ABDIRAHMAN NASRI KU DARDAARAY DAWAADA OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Abdirahman nasri:
    Ku dardaaray daawada
    Directed by: Samira jilaow
    LYRICS: Amiin Samadoon
    www.facebook.c...
    MELODY: artist Abdirahman nasri
    / igsh=ynrvadizexdlejz2&...
    Music: Cadceed
    Camera: Hamse indho
    www.instagram....
    Editing: Khadar waqal
    Vocal Recording: Yuusuf jeego

ความคิดเห็น • 785

  • @Josephboy1122
    @Josephboy1122 27 วันที่ผ่านมา +551

    Heesaha waxaa kamacaan quraanka alle yaa igu raacsan ❤❤

    • @iftiinibrahim6863
      @iftiinibrahim6863 27 วันที่ผ่านมา +19

      Waa run lkn maxaa heesta ku dhex dhigey hadaa reaction quute kabax meesha😂

    • @Josephboy1122
      @Josephboy1122 27 วันที่ผ่านมา

      ​@@iftiinibrahim6863😂

    • @user-el1fs6cu8j
      @user-el1fs6cu8j 27 วันที่ผ่านมา +7

      Miyaad dhimantahy wll

    • @iftiinibrahim6863
      @iftiinibrahim6863 27 วันที่ผ่านมา

      @@user-el1fs6cu8j maxaad aragty?

    • @MahadOsman-vb8ro
      @MahadOsman-vb8ro 26 วันที่ผ่านมา +5

      ❤❤❤❤❤

  • @TALIYE___UMAN
    @TALIYE___UMAN 25 วันที่ผ่านมา +204

    Dunidaan masoo marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed salalahu caleehi wasalam yo
    🕋❤‍🔥👍

    • @KaadCabdinuur
      @KaadCabdinuur 23 วันที่ผ่านมา +4

      Scw.scw.Scw.scw.scw. Scw.scw.scw. Scw.scw.scw.scw ❤❤❤❤❤❤

    • @faisalyussuf6139
      @faisalyussuf6139 21 วันที่ผ่านมา +2

      SCW SCW scw SCW SCW

    • @user-ze2xm2wl3p
      @user-ze2xm2wl3p 21 วันที่ผ่านมา

      Jjxhzhz

    • @NasramohamedMankey0204
      @NasramohamedMankey0204 17 วันที่ผ่านมา +2

      Scw

    • @XamdalakiMustafe
      @XamdalakiMustafe 7 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw ❤❤❤

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 27 วันที่ผ่านมา +205

    Amiin Iyo Nasri Waxaba Igaga Daran Garaac Maftuux Isna Suu Wax Leyahay Wow Rag Wawaynba Isku Heley Halka🔥

  • @mohametahmetige9130
    @mohametahmetige9130 27 วันที่ผ่านมา +418

    ma arko cid saliga nabiga Like saaraysa scw 😢❤

    • @Janno190
      @Janno190 27 วันที่ผ่านมา +5

      Sallallâhu calayhi wasalam ❤❤❤❤

    • @NatexoAbdi
      @NatexoAbdi 27 วันที่ผ่านมา +2

      Scw scw

    • @Lisa-h3x8e
      @Lisa-h3x8e 26 วันที่ผ่านมา +5

      Sallaaahu calayhi wasalam❤

    • @maymunyusuf1328
      @maymunyusuf1328 26 วันที่ผ่านมา

      Scw Scw ❤❤❤❤

    • @user-ox7dg3ci9z
      @user-ox7dg3ci9z 26 วันที่ผ่านมา +1

      Scw scw scw

  • @suhaybpogba5677
    @suhaybpogba5677 24 วันที่ผ่านมา +133

    duriyada is mujiya from somalilander ❤

  • @Najuu929
    @Najuu929 25 วันที่ผ่านมา +35

    Hablaha sharafta leh Only duriyad queens 💚🤍❤️

  • @AyaanMohamed-b1b
    @AyaanMohamed-b1b 27 วันที่ผ่านมา +58

    War heestan one million markay gaarto liketa ha ila dhaafin fire wlhi❤

  • @cawaalemedia1299
    @cawaalemedia1299 24 วันที่ผ่านมา +28

    Duriyad hum Duriyada dadki Alle iga beeray❤❤

    • @NicmoYarey
      @NicmoYarey 18 วันที่ผ่านมา

      Ayyyyyy😊

  • @Subarman32
    @Subarman32 23 วันที่ผ่านมา +57

    Hablaha duriyada somaliland oo kaliya heestan iska leh samaroon siciid reer sheekh isaaq gabooye inta hadad tahay like dhac ku sii ❤

    • @FadumoAbdihakin
      @FadumoAbdihakin 21 วันที่ผ่านมา +4

      Ma ahi lkn san af somliga noga dhaxeyo ayan hestana idin la lenahey ❤❤

    • @Subarman32
      @Subarman32 21 วันที่ผ่านมา

      @@FadumoAbdihakin waan ogolahay fasax weeye boqortooyo

    • @ishwaaqilays-mf8bf
      @ishwaaqilays-mf8bf 19 วันที่ผ่านมา

      Gabooyo ha igu soo dhisin😂😂

    • @Subarman32
      @Subarman32 19 วันที่ผ่านมา

      @@ishwaaqilays-mf8bf umada khaladka kala tag

  • @hodancabdale7350
    @hodancabdale7350 27 วันที่ผ่านมา +25

    Dibnaha ka ilaashay weedh daran
    Dudmiyo hadal diiqad galin kara,
    Daryeel dhaba daacad ugu huray
    Wadnaha ugu deeqay duuduub.❤️💕❤️

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 27 วันที่ผ่านมา +13

    Ka hadhay ma daneeyo dumar kale
    Dugsiiya haween ma dacal dhigo,
    Docdeeda dareenku ii jiid
    Sidaan ugu degaa ah duni kale.
    Another level apdirahman Nazri.

  • @HamdiHussein-gs9fv
    @HamdiHussein-gs9fv 6 วันที่ผ่านมา +1

    Reer hargaisa ilove you from reer xamar❤😊

  • @nasramuse9863
    @nasramuse9863 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wow wiilka duubay alla farah haku barakeeyo❤

  • @-sharmarkeahmedali-wg6zd
    @-sharmarkeahmedali-wg6zd 28 วันที่ผ่านมา +64

    Heestan hada amiinsan tahay iney 1m bil ka yar ku gaareyso legend tahay 💪🏾

  • @cabdikariim571
    @cabdikariim571 27 วันที่ผ่านมา +73

    Lyrics
    Dhaayaha ku dardaaray daawada
    Qof danbe dabadeed ha eegina
    Qalbiga amar diido uga digay
    Ha damcin kaleeto daa I idhiye
    Dibnaha ka ilaasho weedh daran
    Dulmi iyo hadal diiqad gelin kara
    Daryeel laba daacada ugu huray
    Wadnaha ugu deeqay duuduub
    Ka hadhay "ma daneeyo" 4x
    Oo dumar kale dugsiiya haween
    Ma dacal dhigo docdeeda dareenku ii jiid
    Sidaan ugu degaa duni kaleeeeeee
    Nafyahay udubaax daaltira
    Ku daah dahab iyo xariir
    Kashii u dirnayd usii diray
    Ubaxyo ugu daadshay kala duwan
    Duriyad weeyaan ku dayasho leh
    Dabeecad wanaagsan lagu deday
    Duruufaha adag dulqaad uleh
    Dalcada iga saarta dib u dhaca
    Ka hadhay "ma daneeyo" 4x
    Oo dumar kale dugsiiya haween
    Ma dacal dhigo docdeeda dareenku ii jiid
    Sidaan ugu degaa duni kaleeeeeee
    15-Aug-2024 😢👋

    • @user-zg9vi3fb8q
      @user-zg9vi3fb8q 27 วันที่ผ่านมา +1

      Lyrics ❤🎧

    • @hoodomohamed3736
      @hoodomohamed3736 26 วันที่ผ่านมา +1

      Ayyy😊🔥

    • @user-zg9vi3fb8q
      @user-zg9vi3fb8q 26 วันที่ผ่านมา

      @@hoodomohamed3736 Hotan ❤️😭

    • @HARGEISAAWI1122
      @HARGEISAAWI1122 24 วันที่ผ่านมา +1

      Eryada yaa leh

    • @nabadoon8156
      @nabadoon8156 24 วันที่ผ่านมา +1

      Ha damcin qof kaleeto daa idhi

  • @akabdihassan3191
    @akabdihassan3191 9 วันที่ผ่านมา +3

    Duriyad weeyaan kudayasho mudan only hablahayaga🥰

  • @FaryaanFiishcali
    @FaryaanFiishcali 21 วันที่ผ่านมา +24

    Heestaan waxaa kuma quraadka ku sali nabigaaga maxmd scw wll kusali nabigeena mxmd scw scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 14 วันที่ผ่านมา

      Wll SALLIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc 14 วันที่ผ่านมา

      SALLALAAHU CALAYHI WA SALLAM 💚🥀💛🌹💛💚💚

    • @user-si9bj8cu3k
      @user-si9bj8cu3k 13 วันที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MutazArahman-bz5kp
    @MutazArahman-bz5kp 27 วันที่ผ่านมา +30

    Kii style aha gacanbad ku dhigtey🤭 what a song😍🤴

  • @HamdaAbdirashiid-43
    @HamdaAbdirashiid-43 27 วันที่ผ่านมา +234

    abdirahman hussein mahamoud (nasri) Go ahead and win at all times❤️🔥

    • @hamzemohammed2876
      @hamzemohammed2876 27 วันที่ผ่านมา

      Golden voice man but don't make your hair like female it's not good your privilege my king bro

    • @dagannuur397
      @dagannuur397 21 วันที่ผ่านมา +14

      ❤🎉

    • @AyanitaOsman
      @AyanitaOsman 21 วันที่ผ่านมา +10

      Abdirahman is not easy ❤❤❤

    • @HafsaFarah-y3t
      @HafsaFarah-y3t 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@AyanitaOsman0😊😊😊pp0⁰⁰😊

    • @HafsaFarah-y3t
      @HafsaFarah-y3t 20 วันที่ผ่านมา

      ​@@AyanitaOsman⁰⁰pppppl⁰p⁰pppp⁰p0⁰⁰p⁰ppppppppppppppppp00⁰9900000000pppp00⁰0⁰⁰⁰⁰0

  • @samiracaday9786
    @samiracaday9786 8 วันที่ผ่านมา +1

    Duriyyadd Weyaann ku dayasholeh woooooof❤

  • @anababdirahman1243
    @anababdirahman1243 7 วันที่ผ่านมา +2

    Fanka lasheego waa intaa

  • @user-si9bj8cu3k
    @user-si9bj8cu3k 13 วันที่ผ่านมา +1

    Fanaankan yar waaba jacaylkii oo qof ah 🎉🎉

  • @yousufahmed7509
    @yousufahmed7509 27 วันที่ผ่านมา +22

    Duriyada wan salamay ❤

    • @user-el1fs6cu8j
      @user-el1fs6cu8j 27 วันที่ผ่านมา

      Maamul gobal33dka wnka qadny😂

    • @ABDIJIBARMOHAMED
      @ABDIJIBARMOHAMED 25 วันที่ผ่านมา

      Wan kaqadneyy my pro

    • @ABDIJIBARMOHAMED
      @ABDIJIBARMOHAMED 25 วันที่ผ่านมา

      ​@user-el1fs6cu8j ayagaa ku maamula.sidee wax yelyyy😂

  • @samiragarow8754
    @samiragarow8754 21 วันที่ผ่านมา +5

    Wll codka macaan quraanka inogu akhir alle haka so hadeeyo wadada aad martaye

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 25 วันที่ผ่านมา +2

    Tani hees waa dhaaftay codkaa idilay wlhi heesihiisu ma kala dhacaan abdiraxmaan codbaad ku dishay fanaaniintii codku waa u dhalasho❤❤❤❤

  • @mohamudelmi9266
    @mohamudelmi9266 20 วันที่ผ่านมา +1

    Wiilkan waa wax kale. Luuqadeena laangaaba maahe waa aduunka wa qabsan lahaa 100% ✌️

  • @SalmaMohamed-i2r
    @SalmaMohamed-i2r 27 วันที่ผ่านมา +17

    Koley haddii ad ka heshy heeztan like ta ha ila dhaafin😂

  • @user-po9jf7wj2v
    @user-po9jf7wj2v 25 วันที่ผ่านมา +3

    Omg ❤goat 🐐 🔥🔥🔥styl cod everything ina adeer🩸🫶🏾waad hysaa👏👏👏

  • @OBSIYETUBE
    @OBSIYETUBE 27 วันที่ผ่านมา +11

    Wow no 1 it's amazing 😍 👏

  • @xamseibrahimxamseibrahim4593
    @xamseibrahimxamseibrahim4593 26 วันที่ผ่านมา +4

    zxb heestii hore oo aan cadi lodawan ayaad sogalinsaye kada heesta hore ha suuq seejine kada zxb c raxman nasri fankaga rajan kaleenhe 🎉🎉🙏🙏

  • @Ayaanlequrbo
    @Ayaanlequrbo 8 วันที่ผ่านมา

    War wad na shiday apdiyow froum duriyaadi ❤😊

  • @samiiramohamed6736
    @samiiramohamed6736 27 วันที่ผ่านมา +8

    Noolow nolol ta ugu wacan aakhiro iyo adunba
    Wllky

  • @safamustafeyusuf3029
    @safamustafeyusuf3029 16 วันที่ผ่านมา +1

    Duriyada❤🎉

  • @user-ij3no2ko3r
    @user-ij3no2ko3r 27 วันที่ผ่านมา +3

    War waan ragsaday cabdiiraxman nasiirii waall baga waan kahayaa hada waa. Mar10bna ayaan dhagaysanayaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdikadirIbrohin
    @AbdikadirIbrohin 21 วันที่ผ่านมา +3

    King of Somalia Cod+laxan+music Yaa igula raacey ii saar like inta ila taageersan🎉

  • @hamzemustphe7392
    @hamzemustphe7392 27 วันที่ผ่านมา +5

    Come back clfatax yare boqrka codka wuu Soo laptay waan Nazri keep going legend 🎉❤

  • @MounaKhadar-xu1xj
    @MounaKhadar-xu1xj 27 วันที่ผ่านมา +2

    Wooow mashallah Allah yabarik félicitations de m'a part Keep going bro

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 27 วันที่ผ่านมา +3

    Awoow nasriyow anu ma dhaweyn markan cimaamada kugu tuuray sidaad doonto noogu hees ❤🎉😢

  • @muwahipmohamed-xc8rc
    @muwahipmohamed-xc8rc 10 วันที่ผ่านมา +1

    Mnzha allah wll Hore usoco hno❤❤❤❤❤😊😊

  • @user-pp4ss8cd3k
    @user-pp4ss8cd3k 27 วันที่ผ่านมา +9

    fara dahable cadced ba ku raxaystay music🎶🔥

  • @maxamedcusmaan1724
    @maxamedcusmaan1724 11 วันที่ผ่านมา +1

    😮😮 what music 🎉

  • @NastexoCadeey
    @NastexoCadeey 26 วันที่ผ่านมา +7

    Nasriyow Tan hes wey dhaftay wlh ❤🎉😮

  • @AzmamohamudRaage
    @AzmamohamudRaage 8 วันที่ผ่านมา

    Inader Heesta wanka hayaa🦊🤴🏻

  • @AayaHeena
    @AayaHeena 17 วันที่ผ่านมา

    hees wey dhaftay tan 2024

  • @Abdirisaaqmohamed-bp7pl
    @Abdirisaaqmohamed-bp7pl 22 วันที่ผ่านมา +1

    Hablaheena Duriyada ❤🔥

  • @user-bu5ju5tp8t
    @user-bu5ju5tp8t 12 วันที่ผ่านมา

    Merci wllkye amin sidokale somali noloy 🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴

  • @user-mb3pe8rz2d
    @user-mb3pe8rz2d 12 วันที่ผ่านมา +1

    🚶‍♂️ got ❤

  • @thekingpes10
    @thekingpes10 27 วันที่ผ่านมา +2

    Laxanka 200%
    Musicga100%
    Codka 300%

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 27 วันที่ผ่านมา +1

    Nasri waxa ka daranba waxuu tumayo garaca maftuux cadceed ❤🎉

  • @user-Najka
    @user-Najka 23 วันที่ผ่านมา +2

    Duriyad iimi ahaa weyan ku dayasho ley💥✍️

  • @mohamedabdirahmaan-u1s
    @mohamedabdirahmaan-u1s 15 วันที่ผ่านมา

    "Dibnaha ka iLaadhay weedh daran
    Dudmiyo hadaL diiqad galin kara"durufaha adag iga saarta dal cadaha"miyaa Loo dudikaara dahabkay dooor dheeer yihiine"amiin samadooon ustaaadka maskaxdiisa ushiiLay duriyada the one only a poet🧠

  • @MaxamedCali-u1d
    @MaxamedCali-u1d 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤kib gwen❤walalkey alaha ku xafido sxb iso jawaab waa tagerahag abdirahan👍nasri👍💯Wana ku augidonaa sxb

  • @user-bw7nt2xw8f
    @user-bw7nt2xw8f 27 วันที่ผ่านมา +4

    Duriyad weyan ku dayasho leh
    Dabeecad wanagsan lagu daday
    Durufaha adag dulqaad u leh
    Dalcadaha iga saarata dibu dhaca❤
    Wow

  • @XamseYiroowe
    @XamseYiroowe 14 วันที่ผ่านมา

    Walahay caalim wayn baa dhalay alle haw naxaristo awowgay husien mohmoud

  • @CabdiraxmaanHarbeeye
    @CabdiraxmaanHarbeeye 27 วันที่ผ่านมา +3

    NASRiga BiGman
    KaHadhay madaneeyo
    Madanyeeyo❤ooh □dumarkale❤

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 11 วันที่ผ่านมา

    Heeeso qaaaliyn hayaaa eee isoo xula fnnn aaan u dhiibo wxy u dhign taaa ku waaabiri❤ fannntii waaaawayne e🎉

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 27 วันที่ผ่านมา +7

    New goat 🐐 🙌 melody abdirahman nasri 🔥 🎉

  • @salaanibnugiriig1469
    @salaanibnugiriig1469 27 วันที่ผ่านมา +3

    Abwaankub HA Sacad muuse
    Fanaanka Habarjeclo Reer Daahir
    Jeegaantiina fankii ma gashay labada Reer yaa kala saaraya hadaba waa kuwaas

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 วันที่ผ่านมา

      Musica waa nin ciise muuse ah ❤❤❤❤

  • @SuhaybCabdi-m9p
    @SuhaybCabdi-m9p 27 วันที่ผ่านมา +17

    Download no fur

  • @Khadarhigaad
    @Khadarhigaad 14 วันที่ผ่านมา

    Ala maxaa fanaantahay horay usoco sxb qali

  • @user-ij6lf6dj5y
    @user-ij6lf6dj5y 27 วันที่ผ่านมา +3

    Godka fanka cbdiruhman hussein❤🎉

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac 20 วันที่ผ่านมา

    Fananka geeska Africa 🌍 ❤️ ada ku qiray m a guleso wll🎉❤

  • @Cazka12
    @Cazka12 27 วันที่ผ่านมา +12

    Laxanka Khamri Ba Ka Dhadhamaya Abdirahman Nasri Miisaanka culus 🔥😂🐐

    • @Zairilifestyles
      @Zairilifestyles 27 วันที่ผ่านมา

      😅😅😅legend legend dhalay🫡

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 7 วันที่ผ่านมา

      Maan fahmine maxad uga jeeda ma nin sakhraansan ayaa laxameyey

  • @MaxamedjeestoFaarax
    @MaxamedjeestoFaarax 27 วันที่ผ่านมา +8

    Layaab layaab clraxmaan nasri

  • @radwanyare8253
    @radwanyare8253 28 วันที่ผ่านมา +2

    Legend abdirahman nasri waxan hees way dhaaftay keep going bro

  • @zalmasiman3817
    @zalmasiman3817 18 วันที่ผ่านมา

    Ka hadhay ma daneeyo nin kleba Mohammedew💯❤

  • @mariamo9832
    @mariamo9832 14 วันที่ผ่านมา

    M.a fnan qrux io style io cod isku darsaday thy ❤❤❤❤

  • @mumtaas1500
    @mumtaas1500 27 วันที่ผ่านมา +7

    CABDIRAXMAAN HUSSEIN MAXAMOUD THE LEGEND ❤❤

  • @riyanmohamedadan8385
    @riyanmohamedadan8385 17 วันที่ผ่านมา

    Daryeel dhaba daacad ugu huray wadnaha ugu deeqay duuduub ❤

  • @user-ri8yg5oe9v
    @user-ri8yg5oe9v 12 วันที่ผ่านมา

    M'y legend with his voice ❤

  • @Shiitalquen
    @Shiitalquen 20 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ fanaan buuxa keep going 💪

  • @MaankaCadde282
    @MaankaCadde282 18 วันที่ผ่านมา

    Gold voice Best music my favourite song Keep going bro Abdirahmaan Nasri

  • @user-mu5lh5yv8m
    @user-mu5lh5yv8m 12 วันที่ผ่านมา

    Wllo wxn ku rajeynaya Inshallh in aad ka bxdid fanka heestan ay noqoto tii kugu danbeysay if Allah willing ❤❤❤

  • @SagalIbraahim-x2i
    @SagalIbraahim-x2i 22 วันที่ผ่านมา

    duriyad❤

  • @Udug.carale
    @Udug.carale 22 วันที่ผ่านมา +1

    Walee ninkan musishin fcn buu heesta fanaaninta mee wada qaatan

  • @H.nouri.c
    @H.nouri.c 23 วันที่ผ่านมา +1

    I'm from New Zealand I I love somali songs but what a song his voice ❤isdaji Somalia ehee 😂😂😂😂😂

    • @user-qm9bt7rz2j
      @user-qm9bt7rz2j 21 วันที่ผ่านมา

      Sida u hadashay ba duni kale 😂

    • @Shiitalquen
      @Shiitalquen 20 วันที่ผ่านมา

      😅qarac

  • @MustafeCabdi-gy6vr
    @MustafeCabdi-gy6vr 19 วันที่ผ่านมา

    Wlhi qamar suugani wuu iska tagay nin baa soobaxay c/nasri eesh calaa fanaan

  • @MustafeCabdi-gy6vr
    @MustafeCabdi-gy6vr 19 วันที่ผ่านมา

    Eeshcalaa fanaa hore usoco pro mr c/nasri

  • @IseAbdulle-ow8gu
    @IseAbdulle-ow8gu 28 วันที่ผ่านมา +2

    Abdirahman nasri full tageero runtii marwaliba jiroo joog 😂🎉🎉

  • @Sidra-d8x
    @Sidra-d8x 15 วันที่ผ่านมา

    Nasrigaygii ❤ wan ku jececlahay whli

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi 26 วันที่ผ่านมา +1

    Heesta waxa shidaya macalin caded ❤❤

  • @CarfaYeMuqtaar-uw5qi
    @CarfaYeMuqtaar-uw5qi 26 วันที่ผ่านมา +2

    Nasri keep going heestii ma adaa

  • @UgaasadUgaaska
    @UgaasadUgaaska 14 วันที่ผ่านมา

    Cod amazing walalkey Allah ku xifdiyo

  • @Dr_MustafeDaacad
    @Dr_MustafeDaacad 27 วันที่ผ่านมา +2

    Eesh calaa heestan waa hees dhaafteye markey 1 malion gaadho isoo xasuusiya heesta waxa isugu tagey reer hoyga fanka ❤❤

  • @Abdinasir_Rasta
    @Abdinasir_Rasta 20 วันที่ผ่านมา +1

    Dhaayaha ku dardaaray daawada
    Qof dambe dabadeed ha eegina,
    Qalbiga amar-diido uga digay
    Ha damcin qof kaleeto daa idhi.
    Dibnaha ka ilaashay weedh daran
    Dudmiyo hadal diiqad galin kara,
    Daryeel dhaba daacad ugu huray
    Wadnaha ugu deeqay duuduub.
    Ka hadhay ma daneeyo dumar kale
    Dugsiiya haween ma dacal dhigo,
    Docdeeda dareenku ii jiid
    Sidaan ugu degaa ah duni kale.

    • @NuuraJaamac-j2n
      @NuuraJaamac-j2n 17 วันที่ผ่านมา

      Dhaayaha Ku dardaaray daawada
      Qof dambe dabadeeda ha eegina
      Qalbiga amar diido uga digay
      Ha damacine qof kaleeto daa idhi
      Ka hadhay ma daneeyo dumar kale
      Dugsiiya haween ma dacal dhigo
      Docdeeda dareenku ii jiid
      Sidaan ugu degaa ah duni kale❤🎉😢

  • @FatumaAbdullah-jg7kk
    @FatumaAbdullah-jg7kk 21 วันที่ผ่านมา +1

    Manta cml inshalah sanadka dambe soboqana inshalah 🎉😅

  • @QalbiDhaya-i6e
    @QalbiDhaya-i6e 16 วันที่ผ่านมา

    Duriyada waan salaamayaa🤗

  • @ridwanmohamud5134
    @ridwanmohamud5134 26 วันที่ผ่านมา

    Fanaan waad dhaaftay ustaad baad u gudubtay
    Hessta dabka saara

  • @Zamzam-i4d
    @Zamzam-i4d 27 วันที่ผ่านมา +1

    Koda qorada mid kamid ah oo tagerashaada ah abdiriman nasri salan sere

  • @KhadraBilan-x6u
    @KhadraBilan-x6u 19 วันที่ผ่านมา

    arlajin baa hees macansoqaday sxb woray wusoco😮

  • @KhaalidMustapha
    @KhaalidMustapha 27 วันที่ผ่านมา +6

    16/August/2024
    Fanaan cabdirahmaan nasri
    Maanta waa qoraaL berina taariikh ❤ Like ii soo Raac Tarikh haynoo noqotee 😂😂

  • @garyaqandaakir
    @garyaqandaakir 26 วันที่ผ่านมา +1

    Wowww Eshacala Erayo ku soco ❤❤❤❤🎉🎉

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 27 วันที่ผ่านมา +7

    Nasri my crush 😻 😂

  • @Maarik.
    @Maarik. 18 วันที่ผ่านมา

    Nazri in the building the one and only wlhie❤

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed6768 วันที่ผ่านมา

    intaad qol la gasho suun la dhaca oo runta u sheeg😢

  • @dhawrzanmahamoud5326
    @dhawrzanmahamoud5326 26 วันที่ผ่านมา

    Waan yabayay xagee heestu ka so jidanaysa
    Sow cadceed on fire 🔥 ayaa tumayaa😂❤aamkina sow waa eryadiisi🙋‍♀️🩸mesha wiilashaydiiba ku galgashay
    Inbty Nasir codbad igu garacday

  • @deeqoowyare
    @deeqoowyare 28 วันที่ผ่านมา +2

    Lagayaab hees wey dhaaftay legend wllkei 🥁🎹🎸🎧🎙🏆

  • @Aniita-Malpo
    @Aniita-Malpo 27 วันที่ผ่านมา

    Goat fanaanka tan hees way dhafte magac ubixiya reer comment❤🎉 like isar

  • @user-tt8ke7mz3o
    @user-tt8ke7mz3o 27 วันที่ผ่านมา +2

    Heesta waxa shidaya macalin cadceed ❤

  • @KhadarMaxamed-zt4hk
    @KhadarMaxamed-zt4hk 20 วันที่ผ่านมา

    Heestan way igagadantay😮