Gaadhigii Sababi Gaadhay Dagaalka Kenya & Somalia | Tuuganimo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 257

  • @jsdfdfgg171
    @jsdfdfgg171 4 ปีที่แล้ว +99

    Jaalle siyaad Bare waad naga hooseysaa aadane aan qalad galeyn caalamkaan ma jirro waxaan Rabi weyne kaaga baryaa Janadiisa inuu kugu Deeqo Aamiin , Caalamkii aad nagaga tagtay ayaa maanta , rabaan iney shacabkeena iyo Ciideenuba iibsadaan, laakiin insha Allah kama yeeli doono, Allow naga qabo kuwa shacabkooda dmaaya

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 4 ปีที่แล้ว +1

      Stupid

    • @ekhwa2135
      @ekhwa2135 4 ปีที่แล้ว

      Markaad kaas Jano u baryeysid ma gaashaandhigiisiij aya qabtigiisa u raaacey

    • @zeinabumu.hamza.1234
      @zeinabumu.hamza.1234 4 ปีที่แล้ว +4

      Walo.bayaa.raabi.janadiisa.faardowsa.aclaa.haku.irsaaqo.amiin.mantaa.adiga.dib.qaabo.meed.kabaxsan.laa.naxaariis.alle.kumaasiiyo.dhanbegaadena.alle.madhhaafo

    • @zeinabumu.hamza.1234
      @zeinabumu.hamza.1234 4 ปีที่แล้ว

      @@ekhwa2135 sheeydhaan.

    • @c.risaaqmuxumed6115
      @c.risaaqmuxumed6115 4 ปีที่แล้ว

      Ppppppppppppppppppp

  • @hanadrached4917
    @hanadrached4917 4 ปีที่แล้ว +21

    Ilahy ha unaxaristo jaalle siyaad Wuxu aha shaqsi tarikhda baal dahaba nagu qoray somlinimadana ku weyneed

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 3 ปีที่แล้ว +5

    Dadku soomaalida qaar tuugsana 🙉🙉🙉😳
    Waa ceeb iyo magacxumo 🙊🙈
    Mahadsanid, Qaamuus

  • @garashiyogaraad359
    @garashiyogaraad359 4 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u Raxmado Jalle Siyaad Wuxuu Nin Rag Yaqaan Ah

  • @adentohyare7225
    @adentohyare7225 4 ปีที่แล้ว +10

    Waxasa madhaxweyne ah! Allahayoow unaxariso marxuunka..

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 4 ปีที่แล้ว +49

    Allah Ha'unaxariisto M M Siyaad
    Waligey Ma Maqal Sland Qof Ah Run Kashegaya M M S Bare Inta Dhimam Runta Marxuumka Ino Sheega Koley Qaladkisa Wu Yaraa Marxuumka

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaha unaxaristo siyad barre

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 ปีที่แล้ว +3

      Somaliland iyo siyad bare wanag ma dhex oolin

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 4 ปีที่แล้ว +2

      @@saidabdi73
      War rag waawayn baad tihiin ee Isaaq sheeg. Somaliland maxa dusha kaa saaray?
      Midda kale dad dagaal kula jira dad dhintay ma kula tahay inay iyagu nool yihiin?

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohammedabdi7061 cood kusoo duub szp

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 4 ปีที่แล้ว

      @@saidabdi73
      I don't get it. Thanks any way

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +15

    Dawladii somalia ee xiligaa jirtay waxay ahayd dawlad awood badan leh cawil waxa aw lee yahay lanbarkii kenya ayaa ku xidhnaa gaadhiga bal ufiirsada halkaa sirdoonka somalia iyo ciidanka xuduudaha joogaaba sideey u aqbaleen gaadhi lanbarka kenya ku xidhan yahay waa mid aan dhacayn waxa aw ka dhigay somalia meel aan waxbaba ka jirin bilaa calayk ufiirsada

  • @omarsalatmaalim5615
    @omarsalatmaalim5615 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha alah siyad bare will ayu aha gesi ah

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 4 ปีที่แล้ว +3

    Alah ha u naxriisto muxamad siyaad bare ilaaheey qoom Muslim ah hadii uu ka dulqaado amiir daalim ah oo umada dulmiyey wuxuu ooga bedela amiir caadil ah oo umada u naxriisto 30 sano ka dib igu filan wax kasta oo jirey sir kastoo qarsooneed dulmiga jirey meel uu ka socdey ba wakhtiga cadeeyey soomaaliyey waxaan idin oran lahaa haku mashquulina qof waa hore dhintey caaydiisa ka fikira umadaan gubaneeyso u dhamaaneyso faqriga gaajada qaxa qoxooti nimada qaraxa iyo dalkaan olalaayo maxaad ka bedeli kartaan hada waa wakhtigiini idinka nool qoomkaas waay tageen wixii gef ee ka dhacay alah haka cafiyo wixii wanaag aay dalkaa u qabteena alah haka ajir siiyo alah ooga cabsida meeytada no matter xisaabtooda rabi baa leh alah hanaga saaro waxaan dhaxal u helney ee helaag ah dalka na ha inoo dejiyo

  • @Darusiha6254
    @Darusiha6254 4 ปีที่แล้ว +9

    Formerly Somali people were an other level

  • @richhome3678
    @richhome3678 4 ปีที่แล้ว +19

    Waa Qiso wanaagsan
    Oo iga dahsoonayd mhdsnid wll halkaa kasii wad🙏🏽❤

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว +2

      Abwaan Afhaye mahadsanid walaal.

  • @mustafahassan1924
    @mustafahassan1924 4 ปีที่แล้ว +5

    Hortaa Waa true story 1970 ila 1980 dhexdoda ayeey ayehd raga bilaa shaaqo ah oo radinaya shaaqo ayaa Nairobi imadeen kadib dadki somaliyed ee igusaa horeyey Nairobi ayaa kuyidhii shaaqo radiyaa oo muruqinaa malaa markasa ayeey dhaceyn garigii Daniel arap moi

  • @abdullahishukri1961
    @abdullahishukri1961 4 ปีที่แล้ว +37

    Halayaabina sheekadaas waagi somalia ey dowlad aheyd kenya wexey ahey sidi mamul goboled oo kale runti waxan aheyn libaaxi africa ayagana wexey ahaayen barambarta africa

    • @Fahad-fz3bm
      @Fahad-fz3bm 3 ปีที่แล้ว +1

      Laakin maantayna Maxaynu nahay Somali ahaan iyaguna maxay yihiin Kenya ahaan

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Fahad-fz3bm
      Kkkkk cagsiga baan nahay baranbar baan nahay.

  • @ahmedhassan129
    @ahmedhassan129 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyad Barre ilahay ha u naxariste wuxuu ahaa wadani.

  • @CllahixuseenAbokor
    @CllahixuseenAbokor 4 ปีที่แล้ว +14

    Waa arin suuro gal ah waxaanay katurjumaysa libaaxnimad somalida

  • @dhexdhexaad514
    @dhexdhexaad514 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah muqaal warbixin cajiiba xanbaarsan mahadsanid ilkacase.

  • @risakovzuzu3854
    @risakovzuzu3854 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi gaariga haduu sidaas kutagi lahaa ceeb ayay ahaan lahayd Lakiin somalida waa dad garasho fiican waayna dadaaleen

  • @Danwade7979
    @Danwade7979 4 ปีที่แล้ว +8

    Anigu qisadaan waa maqlay hada kahor lakin waxaan usoo taagnaa
    1993/1994 wiilal dhalinyaro Somali oo Garissa, Mandera kasoo dhaca baabuurta Mutabiishka loo yaqaan
    Kabacdina Kismanyo Shaneemo ayaan ku Kala gata oo ganacsato reer Muqdisho ayaa gadan jiray

  • @caawalemasul6324
    @caawalemasul6324 4 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid sxb waaaaa xog fiican

  • @abdinasirabdukadirfarah8624
    @abdinasirabdukadirfarah8624 4 ปีที่แล้ว +17

    Mahadsanid wll, macluumaad wanaagsan ayaad noosoogudbisaa, horay usoco, walaal |qaamuus|.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว +4

      Abdinasair mahadsanid walaal.

  • @hassanmire1452
    @hassanmire1452 4 ปีที่แล้ว +13

    Sannadadii 67kii ilaa 76kii waxaa jiray dhalinyaro Kenya baabuur ka soo xadi jirtay oo Xamar la soo geli jirtay, taas waa caan oo waa la wada ogaa sida aan sheekada ku maqlay. Laakiin qisadan Xamar kama maqal, hadda ayaa iigu horeysa.

    • @Danwade7979
      @Danwade7979 4 ปีที่แล้ว

      Aniga qisadaan waa maqlay lakin waxaan usoo taagnaa
      1993/1994 wiilal dhalinyaro Somali oo Garissa, Mandera kasoo dhaca baabuurta Mutabiishka loo yaqaan
      Kabacdina Kismanyo Shaneemo ayaan ku Kala gata oo ganacsato reer Muqdisho ayaa gadan jiray

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +2

    Adeer waagas wa waagan noolayn iyo waayo waayo iyo aabe siyad alow ku naxariiso

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk adkuu ahaa siyaad bare alle haw naxariisto

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 ปีที่แล้ว +5

    Arintaas waxay laxiriirtay gumaadkii wangala waana ogaay ragaasna baabuur xamar kuma wadan gaariguna garigaas mahayn

    • @abdillehhussein3726
      @abdillehhussein3726 ปีที่แล้ว

      Beenaale.Ragii xaday baabuurka waa layaqaanaa wax Waagala ka galayna majiraan.Ragaas maroodiga iyo wiyisha faantooda ayeey ka shaqeeysan jireen.

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว +5

    Soomalidu tugsana 🤣🤣🤣
    Adarkay s guuto Ahmed saleban dafle ilaahay haku xiftiyo

  • @Twa917
    @Twa917 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaha geesi

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 ปีที่แล้ว +4

    Nimaka gaariga soo dhacay waxaan meel wada joognay mudo badan sheekaduna waa ka gedisneed siduu u sheegaayo waxuu rabo ayuu sheegay

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 4 ปีที่แล้ว +17

    Waa lagu waayey ustaad

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว +5

      waa la isku soo noqon wixii nool adduunyada. Malaayiin Media Mahadsanid dhiirri galintiina.

    • @qarandoonyusuf1668
      @qarandoonyusuf1668 3 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS ASALAMU CALEYKUM walaal waxaad weydiisaa cawil xiligaa uu ahaa safiirka inoo fadhiya kenya wiil SOOMAALIYEED ILLAHEY HA U NAXARIISTO ALLAHUMA AAMIIN oo la odhan jirey CABDULLAHI WADANIYADUNA AY KU DHEEREEYD xaafada EASTLEIGH masaajidka sixka aktiisa salaadii maqrib ka did niman tuuga ah gaadhi si badheedh ah ugu jiidhsiiyeen ka dibna markii askartii la war galiyeyna yidhaaheen DHIIGIISA WADA INOOGA MAYDHA CALASHAAN WAA SOOMAALI , Arintaa waa wax laga xumaado iyo sida xaalkeenu yahay waa kaaf iyo kala dheeri.

  • @Casar_balo
    @Casar_balo 4 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxaristo jalle siyad bare

  • @NoorNoor-zc4nh
    @NoorNoor-zc4nh 4 ปีที่แล้ว +2

    Somali ya hanolato like isara

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 ปีที่แล้ว +36

    “Aabahey geel uu lahaan jiray waxaa ka roon mukulaal aas hadda leeyahay” maxaa hadda noo diidan inaan gacmaha is qabsanno oo soo cilinno sharaftii iyo karaamadeenii?

    • @ismailmadan1466
      @ismailmadan1466 4 ปีที่แล้ว

      Was sax sxb wax noo dii daayo ma jiran

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 ปีที่แล้ว +1

      Moiryaanba diidan iyo dabadhilif iyo tuugo

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 4 ปีที่แล้ว +1

      Lph sxb dadka imiku sidaa uma fikiraan

    • @maxamedam9967
      @maxamedam9967 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁

  • @Shimbirakore
    @Shimbirakore 3 ปีที่แล้ว +2

    Adiga hadii ay kuula muuqato tuuganimo balse in badan oo Somali ka mid ah waxey ula muuqataa edbin la edbinayo kenya loona sheegayo tabartooda halka ay taagan tahay maadaama ay ilaalin karin gaariga gaarka ah ee ku xigeenka madaxweynaha kenya taasi waxey ka dhigan tahay in ay afkooda qabsadaan oo taagtooda talaabsadaan.

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +5

    Soomaali wagaa sharaf bay lahayd balse maanta sumcadeedu sharaf maleh oo kenyaati & ethopian baa inoo taliya

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan cawil wax badan buu hayaaye
    Kaqora please

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal. Insha Allah

    • @mardaadisana6962
      @mardaadisana6962 4 ปีที่แล้ว

      Qaamuus
      Barmaaujka xusuus reeb waxa dad kujira
      Oo halgankii SNM laga waraystay waan
      Wada dhegeystey
      Waxyaabo badan oo iska hor imaanaya ayaad
      Arkaysaa
      Tusaale
      Jebintii jeelka mandheera ilaa 7nin baa
      Laga waraystay is khilaaf badan baana
      Kamuuqda. Taariikhdana waxaa ka mabnuuca
      Been iyo faan
      Shaqsiyada aan aad uga helay oo aan been
      Kudarin iyo faan ooo aad iisoo jiitay
      Waxaa kamida
      Cawil iyo maxamed kaahin
      Dadka taariikhda haya waxbadan halaga
      Duubo intay noolyihiin

  • @shoombeabdi6285
    @shoombeabdi6285 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa sax arinkaa waana taagnaa

  • @alimohamud3243
    @alimohamud3243 4 ปีที่แล้ว +6

    ANIGA hadaan ahaan lahaa dhulka aad haysatan iyo baabuurka yar keeqaalisan ku jawaabi lahaa

  • @abdizojunior1434
    @abdizojunior1434 4 ปีที่แล้ว +7

    Somalia will never be peace and settle khabil into jiro never again somali hanolato will never help without action and wake up and leave khabil behind and make somalia great again

    • @jtc7961
      @jtc7961 3 ปีที่แล้ว +1

      soomaalia nabadeeda masaadaalinkaro wiil yar oo kafaanayo afkiisa hooyo kuna dhax qasayo afshisheeye marka hore adiga isi sax marka kadib hadal

  • @farhanahmedaden4690
    @farhanahmedaden4690 4 ปีที่แล้ว +10

    Mantadan aan joogno 80% Somali majirta ee waxa jira kuwa umagacyaal ah
    Allow Naga Soo saar kuwa somalidani hore udhigma🙍🙍🤦

  • @yonissayid6793
    @yonissayid6793 4 ปีที่แล้ว +1

    Markasta magaca dalkaada horomari

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 ปีที่แล้ว +5

    Cawil baaba noole maxaad ku beeninaysaan
    Qisooyinka ka dhexdhacay kenya iyo
    Somalia miyaad ogtihiin
    Yaanyo house ayaa rag lagalasoo
    Bixi jirey inta beled xaawo lagasoo talaabsho
    Ayaa nabadsugida xamar lagusoo xidho jirey

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan sheeka xariir lama odgan karee keeg going inkastay somalida waxaasi ka suurtoobaan iyo wax kawaawaynba

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 4 ปีที่แล้ว +1

    2:58 Ragaa baa rag🌠 ahaa👍👉 Dalkuna Halyeey baa Xukumay👉.

  • @abdulkaderhersi4204
    @abdulkaderhersi4204 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah wax badan ayan ka faaidnay channel keena

  • @nora5057
    @nora5057 3 ปีที่แล้ว +1

    Cadaabta Allaha ku badiya kaligiistaliyahii Siyad bare waa kii beeniyay aayadaha Quraanka dilayna 10 Culuma ah runta u sheegay Rajiimkii Milatariga siyad bare Waa kii Dalka burburiyay kuwa qabiilka ku taageeray Waa Shaqsiyaad uu ku beeray dhaqankii uu 21sano Dalka iyo Dadka baray Aloow Qurmoone Qabiil Somali ka badbaadi Aamlln Dhaha

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 4 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkkkkkkkk Kenya waan bahdili jirnay lkn manta waxa jira maxay yihiin

    • @user-zc6ig1ep9q
      @user-zc6ig1ep9q 3 ปีที่แล้ว +2

      Somali hooyadeed haa wasto.cadaabtaas baad kuu jiraysan ilaa yoomadiin

  • @xuseenmaxamad9688
    @xuseenmaxamad9688 8 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa Qiso la yaab leh!!.lkn,waxaa Meeshaas ka cad,in mas'uuliyiin Dhab ah aanay aheyn,dafle & Buluq-Buluq!!!..Xilligaas...thanks.

  • @selayahayaniga2677
    @selayahayaniga2677 4 ปีที่แล้ว +2

    Very good history

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin Rag ah baa Mw🌠Somali noo ahaa.
    Kenyana👉Shiikh shariif beey Ma ogeen ka keentay👉.
    Rag Manaxaan ah baa jagada noohaayay👉Dameer fuulkiina Dalkii buu shumcad dilay👉 Waa arin cajiib ah.

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta diplomacy qoyskod aheyda soo taag gacanta

  • @faysalcabdilahi3694
    @faysalcabdilahi3694 4 ปีที่แล้ว +10

    Soomaalidu waadad qatara😅😅

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa kow

  • @sihaamsiman5099
    @sihaamsiman5099 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad kadhahday

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 4 ปีที่แล้ว +3

    kenya saas eey rabtaa in eey badda somalia kuqaadato miyaa horta

  • @gouledduksiye9763
    @gouledduksiye9763 4 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk
    Walee somaalidu waa jiin

  • @abdiraxman868
    @abdiraxman868 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaalah

  • @abdiabdi7485
    @abdiabdi7485 4 ปีที่แล้ว +10

    Adeer. Gaadhi. Ayaad. Nooga. Shekaynisaa. Kuu. Kuyaduna. Dal. Iyo. Dad. Ayey. Naga. Haystaan. ??! Ee. Miyaad. Walantahay. Mise. Waad. Miyir. Qabtaa. ??! Adigu. Isu. Fiirso.

    • @mascamo3772
      @mascamo3772 4 ปีที่แล้ว +1

      Ma waalna ee wuu miyir qabaa balse sharafta ayuu ka hadlayaa iyo qabka soomaaliyeed
      Walal dalka habeen madow lagaama xadin ee taas ogow

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb lagama hadlayo kenya inay dal inaga haysato ee lkn dawladii somaliya iyo dadkeedii barigaa ay dawladu waxbartay oo garab ustaagtay dawlada somaliyana ay awood usheegan jirtay afrika badankooda kenyana waxay ahayd sidii gobol aan awood badan lahayn

  • @jubileeireland4910
    @jubileeireland4910 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheekadaan waa sheeko jirta waan ogahay laakiin sida ambassador cawil sheegayo ma ahan siduu jeclas ayuu u sheegay sheekadu si ka macaan sidan uu u sheegay ayey u jirtaa hataa waxaan hayaa qofka soo xaday magaciisa oo sadexan iyo weliba qabiilkiisa meeshuu deganaa laakiin sida uu cawil u sheegay waa been cad

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 4 ปีที่แล้ว +1

      jubilee ireland cawil sheekooyinka bugta maxuu ka helaa Horta?

    • @xareed1
      @xareed1 4 ปีที่แล้ว

      dee noo sheeg zxp

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 4 ปีที่แล้ว

      bal si kale udhig aanu kula eegnee mar hadaad beenisay dhacdadaa taariikhda ahayd

    • @mahamadyusuf3575
      @mahamadyusuf3575 4 ปีที่แล้ว

      @@axmedaden1655 kkkkkk

  • @caawalemasul6324
    @caawalemasul6324 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc walal somaliyed subscribe like hayla dhaafiin subscribe like

  • @mohamedyusufali2997
    @mohamedyusufali2997 4 ปีที่แล้ว +1

    Lkn ma adnan ka hdlin qaabki ay ulaso baxsaden o ah suasha ugu muhimsan??

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Hanoolaato

  • @Xisbigawaddani2024
    @Xisbigawaddani2024 4 ปีที่แล้ว +4

    Waqtigaa somalli mid ahayd ee xasuus ku nooda reer koonfur

  • @CllahixuseenAbokor
    @CllahixuseenAbokor 4 ปีที่แล้ว +9

    Was Somalia lion

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 ปีที่แล้ว

    Cawil ducaale weligii taariikhda Siyaadd Barre wax wanaagsan ayuubu ka sheega.

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 4 ปีที่แล้ว +3

    Safir cawil kenya dad iyo dhul nooga maqan baabur laso xaday wax weyn ka dhigay wiilasha somaliya keenay baaburka geesiyo 👈

    • @newunited7213
      @newunited7213 4 ปีที่แล้ว

      Yahuuu

    • @muhammadsheikh676
      @muhammadsheikh676 4 ปีที่แล้ว

      @@newunited7213 xarafka D maxad uga tagtay

    • @newunited7213
      @newunited7213 4 ปีที่แล้ว

      @@muhammadsheikh676 maxa kawada

    • @muhammadsheikh676
      @muhammadsheikh676 4 ปีที่แล้ว

      @@newunited7213 yahuu maxad ka waday wan ku dhameystiray

  • @abuhamamcabdi9301
    @abuhamamcabdi9301 4 ปีที่แล้ว +2

    Markaad sheegayso wax taariikha ama dhacdo waa inaad qofka aad warka Ka xiganayso codkiisa soo duubtaa qayb kamida si laguu rumaysto
    Hadii kale beenta aad Dal dalayso Ka daa umada

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 ปีที่แล้ว

      Buuga xasuus qorka ee ambassador cawil ayuu ka soo xigtay

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 3 ปีที่แล้ว +1

    XAQIIQDII RAG RAG DHALAY BAY AJAAYEEN

  • @idirisahmed
    @idirisahmed 4 ปีที่แล้ว +1

    Gadhiga awoowgay oo dhulbahante ah aya xaday oo laso baxsaday .waa geesinimo iyo sharaf soomali uso hoyay awoowgay

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 4 ปีที่แล้ว

    7:38 Mamdheera beey kasoo galeen👉Biibitada Xaawona Waarikoow beey ka qaateen.

  • @sihaamsiman5099
    @sihaamsiman5099 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @mohamedmumin4252
    @mohamedmumin4252 4 ปีที่แล้ว +4

    Libaax qoyay bisad ba lamodaa marku roobka nagu da.aya naga qayodo ban dib usolabandono

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa been qisadani wax aqliga geli karana maaha ma dawlad la aan baa ka jirtay kenya waqtigaas wax aqliga geli kara noogu sheekee

    • @mohamedqaliif9748
      @mohamedqaliif9748 4 ปีที่แล้ว +1

      Adiga Kenya wa iskadaye hada Aya sodhici karnaa gariga uhuru

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedqaliif9748kkkkkkkk wax walba run moodaa rag ugu liita

    • @mohamedqaliif9748
      @mohamedqaliif9748 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanfaarah3912 wanku arkaa meelba Ku danqatay waxan filayaa kuwa Kenya u adega Aya wax Ku galay maxan Ku shegaya adiga Hadi ay Kula weyntahay Kenya soma ogid gawaridii Kenya dorashoyinka ay ugu talagshay e koyalada aha in ankaso afdubnay & kuwa badan o hayado ushaqenaye & kuwa masulin ay leyihiin ama kanax ama Ku farax Somalia wa Somalia barasho inoma laabno

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedqaliif9748 sxb kenya anaa kaa neceb waxna iima gelin waligayna indho ma saarin ma tegin aduunkaan ugu neceb bahay gaadhi la af duubay waxba sheegi maayo badeenii ayay inugu haystaa dhul soomaaliyeed ayay haystaa cadaw inay tahay ayaan u aqaan laakin sheekadani waa mid samaysa ogaw xiliga aw sheegaayo somalia way dhisnayd markaasay xuduuda lugu qaban lahaa lamaba aamineen gaadhi taarikada kenya ku xidhan tahay sirdoonka somalia ayaanay dhaafeenba miskiin

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 ปีที่แล้ว +12

    Mahad sanid waa taariikh aad u qiimabadan

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว +1

      mahadsanid walaal.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 4 ปีที่แล้ว +1

    Cawil waa nin kii fashiliyey inqilaab kii Xasan Kayd ee safiirnimada lagu abaalmariyey

  • @jamaalfirstaid
    @jamaalfirstaid 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaaliya hanoo laato

  • @abdulaahi.odowaa2189
    @abdulaahi.odowaa2189 4 ปีที่แล้ว +1

    Saan mukula fiicantahay

  • @nazwaffen9219
    @nazwaffen9219 4 ปีที่แล้ว +1

    Kenya halkaa baan ku heeynay👉 Hadana Huuro baa noo booteen.
    Waa mucjisho👉Libaax sanka kataabo ah👉Ooeey kenya ku lafi ween doonto.
    Mareexaan unbaa dalka iyo dadka kor u qaadi karee👉Mudulood muxuu Halgamaa kayaqaan.

  • @iraadfaarax.diiriyefaaraxd311
    @iraadfaarax.diiriyefaaraxd311 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa iska caadi walal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @madaxbarar4288
    @madaxbarar4288 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia wax walba waa ka suurta gal

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 4 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALI BAA TUUG AHEEYD XILIGAA OO GAARI KENYA KASOO XADAY KULAHAA.
    WAR KUWAA MAXAA LAGAXADAA WAX IYAGAABA KABAHAAGA KAA XADAYEE

  • @abdikadirali1761
    @abdikadirali1761 4 ปีที่แล้ว +10

    tuugo baabuur xaday ma,aha taariikh wax gal ah, sheekadaadana waa mid siyasadeysan, ka sheekee somalida inay ku wanaagsan tahay darisnimada.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว +3

      Mahdsanid walaal.

  • @aishasheikh8834
    @aishasheikh8834 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah horta xatoyo waxaran lakin gesiyal ayey ahyen wilashs

  • @abdikadar2
    @abdikadar2 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa iska sheeko, gaari noocaas Nayroobi hadii laga soo waddo Xamar marku soo gaaro waa qolof burburay. Wixii la rabo miyaa laysku sheegayaa. Cawilkaan waan aqaan waa beemaale faan badan hadana fulay ah. Uganda iyo Kiinya ayaa Safiir muddo ka ahaa taas waa jirtaa. Balse wax badan uu sheegay ama qoray waxbo kama jiraan.

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax dad looga sheekeeyo kuma hadlaysid baabuur raqiis ah baad ka jadlaysaa kenya waxay soomaaliya ka jaysataa dhul iyo dad oo hadana xasuuq badan u geysteen doqon yahow iska aamus caqligaaga kansar baa ku dhacay

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 4 ปีที่แล้ว +1

    Raggii xaday qaar baa wali nool

  • @Wacdiiyowano9
    @Wacdiiyowano9 4 ปีที่แล้ว +1

    𝚆𝚊 𝚣𝚒𝚍𝚊𝚊𝚣 𝚖𝚊𝚛𝚔𝚎𝚢 𝚍𝚘𝚠𝚕𝚊𝚍 𝚊𝚠𝚘𝚘𝚍 𝚋𝚍𝚊𝚗 𝚔𝚊 𝚍𝚊𝚗𝚋𝚎𝚎𝚜𝚘 𝚊𝚍𝚞𝚗𝚔𝚊 𝚌𝚒𝚍 𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚋𝚊𝚚𝚢𝚜𝚘 𝚖𝚓𝚒𝚛𝚝𝚘😭 𝚌𝚒𝚒𝙻 𝚋𝚍𝚊𝚗𝚊𝚊 𝚖𝚡𝚊 𝚕𝚘 𝚋𝚞𝚛𝚋𝚞𝚛𝚒𝚢𝚊𝚢 𝚍𝚘𝚠𝚕𝚊𝚍𝚎𝚎𝚗𝚒𝚒𝚒𝚒𝚒

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 4 ปีที่แล้ว +4

    Maxaa warka waad isku qalqadey ma Madaxwene Ku xigenka somaliya miya gariga lahaa

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว +1

      maya walaal waxaa lahaa Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo wakhtigaasi ahaa Daniel Arap Moi. markii dambena dalkaasi madaxweyne ka noqday.

  • @newunited7213
    @newunited7213 4 ปีที่แล้ว +3

    Say Charles njonjo😂😂

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 4 ปีที่แล้ว +1

    Wah Wah Gari laga so xaday muqdisho Laguna dhex wato nerobi kkkkkkk

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @fatimafarah5311
      @fatimafarah5311 4 ปีที่แล้ว

      Dad kibray bay ahayen soomaliya cadaw maso hawaysan jirin

  • @muhudabdu3657
    @muhudabdu3657 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @daadaalimaxamed2198
    @daadaalimaxamed2198 4 ปีที่แล้ว +4

    Wll sheekiiyinka nuucaan ahi noosoobadi

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walaal Insha Allah

  • @ashamohamed7947
    @ashamohamed7947 4 ปีที่แล้ว +5

    Soco ku dheh tuugo waa Kenya uf

  • @mohamedqaliif9748
    @mohamedqaliif9748 4 ปีที่แล้ว +2

    Hala gaarsiyo kuwa jajuusinta Kenya ah

  • @hamarihamari9881
    @hamarihamari9881 3 ปีที่แล้ว +1

    si fcn ayy ugaleen

  • @abuushukri-ws9zk
    @abuushukri-ws9zk ปีที่แล้ว

    Waana sidaa libaaxya u aheen hadana doladba inolaba aqonsano😢

  • @aweyscarabeycalawoow3205
    @aweyscarabeycalawoow3205 3 ปีที่แล้ว +1

    walee waqtigaas waa naga baqi jirtay

  • @Alldays000
    @Alldays000 4 ปีที่แล้ว +4

    Iskuso wada duub hada wxba manihi sorryyy

  • @Faraxsanow
    @Faraxsanow 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan nahay dad aan darisnimo iyo bini'adanimo aqoon
    Nabada iyo xasiloonida aduunyada Ku nool yihiina dhibto
    Saas aay tahay Isla weynida iyo iyo nolasha qaska Ku dhisan ayaan ammaan u aragnaa

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว

      War gaal sharaf maleh
      Xaqna waxaa ah in kenya & ethopian la laayo waa cadowga soomaaliyeed

  • @nabadiyonolol5904
    @nabadiyonolol5904 4 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waa sheeko aad u xiisa badan. Fadlan noo soo badi sheekooyinka ambaashatoorka iyo kuwa noocaano kale ah. Subscribe iyo Like ba waan saaray Qaamuus Channel.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walaal.

  • @celmidheere5803
    @celmidheere5803 4 ปีที่แล้ว +4

    Xuduuda dheer xagee kasoo talaabay .
    Mida kale bacaad mamari karo.
    Badda miyaa?

    • @maxxammedhus.468
      @maxxammedhus.468 4 ปีที่แล้ว

      ABDULKADIR MOALIM Ahmed cawil siday wax u dhaceen wax badan ayuu ka badalay

    • @khadab1220
      @khadab1220 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk malaha diyaarad buu ahaa oo dhulka masoo marin

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 ปีที่แล้ว

      Dhinaca jubaland ayay malaha kasoo galeen