PRANK🥺 DHAAWAC ISKU BADALAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 260

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620  3 ปีที่แล้ว +221

    Dhaanteeye challenge ayuu ku jiraa timaha aya laga xiiri rabaa ka gaara 60k gaarsiiya th-cam.com/video/sQjcgVHQTgM/w-d-xo.html
    Thank you guys 🙏🥰

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +187

    Inta jecel xapiip keena Mohamed scw like isaar

  • @ahmedtajir4796
    @ahmedtajir4796 3 ปีที่แล้ว +15

    Akshey biyo lagugu shuby inaad udulqadto ama caadi ula dagasha leedahay lkn gacantda dhalo ku jirto isha hdy ka dhci lhyd kwrn bro is daji ilaa xaqiiqda ka argto ha ku fududn

  • @iqlaasali9913
    @iqlaasali9913 3 ปีที่แล้ว +29

    Sorry 😞🙇‍♂️ dhawaca kusogrey apwe

  • @usaamefarxaan6301
    @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว +35

    Walaalo comentigeyga hadaad aragtid 3k igaarsiya

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 3 ปีที่แล้ว +15

    Prank aan lays la Ogeyn Dhibtas buu kenyaa in lays la Ogyhy Fcn wlhida 😥😥

  • @lastqueen2501
    @lastqueen2501 3 ปีที่แล้ว +50

    IAM so Sorry Wllhi prank Leysla ogyahay wax dhamo malaha🥺😢

  • @shugriqali5248
    @shugriqali5248 3 ปีที่แล้ว +6

    Bisinka ninkan waa gacan fududyahay wlh h jeclo inay reer abti ku yihiin way ka muuqata fudayka iyo bilaa dulqaadka

  • @milonmahamud6450
    @milonmahamud6450 3 ปีที่แล้ว +1

    walahii waanaxay markaan arkay inoo isha dhawaac kagaaray mardan hasameenina wax dhiig ku imaanaayo ee bakeeriyaasha biya ha lagu cabo iyo kushaahiga hadaa barangi sameeneysid ha ugu keenin biyo ama shaahi caag ugu keen

  • @zakiyofaarah1480
    @zakiyofaarah1480 3 ปีที่แล้ว +7

    Alla kashkoow dhib badanidaa 🤣waa ku wataa keep going wll mcn😘😘😘

  • @najahfani3036
    @najahfani3036 3 ปีที่แล้ว +3

    Sorry wlhi Akshey dabecad malaha Hadana Gacan fudayd Le kashka Qaqaldka dhan Ada Leh wn ogahay inadan san wax u rabin lkn Saxibka inu saan U dabecad Xun yahay Wa ogayde wilka Mxa Ugu dirtay Oo baxarka u gelisay Hda Wayba Dhacde Mardambe wxn cml Haw labanina😭🙏🤦‍♂️

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 3 ปีที่แล้ว +3

    #akshay Badana waxu iska dhiga Qof gacan fudud O qamarji eh 1mar Koo kala kacsan u balamiya dhagaha halagu dhuftee inta igu raacsan Like 😂😂😂🙏

  • @ilyaasyare6556
    @ilyaasyare6556 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ku wataa kashka

  • @yahyehunwersxaamud5631
    @yahyehunwersxaamud5631 3 ปีที่แล้ว

    Wiilka Mo,allimka U eh wapa Funny kk

  • @footballpage7
    @footballpage7 3 ปีที่แล้ว +35

    Masha Allah Keep going brothers 💪🏼💪🏼

  • @HaashimYare911
    @HaashimYare911 ปีที่แล้ว

    Waa ku dhibsaday😂😂😂😂

  • @saygacr573
    @saygacr573 3 ปีที่แล้ว +7

    Ciiidu mubaarak dhamaan soomali wayn 🌙🌙

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 ปีที่แล้ว

    Iska dhafa prank meel halis ah is gonesan wlhi wa xaram tasi subxanallah

  • @maryamomaxamed9615
    @maryamomaxamed9615 3 ปีที่แล้ว +2

    Akhshey eber wyee wlhi sorry allha ku cfyh dabeecad xumaa bisinka xoog ii dabeecad xumo isku darsdy 🙄🙄🙄ciyrta iska daaya

  • @sumayohassan7276
    @sumayohassan7276 3 ปีที่แล้ว

    Sorrryyyyyy ilahy hku caafiyo abwe

  • @kafiaabgal2958
    @kafiaabgal2958 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend mahamedackay allah nodayo wllkena dhirigaliyahena

  • @fartacadey4409
    @fartacadey4409 3 ปีที่แล้ว +2

    subxana llah waryada kashka Prankin la ogeen ha samenina wiilka isha ka dhici lahed kawaran

  • @falastiinwil9845
    @falastiinwil9845 3 ปีที่แล้ว

    Ax alh ku booga dhayo wll ilkano maskiin 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 3 ปีที่แล้ว +6

    Yarka kula joogo kulaha prnk run ku sameeneyna 2.40😍😂

  • @sacdiyoaxmed3007
    @sacdiyoaxmed3007 3 ปีที่แล้ว

    Haaaaa walahii akshya fudede badan lakin wawaraee waiidisalamaya dhamatin oodilahaya isakadaya waxan oky wayao waxawalbo kafilo walalA akshya iyo kashaka waliba kashaka siqasa kulahadalaya isakadaya waxayabah qara midakale akshya. rerebarakimahin kadaya dhibka warayaa heeye 😭😭😭😭😭

  • @muniirocadey3735
    @muniirocadey3735 3 ปีที่แล้ว +3

    War kashkow yasiin ibar noh m.a asi iyo iskubaha waa isku qadana 😍😍😍😂😂😂

  • @kingmoha3346
    @kingmoha3346 3 ปีที่แล้ว +1

    War niman waa weyn aya tihin sxbyaal keena fikrad kale aad dadka wax ugu sheegtaan prank yey idinkaga dhagin hada eega wiilkaan hade isha toos uga dhacdo qasaaro ka weyn miyaa jiri laheyd akshey wxa jira dad ka gacan fudud iska ilaaliya tusaale ha idin ahaato

  • @abdulaahiadan8009
    @abdulaahiadan8009 3 ปีที่แล้ว +1

    Waraaa Aksheey gacan fududaaa war qof kaxoog badan in looraadiyo waaye💯💯💯

  • @drruwaida3491
    @drruwaida3491 3 ปีที่แล้ว +4

    Akshey siduu ikhyaaar y egyhy iyo siduu u gacn fududyhy ismalahm walee dabeecad ma hysid nagta gursatid war u yaalo

    • @mohamoudsiid9803
      @mohamoudsiid9803 3 ปีที่แล้ว

      Hadalo qaldan hade isdhafsadan maskinta wara uyalo

  • @farhiyaabdulle673
    @farhiyaabdulle673 3 ปีที่แล้ว

    Akshey Waaa xoolo Caadi ah Beee Bisinka Fudude badanaaaaa

  • @pionismajr7171
    @pionismajr7171 3 ปีที่แล้ว +2

    Intii kashka ila jacel like 👍isaar

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 ปีที่แล้ว +6

    Akshay dabeecad malahan waa doqon yuusan idin haligin prank haku sameynina

    • @ayaandhalad1863
      @ayaandhalad1863 3 ปีที่แล้ว

      Doqon maxaa ladhaha asaa daadansaday oo biyo kushubayee

    • @ayaandhalad1863
      @ayaandhalad1863 3 ปีที่แล้ว +1

      Ax sorry dhawaca allaha kubogsiiyo wllkey

    • @xilkascade
      @xilkascade 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaandhalad1863 waa doqon dadka kalaba waa lagu shubaa doqonimadaa masameyaan

  • @nafisafarah9560
    @nafisafarah9560 3 ปีที่แล้ว

    Aksheey gacan fudeedka iska dhaaf wiilka isha ka ridi rabtay hadee waalidkiisa arkaan weey ka xumaanaayaan ee iska tira

  • @mohaofficial7766
    @mohaofficial7766 3 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhhhhhh war kuwaana abdulahi kashka saaq kugeliyay wllhi

  • @xalimosacdiyo4873
    @xalimosacdiyo4873 2 ปีที่แล้ว

    Elkaano Bowen wan kutageraa waxyabaha qaar Iska hupi 😥😥

  • @abdlrahman8498
    @abdlrahman8498 3 ปีที่แล้ว +7

    Ammrr allhey waay al xamdii llah hadee eshaa 👀 waax kagaaren 🙏🤕🥵

  • @royalrich4429
    @royalrich4429 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan brank maaha waa kas ninkeyga mustaqbalka aa iga disheen🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @queensuheyla5203
    @queensuheyla5203 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdullahi kashka qoslaye wllka qalbiga Eid Mubarak ♥

  • @najmoabdulaahi8810
    @najmoabdulaahi8810 3 ปีที่แล้ว +2

    Anigoo iska jiifo o tlfnka iskaga wareegayo baa wxn is lahaa kashka mu wax so dhigo 😅midkle wlhi vidogan ma sii dhamestiran

  • @Aishastylqueen
    @Aishastylqueen 3 ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😞 wallahi wiilka dhaawac xun soo gaaray allaha caafiyo wiilka

  • @shukriabdullahi3242
    @shukriabdullahi3242 3 ปีที่แล้ว +2

    Plz prank qof walba ku sameyneysan iska dayaa dhibka wiilkas ku dhcy prank masul ka ah 🥲🤲😭

  • @simaninaxasan5576
    @simaninaxasan5576 3 ปีที่แล้ว

    Uf wxn prank miyana kashka saan xey thy hadda wkn wiilka islameed dhibaa usoo jiiday teeda kle ragga intaa kla qaban lahed maa leedahay woo dhiig baxooyaa wllhina anaaba iga xanaajisay 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺

  • @malyuunlaki4703
    @malyuunlaki4703 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax sorry wllo 😭😭😭😭

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaas Ashkey yabsa adh leyheed aya idhinga lenkayabsadhi😂.Kashka some pranks are not worth doing them coz they can cause harm to the participants. Always think twice before doing them

  • @ifraaxabdi4464
    @ifraaxabdi4464 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo abdulaahi iska daaya prnka gacan qaadka ah waayo hda sidaan oo kle ma fiicna wiilkan adiga iyo saaxibka gacanta qaaday ka rali galiyey oo wx uu ku farxo siiya waa nin rag ah wlhi oo qlbi wnsg saa prnk aad tiri aan ku sameyno sxbka baa dhaawac ku sow gaaray wlhi ragu waa cajiibsan yihin abweyaal wiilka rali galiya fiidyowga labaad ha noqdo mid aad wiilka ku raaligalinysaan adiga iyo sxbk wxn uuu ku farxo sii tan kle abwe iska dhaaf wx dhaawac inga sow gaaraya

  • @sagalmaxamednur210
    @sagalmaxamednur210 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaasin baari waye m.a

  • @ilhaanmaxamed.jimcale128
    @ilhaanmaxamed.jimcale128 3 ปีที่แล้ว

    Sorry wllka baran kiga wa laisku shega maxa idnku dhacay

  • @abdisalamabdullahi1509
    @abdisalamabdullahi1509 3 ปีที่แล้ว +22

    Elkaano sxb you tube ma samesatid

  • @haawosiigaale1249
    @haawosiigaale1249 3 ปีที่แล้ว +16

    Kashka malaga yaabaa in aad aragto comantigeyga madaama aan ugu horeeyo🙄❤🙏

    • @abdifitahmohamed1720
      @abdifitahmohamed1720 3 ปีที่แล้ว

      Abyo sidaaso dhan ha isku duleynin kashka waxba kuma dheero ee asaga kubahan

    • @Masscanada879
      @Masscanada879 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifitahmohamed1720 saxiix wlhi ❣

  • @wllnaasir5194
    @wllnaasir5194 3 ปีที่แล้ว

    Xaax waan iskunaxay wallhi

  • @meyma7790
    @meyma7790 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..

  • @maryamnutrition1435
    @maryamnutrition1435 3 ปีที่แล้ว +4

    Mar hora idin shegy prank sna iska dhafa waa wax lga nxo akhirka hda sa ku si scotan dhib ba la kulmysan iska fgoya waxa halista wallkiz😭😭

  • @musehasanali5701
    @musehasanali5701 3 ปีที่แล้ว +1

    war ilkana waan ku wataa lpx 😂😂😂

  • @hibaqmaxamed7415
    @hibaqmaxamed7415 3 ปีที่แล้ว

    Abowe prankika meel xun yuna idilagariindee please

  • @abdirahimosmanhussein7919
    @abdirahimosmanhussein7919 3 ปีที่แล้ว +2

    War nio akshey wuu gacan fududyhy prank halaga daaayo

  • @New-zd6hr
    @New-zd6hr 3 ปีที่แล้ว +10

    Zhpow aad baan unaxay wlhi prank waxaan ma ahan

  • @fadumobarre3955
    @fadumobarre3955 3 ปีที่แล้ว

    Wakaxumahay brother sorry😧😧😧😧😧😧😧😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞😞

  • @capdalacomapany2532
    @capdalacomapany2532 3 ปีที่แล้ว

    War qofkaan kashka kibir cago leh weeye

  • @habonabibomarhabonabibomar7518
    @habonabibomarhabonabibomar7518 3 ปีที่แล้ว

    Kashka mahamed akshay waa gacan fudud yahay markaa is daaya pranka wllow waad naga nixinaysaan uune

  • @roodomohamed7430
    @roodomohamed7430 3 ปีที่แล้ว

    Akshay wilkan dadka yuan ku dirina abdullahi kashka af dhere dadka ha isku dirina

  • @amaalmaxamad6907
    @amaalmaxamad6907 3 ปีที่แล้ว

    Akshey wa doqon sorry brother rali galiya wilka waliba rali galin wyn

  • @hibomohamed1388
    @hibomohamed1388 3 ปีที่แล้ว

    Abwe sabisgarabka furo abowe alaha kucafiyo isha kkkk

  • @drruwaida3491
    @drruwaida3491 3 ปีที่แล้ว +4

    kowdi inta prank suubinin ogow qofka gacn ka hadlayo iyo qofka dulqad leh qof dhanaa risk galiseen view meshaas idinka galay 🤛

  • @nasromuqtar5279
    @nasromuqtar5279 3 ปีที่แล้ว

    Horta allaha uyasiro dhawaca marka 2aad marka aad brank sameyneysii taxa dar qaba oo alabta dhalada iyo biraha iyo wax kasto o lagu dagaa lamo iska fogeeya horayna usocda

  • @mariamismael7301
    @mariamismael7301 3 ปีที่แล้ว

    Horee oo socu🥀💜💙❤ Abdullahi kashka

  • @zakimohaofficial8083
    @zakimohaofficial8083 3 ปีที่แล้ว

    No sxb sorry ilkane

  • @deeqodagn1615
    @deeqodagn1615 3 ปีที่แล้ว +1

    indhaha hdy kga dhici lhyd kwrn🙄

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 ปีที่แล้ว +1

    Kashka dhibka iska daa🥰💘

  • @fartunbarre9091
    @fartunbarre9091 3 ปีที่แล้ว +2

    Saluto ciid wanaagsan fadlan joojiya prank(waa iga codsi waa halis)

  • @hodanhamud8165
    @hodanhamud8165 3 ปีที่แล้ว +1

    Oh sorry 😞 ilkano yakhi wxn pranki mahadeee wllll

  • @somaaliboy4017
    @somaaliboy4017 3 ปีที่แล้ว +2

    Elkano sorry pro dhawaca ilahey haku saqiro
    😥

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 3 ปีที่แล้ว

    Kash dilaaa hore miyuu ahn jiray wala yabee bisinkee

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilkano so kabasho ku rajeyna proda teda kle utupe furo wllka🙏

  • @nimcamahad433
    @nimcamahad433 3 ปีที่แล้ว +3

    Qofkaan akshey ladhahayoh maxa ka khaldan uf waa qof wayn oo caruur cml ah😏😏😏😏

    • @atikamohamed688
      @atikamohamed688 3 ปีที่แล้ว

      Qofka marku xanaqo waxu sameynayo ma ogo!

  • @bushramohamed9297
    @bushramohamed9297 3 ปีที่แล้ว +1

    Wara kashkow zxp mcn plz izka dhaafa pranki yada zubxnllah 😥💔

  • @Superstartfan
    @Superstartfan 3 ปีที่แล้ว +1

    Kashka ciid wangsan zhp qali

  • @sagalturkish9095
    @sagalturkish9095 3 ปีที่แล้ว

    Wlh waa ooyay sorry😭😭😭😭

  • @shadiyasharaf115
    @shadiyasharaf115 3 ปีที่แล้ว

    War agshey gacan fududaa bismila

  • @saanichannel8732
    @saanichannel8732 3 ปีที่แล้ว

    Walalayal waxan ahay walalkin pleasa isoo boqada dhamantiiin

  • @maxamedmaxamed143
    @maxamedmaxamed143 ปีที่แล้ว

    Soo badii prank huno

  • @updicaziizhazzan932
    @updicaziizhazzan932 3 ปีที่แล้ว +2

    Akshey waa dhiiig kareee iska ilaaaliya🤣🤣

  • @sacdiyomoalin7064
    @sacdiyomoalin7064 3 ปีที่แล้ว

    Kashka adi barankiyada in ey dhaawac idinku soo gaari doono waan u malenayey, adoo miiska korkii ku bood bodayo ku arkey hada kahore Tartiibtiibtiin dariskana jug jugta kadaa waraada.

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 3 ปีที่แล้ว +2

    bari eiid waaaye why why lkn qadar alle iyo waxan ulakac eheen kugu dhacay samir waba samirtay hadad qof uqdad badan u mirir ah thay madan qoslen ado dhalo kugu qarax day walidka intan hadey arkan waraa idin yaala war hadad prank same neysan caag isku casuma welasha dhalada ah iska daaya

  • @zamzamm5198
    @zamzamm5198 3 ปีที่แล้ว +4

    Saan Maxa Ukugasheeyn wiilkaa Xaraam calekum 😕😕😢

  • @ismaanciise8150
    @ismaanciise8150 3 ปีที่แล้ว +1

    Prank kusamey dhanteye rabaa

  • @mamoshugridheman3577
    @mamoshugridheman3577 3 ปีที่แล้ว

    Wllo waxso kale mardan bee hasamaynina plz

  • @niciimamahdi166
    @niciimamahdi166 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan wuuu gacan dhaw yhy ee kadaya kaftanka hadi kle khalad badn aya a imanaya wlhi

  • @faadumajeylaani9559
    @faadumajeylaani9559 3 ปีที่แล้ว

    Akshay hort se cml xooga meel oo geeyo moo la yhy wa la yaabe🤔🤔🤔🤔🤔

  • @madiiabii3960
    @madiiabii3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdulahi ilko dheere wiilasha adaa isku diray 😡😡

  • @nafisomohamedusmaan9142
    @nafisomohamedusmaan9142 3 ปีที่แล้ว

    ax maskiin😪😪ale ha u booga dhayo

  • @nastexohabi5231
    @nastexohabi5231 3 ปีที่แล้ว

    Ax miskiin wllhi wan ka naxay ilahayba isha kaga duway

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 3 ปีที่แล้ว

    Akshay dabeecad xumidaa oo dulqaad yaridaa bisinka adigoo dad dhiiro gelinayo ku arkay ileen caan bixid unbeey kaa ahyd

  • @aymanlove8802
    @aymanlove8802 3 ปีที่แล้ว

    Waxs Frank mahn mardanbe prank hasamynina waa marki labad uu qofku dhawacmy

  • @naaadialove4298
    @naaadialove4298 3 ปีที่แล้ว

    Mahamed akzhey daaaya waan jeclahee wiilka dhipka iga daaaaaya plz

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 ปีที่แล้ว +1

    kashka waa maqiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 3 ปีที่แล้ว

    Waryaa wilka adigaag dili duliyuw

  • @abdirahmanziyad9452
    @abdirahmanziyad9452 3 ปีที่แล้ว

    kuwo calosha iskasoriday ayad isku keeni

  • @fartunabukar7378
    @fartunabukar7378 3 ปีที่แล้ว +1

    Ka humahy🙂

  • @xafsaahmed4022
    @xafsaahmed4022 3 ปีที่แล้ว

    Bismilah miskiin anigoo dawanayo baaba yaabay waxaasi waa khalad bro ilhay hakucafiyo

  • @updirahmanaadan7755
    @updirahmanaadan7755 3 ปีที่แล้ว +2

    Waar Yaa akshay🤣dagaalka wuu YaqanaH Ggg🤣🤣🤣