CILMIGA FALSAFADA(PHILOSOPHY) WAA MAXAY IYO SAMATALIS HEILLE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 136

  • @abdourahman873
    @abdourahman873 7 ปีที่แล้ว +11

    I really like this guy ! Somali people need more guy like him walahi , the philosophy is the biggest threat again ignorance !

  • @ismailadeed8551
    @ismailadeed8551 10 ปีที่แล้ว +16

    meeshan wareysi kama muuqdo waxa ii muqata wariye inuu qof aflagadeyo diinta ugu hoos ganbanaya. nasiib xumo ina weriye nocan ah an dawano

  • @ahmedisse7641
    @ahmedisse7641 6 ปีที่แล้ว +9

    Philosophy waa cilmiga looga baahi badanyahay dalkena.

  • @caamiraalucaamir3490
    @caamiraalucaamir3490 6 ปีที่แล้ว +12

    أظن أن الفلسفة لم تدخل دماغ الصوماليين ، طبعا الفلسفة ليست فنا من فنون العلم وعلما من العلوم ، بل هي عملية تشغيل العقل لتسائل النفسي في الحياة ، وهذه العملية تتضمن نظريات مختلفة للحياة والكون والإنسان، فهي مجرد تأمل وتفكير في الوجود أو التساؤل ما هو شيئ في شيئ، وقد تطورت هذه التأملات الكونية عبر الزمان، بوسائل مختلفة ، مثلا لو نظرنا إلى فلسفة القدماء فقد كانت تعتمد على مجرد تفكير شخصي مجرد عن دلائل علمية للحياة والكون والإنسان، فتبنو فكراتا غريبة لنا في هذه الأيام، مثل ما معنى الحقيقة، وما وراء الطبيعة ، وما معيار الخطاء والصواب ، أو بالأحرى هل موجود خطاء وصواب أم هي مجرد أسماء لصفات وأفعال حسب نظرية الشخص والمجتمع ، أما الآن فهي تعتمد على نظرية علمية منظمة ، لا أريد أن أطيل الكلام حول الفلسفة ولكن أقول الفلسفة هي نفسها جاهزة للنقاش عن مفهومها ، لذالك التفكير في التفكير هو أمر يحتاج إلى وقت فارغ عن المعنى ولا أجد وقتا هكذا في الأرض
    والسلام

    • @12_fhp
      @12_fhp 11 หลายเดือนก่อน

      متى تم محاولة ادخال الفلسفة الي ادمغة الصوماليين؟ هل يوجد ممثل وداعٍ إلى التفكير الفلسفي -داعما وراءه الثراء والغنى الفلسفي في التراث الإسلامي- ؟ ام انه فقط الفلسفة متوفرة في الكتب المترجمة في المكاتب تنتظر من يقرأها؟ للأسف فالصومال أمة لا تقرأ بل تستمع وتنصت -احيانا-، فهي بحاجة إلى رجل يكون واجهة الفلسفة ليتم إدخالها عقول الصوماليين وهزيمة الجهل عن طريق ذلك.

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 11 หลายเดือนก่อน

      الان تدخل دماغ الفلسفة في الصومال 😂

    • @faarax1965
      @faarax1965 9 หลายเดือนก่อน +1

      actually, you are accurate, and somali people are nomadic who move place to onother for seeking pasture and water thus this life system doesn't want deep thinking and philosophy !
      to avoid that we should teach our society the importance of philosophy and what we shall get on it .
      bye from Hargeysa, Somaliland

  • @abdirashiidgeddi8884
    @abdirashiidgeddi8884 8 ปีที่แล้ว +8

    wariye reer baadiye ah, professerka cilmiga aw bartay waa cilmi soomalidu u baahantahay

  • @abdirashiidgeddi8884
    @abdirashiidgeddi8884 8 ปีที่แล้ว +11

    WAXAN LA YAABAY NINKAN WARIYAHAN BADAW NIMADU HALKAY KA GAADHEY,

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 5 ปีที่แล้ว +6

    Weriyahani Maaha Academic waayo kolba Mawduuc aan Xidhiidh la lahayn wixii hore ayuu lasoo boodayaa Ninka Hadalka ka Sug oo Mawduuc kaliya Ku Eekow marka lagaaga Jawaabo Mawduuc kale u gudub
    Waxa aad qofka kala hadlaysona ha ahaado wax aad adigu weriye ahaan wax ka fahansantahay ama aad wax kasoo Akhriday ka hor intaanad Wareysiga bilaabin

  • @abdiqaniomar5020
    @abdiqaniomar5020 ปีที่แล้ว

    Philosophy waa cilmiga lagu baadho xaqiiqada jiritaanka , dabeecada abuurka ,waxyaalaha maqan qaybka dhinaca wacan uuu isticmaal iam the best philosopher of somali

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 7 ปีที่แล้ว +2

    Wariye Zakariye,Wlalal Kor u Qaad Hanaankaaga wax barasho ee Saxaafada, Aad bay u liidataa Aqoontaada

  • @husseinsheikhabdi820
    @husseinsheikhabdi820 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aqoon yahay somaliyeed teedakale wayaha waa insaan waxwey kaqan damikaraan halaga leexdo masha Allah

  • @EngAbdirahmanHaji
    @EngAbdirahmanHaji 10 ปีที่แล้ว +6

    Wariyahaan umaba qalmo inuu waraysigaan oo kale qaado.

  • @fali2697
    @fali2697 6 ปีที่แล้ว +6

    Is this reporter serious attacking the guy. Secondly he’s repeating himself about the same thing regarding the deen. Clearly Samatalis is an intelligent guy who knows what’s he’s talking about. Somali needs men like him. Well done Walalo 👏👏👏
    Somali television shows need well trained and educated people for us to watch a good show that’s put together.

  • @mataanciiideed4046
    @mataanciiideed4046 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninka ha ku habsaamin qof ahaantii ee waxaad weydiisa su'aalo cilmigiisa ku saabsan silooga faa'iido. su'aalo xumaa ku dishay

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 4 ปีที่แล้ว

    Wareeysigaan sanada badan kahor baan dhageystay maantana waan ku ceshtay
    Runtii Samatalis waxaa uu ka hadlaayo waa runtiis
    SOOMAALIDA maalaayacniga ha is ka daayaan .

  • @ifjesusdiedonthecrosswhois9533
    @ifjesusdiedonthecrosswhois9533 6 ปีที่แล้ว +2

    *Falsafadda adoo madhan habaran adoo Aqoon ule diintaada Waad ka bixikartaa Waana Caquushii dadka Adaa lagaa rabaa inaad ismaarayso Maashaa Allah*

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha wareysi ma ahan waxaani wallaal. Sxb guuleyso.

  • @adenhassen9119
    @adenhassen9119 11 หลายเดือนก่อน

    wixiii aan ka faidi lahaaba wariyaha ayaa hor joogsaday agah

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว +1

    Meeshan waxba kuma arko aan ahayn in wax la luqun jibaadho.
    Ninkan wariyaha ahi wax uu hubo ninkan lamuu hor iman.
    Ninkan wariyaha ahi cilmiga m
    aadiga iyo ka diinigaba labada wuu ku liittaa.
    Ninkan faylasuufka ahbaa diinka kaga fiican boqolkiiba boqol.
    Dadkii hore ma noocan bay ahaayeen.
    .

  • @faysalayanle8624
    @faysalayanle8624 10 ปีที่แล้ว +1

    kan wax wareysanayaaa jaaahilsannaaa subxaanallah dadka aqoonta leh dadka aqoonta lihi ha wareystan waxanoo kale wareysi maaaheeee

  • @oldquotes1278
    @oldquotes1278 2 ปีที่แล้ว +1

    Wariyaha aad buu uliitaa, su'aalaha sida qofka loo waydiiyo xtaa garan maayo.
    POV: wuu ka hinaasan yahay.!!

  • @mohamedhassan684
    @mohamedhassan684 10 ปีที่แล้ว +4

    walaahi ninkaan samatalis wuu iga fiicanyahay qof personal attack wada ayuu si qabow oo wanaagsan ku qancinaya lkn kan makarafoonka loo dhiibey wa jaahil murakab ah shame on unıversal ıney kano kale shaqaaleeyaan shıttttt qamııs ıyo gar kuguma arko masaajıdka sıdıı hore kuma tıhıd kuma lahoo nın buuran oo caqlı leh lama sheegın fadlan comment badan ka bıxıya una gudbıya mulkıılaha TVga kan hala burıyo

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi2949 7 หลายเดือนก่อน

    Waa daciif somalidu .xataa waxay inkirayayaan dhaqaatiirka

  • @libanabdi4548
    @libanabdi4548 7 ปีที่แล้ว +1

    Samatalis waa sqoonyahan,masha allah.
    lkn wariyuhu mahan nin waxba og.aqoon xumo weyn ayaa heysata wariyaha.

  • @yuukeycadde9689
    @yuukeycadde9689 6 ปีที่แล้ว +4

    Ninki wixii diinti ka hor imaado ana waan ka hor imaadey ayuu dhahey maxaa ka rabaaa

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi1231 7 ปีที่แล้ว +1

    Khamiis ayuu iska Malqlay war micnihiisu waa shaati. Doorayohow!!!

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 ปีที่แล้ว +2

    Filasuuf sama Talis Xikmad baa ku jirta Lakin Jaahil baa Helay Wariye Sheeganaya oo Aqoon Lahayn

  • @60809980
    @60809980 10 ปีที่แล้ว +1

    journalistaha wuu qaldan yahay waxuu rabaa in uu diinta difaaco lakn ninka ayuu qalad ka fahmay

  • @apdallasaed3005
    @apdallasaed3005 7 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan waa Aqoonyahan dhab ah
    Somalida indhahay ka shaqeeyan Caqliga ma adeegsato kaliya waxay eegayan muuqalka qofka

  • @abdalleyare8590
    @abdalleyare8590 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk wariyahan ayaaba ubaahan in psychology ahaan loo dhiso , waa wada negative qaabka uu ufakarayo.

  • @aah9722
    @aah9722 6 ปีที่แล้ว +1

    Samatalis Cilmi iyo Diin iyo Reer Magaal Ilbax ah. Wariyaha Maadi iyo Diini iyo Journalism iyo Ilbaxnimo Intaba Jaahil ayuu Kayahay.
    Waa Kuwii Afweyne Geela Asagoo Kasoo Harey Garaadaha Loo Xiri Jirey.
    Waa Reer Baadiye Microphone loo dhiibay.
    Yahuuu Yaahuuu

  • @somalilandnabad1999
    @somalilandnabad1999 6 ปีที่แล้ว +1

    Wariyuhu waa bilaa xirfad waligay ma arag wariye sidan ah

  • @nuuneiraad3575
    @nuuneiraad3575 7 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha waa iska ciyaalka xaafadda waxba kama oga wareysi io si qofka su'aalaha loo weydiiyo.

  • @abdirizakahmed494
    @abdirizakahmed494 8 ปีที่แล้ว +2

    ninkani waa nin aqoon leh lkn wariyuhu wuxuu umuuqdaa mid aqoon tiisu liidato

    • @aminoladan5720
      @aminoladan5720 5 ปีที่แล้ว

      Wariyiho majiro ninka aqon bulahay0

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 3 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu waa bakhti.

  • @mukhtaarabdi3817
    @mukhtaarabdi3817 5 ปีที่แล้ว

    waa nin cilmi leh Lkn wariyaha noo diiday Inuu foo'ideeyo

  • @seeda.d3895
    @seeda.d3895 7 ปีที่แล้ว

    wariye sxb wax aadan aqoonin dadka haka waraysan fadlan, ugu yaraan wax soo akhri, bal sheeg qaybaha philosophy ga aad sheegaysid?

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma Waraysi baa Mise Waa Dood Xagayga Wax iska qabsan La`yihiin.

  • @abdulrazakomar4072
    @abdulrazakomar4072 7 ปีที่แล้ว +1

    kani haduuba universal ushaqeeyo, universal dad cilmi leh ma shaqaaalysiiyaan

  • @HadalsameTV
    @HadalsameTV 10 ปีที่แล้ว

    Waraysi maahee waa muran, Samatalis ma dhihin diinta iyo qur'aanka ayaan kasoo horjeedaa lkn ninkan wixiisu waa weerar shakhsi ah..

  • @IlyasAhmedsuley
    @IlyasAhmedsuley 10 ปีที่แล้ว +3

    Samatalis, dagaan iyo dulqaad ayuu muujinyaa, halka wariyaha uu waydiinayo su aalo khald ah, waxay u muuqataa in wariyaha diinta uusan aad u fahmsaneen, waxaa kale oo layaab leh, personal harm ayuu geysanaa wariyaha..... any way kan isagaa u bahan in uu Saxafada Soo barto kahor in tuusan qaadin waraysi dunida daawanayso.

    • @mohamedabdiahmed401
      @mohamedabdiahmed401 7 ปีที่แล้ว

      Wariyuhu wax qaldan ma weydiin ee qur'aanka inuu daawo yahay buu weydiiyey

  • @xamsemaxamed3207
    @xamsemaxamed3207 4 ปีที่แล้ว +1

    Diin iyo cimi toona meesha kuma hayo weriyahani! Waraysi noocana kuma haboona.

  • @filashotube7623
    @filashotube7623 3 วันที่ผ่านมา

    Madaxaas laba magaalo kala duwan aadaayo masoo laabtey horta hadda

  • @fahangallan4509
    @fahangallan4509 4 ปีที่แล้ว

    It's good to do research in both sides...!!!!

  • @abdimajiid614
    @abdimajiid614 6 ปีที่แล้ว +1

    waar kan wariyaba ma ahane halkee baaa laga keenay B iyo T toona ma asigaaba saxaafada ka yaqaano

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan wariye miyaa hada?

  • @muusebulshaawi2631
    @muusebulshaawi2631 8 ปีที่แล้ว +1

    Aqoon yahan dhaba iyo weriye jaahila cilmiga mu adga ah iyo ka diinta labadba wuu iskaga celiyay

  • @AbdullahiAbdi-c3d
    @AbdullahiAbdi-c3d 3 หลายเดือนก่อน

    Meditation in lasamaeeyo waa dembi

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว

    hadalkiisa waan kusii raaxeysan sida uuu u kooban yahay , u xkmad badan yahay diin iy maadina uga dhisan yahay !! markaasaa nin dhahaya diinta waa iga badisaa hadana ku dhahayaa taas diintu ma ogola !!! amzing,,,,, wtf n its crazy

    • @superzakki5513
      @superzakki5513 6 ปีที่แล้ว

      Tusmo Tv hhhhhh wlhi sxp wad fahantay

  • @ShucaybCabdi-xu5rl
    @ShucaybCabdi-xu5rl ปีที่แล้ว

    Ninka waraysanaya nin maaha waayo ninka su'aalo cilmiyaysan ma weydiinayee ninka wuu qodqodayaa runtii waa wax laga xumaado

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan hadalkiisu ilama xuma aqoon ahaan.
    Wax dhib ah kama arko
    Xikamadana diinteenaaba ina fartayba

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 ปีที่แล้ว +1

    Weriyuhu waa qof shakisan camal. Even he cannot ask stupid questions at once! What an ignorance!
    Laba wax oo aad u daran ayaa aynnu isku darsannay, haddii aynnu Soomaali nahay: 1. Aqoondarro ama jahli iyo 2. Madax-falluuqnimo. Qòfka Soomaaliga ahi isaga oo ku leh aniga waad iga badisaa aqoonta gaadhi wadista, ayuu haddana kula murmayaa, isaga oo leh, halkanaa sidaana iyo halkanaa sideer ah! Jahliga aan iaka saarno dadkaygiyoow.

  • @cabdiqanifidhike7185
    @cabdiqanifidhike7185 3 ปีที่แล้ว

    Falsafadu ksoomaalida dulqaadka intan leeg miyuu baray. Hal jawaab ah ma siyeen ee makrafoonka yaan ku dhifan lahaa weriye isku sheegan.

  • @Jemalahmed-qf7lu
    @Jemalahmed-qf7lu 9 หลายเดือนก่อน

    Philosophy is idea of scorta and it is the way of criticism the religion and making people away from allah
    Falsafadu waa duli waa shaki isgali kadib iska saar😢

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 ปีที่แล้ว

    aqoonyahankaan hadii uu noo faidayn lahaa lkn qof kaan wariyahaa baa qasay

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo 7 ปีที่แล้ว +2

    Khamiiisku waa dhaqan carbeed sxb, Zakariye Diintu maaha muuqaal

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahankan Meel Lagala Xidhiidho Cidii Haysaa Ha iso Sheegto

  • @guleedahmed2461
    @guleedahmed2461 10 หลายเดือนก่อน

    Personal attack ayaa ka buuxa waryaha

  • @abdillahimahamedmuhumed8543
    @abdillahimahamedmuhumed8543 4 ปีที่แล้ว

    Jacaylka murtida

  • @abdifatahahmed9504
    @abdifatahahmed9504 2 ปีที่แล้ว +1

    Warriyahaan mahan qof aqoon sidaas u leh, su'aalaha uu weydinaayo ayaad ka fahameysa. Waxaad mooda sidii sheeko fashion kudirir camal. Waxaa fiicnaan inuu wareysiga usoo diyaar garoobo bey ahayd.

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar waxani wariye maaha qabiil baa lagu keenay meesha

  • @Sayidka_Exchange
    @Sayidka_Exchange 5 ปีที่แล้ว

    Wariyahaan laa yaktab walaa yaqra' waaye dhabtii zero ayuu ka joogaa aqoonta diiniga iyo maadiga iyo caqligaba.

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว

    Philosophy waaa dad inay noqdaan kuwA saxiibo iyo cadow # madaxeyne mudane buush waxa yiri maraykan ama cadowgiisa labada oo keliya dhex dhexaad ma jiro kkkkk

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 4 หลายเดือนก่อน

    AqoonTa meeshan ku araGno waka qadanaYnaa wixii xunna waka tagaYnaa

  • @ahmedqadarzahal651
    @ahmedqadarzahal651 6 ปีที่แล้ว

    wareysi mahan Kan wah! wariyaha kaftan ka dhigay peeeh

  • @nutritionnutrition9426
    @nutritionnutrition9426 6 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkk xikmada siduu isagu oonayo ayuu ufasirayaa lkn xikmaa quraanka kusoo aroortay waxa laga wadaa sunaa nabiga scw takale xaiiskan uu shegay shiinaha cilmiga karaadi maaha mid jira waa been abuur

    • @hnktan
      @hnktan 5 ปีที่แล้ว

      Waa xadiis runa

    • @abdullahihalane3365
      @abdullahihalane3365 5 ปีที่แล้ว

      That's right walal qaali.

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 4 ปีที่แล้ว

      Sax walaal xikmada nabinimada ayaa looga jeedda wuu ku qaldan yahay in uu ku fasiro.
      Balse macnaha xikmadu waxa weeye .
      In aad shayga meeshiisa dhigto.
      Balse tafsiirka aayada wuu ku qaldamay

  • @xuubsiibte
    @xuubsiibte 10 ปีที่แล้ว +1

    waraysigan jahligu ku dheehanyahay ee uu qaabka xirfad darada ah uu u qaadaayo wariye isku sheegani waxa aay na tusaysaa sababta ay dibu dhaca ugu jrto bulshada muslimka ahi gaar ahaan ta soo maaliyeed ,Islam kii aqoonta horseedka u ahaa ba waxay ka dhigeen in jahli lagu noolaado oo khamiis inta la xidho meel layska fadhiisto ,miyanu ogayn in khamiisku dhar deegan kulul lagu xidho uun in uu yahay carabtuna waagay xataa gabdhaha yaryar nolosha ku aasaysay ee sanamka cabudayeen in ay khamiisyo xidhnaayeen

    • @hajjizeykol98
      @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว

      waano iyo abuur - abuur baa horeysay wll

  • @deyofficial1036
    @deyofficial1036 5 ปีที่แล้ว +1

    15:40

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 4 ปีที่แล้ว

    guul

  • @samiircumarwacays1117
    @samiircumarwacays1117 8 ปีที่แล้ว +1

    cilmi nafsigu waa wax lo bahanyay

    • @abdikhuburo3367
      @abdikhuburo3367 5 ปีที่แล้ว

      Maaha cilmi Nafzi waa saykooloji philosophy cosmology studies

  • @sheikhahmed9637
    @sheikhahmed9637 6 ปีที่แล้ว +5

    Wariye JAAHILIGU lafaha ka gashay 😂😂😂

    • @Spookedscribble
      @Spookedscribble 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed Yare kkk 😂😂

    • @somalithinker419
      @somalithinker419 4 ปีที่แล้ว

      Caadifad iyo degdegbaa ka muuqda ninkaasi

    • @amigos8552
      @amigos8552 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed yare ma Muslim ya tahay?

  • @somaliasal1145
    @somaliasal1145 8 ปีที่แล้ว

    Waa dadka jaahilinta somlida ku jira wariyaham

  • @zhakiitalo_zame3138
    @zhakiitalo_zame3138 8 ปีที่แล้ว +1

    wariyuhu miyu waraysanaya mise wu LA doodaya
    cajiiib

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed2100 3 ปีที่แล้ว

    Wariye ka aqoon yar ma arkin. Maskiin.

  • @Happy204q
    @Happy204q 4 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu ixtiraam daranaa war ninka daa shaqsiyadiisa Haku mashquuline diintiin ha ku marmarsiyoonine

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว

    Wasaysi mise dood, wariye kan ka anshax xun dhammaan xeerarkii saxaafada wuu ka arraddanyahay , aqoon diineed iyo mid maaddi ah baa ma leh , waxaan bogaadinayaa aqoonyahan Somatalis dulqaadka uu muujiyay aqoontu aadbay uga muuqataa wlhi lkn kan oo kale dib ha usoo agfadhiisan ayaan ku odhan lahaa waayo waad ku shax guuraysaa 😏😏😏😏😏

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 ปีที่แล้ว

    Kan wariyaha ah waa doqon doqon loo waayay.

  • @MohaTahlil
    @MohaTahlil 10 ปีที่แล้ว

    Waligey wariye ka JAAHILSAN ma arag!! waa ina laga ceyriyaa idaacada..uma qalmo in u Microphone heysto dadna wareysto... sharafta profession ka ayuu meel uga dhacay!!

  • @maxamedcali2259
    @maxamedcali2259 3 ปีที่แล้ว +1

    Wariyuhu wuxu si deg-deg ah ugu baahanyahay nimcada falsafadda, kolay waa miskiin wahaabiyadu madaxa ka qabsatay oon caqligiisaba ku kalsoonayn.

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 2 ปีที่แล้ว

      Nin kaa doqonsan faaladiisa waligay ma akhrinin waayo wariyaha waxaad ku dhaleecayn kartaa qaab waraysigiisa lkn dharka Mar uu diin soo hadal qaaday miyuu wahaabiyo ku noqday? Haday jawaabtaadu "HAA" tahay waxaa hubaal ah inay wahaabiyadu xaq ku taaganyihiin

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว

      @@صديقنصرالله maya e wuxuna fahansanayn waxan uu aqoonyahanka ka waraysanayo, waa nin laga dhaadhiciyay caligaaga ma adeegsan kartid ee waxwalba iska qaado uun.

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcali2259 nimcada falsafada ha danbaysee maxaa wahaabiyo waaye meesha keenay?
      Doqon

    • @maxamedcali2259
      @maxamedcali2259 2 ปีที่แล้ว

      @@صديقنصرالله
      Dad caqliga la dagaalama oo "waxan caqli laguma eego" yidhaa wahaabiyaa jirta, falsafadduna waxayba ku dhisantaahay waxwalba in caqliga lagu eego si loo ogaado xaqiiqadiisa, taasina waa nimco dad yaruuni haystaan.

    • @صديقنصرالله
      @صديقنصرالله 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamedcali2259 taasi waa fikirkaaga waana sababta aan kuu dhahay waxaa tahay Maangaab

  • @mastarjibriil79caraale54
    @mastarjibriil79caraale54 4 ปีที่แล้ว +1

    Werye ninka miyaad lamurmi mise waad wareysan

  • @apdulrizackmk6275
    @apdulrizackmk6275 11 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha su.aalahan ii waydiinaya maaha kuwii loo baahna, waaba wariye wareersan

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 3 ปีที่แล้ว

    Kani weriye maaha

  • @yuukeycadde9689
    @yuukeycadde9689 6 ปีที่แล้ว +1

    Kan lo, caadiya ah weeye ninka weriha ah ninki xook ayaabi diinti ka ga saari rabaa

  • @mrj2526
    @mrj2526 8 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye wariye nimadaada skills keeda...? Wtf

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 5 ปีที่แล้ว

    Wariya janisuu kuradinaa uu iskuqaldo ninkan kulahaa dintana wad iga horeysaa kkkk

  • @jamiilahashi181
    @jamiilahashi181 3 ปีที่แล้ว

    wariye mx wax kaaga dhagaysan laayahay aqoonyahankan

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 6 ปีที่แล้ว

    wa celmi ki cadaanku gu shubeen bu no wadaa , jamacadaha waxay gu dhi gaan si ay gu badalan iyo been , waligod gu ma barayan wax sax aa

  • @salebaniidle5959
    @salebaniidle5959 6 ปีที่แล้ว

    waar waxan reer miyiga ah ee aqoonyahanka waraysanaya waaxay weriyahan xagee kasoo waramaa waxa wax soo bara jaahilka suaal aan loofadhiyin waydiinaya samataliska

  • @liibanabdihakin2495
    @liibanabdihakin2495 3 หลายเดือนก่อน

    Qofkan dagaalsan ma wariya ninki maba wareysan hadalna ma siin suaalaha u shakhsiyadisa u rabey bu weydiyey mu whataappkisa ka weydiyo qofku haduu ku dhaho islaam bn halka uga har

  • @11dunka
    @11dunka 5 ปีที่แล้ว

    Wariyaha aqoin tisa iyo fikirsiyuba waa kuwa hooseyo 😏😏

  • @gedifarahfarah6130
    @gedifarahfarah6130 4 ปีที่แล้ว

    Diin iyo falsafad wa ta ugu fican falsafada xuni wa ta diinta islamka wadan

  • @subariitanaagwayn4760
    @subariitanaagwayn4760 7 ปีที่แล้ว

    War kan dhaqan wariye maleh ma waxa dadka ka dhex saray ba dadka kula taline

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว

    Aniga hal suaal.ayan qabaa ah somalidaa dagaal.galeen iyaa isdagaalan Marka halmar Dowlad siyaad bare iyo itoobiya maxa keenay Somali ISKU nacdo

  • @modh1695
    @modh1695 9 ปีที่แล้ว

    nınka wax waraysanyaa filasoofka warkaba kasugı maayo waxyaabo badan oo hada ka hor uu melahaas kasoo maqluu kala duldhacayaa ku tırı ku teenta loma bahna ader . tankale yaa yırı dııntu ma ogala ın qofku berıdısa ka fakaro . allow alle war dıınta hala barto

  • @somaliasal1145
    @somaliasal1145 8 ปีที่แล้ว

    Wariyhan shaqajaanka waa bahal ba

  • @makhsudmohamed538
    @makhsudmohamed538 5 ปีที่แล้ว

    wareey sikaan waryihi lo bahna inuqada musan qadin sorry

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +3

    wariyaha bulshit waaye xoogaa maadaama uu dadkii hore yahay caayi maayo maadama aan rabin in aan isagoo kale noqon wtf !!!!
    aqoonyahan samatalis waan kugu dhiiri galin howsha qayimka leh ee aad hays wll

  • @ahmedisse7641
    @ahmedisse7641 6 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu waa jaahil

  • @mhdshariif408
    @mhdshariif408 9 ปีที่แล้ว

    this journalist is pestimest he dont want inuu arko qof hormar gaaray ama noloshiisa wax kabadalay THE WORST why somalida marka ay arkaan qof isbadalay u yiraahdaan waad is badashay, waa sax wuu isbadalay in a good way. THIS IS MORAL HARASSMENT

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 6 ปีที่แล้ว

    Suaal xumaa

  • @mukhtaarfaatax1269
    @mukhtaarfaatax1269 9 ปีที่แล้ว

    ma waraysibaa mise waa dood ,? waa yaab