NAJMA NASHAAD [CAFIS] Official Video 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • EREYADA:AYAAN KAABA
    LAXANKA: ABDIKARIIN CALISHAAH
    MUSIC BY:FURINLE
    Camer and Edited by Ak
    Produce BY IDIRIS DABCASAR
    COPYRIGHT NAJMA NASHAAD OFFICIAL

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +938

    AlhamduliaH 99jeer
    Subxanalah 99jeer
    Allaahu akbar 99jeer
    Laa illaaha illaalaah 99jeer
    Aqri walal insha Allah
    Ilahay malintada hakuu
    Nuuriyo

    • @najmiinajamac1211
      @najmiinajamac1211 2 ปีที่แล้ว +2

      M a

    • @hafzo1234
      @hafzo1234 2 ปีที่แล้ว +4

      Aaamin wll

    • @QURUXWANAAG
      @QURUXWANAAG 2 ปีที่แล้ว +3

      M.a 🥰

    • @yartainadaahir797
      @yartainadaahir797 2 ปีที่แล้ว +1

      Haye wll mahadsanid

    • @goatvideos9817
      @goatvideos9817 2 ปีที่แล้ว +7

      dikriga Alle wa mid barakaysan mel walbana uma qalmee Alle ka baq o danbi ha isku jiidin inta like radinaysi

  • @bintisomaalchannel7069
    @bintisomaalchannel7069 2 ปีที่แล้ว +475

    Najmay nin qurux badana haysata aduunkan nin fican lama helee ninkaga ku fara adeeg ilmahaga nin kale inta u soo xarayn lahayd abbahooda u daa ilahay ha u dayeeh garoob mar ka tahay oo ilmo haysato nin kastoo liita ku damcaya ❤️🙏

    • @alnaimi4035
      @alnaimi4035 2 ปีที่แล้ว +22

      Wax garad baa tahay wlhi fariid

    • @feisalmowlidabdi3329
      @feisalmowlidabdi3329 2 ปีที่แล้ว +27

      Wale Been ma aha Markaad tahay Garoob ilmo heysta Ninkastoo liita ayaa ku damcaaya 100% wax garad

    • @leylacartan4486
      @leylacartan4486 2 ปีที่แล้ว +9

      Mshlh caqli badan Caruurta aabahud luma dhamo wllo quruxey

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 2 ปีที่แล้ว +7

      Maasha allah inan caqli badan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @fadxiyamuxumed4861
      @fadxiyamuxumed4861 2 ปีที่แล้ว +4

      Fariid

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 2 ปีที่แล้ว +195

    Alif Isku Xidhan Ahaada
    Arimahana isla Eega
    kuwa isha nii qaloocsha
    Yaahu Dhaha Abaarta!!
    Najmaay Waad Asiibtay
    Afkaaguna Karaamay
    Anaguna Waa Mabsuudnay
    🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @arwaahsaid1550
      @arwaahsaid1550 2 ปีที่แล้ว

      Hadana Jason kalcararinina

    • @iqromahamed5571
      @iqromahamed5571 2 ปีที่แล้ว

      M.a lamanaha qharniga allah haidin xafidho aqhiro iyo adunbo wllkey qali iyo walashey mcn

    • @maxamedadem9480
      @maxamedadem9480 2 ปีที่แล้ว +1

      Maslax mideeye respect bro qof wanaaga jecel ayad tahy we moving bro

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 2 ปีที่แล้ว +322

    Wow!! Qoys Qurux Badan...

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +232

    walashay NAJMA NASHAAD iyo sxbkay cawaale Waxad tihiin tiirka Ugu Sareeya Ee sharaf aadmi leeyahay long live Dad An jeclahay❤❤🙏🎵🤏

    • @qadrafiidow4874
      @qadrafiidow4874 2 ปีที่แล้ว +4

      War Adeerow Aniguna adiga ku tagera
      Dambigada iyo Geygaba Alle hanaga cafiye

    • @xalimalaki9326
      @xalimalaki9326 2 ปีที่แล้ว +2

      Libaax darwiisha Ina adeerkay guuul iyo nolol qurux badan Baan ku rajaynayaa Ina adeerkay from mj hartinimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 2 ปีที่แล้ว +2

      Sorry mar labaad ayey is cidleeyeen😥😥😥

  • @amiishaaragsan242
    @amiishaaragsan242 2 ปีที่แล้ว +152

    Inta bashiir hanuuniye aroosey ka dib so booqatey like 👍dhac😂

    • @mystic9806
      @mystic9806 2 ปีที่แล้ว +6

      Kkkkkkkk
      Dadkina isku dirtay
      Qofdambe oo war u kenaya male kkkk

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 ปีที่แล้ว +16

    Gantaaladii Nugleyrka ahaa Ee Jabaan dowlada Markeynka Ku dhufteen Oo Kale Ayaa Lagu Duqeeyay Nacabkii Najma Iyo Odageeda Dhexdooda Ku Jiray 😁 I like Heesaha Buufiska ah 👌
    Fan-ku-Nool Team ❤ 🎵 👍

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 ปีที่แล้ว +19

    Intay bashiir hanuuniye guursatay inta heestan soo boqotay farta taaga 😂😂

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 2 ปีที่แล้ว +107

    Marka lagu leeyahey waligaa nin iyo naag isqaba hadhex galin waa sidaan cml😀
    Hadii aadan dadka wanaag iyo midowbid dhex dhigikarin, xumaan iyo kalatag hadhex dhigin 🖐.
    Isku barakooba🙌😍.

    • @juweriyacabdi3618
      @juweriyacabdi3618 2 ปีที่แล้ว +5

      Ha wllhi waliga dad isqabo mala dhax galo ayaka isaga ka dhaw o is jecel😘

    • @yasminaragsan4929
      @yasminaragsan4929 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad Iyo aad 💯💯💯💯💯✅✅✅✅☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️☑️✔️✔️✔️✔️✔️✔️saxiix

    • @ismaelroda423
      @ismaelroda423 2 ปีที่แล้ว +2

      🥰🥰🥰👋❤❤❤💍💞💞💞

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว +154

    Mnsha allh anuu jacaylka nasiip Uma lihii lkin wixii is jecel wan jeclahay nolada😍

    • @mohamedhabib8377
      @mohamedhabib8377 2 ปีที่แล้ว +5

      Sorry wll..qof kaloo jecel inshaa Allah

    • @zajaa6958
      @zajaa6958 2 ปีที่แล้ว +3

      I, waqtiga jcl nsiib u yeeln lhyd baa waqti ka haray I, a waa la gari 💗💝

    • @aneynoor3005
      @aneynoor3005 2 ปีที่แล้ว

      Maxa daci

    • @soleeqocaaqil2
      @soleeqocaaqil2 2 ปีที่แล้ว

      Wali qafkaga bad heli haniyad jabin walal

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +4

      Mid ku jecl kuna daryesha alle calf hakugu daro xppti allahuma aamn ya allah🤲

  • @munaqalanjo4758
    @munaqalanjo4758 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta hadaa dhegaysatay heestan like isaaar bashiir hanuniya naagtisa weye hada

  • @naykoabdi950
    @naykoabdi950 2 ปีที่แล้ว +34

    Wow this song is on another level. 🔥🔥
    Qofkii i yiraa cad gooso.
    Caloosha maxaan ka gooyay. 🥺😍

  • @mahadyr1115
    @mahadyr1115 2 ปีที่แล้ว +228

    Intii aan kala cadhoonay
    Muxuu cadaw yidhi heshiiya
    Maxay casar iyo habeen ba
    Ku taameen cidhib tirkeenna
    Sidii filimaan cajiiba
    Maxaynu ahayn cayaaro
    Qofkii i yidhaa cad gooso
    Caloosha maxaan ka gooyay
    Xidhiidhkeennoo curyaama
    Maxay codsadeen ayaammo
    Dhoollaha qof innoo caddeeyey
    Muxuu fadhay ceebaheenna.....Dhextaal
    Saaxiibbada galinba cayna
    Agtooda maxaan ka caagay
    Cishooyin kuwii war qaaday
    Ceebtooda maxaan ogsoonay
    Dadyow ku cuslaa agteenna
    Maxaan bartay camalladooda
    Hayeeshee caashaqeenna
    Casiis uun baa badbaadshay
    Xidhiidhkeennoo curyaama
    Maxay codsadeen ayaammo
    Dhoollaha qof innoo caddeeyey
    Muxuu fadhay ceebaheenna.......Dhextaal

    • @khadrabintusheikh8862
      @khadrabintusheikh8862 2 ปีที่แล้ว +1

      Amazing🥰

    • @haniaden7901
      @haniaden7901 2 ปีที่แล้ว +2

      Don’t blame people what you did wrong to yourself. Please Somali people take responsibility

    • @safiyonuurmaxamed274
      @safiyonuurmaxamed274 2 ปีที่แล้ว

      Waaaw

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 2 ปีที่แล้ว +14

      @@haniaden7901 ayadu ma ayadaa arinteedii cid saarty ee waxay sheegty siday arinteeda dadku u falanqeeyeene mida 2aad waxa dhagaysaty hees somali ah maxaa kuudiiday inaad somali comment ah bixisid?

    • @sacadhassan2854
      @sacadhassan2854 2 ปีที่แล้ว

      Erayo Macaan

  • @Duraan571
    @Duraan571 2 ปีที่แล้ว +348

    Inan caqli badan ayaa sameysay Heesta caadi maaha Amazing Song 🥰🥰🥰👌👌

    • @dajiyaahmed2856
      @dajiyaahmed2856 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhadhanow Ayan kaba miyanad aqoon ya bila aqli dee kolay abwaninta waxba kama taqanid o lax dhagalad tahay

    • @halimacadey8632
      @halimacadey8632 2 ปีที่แล้ว +14

      @@dajiyaahmed2856 maxad ku caysay ma aqano miyuu ku dhahay hadii ma aqan lagu dhaho xita ma cayneysa dadka

    • @zimanjigis9892
      @zimanjigis9892 2 ปีที่แล้ว +3

      Hanplyo wlshy

    • @khadrocabdi3042
      @khadrocabdi3042 2 ปีที่แล้ว +1

      Java.

    • @farhiaabdizamedahmed2944
      @farhiaabdizamedahmed2944 2 ปีที่แล้ว +2

      @@halimacadey8632 malaha waa naag walan ma aqani miyeey wax ku cayaaysa 😆 yp

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa 2 ปีที่แล้ว +15

    Najma nashaad heestan wan iska jeclhy markasta wan soo booqdaa ♡
    Lkn hadii ay arintii been noqotay odaygagi iska laabo waayo waxa idin dhex taala ubad 💔❤
    Idinku wad iska noolkartan blse cunugaga aabo ama hooyo oo ka maqan farxad ma helayo runtii 😥 Awlaaduna maaha wax fudud ee wiilkiina isla korsada ❤
    Hadii uukhyr ku leeyhy alle ha idin mideeyo markle 😥💔
    Q

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 ปีที่แล้ว +9

    Inta markay guursatay bashiir hanuuniye kadib so boqatay hesta ee yaaban just 4 month ago😟😟

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 2 ปีที่แล้ว

      Inay cidadii udhamaatay baan eegayey😂

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 ปีที่แล้ว

      @@pharthuzdiamond8476 hahaha cidadu barigii horaa 3 month lasugi jiray, imika 1 gudaheed ayaa lagu ogaan karaa just need pregnancy blood test🩸 warkuba wu isku dhamaaday 😂😂😂

    • @pharthuzdiamond8476
      @pharthuzdiamond8476 2 ปีที่แล้ว

      @@Degaliah ama pregnant test halaqaado ama halayska daayo cidadu waa waajib wll ileen haduu muhiimadu intaa kaliya tahay wxa ladhihi lahaa hal mar oo gabadhu dhiiga hesho ayaa ku filan dhiigaas ayaana cadayn lahaa inaan uur jirin wixii loo dhahay 3dhiig suga ayaa meesha kujira

  • @DaauusMedia
    @DaauusMedia 2 ปีที่แล้ว +285

    Fanaanada Sanadka Najma 🙏

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 2 ปีที่แล้ว +11

    Walahi bilaahi Naag arab ah waa inaan raadsadaa. Gobanimadan bal daawo 🥺😭
    Hello gabadh Arab sheekh isaxaq ah👋❤️

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว +1

      Aslaamu Alaykum Ramadan Mubarak wllo oo ma Arab baa najima nashaad 😁😅

    • @ayanxasan2281
      @ayanxasan2281 2 ปีที่แล้ว

      Waaatan heee

  • @abdurahmanmohammed4548
    @abdurahmanmohammed4548 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa iska qoslayaa walhi Heeskan meesha kasaar najmooy. Talo aan kusiiyo kan hada kuqaba hees hala qaadin inuu kaatagi doono ma ogide hadii kale sidii farxiyo fiska ayaa bashiiroow lagaa qori doonaa WBT. 27/6/2022

  • @amalKajaramalkajar
    @amalKajaramalkajar 6 หลายเดือนก่อน +2

    Saxiibada Galinba Caana Agtooda maxan Ka Cagge Cishooyin ku war qaade Ceebtooda maxan ogsoonahaye Dadayo ku cusla Agtaada Maxan Bartaye Camaladoda Qofkasta Saad moode maha qofkasta Siidu ku moodo ma Tihiid muhiim qofkasta o wanagsan maha qof qalbigisu wanagsanyahe🙏

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 2 ปีที่แล้ว +104

    Hawaaro jaceylka 🥲🥲

  • @najipyare420
    @najipyare420 2 ปีที่แล้ว +42

    ISAAQow hadee gbr najma nashaad cml ah idin hartay igu ogada poqorada FANKA IYO QURUXDA NAJMA NASHAAAD😍😍😍

  • @nazhaadkhadarkhadar3404
    @nazhaadkhadarkhadar3404 2 ปีที่แล้ว +5

    Inta dawanysa intya kala tageen like 😭👰

  • @luulfarah7245
    @luulfarah7245 2 ปีที่แล้ว +4

    Naag aaminad maleh waa taas maanta nin kale iska raacday😄😄

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 ปีที่แล้ว +58

    Inta is jacel Allah ha isku daayo najma iyo cawale guulaysta ❤️❤️

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +32

    Ayaan kaaba waaba qalbi taabasho erayadeedu hadaad comentigaygan aragto kaaba waan ku salamaya wllo from sabawanaag 🥰💯

    • @ifraaxyuusuf5777
      @ifraaxyuusuf5777 2 ปีที่แล้ว

      Ma ayaan kaaba sameeysay rayada heesta

    • @maxdar11
      @maxdar11 2 ปีที่แล้ว

      @@ifraaxyuusuf5777 haa wllo

  • @bilanbishaar9599
    @bilanbishaar9599 2 ปีที่แล้ว +1

    M a najima nasha ilaha ha ku dayo ani igu soo duce nin san ina gelo😀

  • @mubarikhassan1125
    @mubarikhassan1125 2 ปีที่แล้ว +4

    Cawa marku hanuniye guursaday yaa so xasuustay heestan

  • @asmakayae7917
    @asmakayae7917 2 ปีที่แล้ว +89

    Dad is jecel weligaa ha dhex galin😀😀dadka maanta dhaga hadalkaasi ku socdo iga nasiib xun😀😀

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 2 ปีที่แล้ว +206

    Another Level Best Heees Lamanaha NoloSha Isku Waara Abid 🤘🏻❤️🔥💯

  • @maryammansoor7237
    @maryammansoor7237 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta firsanosa heestan markey najma nashaad ninka kale ee guursaday like I Sara😂😂

  • @hamzeabdillahi2089
    @hamzeabdillahi2089 2 ปีที่แล้ว +8

    Wllhy Been Hadaan La Sheegayn Naagtaan Hadii Lay Soo Furi Lahaa Oo Aan Heli Lahaa Magaca Soomali Qofkii Sheegta Sooryo Iyo Meherkeeda Wan U Dhiibi lahaa Soomalina Zeedi Iyo Dumaashi U Noqon Lahaa 😪🙆‍♂️🧎👫

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 2 ปีที่แล้ว +4

    Dumaa aad ban ugu farax sanhy inaa heshiisaan oo ina adeerkay usoo labatid najma quruxsan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @naimaabokor720
    @naimaabokor720 2 ปีที่แล้ว +37

    Naag araabo doqana lama sheegin reerka dhaqo najmaay❤️💯✅

    • @hudadayib1719
      @hudadayib1719 2 ปีที่แล้ว +3

      Jacayl ka qabyalad ka da rer miy tahe

    • @naimaabokor720
      @naimaabokor720 2 ปีที่แล้ว +4

      @@hudadayib1719 wllo qabyalada ka hadalyo kaliya waxan sheegay inay ka dhaltay reer aan nacasnimda lagu xaman ilahay bana ka dhiigay reer minii wa sharaf waa halkan asalkeeni ka nimidanaay 😉😉

    • @sagalmohammed1344
      @sagalmohammed1344 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa qaali La inama xunto doqoniimo

    • @naimaabokor720
      @naimaabokor720 2 ปีที่แล้ว +1

      @@sagalmohammed1344 haa wllo

    • @laki521
      @laki521 2 ปีที่แล้ว

      @@naimaabokor720 arab daan dhagax hanoo macanyn

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 2 ปีที่แล้ว +1

    60 sano hadeey gaarto is bedeli meeyso Najma cajiib lkn aduunku waa maalin barkeed xasuus naada qabriga heesaha quraan u bedela

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 ปีที่แล้ว +3

    Salaada haka takin wlal waligaa adiga iyo rabigaa xidhidhka idin dhexeya waa salada sikastoo dambigaagu ubato salaada haka tagin waano wlltinimo rabi dambigena iyo kiwalidken ki muslintaba hadhafo khatumadana rabi hanowanjiyo

  • @Xiisahamedia
    @Xiisahamedia 2 ปีที่แล้ว +60

    Xajigada Iyo Adi Iyo Caruurtina Cafimad ku wara ❤💯

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxan soo xasuustay nin iyo nagtii hishiisna maha colna maha yaan lagu dhex dhiman 😍💯

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 2 ปีที่แล้ว +5

    Arooska ka dib yaa heestan so raadiyay 😁😁☝️☝️☝️

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว +2

    MnCha Allah
    Lamaane ku Dayasho mudan
    Najma nashaad
    iyo
    CawaaLe Deyr
    Wada Jiro nbad ku waraah❤

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 ปีที่แล้ว +10

    Laba Qofo isjecel weliga waxba ha ukala Sheegin😭❤

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe8591 2 ปีที่แล้ว +5

    Wooooooooooooooooooooow
    Qalenjada Fanka waa ku wadnaa
    Adiga iyo ideygaaga baarka allah
    🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @munamuuse8649
    @munamuuse8649 2 ปีที่แล้ว +1

    Labadanaa isku sooo baxayay blse calafkooda intaa ku eekaa Hadaad daawanaysid furiinkooda kadib🥺🙌

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh wlhi wan ku farxay wada jirkiina🍀💌
    wada jiree nabad-gala Allahayow idinka yeel

  • @roodayusuf6179
    @roodayusuf6179 2 ปีที่แล้ว +41

    Family quruxbadan nolosha farxad kudhamysta insha alh wadajirku waaa qurux wlee

  • @halhaystv
    @halhaystv 2 ปีที่แล้ว +93

    #Dadyaw ku cuslaa agteena waxan bartay camaladooda hayeeshe caashaqeeni Cafis baa bad baadshay
    Ereyo iga gadan dumaashi
    Najma nashaad 2022

  • @Abshir252
    @Abshir252 2 ปีที่แล้ว +1

    Lamanaha qarniga. Isku waara abidkiin. Ubad khayr leh kala hela

  • @amalali6668
    @amalali6668 2 ปีที่แล้ว

    Dadka isqaba dadka raba inay kala geeyaaan heestan haku taamila qataan anyway alle hydin xafido xasiid waxa ka weyn qadarta rabi wana ta maanta idiin midaysay alx😘😘🥰 bisan love hawro jclku

  • @libanmohamed1842
    @libanmohamed1842 2 ปีที่แล้ว +9

    Dumashi najmo nashaad adiga inderkay isku waara true love never end❤

  • @dhegoweynesomalipubg7292
    @dhegoweynesomalipubg7292 2 ปีที่แล้ว +25

    Goobta qurux❤️❤️❤️
    Miraha %❤️❤️❤️❤️
    Boqorada codka ❤️❤️❤️
    Iskubarkooba waligiin ❤️❤️❤️🎩🎩🎩

  • @sundusyassin3829
    @sundusyassin3829 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan yaa iladhegaysanaya caawa ooy tahy meherkii najma nashaad iyo bashiir hanuuniye 26/6/2022

  • @calinorway6655
    @calinorway6655 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow runtii waa hees cajiib ah oo ka waramaysa jacaylka iyo lamanahan

  • @farduusismail1994
    @farduusismail1994 2 ปีที่แล้ว +5

    Kala tagoodi ka dip ya firsanaayo🥺😂

  • @sumishhney8707
    @sumishhney8707 2 ปีที่แล้ว +1

    Mchaallh walee dhgo hadlka lkuguma gaadho mchllh isku wraa qali🥰🥰❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Ayaan kaaba inaader heestii 18 may inaga siii diyaari heestii xariiir u dhiibtey waatii number one gashee xabad kalo wadani ah iska baadh baadh insha allaha

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 2 ปีที่แล้ว +3

    Bal yaa idhi dad is qaba la dhex gala wataa ku raaxaysanaysa mnta❤❤🔥🔥

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 ปีที่แล้ว +41

    Layaab weewe another level 👍 💯 ❤❤

  • @sucdimacalin8101
    @sucdimacalin8101 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada heestaan Lee maa niiga hari rabtay isu soo laabashadaan ogayn cajiib

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar7300 2 ปีที่แล้ว

    waligaa qof haduu qofkiisa hore kaga shekaya adna la misan hadhow markey hishiiyan list tada cadowga lagugu daraya 👀✏📄

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 ปีที่แล้ว +6

    Manshalh najma nashaad halkeedi ayaad dhigtey dad badan waxba kagamaad tagin😃😃
    Nice couple wada jira abidkiin 💞💑

  • @muwahibmukhtaar1469
    @muwahibmukhtaar1469 2 ปีที่แล้ว +16

    Macha allah wlshayeey iyo boqorkeeda cawaale
    Rabi dhexdiina sadxeeye ma keeno ❤❤❤❤

  • @hafsamohamed685
    @hafsamohamed685 2 ปีที่แล้ว +2

    Man sha allaa intii u ducayn jirty intay kala maqnayeen love dhac kusiiya ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hassanyussuf268
    @hassanyussuf268 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofki iyirada caad goosa maxan caalosha kagostaay 🥰🥰🥰🥰🥰💝💯 Jaceylka waa dhareen qofku maar kudaco Asaga aa iska- dax Arkaa

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 2 ปีที่แล้ว +3

    nolada walal nolashuba madheyree dadkeygoow🥰
    kaba axmed ceydiid murtidi oo dada🙏

  • @muniirajirdeh766
    @muniirajirdeh766 2 ปีที่แล้ว +14

    Ma. Family Qurux badan Cadawgiinu ha jabo Reerkii kaliyeeen ka naxay kala tagooda kuna Farxay isku soo noqoshadooda🥰❤ha Waaro Jacaylku cawaale Dayr vs Najma nashaad 😌

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidii filimaan cajiiba muxaynu ahayn riwaayad naag aamin maleh .

  • @farxanisxaq8643
    @farxanisxaq8643 2 ปีที่แล้ว +1

    Xeestan waan sugaayey mudo badan ii noolow walashey najmo nashaad iyo wallkey cawale deer usku wara wiligiina aamiin aamin aamiin

  • @hajihamze4814
    @hajihamze4814 2 ปีที่แล้ว +26

    Another level 💯 👌 👏 🙌 najma nashaad

  • @nimcoxasan2386
    @nimcoxasan2386 2 ปีที่แล้ว +5

    Woooow. Quruxdi iyo codki oo qof najma nashaad ❤😘😘

  • @darawiishgirl5863
    @darawiishgirl5863 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin io naagtiisa qofkii dhex gala ka walan😂😂❤️💍Lamane Qurux badan🤴💪

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta og in nin kale guursaday najma nashaad 26/6/2022

  • @alifoona
    @alifoona 2 ปีที่แล้ว +28

    #Najma_Nashaad fanaanada Aduunka ugu jeclahay nooloow in badan❤❤💯⚘⚘👏👏

  • @cabdisalanjaamac2396
    @cabdisalanjaamac2396 2 ปีที่แล้ว +12

    Naa ilaasho ninka Dhulbahnte Wle Waa Cajiibe ❣🥰👑

    • @mushtaaqcaydiid3833
      @mushtaaqcaydiid3833 2 ปีที่แล้ว

      Hada wxba lama jogaan hhhhh kkk wabay demand ahayeen

    • @lakihassan9440
      @lakihassan9440 2 ปีที่แล้ว

      @@mushtaaqcaydiid3833 kkkkkk wali darwiish kiibay isku haystan kkkk lakiin niyaduba waa qali iskada geed kadta asalkisa buu uso labtaye

    • @abdinasir2513
      @abdinasir2513 2 ปีที่แล้ว +1

      Adeer Xishooda labada qof Waa ilaabti is jecel

  • @amiinzuldan955
    @amiinzuldan955 ปีที่แล้ว +1

    najma nashaad naag iyo badh...... kaliya hadii aad soo qaado hees amiin ku jiro way wacnan lahayd.....sidii filimaan cajiiipa, maxaynu ahayn cayaaro 🎉❤😮

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan ugu farxay inay najmo reer keedii ku noqoto cadowga allaah haydinka qabto

  • @ahmedweli1007
    @ahmedweli1007 2 ปีที่แล้ว +4

    😍Very Nice Song🔥💯✔️👌erayada iyo Hesta Laxanka intaba cadi maaha Dad ad u jecel isku tagay❤️✌️

  • @aaminosaciid9023
    @aaminosaciid9023 2 ปีที่แล้ว +3

    Bashiirow😢😢😢😢😢

  • @rashiidali5477
    @rashiidali5477 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta markay kala tagen daawanaysa Liketa

  • @cabdraxmaannuurtahlil1813
    @cabdraxmaannuurtahlil1813 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees kahadleyda
    Darren qofkiidareeemay
    Ismooj

  • @abwaanzaldhijacayl6144
    @abwaanzaldhijacayl6144 2 ปีที่แล้ว +7

    MASHALAH WAA MUQAAL AAN KU FARXAY MARKAAN DAAWADAY ALLA HAYSKU DAAYO LAAMANE QURXOON AWALE AND NAJMA

  • @SomaliNewEntertainment
    @SomaliNewEntertainment 2 ปีที่แล้ว +5

    Great song najma nashaad iyo saygeeda isku waara abid

  • @mohamudnigeria9199
    @mohamudnigeria9199 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh qftan cadiya mahan allh daayo ayaamoh jacalak by wx kataqan guul bn kuurajen

  • @abshirmaxamud9216
    @abshirmaxamud9216 2 ปีที่แล้ว

    Najmo waxan comments kugulahadlay reer kaga ilaasho guusha nolosha wa wadajirka waxan idin rajeyna guul cafimad iyo caruur aan caasi noqon

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 ปีที่แล้ว +5

    guulaysta allah ha idin caafiyo cawaale nin dulqaad badan najma nashaad gabadh calool fiican oo caqli badan man sha allah allah ha idin xifdiyo aamiin

  • @queens5170
    @queens5170 2 ปีที่แล้ว +26

    Kabax tan hees waa dhaftay❤🥰 balyaa family isqabo dhex kala dhahay🙄😂
    Isku waara❤❤❤

  • @abdiqanidaacad6599
    @abdiqanidaacad6599 2 ปีที่แล้ว +2

    Najmo nashaad cida noloshada ka xun wakhti ha siin keep going my queen 🥰💥

  • @shushushushu6822
    @shushushushu6822 2 ปีที่แล้ว

    Caruurtaada aabahood marna ha iska saarin asagaas baad qiimo ku leedahay dharag iyo gaajo Walhi nin qurxana Waa ku qabaa ilaalsho masha Allah 🙌🙌🙌❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @Cawociise4891
    @Cawociise4891 2 ปีที่แล้ว +5

    Onther level 💯 best song👌 and best voice 🥰🥰🥰wxa kle ❤❤from hargaysa 🇮🇹

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 2 ปีที่แล้ว +3

    Bashiir Hanuuniye hees shidan uso qaad waxan naga dhaafe najmaay 😂😂

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 ปีที่แล้ว +1

    dad badan baa idin duceenayay,mushkulada inta xun baad waqti soo galiseen inaad usoo heestan,taasi waa xumaanta mooye wanaaga ma aragno,macaa fanaaniintii baa ficiltan ku jira.

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว

      Dadka hadalada xun ooga shegy bay shegin waana wax wangzan way isgarnyaan kkk

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 2 ปีที่แล้ว +1

    Naag Laba Wajiile Ah, Masiibo Kugu Dhacday

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 ปีที่แล้ว +157

    for ever Together 💯🙋🗣🙏

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 2 ปีที่แล้ว +72

    Family qurxoon masha allah 🥰❤️🔥

  • @user-ns4gz1pz2z
    @user-ns4gz1pz2z หลายเดือนก่อน

    Inta ka heshay bilawga qaabka najma noo fiirisay ❤😂

  • @shcabdiqalab4063
    @shcabdiqalab4063 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin xooga oo ilawsiiyay wixii horeba

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 2 ปีที่แล้ว +8

    Queen najma nashaad is rocking 😍😍😍😍

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 2 ปีที่แล้ว +5

    AYAAN KAAB WAA LAGAYAB ERYAD ✨🎆🎊🎶🎵🎼🔊

  • @khadaryareofficial8361
    @khadaryareofficial8361 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanad qaaliya afbay somalidu
    Reerka kudumisa waliba dadka caanka
    Ayay ceebtiisa raadiyaan halkay uqarin lahayeen how jabin nacabkaaga wllshy qaali horusoco

  • @shalomsomaliland1165
    @shalomsomaliland1165 2 ปีที่แล้ว +1

    I will never be Back..I'm real Somalie

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 2 ปีที่แล้ว +20

    Lamaane Dib U Midoobay Maxaa Ka Qurux Badan Isku Waara ❤