PRANK . Aniga iyo dhaanteye si xun isugu dhacnay😎 waligay prank ka xun ma samenin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 290

  • @mrdhaanteeye4926
    @mrdhaanteeye4926 3 ปีที่แล้ว +351

    Waxaan prank m ahn ee aa ku duli caadi dheh bro wlhi xoolo aatahy lkn xfda isla joogna 😡waaa arkeena markaaga 😡😡😡

    • @abdullahikashka7620
      @abdullahikashka7620  3 ปีที่แล้ว +99

      Bro wlhi sorry 😂😂😂 waa so guuri raba asxaabtayda yaa guri ii haayo 😂😂😂

    • @sahidomohamed9896
      @sahidomohamed9896 3 ปีที่แล้ว +8

      @@abdullahikashka7620 guri kuu mahaayno adaa isbaxarese waxa sugeyne waa in lagaa arsada

    • @yasmiinosmaan2396
      @yasmiinosmaan2396 3 ปีที่แล้ว +9

      @@abdullahikashka7620 ana kuhayo guri ee imaw xamar

    • @wardayusuf2104
      @wardayusuf2104 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdullahikashka7620 😅

    • @wardayusuf2104
      @wardayusuf2104 3 ปีที่แล้ว +1

      😅dhanteye Adkyso ad ah prank lag bartaye

  • @cmktiger4086
    @cmktiger4086 3 ปีที่แล้ว +69

    Amuurtada Alle haku rumeeye wll mcn Amur ban Lee yhy ii so duceeya🤲

    • @maxamedsalada9312
      @maxamedsalada9312 3 ปีที่แล้ว +2

      Amiin wll ani iducey xita in an helo farxd

    • @cmktiger4086
      @cmktiger4086 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedsalada9312 wad helysa pro I.a

    • @maxamedsalada9312
      @maxamedsalada9312 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cmktiger4086 wiil ma ihi bowe gabar ahye wiilkan abowe wye insha allha wxa walabo wey xalis mayan

    • @cmktiger4086
      @cmktiger4086 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamedsalada9312 I.a pyo mcn kheer ku rajeyna

    • @maxamedsalada9312
      @maxamedsalada9312 3 ปีที่แล้ว

      @@cmktiger4086 ok wll mcn inolow bowe

  • @nataashainadaahir4587
    @nataashainadaahir4587 3 ปีที่แล้ว +44

    inta chenelkan marwalba so booqata like 🔥🥰🤣🤣🤣

  • @qashinboy8808
    @qashinboy8808 3 ปีที่แล้ว +1

    kashka wlh iyo dhaan teeye waan idin fahmay wlh waala isla ogtihiin wlh bilaahi markaa musqusha kasoo baxayeesid dheenteeye waakan camirada adaal keeda taagan oo fanada ga duudan wata zxp. marka goy nH LKN waxaa la rabay inaa fanaanada ka soobadashid pro

  • @NajmaAbdirahman-y4w
    @NajmaAbdirahman-y4w ปีที่แล้ว

    Wllh wa iga qoslisay wle ada kashka qom mathd wle ada filinkn sobxy😍😍😍😍😂😂

  • @diara-lassana
    @diara-lassana 3 ปีที่แล้ว +16

    Maxaa cadeenayo in koobka la dhaqay dhanateyow ileen camerada kuma jirto intaase amee run run kuu siiyeen 😂😂😂😂

    • @qalcadweyn378
      @qalcadweyn378 3 ปีที่แล้ว

      😝😝😝😝😝😝😝😝😝😝

  • @roodoosman4441
    @roodoosman4441 3 ปีที่แล้ว +12

    Aniga uhoreyo walalkey Cabdulahi kshka binka isar 🥰🥰🥰🥰

  • @samiiraahmed7522
    @samiiraahmed7522 2 ปีที่แล้ว

    Cabdulaahi kashka iyo dhanteeye noosoobadiya sxp mcn prnkigiina caadimaaha lkn cabdullahi waa arsanooyaa

  • @aaishaxanan3737
    @aaishaxanan3737 3 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi wilkan Funny waye afarahega cml waye shekadan keep going kashka 🤣🙏😘😘😘

  • @abdirisaqqurbaawi6404
    @abdirisaqqurbaawi6404 3 ปีที่แล้ว +6

    Prank kii igu qosolka bdnaa ever i seen wllhi

  • @khadroabdullahi1838
    @khadroabdullahi1838 3 ปีที่แล้ว +7

    Xasbunulah 😳😳😳😳sidatan waa lalabo walhi🥺🥺

  • @madiiabii3960
    @madiiabii3960 3 ปีที่แล้ว +1

    5:9 ayuu kasoo muuqanaya meesha abti ma inaad nawaashaa rabtaa waxaa ma aaminobee😁😳😳😁😁😁😁😁

  • @ramlodahir7902
    @ramlodahir7902 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi kashka xalal lagamarabin umaleynaa😅😅

  • @Buurdibi
    @Buurdibi 3 ปีที่แล้ว +18

    Inta caan Nimada Ka Carartay Sideeda oo kale😄😄 ismuujiYa Like dhac Soomalinimo🇸🇴✌

  • @diidayare5_g154
    @diidayare5_g154 3 ปีที่แล้ว +38

    Vaaaaar vaaaar Prank kigaan cml ck baa hore lagu sameeyaay vaaar vaaar 😂😂😂

    • @abdihakeim1196
      @abdihakeim1196 3 ปีที่แล้ว +1

      Diidi in the building ~~••°~

    • @diidayare5_g154
      @diidayare5_g154 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdihakeim1196 cabdala in the House

    • @612o.t.f.7
      @612o.t.f.7 2 ปีที่แล้ว

      Dhilo diidi ck haku waso ck lagu sameyay kulaha ma asaga leeh prank Kan mise hooyada leeeh ishek bal quruxey

    • @diidayare5_g154
      @diidayare5_g154 2 ปีที่แล้ว

      @@612o.t.f.7 War maxaaa igu ceynee Zhp

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +69

    Kashka familly one love❤🥰✌

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan wlhayga isoo booqda plz waa codsi respect ❤🙏

  • @seerinapea71
    @seerinapea71 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wana kaa naxye zrry abowe

  • @farxiyoabdallah5701
    @farxiyoabdallah5701 3 ปีที่แล้ว +3

    War kobka ma dhaqin coooooc 😂😂sorry dhanteye adi prank ad xar sineyso ku samey kan mara walo waye

  • @naztehaamar1507
    @naztehaamar1507 3 ปีที่แล้ว +6

    Axmed aj aa hada kahor ck KU sameye copy😂🤣

  • @naasirofficial1898
    @naasirofficial1898 3 ปีที่แล้ว +6

    Sheekada ck caanaha candhuufta

  • @abdifitah.huriye.57
    @abdifitah.huriye.57 3 ปีที่แล้ว +2

    Kal laap waxaan ugu quslay wa ku baryaa sethy hhhh dhanteeyo🙏🙏🙏🙏

  • @sacdiyomuse2052
    @sacdiyomuse2052 3 ปีที่แล้ว +2

    Kashka quruxoow waad naga dhistey dee mrs dhanteeeye mac😂😂😂

  • @sundusfaysal4491
    @sundusfaysal4491 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy sxb dhanteeyo ku qaado akshey waayo adiga ayaa ka wale adana ku qaado sxbka wlhy funny😂😂😂😂

  • @macaanemk2285
    @macaanemk2285 3 ปีที่แล้ว +11

    Yaasiin you tube u sameeya wlh taalenti uu leeyaahaye✌💋❤

  • @mohanyare5102
    @mohanyare5102 3 ปีที่แล้ว

    Inta rabto yahye hunter in prank lago sameeyo is moojiya

  • @fatimasahra6034
    @fatimasahra6034 3 ปีที่แล้ว

    Wiilkeena kashka dhaanteeye soryy hdii si lo fiiriyo mac sokor labadiina wn idn jeclahay guuleysta labo baastar🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdallamarcelo3894
    @abdallamarcelo3894 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa beentis biyihi mushqusha musan siinin 🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedbaashi1674
    @maxamedbaashi1674 3 ปีที่แล้ว +4

    One love khashka adaan kugu heestaa

  • @iimaandhuux5159
    @iimaandhuux5159 3 ปีที่แล้ว +2

    Dhanteye wllo hooyo haiskahabarin😥😥😥😥😥

  • @yaasircatafad7469
    @yaasircatafad7469 3 ปีที่แล้ว

    Sidaan parnk maahan wllhy
    Haduu kuugu dhiman lahaa kwrn

  • @fy5222
    @fy5222 3 ปีที่แล้ว

    Maad ka joogtid Dhaanteeye Xaarkiisu ku siine

  • @zaamgcl7964
    @zaamgcl7964 2 ปีที่แล้ว

    Ar fuleysana kashka 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 3 ปีที่แล้ว +29

    Pranki hadii maqlo waa soo ordaa 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♀️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️yaa ila mid ah

  • @aminaabdi2569
    @aminaabdi2569 3 ปีที่แล้ว +8

    Oooc wlhi lalaba igudishe ani inlisiya umalenaye kashka baylathy wlhi srry dhanteye ninkan ka arso bro 🤣🤣 dhanteye arsigisa inta sugeso like sara time dhanteye ismujiya 🙏

  • @amniabdisalam5167
    @amniabdisalam5167 3 ปีที่แล้ว +5

    We are kaahka family ✊❤❤❤

  • @hamdihasan9219
    @hamdihasan9219 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga cabin'aa inta ka lablaboonooya wasaq waa cabtay'dhaanteeyow

  • @safamohamud7060
    @safamohamud7060 3 ปีที่แล้ว +5

    Kashka mid mah keep going wn kuwta wlalka 😂👍

  • @legendkhliif9502
    @legendkhliif9502 3 ปีที่แล้ว +1

    First view wow I am big fan

  • @dhoolali9836
    @dhoolali9836 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣 waa iga qoslisay kshka

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed9494 2 ปีที่แล้ว

    Ala grcow ani xta wa matagey wlhie ish 😫😅

  • @arman__aj3751
    @arman__aj3751 2 ปีที่แล้ว

    Prankigan malintaa dawanaye waa i gaaden runaa moodey lkn iney jaliin thy 2022 inaa ogaado ilaahy ii qory

  • @roblozchannel8396
    @roblozchannel8396 3 ปีที่แล้ว +16

    5:09 halkaas markuu marayo videow ga soo daawo dhaanteeye oo ku jira videowga prank been ah weyan wlhi

    • @maxamedmakiofficial3658
      @maxamedmakiofficial3658 3 ปีที่แล้ว

      Waa fahmay been tooda

    • @Ururka_yufo
      @Ururka_yufo 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahay caqliga hakuu daayo walaahay waa isaga 😂

    • @BOr2A
      @BOr2A 3 ปีที่แล้ว +1

      Alla caqli ilaahay kusiiyay wllhi😂🧡 mansha allah tahay bee hdda firiyay wn arke😂🤦‍♀️
      Awalpa somalidan prank run ah mba smeyane

    • @mohaclfataaxcali5407
      @mohaclfataaxcali5407 3 ปีที่แล้ว

      This fake prank

    • @xiidkalovebarca8606
      @xiidkalovebarca8606 3 ปีที่แล้ว

      By

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 3 ปีที่แล้ว +1

    ninyahow waxan prank mahaan aah waxay dhaqan xumadu wlhi meel daraan baa ku dhimaan ceeb weye taas xasbunallah wa nicma wakiil

  • @cabdirashiidcumar68
    @cabdirashiidcumar68 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaanteeye wll mcn wlli bilahi adi iska daaye anaa dhiigu igu kari tegey lkn hal tala ku siina kashka sikale ugama aar san kar tid xaar u qas

  • @fartuunabdukar3401
    @fartuunabdukar3401 3 ปีที่แล้ว +1

    Kashka abwe zaid ku tageera wllhi marku so dhaceyba mesha ku jirey waka so cararey humar wacan soomali weyn dhan Garbkka ah abwe

  • @ismailyare5569
    @ismailyare5569 3 ปีที่แล้ว +2

    Kashkey wlhi wxan prank maaha qalad wayn aa samesay lkn mar kale ha u noqon dhaqab ahaan iyo caafimaad ba u ma fiicno

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 3 ปีที่แล้ว

    Dhaanteeye booto badanaa habagidir miyaa laaxoowlo

  • @natashaabdi407
    @natashaabdi407 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi lalabo igu dishay kashka lkn kep going

  • @queenfatima2852
    @queenfatima2852 3 ปีที่แล้ว

    Max ku geyey sana u cabsanesaye prank tabartada maba ahane kashka 😂😂😂😂😂

  • @sacdahssn3583
    @sacdahssn3583 3 ปีที่แล้ว

    Kashka waa sigtay wllhy waxn dhiba ka imnaya akhirka lkn waa ka arsty

  • @makahiilxasan9840
    @makahiilxasan9840 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi blhi tolhi qofkii caqlileh uu fahmi karaa sheekadan

  • @duniyamohamedhassan2657
    @duniyamohamedhassan2657 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waan idin wata Allah idin dhowr

  • @cawomotheroflove2469
    @cawomotheroflove2469 3 ปีที่แล้ว

    Wxaabah Ka Daran Kan camerada Ku Hya BiLa DaMiir Miya

  • @sicitthasan7592
    @sicitthasan7592 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer brank gaan waa laysla ogaa waa fishil

  • @hibomuxumed3270
    @hibomuxumed3270 3 ปีที่แล้ว

    Dhanteye sojoga lagugu kariwayey baga niow😂😂😂

  • @ahmetsalaan2274
    @ahmetsalaan2274 3 ปีที่แล้ว +10

    Prank is copy inta ila argtay iney AJ io afgooyo hore ugu sameyeem king 🤴 ck 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MACQUUL_08
    @MACQUUL_08 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas prank lama dhihi karo wlh🙀🙀
    Walbo waxaa dhaantay inaad kan muuqaal ahaan aad uduubto lknse aadan siinin oo mid kaloo bakeeriga u eg kusiiso mid nadiifa 🙏🏾❤️
    Saas aan filaa inaad sameesay waa hadaad dhiig sxbnimo iyo mid walaalbo leedahay ❤️🙏🏾

    • @arman__aj3751
      @arman__aj3751 2 ปีที่แล้ว

      Wr wxee isla ogaayen wye muqaal si fcn u dawo hda hdaa dhimaty allh kuu nxriisto

  • @hanathssnesmail6725
    @hanathssnesmail6725 3 ปีที่แล้ว +8

    Wllhie waa been sowka ku arkayayba dhaanteeye

  • @faraxapdirahman4078
    @faraxapdirahman4078 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxan Fadaraa Ah Akhas waxad na tustay inaad Nijaas illaahy ka go Ay tahy

  • @nasteehoyar3405
    @nasteehoyar3405 3 ปีที่แล้ว

    Just waxn brnk wye wiilka ka dhmda kashka guleyso wll

  • @abdirahmanfarah6681
    @abdirahmanfarah6681 3 ปีที่แล้ว

    Wax baalbiyeeri uma baahinidiin nin timo jare aa heesatiin beeh salman

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi wa iga qoslisen 🤣🤣🤣

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh dhaanteye wax dhipo adunka ugu jeclahay

  • @souhaibboy268
    @souhaibboy268 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going horeiy uusooco

  • @imsoomali938
    @imsoomali938 3 ปีที่แล้ว

    Kkk dhaanteeye muu siigaysanayay

  • @jadenmehmetofficiel9964
    @jadenmehmetofficiel9964 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh kashka niin walan wallahi saxib wajigaga waan ku qoslay

  • @sucaadsamaara4315
    @sucaadsamaara4315 3 ปีที่แล้ว +1

    Prank aa sikasto weelka lo dhaqo sidu ugu cabay uff musqusha
    Iska tuura bakayrigaas

  • @Ossysherii-e1t
    @Ossysherii-e1t 3 ปีที่แล้ว

    Inshallah raaci wall gababada video ga mahdsnid

  • @anizabintubella7565
    @anizabintubella7565 3 ปีที่แล้ว

    War kashkoow akshay awey ayan taan

  • @duniyobbc3748
    @duniyobbc3748 3 ปีที่แล้ว

    Sun ayaa siisay
    Walaahi xaaraan waaye waxaas kaftan maahan nijaaso waaye wax musqul lagu dhaqay waaye cudur ilaaheey makugu rido bakteeria ayuu cabay ilaaheey ha ku badbaadiyo

  • @ibnugafadhigafadhi9677
    @ibnugafadhigafadhi9677 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh kan prank uu dhafay kashka dhibadanaa

  • @amricawil9321
    @amricawil9321 3 ปีที่แล้ว +3

    Akhesey hogayo bay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qadarschweinstieger5826
    @qadarschweinstieger5826 3 ปีที่แล้ว

    Dhanteeye booto badanaa bisinkee 😂

  • @wllcapacabdalle8503
    @wllcapacabdalle8503 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi waa isla ogtihin kashka

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 ปีที่แล้ว +3

    Mzha allh wllkaY kazhka ❤

  • @nimoabdi2730
    @nimoabdi2730 3 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhh wlh feeraha ixanuunay qosol dartis

  • @maxamedbaashi1674
    @maxamedbaashi1674 3 ปีที่แล้ว

    Dhaanteeye haka soo aarsan khashka maskiin waaye

  • @aminyare272
    @aminyare272 3 ปีที่แล้ว

    Kashka musqusha miyu ka dhex hadloya

  • @nureylabarre6101
    @nureylabarre6101 3 ปีที่แล้ว +3

    Prnk beena inta aragtay kashka markuu musqusha kasoo baxay fadhiga usii socday dhaanteyo ordayo aragtay farta taaga fanaanad gaduutka😂😂😂

  • @zakariyeyare7368
    @zakariyeyare7368 3 ปีที่แล้ว

    War hagar badanidaa sxpow ninka sxpkaa waa waxaas waxlagu kaftama maaha nio eee waxas iskadhaaf sxp ok

  • @zondouzmohamoud992
    @zondouzmohamoud992 3 ปีที่แล้ว

    wilka cdur hlga so baadho mnoola😂😂

  • @xalixasan8284
    @xalixasan8284 3 ปีที่แล้ว +2

    DhaNteYe sojooG LaGa WaYaY MasKiiN 😂😂😂😂

  • @samritthahir6227
    @samritthahir6227 3 ปีที่แล้ว

    Adiga xoolo matahay kashka waxa wilka sineysid maxa waye abowe ciyaar maha waxa uf wlhi dhanteye kama xishon kashka ufeey

  • @cumar155
    @cumar155 3 ปีที่แล้ว

    Wllh wa iga qoslisy wle ada kashak qom mathd wle ada filnkn 2021 sobxy🤩🤩🤩🤩🤩🤣🤣🤣

  • @abdullahinuurmahamud2144
    @abdullahinuurmahamud2144 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂wlhi waa prankigii igu qosolka badana

  • @ifraaxbashiir2275
    @ifraaxbashiir2275 2 ปีที่แล้ว

    Kashka biyo kaamarabo mhdsnd

  • @khadroabdullahi1838
    @khadroabdullahi1838 3 ปีที่แล้ว +2

    Kobka in la badely ayey ila thy aniga xaqiiqdi

  • @nasramohamed8107
    @nasramohamed8107 3 ปีที่แล้ว

    Lkn waxan wa halis abowe iska day

  • @apasupdy7647
    @apasupdy7647 3 ปีที่แล้ว +1

    Prank mahan waba la arkaa dhanteeye markad kasoo baxaysid suliga

  • @carabcomedian7896
    @carabcomedian7896 3 ปีที่แล้ว

    kashkoow dabada xitaa inaad dhaqda ayeey aheed ninyoow dad badana dabadaada ayeey arki lahaayeen

  • @abdirahmanmohamed1950
    @abdirahmanmohamed1950 3 ปีที่แล้ว +1

    Kashka wax waalan dhaantey waad ku jurtaa manta

  • @sameernasri8775
    @sameernasri8775 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going qoslaaye from México

    • @saamicadey9971
      @saamicadey9971 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadiijoaliabdikadir5750
    @khadiijoaliabdikadir5750 3 ปีที่แล้ว

    Wt ku sugtey abdala dhaanteye so jog asa laga wayey

  • @maryanabdisalan1274
    @maryanabdisalan1274 3 ปีที่แล้ว +1

    Nacasow waxaan wax lagu kaftamo maaha maxaa kaa qaldan

  • @ViscoHotels
    @ViscoHotels 2 ปีที่แล้ว

    Nin ka waad isla ogeeden suliga markaad ka soo baxasay oo aad qol ka galaysay waki nin ka kale ku fooraray aamarkii ba booday saqjaamiin war sidan wax la ku ma raadiyo

  • @deeqomaxamedcali126
    @deeqomaxamedcali126 2 ปีที่แล้ว

    Kasiloo aarss kashka

  • @zlmonuura6854
    @zlmonuura6854 3 ปีที่แล้ว

    Zorry dhaanteye Kazhka Dulipaa thy wxaaz cml prank mahan wizwizka NagadaH Wiilknh Covid19 hakuridin XooLoyohow😭

  • @shacnicabdullahi2356
    @shacnicabdullahi2356 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxan kaftan mahin caafimaadkaga lala dagaalaa

  • @aadanabdirisaaqpanther8818
    @aadanabdirisaaqpanther8818 3 ปีที่แล้ว

    xuulo waxaas miyaala sameeyaa