Baybalka waa hadalka Ilaah ee rumeeya.❤️✝️ | Somali Masiixi | Somali Christian. Somali | Somalia
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024
- 🔴 FADLAN SUBSCRIBE OO KUSOO BIIR FAMILKA❤️👉 @💞 @Somali Christian TV - SUPPORT OUR MINISTRY
Patreon: / somalichristiantv
Paypal: www.paypal.com...
🔔 - HELP US GROW OUR ENGLISH CHANNEL!
SUBSCRIBE: 👉 / somalichristiantv
JOIN US: 👉 www.youtube.co...
🔔 - HELP US GROW OUR SOMALI CHANNEL:
SUBSCRIBE: 👉 / @somalichristiantv1
✅ - Message us on WhatsApp: 00 44 755 3880575
✅ - FOLLOW OUR SOCIAL MEDIA:
Website: somalichristia...
Facebook: / somalichristiantv
Instagram: / somalichristiantv
Twitter: / somchristiantv
Tiktok: / somalichristiantv
Somali Christian TV Ex Muslims | Ex Muslims | Somali Christian | Christian Somali | Leaving Islam
| Nolosha Cusub | Ex Muslims share their experiences | Rescuing Ex-Muslims | Fake ex Muslim | Somali Masiixi | Somali Christian TV | Somalia | Speakers Corner | Christian Prince 🔴 ✝️❤️
#SOMALICHRISTIANTV #SOMALICHRISTIANTVEXMUSLIM #SOMALICHRISTIANTV2
Anigu hal mid baa idiin sheegaya waar iminkaad dhow dihiin ee ku soo laabta diintina wllhy anigu waa idiin naxaya, igama maha in aan iska kafatamayo war tan waa laga tagaya maha mid lugu sii waarayo, mida Bible_ku ma hadalki ilahay baa maha sababta aan sida ku leeyahay aya ah bible_ka waa la bedbedala oo version ayuu u kala baxa marka sax ba maha oo in aad hadal kii ilahay ku sheegto waa khalad, qof walba fikir gaara ayuu kuso kordhiya sii jiilki jooga marka ay u fahmaan, laakiin qur'aanka mar qudha lama badelin waa sidii ilahay u yidhi weeye, bible_ka laakiin sida maha wax markata aya badariyiintu ama kuwa idinku aqaanta ay bedalayso weeye si ay dadka u marin hababiyaan, anigu waxan idinkula talin laha war wax baadha oo hay iska qadanine oo ilahay waydiista dambi dhaf ilahay wuu idinka aqbalaya, laakiin haku meeraysanina ciise waa ilahy marna waa inanki ilahay meel uun u go'a, hadii ad iska tiraahdan saddex ilaah ba jira oo hada hal qura aha dee macqul baa ma noqonayso oo wax la qaadan karo maha laakiin annaga wa hal ilaah qura oo xaq lagu caabudo, anigu waxaan u malaynaya sinada iyo alcoolka iyo doofarka inad isku cuntaan oo iska dhakhlaysaan ayaad rabtaan ileen hadii ad alcool cabto sinada waad ku dhacaysaan dee maskaxdiiba ma joogte ma ,ileen sinada dadka Christianku waa kuwa lgptga difaacaye.........
Ugu dambayn waxan idiin leeyahay umadda nooga daaya halaaga iyo waxaad faafinaysaan.
Uducee walaalkayaw.
Waa walaaladeen kuwan wayba ina ladhasheen oo waa somaliye gaalada ajaanibta ah baan uooya oon unaxaa markaan xasuusto cadaabka sugi.
Marka ma ciisa wan isku badalay ?
لقد كفرالذين قالوا ان الله هو المسيح ابن مريم
لقد كفر الذين قالوا ان الله ثالث ثلاثة
وما من اله الا اله واحد وان لم ينتهوا عما يقولون ليمسن الذين كفروا منهم عذاب اليم
انه من يشرك بالله فقد حرم الله عليه الجنة وماواه النار وما للظالمين من أنصار
وماقتلوه وماصلبوه ولكن شُبه لهم
هداكم الله
Ilahey ha idin soo hanuuniyo
Dhoontad u dhimateen
Xataa wey idin og yihiin
Kuwa ad u raacdeen
Lacag darteed
Ggalo soo tawbad keena
Waxba hanoo sheegina beentiina
War bih hadin cafiyo sidad khur ankah uyaseysin rabih hadin yasoh xisab nah waa malintah khiyamoh oo aden sidan u hadlidinin ood uhurtagan tin rabigih in aburay malintas rad sadah khof indifacah
Markah ogadanah ineey garbihinuh saran yin mala ig qorasah hadaladinah khorayan malintah qiyamanah eey kenayan maligtas qoralkey inkah khoran iyaganah inkuh markhatih furayah khorankas ey inkah khoray
War..wax.yar.oo.lacaga.ayaad.adiga.iyo.naagtaada.ku.badzlateen.diintiina.gaal.lacag.idin.siisay.oo.dhan.ciise.waa.ilaah.biblakuna.ma.aha.diin.ee.waa.dastuur.ay.baadariyo.qorteen.oo.baadariyadii.giriiga.ahaa.waxay.qoreen.ayey.diinttii.ciise.ku.badaleen.markaa.dhaqaalaha.yar.ee.ay.adiga.iyo.reerka.diintiina.ha.kala.bixin.yeyna.baadariyadani.idin.lu.gooyeen
yaa ilaah ahaa markuu Ciise uurka hooyadii Maryan ku jiray !!!
Waa Kalamkisii iyo ruuxdii ilahay adiga hataa ma rumeysnidoo ilahey ayaa ruuxdisii qof ka ku afuufay waxa ciise ka hadlaayey waa ilaah sababta uu ugu afuufay Qofka waa in uu adiga kuu sheego Marka Qoloftii ruuxda lagu afuufay ayaa aheed ciise Ruuxdii ku jurtayna ruuxda ilahay ey eheed ruuxda ilahaay maaha kaliya mida dadka cml
Raxdah ilahaay kumah afufin ee jabril bah kuh afufay oo rabigey usodiray
Markah nabih ciisa waa adon ladhaley ee mahan ilahaay ilahaay subxanah watacalah lamah dhalin oo malah aboh iyo hooyabah
Waa ilahaay waxidkah ah oo aburay samadah iyo dhulkah iyo waxa kusugan waa rabigah khal khey
Markah kabakhah rabigey inih aburay oo insiyey indhad waxa kuh aragtan iyo afkad waxa kuntan ood kuh hadleysin ee umad nakhah ilahaay waxa kastah insiyey cafimadkah adkuh hadleysin ee iskadayah hadalkah dabigah ah
War dib isuh firiyah sidah rabigey in aburay subxanalah
Markah xakhah rabigey inkuh leyahay hadin tosoh nabih ciisanah waa adoonkih ilahaay aburay oon abah lahen gartah sidas
Wabilahi tofiiq
@@حبيبهعلي-م4ف ilaahay ruuxdiisa sow ma ahayn iyo kalamkisii nin yohow maxamed Runta masheegi hadii uu runta sheegi lahaa maheleen dad rumeeya oo raaca Filimkiisuna hit ma noqdeen mana heleen naago badan iyo xukun. Maxamed wuxuu u Ciilqabay naago maxaa yeelay faqri buu ahaa kadib buu islaan carmal ah iska guursaday, wuxuu ahaa Qof cuqdad qaba
Xukun buu rabay wuu helay wuxuu rabay naago wuu helay waxay sheegaan carabtu dumarka uu u galmooday magalada maka 3 kolkii loo qaybsho 2 iyo bar wuu la seexday qaar uu adoonimo kula seexdo Qaar uu Wey isku key hibaysay kula seexdo Qaar uu guursaday qaar uu Qanimwystay sida sofia, kadibna isla dumarkaas uu U galmonayey ayaa ku saliyi Jiray Ilahayna wuu daawanayey oo raali buu ka ahaa Dhaqan xumidaa lama Aqbali karayo.
Anigu waxa aan ku diiday Akhlaaqiyan sida uu ahaa maxamed Mana dhici karto ilaa Qayaamaha Akharada in aan Dhegeysano maxamed baa ilmayar oo 6 jir ah boyohiisa ku bixinayey oo 9 jir ku wasay Yaaqey damiir baanu leenahay Waxaan ilahay horti ugu dhaaranayaa inaan maxamed ilahay soo dirin
Diintiina ku soo laabta idin ma baagini