha

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 4 ปีที่แล้ว +3

    Yes so true sheikh JazaakAllahu khair for the information

  • @faaizaqureysh9869
    @faaizaqureysh9869 3 ปีที่แล้ว

    Badbaado waba jeclahay

  • @shamsaibrahim2740
    @shamsaibrahim2740 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله بخير الله يحفيظك من كل شر

  • @hijrayusuf728
    @hijrayusuf728 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh wali Nin somaaliyeed oo wadaad ah xaqa gabdhaha ka hadlaya ma arag waxaaba la dhihi war ha nagu fahansiinina dumarkaan in la gumaysanayo inay fahmaan

  • @abdirahmanarshe2054
    @abdirahmanarshe2054 4 ปีที่แล้ว +2

    sh xagaad kunooshahay walaal iiga soojawaab

  • @ubahahmed3602
    @ubahahmed3602 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaahu kheyral jazaa

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah waa sax

  • @suhuurmaxamed1845
    @suhuurmaxamed1845 4 ปีที่แล้ว +1

    الله يحفيظه شيخ عبدالله

  • @asmaaibrahim5774
    @asmaaibrahim5774 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah sheekh shukran

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 4 ปีที่แล้ว

    Mash.Allaah Allaah haxifido

  • @saidohaji4124
    @saidohaji4124 4 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh Allaha ku xafido ilaahayna ha noo badiyo culimada noociinaa Adiga iyo sh Faaruuq ba, waxaana ku faraxsanahay inaan mar hore bartay chanalka shiikheena Cabdallah Faaruuq oo ah( badbaado channel) kana faaiiday ,waana xaqiiq inay dadka ka horeeyaan in badan Shiikha iyo xaaskiisana Ilaahay cimrigooda iyo caafimaadkoodaba ha u barakeeyo.

  • @zamzamxasan9357
    @zamzamxasan9357 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @shamsoabdilaahi3251
    @shamsoabdilaahi3251 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh allha xafido

  • @arwachannel8332
    @arwachannel8332 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sh. Waa runtaa waa family diin leh oo aad u fiican.waa ka helaa chennaloda wan ku xirnahay.

  • @لولوالجنوب-ص5ق
    @لولوالجنوب-ص5ق 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallh Alle Hiny Sheikhyadayda👏🌹🎁💖👏⚘♥️❤❤❤

  • @abdinurmohamed5951
    @abdinurmohamed5951 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax shiikh

  • @shiiddo
    @shiiddo 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waa runta

  • @fadumaali6391
    @fadumaali6391 4 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin 🙏🏾🙏🏾

  • @ramloxussen658
    @ramloxussen658 4 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah

  • @fatxiali4805
    @fatxiali4805 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah

  • @hodanhussein7110
    @hodanhussein7110 4 ปีที่แล้ว

    Yaa ku shegay

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 4 ปีที่แล้ว

    Maashallaah

  • @saynabahmedhussein3716
    @saynabahmedhussein3716 4 ปีที่แล้ว

    mansha allh

  • @ahmadkeysemohamad6989
    @ahmadkeysemohamad6989 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run safarku dhib io dheef labadaba waa leeyhy

  • @hibaaqhussein09
    @hibaaqhussein09 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @aminaismaciil3354
    @aminaismaciil3354 4 ปีที่แล้ว

    iyo sheekh abuu dalxa oo ka sheekaynaya dhibta marka gabadhu shaqaynayso sida markay sariirta goglayso inay dhabar xanuun aad ah dareento labadaa shikh baa udhaw alle ha xifdiyo

  • @xaruntacuntadacafimatka
    @xaruntacuntadacafimatka 4 ปีที่แล้ว +2

    Yes they are mixing religion and culture most off them. JazaakAllahu khair

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 2 ปีที่แล้ว

    Runbaad sheegtay

  • @hodanhussein7110
    @hodanhussein7110 4 ปีที่แล้ว

    Asc Gabdhihi weyku faideen wilashena wey ku Qasareen Xaqdarade

  • @burhanmoha7486
    @burhanmoha7486 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh se u aragta qof inu waxan ayad ama xadith usan u keenin dadka ku yjraahdo san sameeya khyr ba arkaysaaan.

  • @imransuleiman6904
    @imransuleiman6904 4 ปีที่แล้ว

    Sheqow allaha ku xifdiyo aad ayan oga heley arimahad ka hadasho waxan jeclan lahaa inaan lambarkaga helo si aan kula wadago figrado badan 0 qalbigeyga ka goxayo

  • @abdimlk1
    @abdimlk1 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh dad waxaa jiro oo waligood somalia meel uga bixin oo caqli iyo diin isku darsaday marke fadlan ha dhihin qofkaas macquul maahan Africa kaliya muusan joogin

    • @nasraqaali75
      @nasraqaali75 4 ปีที่แล้ว

      Inta badan uu ka hadlay sheekhu.

    • @asiyajibril2823
      @asiyajibril2823 3 ปีที่แล้ว

      waa runtaa walaal waxaan u malayn inaanu xumaan ka wadin ee siduu u yidhi ayaa ah si loo qaadan karo garashada iyo kartida waa hibo ale meeshaad ku dhalatay ku ma xirna reer miyi aan iskool waligi tagin ayaa caqli iyo garosho badan kuwo jamacad ka soo baxay oo ka heer sareeya qofka haduu fursad u helin wax barasho maaha inuu maskax lahayn macalamiintu maskax iyo garosho qofku uusan u dhalan kuma duri karo

  • @hodanhussein7110
    @hodanhussein7110 4 ปีที่แล้ว

    Sax Sax Sax Sax Sax,Sax

  • @fahmoraago9510
    @fahmoraago9510 4 ปีที่แล้ว

    bad.bado.ka.so.boqodaya.shiiqa.jiso.ka.allah

  • @مستقبل1-خ7ج
    @مستقبل1-خ7ج 4 ปีที่แล้ว

    Ma shuyuukh nimay gadheen tawaducii mee

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 ปีที่แล้ว

    Sh bahalka gaduudan ma shiishad baa computerkabinet gadaashisa shiishad baa tal ma shiishad baa cabtaa dulmidiid

  • @aishoyusuf2320
    @aishoyusuf2320 4 ปีที่แล้ว +1

    niman badan diintay kudirayaan gabdhaha suurta xun bay ka bixinayan diinta

  • @quruxsan6842
    @quruxsan6842 4 ปีที่แล้ว

    Shiikhan ka imi

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 ปีที่แล้ว

    Gabdha somaliyed dhib wa qaban hoyo iyo walal loma kala harin wa in labadala dhaqan ka nucaas ah

  • @najmasaciid7274
    @najmasaciid7274 4 ปีที่แล้ว +2

    War kalmad xun adhihin dumarka

  • @hanicabdi2836
    @hanicabdi2836 3 ปีที่แล้ว

    majiro waxkahalo

  • @fadumojama7350
    @fadumojama7350 4 ปีที่แล้ว

    Waadba liidaysaa Afrika see wax kaa yahiin kuma aflagaadeynayee yurub baa ilbaxiina maa leedahay

    • @dulmidiid3726
      @dulmidiid3726 4 ปีที่แล้ว

      Dee Runtuu sheegay Africa hadeysan liidan ilaa hada lama gumeysteen, waxaanahay dad caqliga ka dhintay mar la isku keen diro, mar madax dawa dhilif ah madax nalooka dhigo, mar gargaar/mucaawino nala siiyo sii wad oo sii wad, ilbaxnimada yurub ma shaki ayaa kaaga jira iyo cawaanimada guud ahaan afrika oo aan kuwada jidhno

    • @fadumojama7350
      @fadumojama7350 4 ปีที่แล้ว

      @@dulmidiid3726 Afrikaan laysku dira oo is dila ma jiro. Waa Soomaalida kaliya waxa laysku diri karaa . Dhibkaas Afrikada kale ma qabaan j

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 3 ปีที่แล้ว

      Abaaye African maliitaan waa dad caqli badan naxariis badan lkn guumaysiga badan oo lagu sameeyey baa bedelay

  • @abdiwaliabdullahguduud6231
    @abdiwaliabdullahguduud6231 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh adiga waxan ku waydiina ma aadan daawan videogiisa dhan tankle ma jiro qof neceb c.lhi faruq lkn waxan kuu sheegaa clip yo uusameeyey aan isku daalnay xaskegii wayneed una furay haddana clipkiis kale ayuu dhahay nagay ninkada ka carar haddaa sas ku aragto cml markaa ayaa cawadii la shitey la idhay sasaa thy marka intee kaala soo xiriira asaga wxn waayeee

    • @asmaaibrahim5774
      @asmaaibrahim5774 4 ปีที่แล้ว +4

      Marka wixii xumaa uu sheegay ayay kugu aragtay weyna kaa carartay miyaa! Hadaad xaaskaaga ceshan weysay adigoo rag ah ma nin kalaad ku eedeyneysaa wuu iga furay layaab walaahi, awaley gabadhaas dhibaneyd ,,, is jilciya ragow qofka dumarka ah waa bani aadam adoo kale ah caqli leh, fakareysa, oo sidoo kalana raali ka noqoneyn mar kasta in lagu xad gudbo, hadaad xaaskaaga ku xadgudbi jirtay oo sidaasi kaaga carartay hada fahan waxa laguu sheegay ee ha is adkeyn walaalo

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 4 ปีที่แล้ว +3

      xumaanti lagugu arkey shiiqa no da

    • @abdiwaliabdullahguduud6231
      @abdiwaliabdullahguduud6231 4 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaaibrahim5774 wax xun iguma arkin lkn asago sheekh sheegaa ayuu waxuu dumarka dhaga hooda ku shabay wax aan xadith ahay qurana ahayn ijmacana ahayn oo naftisa tusisay bal inaa doqon tihin hadda lagu dhaho kawaran ninkada hadda nag uga shakiso iska fur haddu amarkaga qaadan wayana iska fur intey kutaal soo dumarka markasta alle ayaa qawaam nooga dhigay

    • @ulad3164
      @ulad3164 4 ปีที่แล้ว +2

      Sideed qawaam kutahay, hadaadba ceshan weysay,mise jahliga aad ku jirtaan adiga iyo rag badan wali ma arkin, culumadaan waa rag wax fahamsane wax fahma.

    • @zahraweyseysane3952
      @zahraweyseysane3952 4 ปีที่แล้ว

      dee qof aan dhib qabin qof kama tago ee waxba jira

  • @abdiwaliabdullahguduud6231
    @abdiwaliabdullahguduud6231 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma ahan adoo sheekh ah inaa tirahdo raggu waxay ka cararaan naag aqoon leh taa rabbi danbi dhaf ka waydiiso haddii aad 1qof dadka dhan oo somali ah ku xukmee moogi lkn intaa dumar dumar ku haysaan oo ragga ugafaysaan uma jeedin miyaa

    • @asmaaibrahim5774
      @asmaaibrahim5774 4 ปีที่แล้ว +4

      Kkkķkkkkk oo ma dhaqankaas inuu jiraa diideysaa kkkkkkk

    • @ulad3164
      @ulad3164 4 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @zahraweyseysane3952
      @zahraweyseysane3952 4 ปีที่แล้ว +1

      wll ma waxaad didaysa in dumarka soomaliyed ay dhib qabaan xataa ha lahadalin baa lagu odhanayaa walaalka oo ka yar haduu ku canaanto waayo waa wiil

  • @abdulwahabharagay4082
    @abdulwahabharagay4082 4 ปีที่แล้ว

    Islaax waligoodba umada in ey dhaqan reer galbeed ku xirasn wey rabeen.
    Ku fahanay waxaa tahay

  • @احمدمحمداحمد-ط4ح4ض
    @احمدمحمداحمد-ط4ح4ض 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @shamsaibrahim2740
    @shamsaibrahim2740 3 ปีที่แล้ว

    Mash Aallh