NAJMA NASHAAD - UBAX BAAN KUU BEERAYAA - OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 857

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +577

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @bahjabashir4406
      @bahjabashir4406 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga well👆👆☝️

    • @mohamedabuukar1168
      @mohamedabuukar1168 2 ปีที่แล้ว +1

      Me

    • @user-py2cv3zm7g
      @user-py2cv3zm7g 2 ปีที่แล้ว

      Aɴɪ ᴀᴀ ᴋᴜɢᴜ ʀᴀᴄsᴀɴ ʟᴋɴ ᴡᴀᴀ ᴋᴜ ᴛᴀɢᴇʀᴀ ᴢxʙ ᴀsᴀᴅᴏᴡ ᴇᴇ ɪғᴀʜᴀɴ

    • @zumeinopdi5022
      @zumeinopdi5022 2 ปีที่แล้ว +7

      Wad ogteee mxaa ku dhexkanay🤣dadkan wad kayabaysaa

    • @alimahbuub7150
      @alimahbuub7150 2 ปีที่แล้ว

      Anig sxb

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +391

    HEESAHA WAXA KA MACAN QURAANKA ALLE YAA IGU RAACSAN 💕💕💕🙏❤️❤️❤️❤️

    • @dabkashido904
      @dabkashido904 2 ปีที่แล้ว +2

      Akhri Adigu Saaqidyahaw

    • @mohablakcdaahir3889
      @mohablakcdaahir3889 2 ปีที่แล้ว +2

      100 waa sax. Waxaa kamacaaam. Waa kalaaamka. Ilaaaah

    • @abd7517
      @abd7517 2 ปีที่แล้ว +2

      Sidee isku barbar dhiktay wll mcn kalaamka Allah iyo hadal banii aadam midka ugu daciifsanaa oo anaguba samey karno

    • @iqromaxamed3612
      @iqromaxamed3612 2 ปีที่แล้ว

      Aniga

    • @iqiraqalbidhaya9084
      @iqiraqalbidhaya9084 2 ปีที่แล้ว

      Aniga wll

  • @mohamedabdirashid799
    @mohamedabdirashid799 2 ปีที่แล้ว +46

    Dad waxaan u jeeda qur aanka iyo saliga nabiga heesaha comentigooda ku raadsanaya like ilahay ka baqa

  • @lucky9893
    @lucky9893 2 ปีที่แล้ว +239

    #Nabi Muxammed ﷺ Wuxuu Ahaa Mid Kabihiisa Samaysta Maradisana Gacantiisa Ku Tosha♥️

  • @bestlfcfun
    @bestlfcfun 2 ปีที่แล้ว +50

    Ereyada araweelo 100% laxanka nabiil bule 100% music furinle 100%
    Codka najmo nashaad 200% isudubaridka waqal 300%
    Like tayda %???

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +176

    MohameTt ﷺ ﷺ en el mundo es la mejor persona que Dios haya creado, sabia, misericordiosa y honorable.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 ปีที่แล้ว +10

    Wuxuu Ahaa naxariis badane
    ilaahay caalamkan u soo Diray
    Nebi muxammed scw💗

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 2 ปีที่แล้ว +16

    Najma nashaad Boqorada fanka wakhti xaadirkan🔥❤️💯
    Nabiil buule Laxankaagu Cajiibsanaa🔥
    Araweelo Best🔥
    Furinle best somali musician 🔥💚💟❤️
    Waqal studio best of all time🔥💟

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 ปีที่แล้ว +59

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
    Adigo mahdsn isoo booqo wll

  • @haboonadan
    @haboonadan 2 ปีที่แล้ว +22

    Yaa Rabbi Allow soo hadee. Naar uma qudhi karno qof muslina. Anakana naga badbaadi cadhaada iyo ciqabta akhiro😢😢😢😢.

    • @mustafaabdimahdi1691
      @mustafaabdimahdi1691 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah ilahay haku xafido 🎉

    • @haboonadan
      @haboonadan 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafaabdimahdi1691 Allaahumma amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin yaa Rabbi dhamten wall.

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 2 ปีที่แล้ว +19

    Furinle wlahay gacanbaan ka taagay cajiib cajiib ustaad best melody and voice

  • @Deeqsi417
    @Deeqsi417 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqal studio wuu tagey oo wuu talaab sadey 2 milyonki ayuu galeyaa dhawaan waxaan leeyahay hore usocda

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 ปีที่แล้ว +22

    Lyrics Heesta
    Iftiin Baxayaan arkaa
    Rajada u gubaan arkaa
    Ayaama wanaagsan iyo
    Macaan jaceylkeenan arkaa
    Ishaan kula raacayaa
    Aktaadan joogayaa
    Naftaan kuga aaminaa
    Kalsoonidu waa adiga
    Kooras
    Ubaxaan kuu beerayaa
    Aroosbaan dhigeeynenaa
    Anaa ku ilashadoo
    Nacabka is aruursadaan
    Kun jeer inqilaabeynaa
    .........................................
    Kalgacalbaan ababiyaa
    Iinbaan kaa dhowrayaa
    Dartaa ilin baan qubaa
    Adaan ifka kuu jeclahay
    Anaa ii tahay ogoow
    Ayaantaan murugsanahay
    Adaa farxad ii alkuma
    Oorahdaada macaan .
    Kooras
    Ubaxaan kuu beerayaa
    Aroosbaan dhigeeynenaa
    Anaa ku ilashadoo
    Nacabka is aruursadaan
    Kun jeer inqilaabeynaa.
    FAN-KU NOOL TEAM 🎵 ❤️

  • @MariyaMukhtaar-oh9lf
    @MariyaMukhtaar-oh9lf ปีที่แล้ว +3

    Jah najma nashaad codkeda quruxdeda m.a ilaahy aduunka haku dayo quruxley❤❤❤❤❤

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 ปีที่แล้ว +129

    Inta sugaysa reaction kayga ismuujiya 💯👍

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 2 ปีที่แล้ว +10

    Qofka ugu fiican abid aqoonta ugu badan iyo Kuwa ugu iftiimaya ayaa dhammaantood abuuray nebi muhammad❤️☝️

  • @drqablan4172
    @drqablan4172 2 ปีที่แล้ว +4

    Najma qaawananta kuma wacna inta ilaqabta like tu waa xagiina

  • @RealSom4kReal-Som-4k
    @RealSom4kReal-Som-4k 2 ปีที่แล้ว +6

    Najma Nashaad xidig calankeedu babanayo thanks waqal studio👑👑👑👑👑

  • @christinechewe2064
    @christinechewe2064 ปีที่แล้ว +3

    Am a Zambian Today i just wanted to listen to Somalian music 🎶 ..............

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +18

    She's back najma nashad
    Waqal studio 🙌🙌🔥

    • @niciimojaamaccabdi993
      @niciimojaamaccabdi993 2 ปีที่แล้ว +1

      Ishaaan kula raacaya
      Agtadaan joogayaa
      Kalsoniidu waa adiga
      Ubaax ban ku barataa
      Arooosban dhiganayna
      Nacabka is ilashadan
      Kunjeer inqilabayna

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 2 ปีที่แล้ว +1

      @@niciimojaamaccabdi993 best word siz ❤❤

  • @matankafarmaajo3724
    @matankafarmaajo3724 2 ปีที่แล้ว +48

    Najama queen 👸 of music 🎶 iyo legend khadar waqal kaa dahab keep going

  • @maymoonahmaxamoud5565
    @maymoonahmaxamoud5565 ปีที่แล้ว +3

    Naa ubah ha ii beerin waxad ii beertaa xashiishad💚❤❤💚💚💚

  • @maaximuye2552
    @maaximuye2552 2 ปีที่แล้ว +1

    Hee najmo kaliga ma ahan, rer hargeisa, beat bk, yurub nagu wadan erayo waa haysan, xarfan kensadano

  • @RahmaHoussein-r2p
    @RahmaHoussein-r2p 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤thank you habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicismaan241
    @cabdicismaan241 2 ปีที่แล้ว +21

    Quruxdi Duriyyda ❤😂

  • @djweerofficial
    @djweerofficial 2 ปีที่แล้ว +63

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰

  • @q5636
    @q5636 2 ปีที่แล้ว +1

    I aamina gabadhan ma ahan fanaanad only heeseysa waxey heesba heesta ka danbeysa ey so qaadeyso waxey so dhax marisa fariimo iyo calaamada muujinaya kuwa sheydanka waxey baadiyeyneysa inta gabdhaha si tartib tartib ah. ayadana allah so hadeeyo kuwa xumaha uso dhiibayna allah ka qabto

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 2 ปีที่แล้ว +10

    Hees iyo bad inantaaa hees ay qaaado oo xumaaata lama arag #VIVA WAQAL

    • @fahadomar8479
      @fahadomar8479 2 ปีที่แล้ว

      hadalkaas maha hadal xaqiiq Ah ee waa hadal dhabar jab Ah,hees taa ba Ah xumaan iyaduna qawani beey kusii dartey ba

  • @Roone.
    @Roone. ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waxaa kasii macaan kanasii quruxsan quraanke alleh noo keenay kusaliya nabi mohamad scw❤

  • @adamomar6783
    @adamomar6783 2 ปีที่แล้ว +15

    Believe me this song will hit 1million in just 3weeks..

    • @siradmohamed3362
      @siradmohamed3362 ปีที่แล้ว

      Waa noqotay qof jaceyl waalay ayaa qortay heestaan 🥰

  • @manker6445
    @manker6445 2 ปีที่แล้ว +29

    Najma Nashaad you never disappoint walahi... the song is 🔥🔥

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 2 ปีที่แล้ว +7

    Nabiil bulle waa Nawaalay💣

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +16

    Wow amazing song 🎵 fire 💯 🔥
    Lyrics 👍 💯🔥
    Melody 💯 🔥 💯
    Music 🎶 furinle 🎻 🎼 🎹 🔥 💯 🎻🎸 fara dahab
    Laayab waqalka duula
    Editing 🎥 🎞 📸 iyo duubista fantastic waaye good 👍 job team waqal studio 🎙 hit song 🎵
    Welcome back my dear najmo nashaad
    Voice 💯 🔥 💯 🎤🎙

  • @xasankulmiye8119
    @xasankulmiye8119 2 ปีที่แล้ว +6

    Najma nashaad fanaanad tagtay oo talaabsatay💚💯👑

  • @bashkaproduction4029
    @bashkaproduction4029 2 ปีที่แล้ว +2

    Musician furin le 🥰❤️best musician
    ismahan araweelo erayada way ula tagtay

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 ปีที่แล้ว +3

    Furinle Best Music 🎶 🎵 👌 🙌 In Somalia 🇸🇴 🎹🎹

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +5

    Hada haa, Najmo nashaad ine tahay xidigta fanka yaa iku raacsan👍👍👍👍👍

  • @sharmaboyrealfans6753
    @sharmaboyrealfans6753 2 ปีที่แล้ว +4

    1 Coodka100% ereyada100% musiga100% video100%

  • @cabdiraxmaanabaadircali9208
    @cabdiraxmaanabaadircali9208 2 ปีที่แล้ว +3

    gabadhan halkiii kiin jamac miyaya gashay

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 2 ปีที่แล้ว +6

    ON FIRE🔥🔥NAJMA NASHAD ON THE BEET🤙❤️

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa taagero oo jacel najma nashaad ❤✌
    Waqal best the best 👌 qurxdii Mogadishu cadey

  • @abdulahiabdimaxamed5969
    @abdulahiabdimaxamed5969 2 ปีที่แล้ว +2

    heesaha waxa kamacan quranka

  • @zackman2024
    @zackman2024 2 ปีที่แล้ว +2

    Jah stayle-ka idilay🙉

  • @Qalabjaan7270
    @Qalabjaan7270 2 ปีที่แล้ว

    Ishaa kula raacayaa 1:03

  • @aymankasaanostudio1000
    @aymankasaanostudio1000 2 ปีที่แล้ว +3

    Furinle another Level
    Najma nashaad Layaab ❤🥳❤💯
    Waqalka 📸🎞❤💯

  • @moh4127
    @moh4127 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees gabadh tirisay inay tahay quruxda midhaha ayaad ka garataa .
    Araweelo ❤️❤️

  • @maajigallaf
    @maajigallaf 2 ปีที่แล้ว +21

    Waan hubaa waa hormuudka codka hablaha...❤🥰💪

  • @th0maszhalpy791
    @th0maszhalpy791 2 ปีที่แล้ว +8

    *ANA INAD QAWAN TAHAAN ARKAA NAJMA KEEP GOING ILAA NAARTA*

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +6

    Hees shidan and the dress is beautiful 💙💙💙💙💙💙

  • @hary0102
    @hary0102 2 ปีที่แล้ว +2

    Najma & Waqal & Furanle, waxba lagama qaban karo 🔥🔥🔥

  • @aadancalijamacqaaje1252
    @aadancalijamacqaaje1252 2 ปีที่แล้ว +4

    Waqal studio
    The best Somali music company
    2015//2022//presedent

  • @SahankaBulshada
    @SahankaBulshada 2 ปีที่แล้ว +3

    Najma Nashaad
    Boqorada Hargaisa support🔐
    ♥️🇧🇻💪

  • @munaabdullahiosmanlucky6319
    @munaabdullahiosmanlucky6319 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha isaaq si bey Kuwa kale ee soomalida ugaqurxoon yihiin qaamaha iyo jiniyaha Saaran eeg Najma yar masha allah Guuleyso abayo ❤

  • @alibelko1893
    @alibelko1893 16 วันที่ผ่านมา

    Maacha'Allah Barka'Allah fiik, la voie d'or. c'est propre.

  • @khaldaantube59
    @khaldaantube59 2 ปีที่แล้ว +17

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ( NNKH ) ❤❤💞🕋✔✔✔h iso boqo plz wll

  • @mmerji6857
    @mmerji6857 2 ปีที่แล้ว +10

    The best person ever knowledgeable, merciful, and honourable ALLAH🥰 created has MohameTt ﷺ ﷺ in the world❣

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 2 ปีที่แล้ว +6

    Heestan indho 5m gaadhaya
    eyey leedahay Najmo Najaad ✍️✅️🙏

  • @adaanmohamed4875
    @adaanmohamed4875 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a najmo nashaad welcome @@

  • @hal-abuuryuusufmaxamed924
    @hal-abuuryuusufmaxamed924 2 ปีที่แล้ว +3

    Naxariis iyo nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa yaqaana qiimaha jacaylka ee aan jacayl haysan sida aniga oo kale 😥😔

  • @garaadhassen7794
    @garaadhassen7794 2 ปีที่แล้ว

    Ereyada isman arawelo
    Laxanka nabiil buule
    Music furinle
    And waqal studio dab io holacba is hely😯😮

  • @ibraahinsaalax1146
    @ibraahinsaalax1146 2 ปีที่แล้ว +8

    Najma always qofta keliya aan jeclahy abwaaanda araweelo iyaduna always iga dheh

  • @khadraabdi2867
    @khadraabdi2867 2 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH HA IDIN CAFIYEE IS CAFIYA.
    Soomaaliyeey Cimrigeennu waa Cishooyin Carradanna waynu ka Carraabi oo Ciiddaa la innagu celine
    Ciddeenna is Cayday is Canjarafaysay kala Cadhootay ee Cuqdadi gashay ama Caloosha wax isugu hayoow aynu is cafino Caadilkeenna ka cabsanoo cibaadada dhawrno

  • @fathidheehad2886
    @fathidheehad2886 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo najma mooye ma fannaanad kale ayaa jirta.

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 2 ปีที่แล้ว

    Najma Nashaad Mogadishu Sidey Utimid Gabar yar oo single ah U,ekaataya

  • @kafixasan695
    @kafixasan695 ปีที่แล้ว +1

    7 January 2023 baan soo qorayaa fariintan qof kastoo iga danbyo alow cabaar idiin kaadi fadlan adi goormee dawnysa 🇸🇴

  • @zeidmohafagende4003
    @zeidmohafagende4003 2 ปีที่แล้ว +9

    Best song of the year by voice najma nasHaad♥️

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan u jeedaa farahii dahabka ahaa Ahmed weli Ibrahim furinle legend musicka geeska afrika 🎹

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah 2 ปีที่แล้ว +2

    ANA KUiLAASHADO NACABKA iS ARURSADAN KUN JER INQiLAABAYNA THiS SONG AN ATHER LEVEL🔥💯✌🏿

  • @ganadganad6055
    @ganadganad6055 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax hees taan si bee ii taa ba neesaa 01/10/2022

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 2 ปีที่แล้ว +1

    Nio furrinle maalman uu naga waalaya waxano dhakh dhakhi waaxay aabo wa another level 🤣

  • @artanpro5457
    @artanpro5457 2 ปีที่แล้ว +3

    Kalgacal baan aba biya iin ban ka dhowrayaa dartaa ilin ban qubaa adaan ifka kuu jeclahy😉🥰🔗🌹
    heestu waa heeso la sonkoreeyey codkuna wa cod dahab wow👌🤞⚘

  • @somalibonusfx191
    @somalibonusfx191 2 ปีที่แล้ว

    Wòoooooooooow tan yar hees ay so qaado taan😋😋😋😋😋

  • @captaindirie4604
    @captaindirie4604 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee meel ayay na sartay najma wax kale waye cimamadeeda ma haysto aniga, waqal horumar wcn.

  • @Khadar_Keeyow
    @Khadar_Keeyow 2 ปีที่แล้ว +2

    *Waan dadalayaa mana nasto day and night sawabta qofban jclhy intaa aan dadalkeda wadaa Allow iisuurta gali*

  • @zackymohamud7595
    @zackymohamud7595 ปีที่แล้ว +1

    ilkaha mooye inta kale Mshallah ❤ aaway doctors ilka dhaqow ugu tabaruca khyr rabbi hydin siiye

  • @Aniisacabdi747
    @Aniisacabdi747 ปีที่แล้ว

    Allah hykaa daaayoh mcn ❤❤❤❤❤ ahmed arab

  • @jamamohamettapdirihman970
    @jamamohamettapdirihman970 2 ปีที่แล้ว

    Najmoooy abti is astur👍

  • @mursalabdalla7387
    @mursalabdalla7387 2 ปีที่แล้ว +8

    Adun waxa jogna qawnashada qurux la,isu tilmaamayo dadkan comment tiga soo wadha qorayo oo kuleh wad qurux badantahy wad cod macdhahy mid dhahaho kuma juro wllshie is astur sidan aad ku socoto waa qalad. Malaha Aaqirada waa la hilmam sanyahay alle haina soohanuniyo🤲🤲

    • @ifrahabi4834
      @ifrahabi4834 2 ปีที่แล้ว

      Manshaallah walaal, runta sheegtey, mursal, ayaagaa dhiiri geelinayaan oo wixi xuun ayeey leeyihiin waad qurux badan tahay. Subxaanallaah

    • @duudarasmi4071
      @duudarasmi4071 2 ปีที่แล้ว

      Illahy kgatumada hayno wanajiyo wax kle garnmyne hawo raac illahaw hanga dhigin

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +4

    The One Only NaJMa Nashaad ❤

  • @fathahkhatoumo1836
    @fathahkhatoumo1836 2 ปีที่แล้ว

    Najma nashaad Bes naga dheh waa buubi rabnaa

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 2 ปีที่แล้ว

    ooh NO NO and Waw Waw this big level

  • @shiine4106
    @shiine4106 2 ปีที่แล้ว +3

    Araweelo 🔥🔥🔥

  • @aabahajclka
    @aabahajclka 2 ปีที่แล้ว +4

    waqalow jir oo joog waligaa waxatahay madadaaniyahay shacabka soosaarahay fanaaniinta qiima haleh allh kulajiro waligaa cadawgaaganeh cagta hoosteet allh geeyo

  • @NuuneaxmedfaraxCali
    @NuuneaxmedfaraxCali ปีที่แล้ว +2

    Najmo alqays on fire love this song ❤❤❤

  • @munajama2778
    @munajama2778 2 ปีที่แล้ว

    najma nashaad codka musiga stylkaba haaban kuu hayaa qrxly

  • @harmzerazmerh2980
    @harmzerazmerh2980 2 ปีที่แล้ว +2

    First person here

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 2 ปีที่แล้ว +1

    This girl Eehh🙆‍♂️😳❤
    Actually she is more than an artist😋
    On fire Najma💖💖

  • @abdifatahbuqari1061
    @abdifatahbuqari1061 2 ปีที่แล้ว

    Najmo wllo is astur dhaqan xuma gabdhaha somaliyeed ee ku tagera ha uhrsedinee

  • @Bigman10573
    @Bigman10573 2 ปีที่แล้ว +6

    Amazing najma nashaad 🔥❤👌🏻

  • @bashiirabdirahman5246
    @bashiirabdirahman5246 2 ปีที่แล้ว +2

    Nacabka is aruursadaan kun jeer inqilaabayaa.

  • @sahrokhaliif9803
    @sahrokhaliif9803 2 ปีที่แล้ว +4

    Jah axsan hees najma nashad❤ arosban dhiganena ❤ana ku ilashado nacabka is arorsada kunjer qilabena❤

  • @abdirahmanidi6957
    @abdirahmanidi6957 2 ปีที่แล้ว

    #NajmaNashad my favourite artist

  • @farahnur4060
    @farahnur4060 2 ปีที่แล้ว

    Naaga socotay waxakale kuma gartidi inader halka ka.wada masha alleh

  • @ahmedibrahim1318
    @ahmedibrahim1318 2 ปีที่แล้ว +6

    Oh my god what a music
    Caruurnimadii dhuq dhuqdi afkaan samayn jiruu i xasuusiyey wlhi suu u garaacayo
    Always najma nashaad Fire songs 🔥🔥

  • @and-lc8wy
    @and-lc8wy ปีที่แล้ว +2

    The best person ever knowledgeable , merciful,😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 2 ปีที่แล้ว +1

    Aaaah nahma abayo sani ku ma fiicna ilaahay ha ku jeeda wax kaqarson majiran aaah abayo ixtiram yeelo mar ka lagu leyahay mahan cay ee wa wax is ku fal abayo timahaga iyo jirkagaba qari ilaahay ha ku nariiste...ameen ya Allah

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 2 ปีที่แล้ว +1

    Najma nashaad lumber one fanka jiilka dambe 🙏🙏

  • @apdirahmanofficial__
    @apdirahmanofficial__ ปีที่แล้ว

    Kalzonidu waa adi😍🙏

  • @dualemohamedmuse
    @dualemohamedmuse 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqall studio pin deeee iguqabta team Waqal

  • @zaki5128
    @zaki5128 2 ปีที่แล้ว +10

    Caan ayaan noqon rabaa maalin dhaw inzha allah
    Like 👍 igu sharaf ✌😂