5 Gabar ha isku barin ka qarso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com

ความคิดเห็น • 168

  • @farhaanmahdimuhumed2598
    @farhaanmahdimuhumed2598 2 ปีที่แล้ว +20

    My honest teacher 🤴

  • @cabdiraxmaan_24
    @cabdiraxmaan_24 2 ปีที่แล้ว +30

    Ustaad Rabbi haku Xifdiyo in badan, waxaan Jeclaan lahaa hadii ay Fursadu kuu saamaxayso in aad Video yada soo badisid waan dareemi Karaa in aad Mashquuli kartid wlhy Maalin kaste Hadiiba aan Youtoube soo booqdo waxa ugu horreeya ee Fiiriyaa bal in aad Video soo galisay Walaal Eebe Haku karaameeyo Waxaad noo tahay Macallin

    • @maxamedaksha3589
      @maxamedaksha3589 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllo masha Allaaah siwcan ayadaad uhadashay qofka dadka umad celiya ilhay ayaa umahad celiya adna ilahay haku karameyo

  • @abuuramla
    @abuuramla 2 ปีที่แล้ว +55

    *5 gabar yeeysan kugu arkin*
    1. Haddaay gabar nin kale kaa raacdo ooyintaada yeeysan arkin.
    2. Gabar farxad kuma siin karto.
    3. Waligaa gabar ha ku oron farxadeyeey daa tahay.
    4. Gabar kaa tagtay in aad ku tiraahdo waligaa waan ku sugi doonaaa.
    5. Waxaa tahay ku noolaaw( isku kalsoonaaw) ku qanacsanoow.

    • @faaizokhaalid5631
      @faaizokhaalid5631 2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadanid wll

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 ปีที่แล้ว

      @@faaizokhaalid5631 mudnaan xgaaga ka ahaato wllo

    • @Zahruush
      @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa dadashay jazakallh 😊😊

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 ปีที่แล้ว

      @@Zahruush aaamiin

    • @qadrocali1075
      @qadrocali1075 2 ปีที่แล้ว +1

      Our mentor

  • @cikramaabas2909
    @cikramaabas2909 2 ปีที่แล้ว +9

    Best role model i have ever seen.

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 ปีที่แล้ว +8

    Adduunka waxba uma ooyo waxaan amin sanahay Qadarta Alle waxii Alle ii qoro maba weeyi doono Gabar nin iga raacday waxba uma arko waayo waxa uu ILAAHEY II dhaafiyay ilaah baa og alxamdulilah

  • @SuleimanAbdiElmi-ff2pt
    @SuleimanAbdiElmi-ff2pt 7 หลายเดือนก่อน

    My dear ❤ Teacher

  • @baashicade8750
    @baashicade8750 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاالله جزاك الله خیرا

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +10

    Farxada iyo kalgacaylka waa lawada samaystaa qof kaliya ma wadi karo maxaa yeelay wuu daalaya, nolosha waa in laysla qaybsado oo Hore loo dhaqaajiyo, noloshu waa sharing caring ❤️❤️

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 2 ปีที่แล้ว

      Waa sidaas walal 1 qof wax ma wadi karo balse waxaan u malaynaa qofka haduu dareemo inaan waxba lala wadin waa inuu tashto oo waqtigiisa ilaashado

  • @barmuudomedia4533
    @barmuudomedia4533 2 ปีที่แล้ว +1

    mr ayub thnk u

  • @ishaarcabdullaahi735
    @ishaarcabdullaahi735 2 ปีที่แล้ว +1

    Dulucda sheekada waa horay u soco dantaadana raaco wax walba markaas helee
    Walaalka xafidullaah.

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 2 ปีที่แล้ว +10

    Qodobka 1aad jamaal jeceloow buu ku socdaa yaa camera so hor fariiso dhahay kkkkk🤣🤣🤣🤣

  • @rowdorowdo7137
    @rowdorowdo7137 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a Allaha ku barakeyo chanel kaga

  • @sheikhupdul8141
    @sheikhupdul8141 ปีที่แล้ว

    Rabi haku xafido ❤wll

  • @sadamabdallacazaam7171
    @sadamabdallacazaam7171 2 ปีที่แล้ว +1

    Mshaa allah ustad sharafi kurgaga ha ahato guleyzo lawada daroodba

  • @cabdiraxmaan4303
    @cabdiraxmaan4303 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah Tabarakallaah ilaahey haku xafido wallkeey qaali Horey Usoco adigoo Sareeya insha allaah

  • @maxamedfaataxcali7257
    @maxamedfaataxcali7257 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayub wll alle darti ayan kuu jecelahe
    Alle janada haynagu kulmiyo🤲🤲

  • @musadealmadristahadash16
    @musadealmadristahadash16 2 ปีที่แล้ว +3

    I really appreciate you ur outspending time in order to extend our communal living relations

  • @axmatmaxmet5929
    @axmatmaxmet5929 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad suhayb waan ku wataa pro keep going

  • @roxxbrown7421
    @roxxbrown7421 ปีที่แล้ว +1

    Waxa badan ayaa kaa bartay thanks teacher 😔🙏🏿

  • @alihassanhuseein1680
    @alihassanhuseein1680 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad Ayub Ahmed keep going mahdsnid 💚 xaqiiq waye runtii

  • @ismaacilaxmedcumarismaip7323
    @ismaacilaxmedcumarismaip7323 2 ปีที่แล้ว

    Thnz you fav teacher 🥰🥰

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa my techer thanks 😊 😘 💕

  • @faaizokhaalid5631
    @faaizokhaalid5631 2 ปีที่แล้ว +16

    Mahadsanid lknse qeybta wiilasha ayadaneh noo soo samee ycnii 5 wiil ha isku barin 🤣🤣

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @ArMan-od3nx
    @ArMan-od3nx 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad💙💯

  • @Ila_Aqriso
    @Ila_Aqriso 2 ปีที่แล้ว

    My tutor🤲🤲may allah pleased you

  • @ikraangeele854
    @ikraangeele854 ปีที่แล้ว

    Thanks u brother 🤴🤴🤴

  • @roblehosmanrobleh2919
    @roblehosmanrobleh2919 ปีที่แล้ว

    Merci ❤ ❤ ❤

  • @_moazzam__
    @_moazzam__ 2 ปีที่แล้ว +12

    Walahi anaa jacel xanunkisa arkay
    Dhalinyaroy waxaa idinka codsana rag iyo dumarba qof haduu katago ha wicin ha U cala calin haradin xanunkasta aa daremeysid adkeyso naftada haku ekado xitaa kaliga ooy plz hawicin qof kudhahay iga har ama block kusaray wlhi anaa arkay xanunkeda heer waxaa garay inaa cala calo qofka baryo said u baryo balse guul kama kenin.
    Lakin cashir ayaa kabartay oo aan markale isku ilaliyo.

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going brother 👍

  • @akdollarxuseen7392
    @akdollarxuseen7392 2 ปีที่แล้ว +1

    my teacher ayuub ....😍

  • @zahracolad7601
    @zahracolad7601 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkii shacni u ooynaayey miyuu kusocdaa video gu hhhhh

  • @ASADHAGIO-vv8qx
    @ASADHAGIO-vv8qx 2 ปีที่แล้ว +9

    Jamaal jecelow in Video gan laga sameyay hora ka fahmay😀

  • @drsaishocuud1496
    @drsaishocuud1496 2 ปีที่แล้ว

    Shukrn ustaad

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin Ayuubow hal wax ayan leyahy Taso ah Qof kasta siduu ila Dhaqma ula Dhaqma sidu ila Hadlo Hadu is waal walo Block Ban sara Hadi Kale Runta Indhaha ka Galiya oohinta Alle ayaa ugu Haboon in lo ooyo oon Adoonkisa ahay Aadame haday Noqon Hooyady iyo Aabahy iyo Wallaalady

  • @aminadaudabdi8383
    @aminadaudabdi8383 2 ปีที่แล้ว +3

    Hajiigega mustaqbalkow vediogan hatas kusogara farhateta astahai haigalabaqeylin🥺🥺😂💖💖💖🫂

  • @umulkhairhussien379
    @umulkhairhussien379 2 ปีที่แล้ว

    Thnks you teacher🙏

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +4

    Intaa sheegtay badanaa wlhi awalba ma sameyn laheyn kuwa jilcan waala hadashay guulleyso dear teacher❤👍

  • @fadxiahm3th844
    @fadxiahm3th844 2 ปีที่แล้ว

    Ustad mahadsan tahy💯

  • @apdyaziizfarah6987
    @apdyaziizfarah6987 2 ปีที่แล้ว

    Thnaxz teacher

  • @mustafyaremustafyare7519
    @mustafyaremustafyare7519 2 ปีที่แล้ว

    Good teacher

  • @mohamed_a_o7725
    @mohamed_a_o7725 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku sharfo ustaad

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub maashalaah waad caqli badantahay mahadsanid

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah💯💯👏👏

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 ปีที่แล้ว

    my brother thanks 👍😊

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 2 ปีที่แล้ว

    Zhugran uztaaD👍🏽

  • @nimcoadoontiialleadoontiia2333
    @nimcoadoontiialleadoontiia2333 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wlo Al- Baqra full video nooga soo samee🙏

  • @abdirahmanqaase279
    @abdirahmanqaase279 2 ปีที่แล้ว

    Màsha Allah

  • @arwaomar906
    @arwaomar906 2 ปีที่แล้ว

    Best role model

  • @abdihakiinmohamed7500
    @abdihakiinmohamed7500 2 ปีที่แล้ว

    My teacher ❤ waxba laga baranayaa runtii 👈

  • @zakifaysal6265
    @zakifaysal6265 2 ปีที่แล้ว +4

    sunada nabiga ayey ka mid tahay in garoobta la guursada wayna wacan tahay waa dhaba noo hor kacey nbiga marka sunada iyo ra'yigaga kala zaaar

    • @hana8824
      @hana8824 2 ปีที่แล้ว

      Waxa uusheegay oo dhan qadarkaa xukuma ee dadku maxukumaan!

  • @amlaxasan3958
    @amlaxasan3958 ปีที่แล้ว +1

    Hanagu darin😂 nimanka wllo hana baryaane 😂😊

  • @surgerydr2957
    @surgerydr2957 2 ปีที่แล้ว

    Thanks yaaqay

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏♥♥💯💯

  • @xamdijimcale9008
    @xamdijimcale9008 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @yahyehero801
    @yahyehero801 2 ปีที่แล้ว

    Teacher mhdsanid

  • @aishaabdi8348
    @aishaabdi8348 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilmihiisa iyo ilmaheyga waxba iiguma kaladuwana kii iraraba ani jinkeyga wuu rabaa iskada ilmo 🤔🤔
    Mrka hore sabab ii diideysa hadey jirtana wllo.
    Waa baahanahay baqti looma cuno

  • @cabdifataxmursal3440
    @cabdifataxmursal3440 2 ปีที่แล้ว

    Keep going teacher

  • @bukhaarikoshin1453
    @bukhaarikoshin1453 2 ปีที่แล้ว

    best advise

  • @nafisohussen857
    @nafisohussen857 2 ปีที่แล้ว

    Waa saxiix hadalkada walalkey. wee dhacday ama dhacdaa gabar ku leh jecylkegiii horaa is helnay waa Mar laga soo dhameestaay ay dhowr ciyaal.wadato .ama nin leh gabadhii aan markaan yaraa is jecleyn baa is helnay oo lasoo furay. Koley qanicii hore majiro naftaa leeska sasaba

  • @wllsabriyesabriye8723
    @wllsabriyesabriye8723 2 ปีที่แล้ว

    Exectly my pro 👌👌👌👌

  • @gullietosman4674
    @gullietosman4674 2 ปีที่แล้ว

    Best ever realty hadal aan maqlo wlhi

  • @sharifxaji4234
    @sharifxaji4234 2 ปีที่แล้ว

    M.a allah ku dhowro wllky ayup🥰😍🥰🙏🤍💯

  • @layloluza5119
    @layloluza5119 2 ปีที่แล้ว +2

    waxa nalaga qarsanayo ina ogaado u imade halkan 😂😂😂

  • @mubaarikjamaalmowliid3264
    @mubaarikjamaalmowliid3264 2 ปีที่แล้ว +1

    The best teacher ❤

  • @hanadmohamed1390
    @hanadmohamed1390 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy wan ku taaqeera marwalbana wan ku dawada noloshayda adaa badalay
    From burco

  • @hanadwarsame7455
    @hanadwarsame7455 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏

  • @IbrahimMuktar-di2rm
    @IbrahimMuktar-di2rm ปีที่แล้ว

    M and the other ❤

  • @hamdixsan
    @hamdixsan 2 ปีที่แล้ว

    Good points

  • @aishaabdi8348
    @aishaabdi8348 2 ปีที่แล้ว

    Wuu ijecelyahay nooh

  • @farxaanbilleyusuf3356
    @farxaanbilleyusuf3356 2 ปีที่แล้ว

    Dhiiro kaliye tahay legend

  • @umuaxmed5402
    @umuaxmed5402 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadey shalay ayadoo gabara diiday manta ale calf iskugu daray maxaa diidayo dadku ogow calf baa isku keenay wad fcnthy lkn ogow Midas wadkuqaldanthy Wana isku dir cad

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว

      Calaf wuu jiraa laakiin sida uu nin ugu farxi karo gabadh bikro ugama firxi karo gabadh garoob ah wax kasta hadday dhacaan .

  • @mohamoudabshir4139
    @mohamoudabshir4139 2 ปีที่แล้ว

    Macalimow mahadsanid

  • @osmanm6672
    @osmanm6672 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @sakariyesayid
    @sakariyesayid 2 ปีที่แล้ว +1

    Lpx❣️

  • @shamisali9959
    @shamisali9959 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayub aniga wlhi waxaanba ku haystaa ad adeega maxaa yeelay ninkaga hadu ku jilcanyahay qof kasto qoorta u gali kartaaaa bari neh hadu naaag kale keeno asiga iyo aniga waaa naysku ken diri kartaaa lkn qof caqli leh o wixi surta gal Kaa qaadanayo wxa macqul ahayn neh ka tagaayo aaa fiican lkn adi 90ka hadu warkada run iyo been qaada madaxa uga socone binaadam aa tahaye Ani ninkayga Wu adagyahay naagti nin adeeg ila haynayso diyaar aktaysigaaas le ha la Haato

    • @hoodoxasan3277
      @hoodoxasan3277 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk shamso adeyg se ah ma dabeecada mise romantic bu ahyn allaha ku hagaajiyo

    • @seynabahussein8776
      @seynabahussein8776 2 ปีที่แล้ว

      Dadka is qabo lagama hadleeyne waxay shamsoow🤣🤣

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkasta oo shallay kaatagay berri usoo labanaya qofna hadanayn
    Go'aana kaqaado

  • @jafaye712
    @jafaye712 2 ปีที่แล้ว +2

    Ragg majiro nin ragg oo gabar ka ooysiineyso ama calaacalaya waa maxay. lakiin waligood bey jireen maleh social media ayaa banaanka keenay.

  • @Maan_hage1
    @Maan_hage1 2 ปีที่แล้ว

    Legend...✌️

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 ปีที่แล้ว

    💯💯 waan kugu taageersanahay taas guuleeso

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 2 ปีที่แล้ว

    Thnks macanka❤️

  • @yaxyeismoqfosh3590
    @yaxyeismoqfosh3590 2 ปีที่แล้ว

    Walaal keena ayuub .waxaa ladhahay runto ceeba malehee dadka baa isku nacaayo..kiii kaxun haka jawo ..inteee faryareeda ama.....?

  • @cabdiraxman9118
    @cabdiraxman9118 2 ปีที่แล้ว

    Legend💯

  • @leeyloladan4705
    @leeyloladan4705 ปีที่แล้ว

    sax

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q 2 ปีที่แล้ว +2

    Kan xaaskiiisa wxy uga tgty Waa is adkyn 😏😏😏😏 adeeerow rgga hnagu drin riyad ku noooosheeeee

    • @zk2700
      @zk2700 2 ปีที่แล้ว +1

      *Doqoni meeshii la isku diriray uun bay ogeyd, meeshii lagu heshiiye sema oga*
      - afarahaas maxaa ku galiyay waxii ku anfaco qaado waxii kale ka tag.

  • @maxamedmozkoh9118
    @maxamedmozkoh9118 2 ปีที่แล้ว

    Ayoup ahmeD macaLimu❤️💯

  • @axmedcumar3193
    @axmedcumar3193 2 ปีที่แล้ว +12

    Prother mawduuc xiriirka schoolka io caruurta jacaylka ku mashquulsan kaso hadal pls🙏👍💯✊

    • @umulkayrabdi7272
      @umulkayrabdi7272 2 ปีที่แล้ว +1

      haa kasoo hadal wllo🙏

    • @shucaybjigar4984
      @shucaybjigar4984 2 ปีที่แล้ว +3

      Sxp hadad arday tey haysugu dhawan sheko jaceyl iyo waxa xaga gabadha gali english ka wrn🥰😁neve

    • @axmedcumar3193
      @axmedcumar3193 2 ปีที่แล้ว

      @@shucaybjigar4984 mya zxp aniga jacyl io wxaa la iguma sheego lkn.. wxaan la yaaabay ardayda qaar io sida ay ugu mashquuleen jacaylka

    • @axmedcumar3193
      @axmedcumar3193 2 ปีที่แล้ว

      @@umulkayrabdi7272 ma jacayl baa ku haya😂

    • @umulkayrabdi7272
      @umulkayrabdi7272 2 ปีที่แล้ว +1

      @@axmedcumar3193 yaah😅🤣 magaranayo

  • @Eegapoi
    @Eegapoi 2 ปีที่แล้ว +1

    Uztaad IlaahaY Haku sharfo .... Waqtigaaga Ayaad nagu aragteY

  • @ibrahimenjoya
    @ibrahimenjoya 2 ปีที่แล้ว

    Big fan

  • @qadrocali1075
    @qadrocali1075 2 ปีที่แล้ว

    Mwalimu wetu👊🥰💚

  • @khadarxasan9426
    @khadarxasan9426 2 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @Thehorn907
    @Thehorn907 2 ปีที่แล้ว

    Yessir 💯

  • @dekeofficial8817
    @dekeofficial8817 ปีที่แล้ว

    Habarted ka tahay inan faraxadeyda atahay dhaho qof kale

  • @raxmonuuriimaan1890
    @raxmonuuriimaan1890 2 ปีที่แล้ว +1

    _____MAHADSANID______😝😋🥰

  • @Viral_videos822
    @Viral_videos822 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waxan moodi jiray inuu dadka isku si wax ugu sheego Lkn waxan ogaaday inuu keliya ragga garabka saaro markastana dumarka uu sawir xun ka bixiyo

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว

    Nin af lahen oo aqon inlaba firsho lAbafarisan walaa iskul guri xafad qofka wuxuyaqan kumadhelo waxa oogaimanaya adun dadbeyledahay aqirana ilah ledahay sidas ninkagaraney kumodmooda iyana weykumeel gaartaa

  • @omaribrahimsalat4461
    @omaribrahimsalat4461 2 ปีที่แล้ว

    Raga ridwaan media ka oyniyow casharkaan daawada oo oohinta naga daaya kk

  • @sumayamoha_official
    @sumayamoha_official 2 ปีที่แล้ว

    Illahow siduud kheerku ku jiro na waa faji

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 2 ปีที่แล้ว

    Garoob xagee la gaynayaa gabdhihiibaaba boos loo la.ayaheeee. 😂😂🙈🙈🙈🙈

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 2 ปีที่แล้ว +1

    Free Jamal jeceelow 😅