ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sheikh Saciid Raage Iyo Dumarka Somalida- Guurka Ajaanibta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2013
  • Sheikh saciid raage iyo Duarka somalida - Guurka ajaanibka iyo sida aay gabdhaheenna
    ajaanibta oladhaqmaan- fact and the funny side of story is that ,
    Somali girls give more respect Foreign men than Somali men...shocking Revelation....
    ..............................................
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Our Larger Channel … / joorre123
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia

ความคิดเห็น • 169

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka allah khyr shiikhenaa ilahy hano xafido

  • @fatemahamedali4001
    @fatemahamedali4001 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdi azkari maad furatid chanal kale oo aad sheekh soo dhigtid

  • @cindarelle7168
    @cindarelle7168 8 ปีที่แล้ว +12

    This is ironic, he is putting somali women down for marrying other races while he is married to a white woman..very hypocritical. people these days are not so narrow minded..qabil and race is irrelavant to alot of people which is a progress. It is something that is promoted in Islam so its strange to hear a sheikh against interracial marriage especially when he married outside his race

    • @guuledali9145
      @guuledali9145 6 ปีที่แล้ว +4

      cinda cheap and clean shut up

    • @GeeljirePower
      @GeeljirePower 2 ปีที่แล้ว +6

      No, hes talking about somali womens self hatred and how they lower themselves for an ajnabi and demand more from a somali men

  • @hothanahmed2919
    @hothanahmed2919 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa xaqiiqo sh siciid raage allaah hku bareeyo

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว

      Maxa xaqiiq ado mahadsan

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdixaaji4178 waxa xaqiiqo ah inaad nin somaliya meher kaqaado oo aad cadaanka lasinto

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 7 ปีที่แล้ว +2

    Shiekh asc jazakallah khyre

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh saciid Adiguba xaaskaaga waa Ajanabi ka waran haday Gabar somaliyeed Guursata maxaa ku jabin maybe inay aragtay baa dhici karta waya Aragtay nimankana ka hadal please aad baan u dhagaystaa waan qurux badanahay Ajanabi ma jecli Masha’Allaah 😍😍

  • @somaliflame8845
    @somaliflame8845 7 ปีที่แล้ว +8

    They are submissive towards other but act like Rambo vs Somali man. I dont have something against interracial marriage but these women bashing Somali man have put me of Somali women.

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 8 ปีที่แล้ว +4

    ajanabi ilahy ayaa kamagangaly ilahy kheyrka hawaafajiyo gabdhaha inta wanagsan babadan

  • @fartuunmoha877
    @fartuunmoha877 7 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhh walee sheekh waa Runtaa ishaad ka tuetay

  • @xanancalicali2800
    @xanancalicali2800 8 ปีที่แล้ว +1

    I really like, every point of u

  • @ahmeyhulbaleshogol9618
    @ahmeyhulbaleshogol9618 9 ปีที่แล้ว

    jazakaallah kheir ya aqhi

  • @daahirhussein8918
    @daahirhussein8918 7 ปีที่แล้ว +1

    شكرا لك علي هذه المعلومات يا شيخنا

  • @munaissa81
    @munaissa81 9 ปีที่แล้ว +8

    waxaa igu yaabka badan waa wadaad dhan ajnabi un guursanaaya hadana dumar somaliyeed markey ajaanib raacan ku dhaga hadlaaaya.. waxaa fiican hal waji inaa ku dhaqanto maadaama ilaahay diinta kuu fududeeyay.. ilaahay ceebtaada ha asturo iyo inteena kale..

    • @fadumaabdulkadir6462
      @fadumaabdulkadir6462 9 ปีที่แล้ว

      Sbxn allaah allaah ka baq adigu sheikh ixtiraam ma adaa raba ajnabi

    • @cabdikhadar552
      @cabdikhadar552 9 ปีที่แล้ว

      Asc wr wbr culimada aflagaadada halaga deeyo miyaan illaahey laga baqeenin

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว

      mona haji waa runtaa walaale yaab badanaa shiikhan

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdikhadar552 yaa af lagaadeeyay shiiqa

    • @mustafeasad9377
      @mustafeasad9377 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdixaaji4178 adigu ma stress baa ku dilay waadigan meel walba oohin la taagane
      Nigeriyanki ma ku soo eryeen siilkaga uraya nin somali ahi ma rabee is dal dal

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +2

    I hope inaad Akhirisato comment 👍

  • @maramaya1856
    @maramaya1856 8 ปีที่แล้ว

    mashaa Al lah sheikheeq saida rageeg

  • @abdulkadirmohamedabdulkadi7188
    @abdulkadirmohamedabdulkadi7188 8 ปีที่แล้ว +2

    cajiiip 25 sint nin cadaan 25 kun nin somali subhanallah

    • @binyamiinmohamed828
      @binyamiinmohamed828 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Ladan
      Xishoo ragoo dhan.mawada xuma dumaraka ayagaba qaar xun wey ku jiraan ee walaleey waan isla dhalanay walsheen baad tahay ee is daji ajnabigu hanaga xigsanina

  • @souadmed8955
    @souadmed8955 8 ปีที่แล้ว +1

    runty c'est la pire vérité qui existe à nos jours merci wll de nos transmettre ces hadiis

  • @jamaalislam5939
    @jamaalislam5939 8 ปีที่แล้ว +3

    walahay is true somali woman mawanaagsano

    • @amalqatamikarameesh5074
      @amalqatamikarameesh5074 7 ปีที่แล้ว

      I don't think so

    • @zamzamcaduunzaamwadani536
      @zamzamcaduunzaamwadani536 7 ปีที่แล้ว +2

      jamaal islam adaa iska tiri nimanka adunka ugu xun waa nimanka simalida ..tusale nimanka adunka horumar ayey kagareen nolosha ama naagahoda ha ahaato ama wadankoda sey udhiseenn!!!adinka maxaa qabsateen naag lee melaha lataagan tahay?nin yurub ah ama nin Amerikan ah ama nin carab ah bal magartaa hada adi?

    • @handdownmandown4567
      @handdownmandown4567 6 ปีที่แล้ว

      zam zam caduun zaam wadani
      sawirka hada ku saaran soo nin somali maaahan mise wa lagu furay

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 7 ปีที่แล้ว

    sh saciid allaha ku xifdiyo waanada umadaada wad

  • @abshiraali6046
    @abshiraali6046 10 ปีที่แล้ว +6

    Naagtiisa xitaa waa ajaanib.

    • @salamkala14
      @salamkala14 5 ปีที่แล้ว

      abshira ali 😂😂😂 wallahi waa yaab dumar ka somalida ilhay umu samayn raga somalida keliya sido kale dumar kasto wadan kasta

  • @shaficishafici9181
    @shaficishafici9181 7 ปีที่แล้ว +9

    naago markii horeba daawo marsanayo oo abuurista alle aan kuqnacsaneyn miyaan imaan usoo iibin karnaa😂😂😂😂

    • @zamzamcaduunzaamwadani536
      @zamzamcaduunzaamwadani536 7 ปีที่แล้ว +2

      Shafici Shafici nun somali waa nacas iimaan laheyn oo dhiiga walalkiisa daadiyo wadankisane dhiso karin oo dumarka lee kumashqulsan

    • @MrXamaraawi
      @MrXamaraawi 6 ปีที่แล้ว

      hhhhhhh kkkkkkk qax qax qax qax waa wada micheal jackson, self hate,iskuma faraxsana gabdhaheena, Cadaan jaceeyl iyo shisheeye jaceeyl, tan xigta kuwa sheekha eedaynaya sheekhu waa sheekh magaalo jooga waxaa oo dhib ahna daily u arka, mida xigta fadlan joojiya waxa ghost naiin ekeeya eed iskui cadeeysaan ,wollaahi gabar midabka soomaalida leh waa yartahay in aad aragtid oo healthy looking,ma garan waxa ka dhaadhiciyey waa qurux inaad saa u ekaato.

  • @houda1389
    @houda1389 9 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @Ak-k99
    @Ak-k99 9 ปีที่แล้ว +4

    Taas run buu ku shegey sheikh saciid

  • @mohamedabdikaafi6573
    @mohamedabdikaafi6573 7 ปีที่แล้ว

    nadiifo jama☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺☺ goood wll

  • @jamaalislam5939
    @jamaalislam5939 8 ปีที่แล้ว +4

    Somali women qashin weeye

  • @warsanaxmed3451
    @warsanaxmed3451 8 ปีที่แล้ว +1

    subxaanlaah adii nala waniyo ma ceeba midakale meeqa gabdhood Aya ajnabi kursatay hadane diintii ka baxay oky nin soomaaliyeed iskasta oow u xunyahy meel aad uradidad taqaan oo tadkisu gaalo Maha asguba ha xumadeee

    • @binyamiinmohamed828
      @binyamiinmohamed828 6 ปีที่แล้ว

      Nimco Ladan
      Hadee marka maxad iskugu duleyneysaan ajnabiga hada rabtaan guursadee

  • @saadiacodey6737
    @saadiacodey6737 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhhh funny ways ruunti jazaka Alaaah

  • @dnur1555
    @dnur1555 8 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah runta ayuu ka hadle

  • @hudaomer2538
    @hudaomer2538 8 ปีที่แล้ว

    subxana laah yaa sheakh

  • @garaad3568
    @garaad3568 5 ปีที่แล้ว +1

    Arintaa waan arkay dumar ajinabiga jecel ........

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 6 ปีที่แล้ว

    Waa runtii wax u daran kuwa guursaday Jamaykaan

  • @IbrahimHasan-yb5pv
    @IbrahimHasan-yb5pv 8 ปีที่แล้ว

    ey

  • @ikraamabdi4708
    @ikraamabdi4708 8 ปีที่แล้ว +3

    hhh malaha somalida ayadaa halka is dhigtay
    Allow is jeclaysii Dadkayga Wiilasha somalideyow Gabdha u Roonaada oo u naxariista

    • @mubarakmohamud8796
      @mubarakmohamud8796 8 ปีที่แล้ว +1

      Maxa lo ronada iyadibaba ka cararayan ee hora lo yiri maqashi dushada ogol ba la sita

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 7 ปีที่แล้ว

    Raga somalida waxa ay dumarku kula dagaashanyihiin waa daba leefoow iyo wasoow ayeeysan aqoon dumarka waayahaan yurub tagay 12am ayee barnaamijka dhaqanka ayee daawadaan marka in ay dhadhamiso ayee rabtaa mr somali aqas ayuu taaganyahy waana sax af ilaahey lagu caabudo meel mar weliba nijaas ah in la galsho ma wanaagsana

  • @ruumahmed1355
    @ruumahmed1355 7 ปีที่แล้ว +5

    Cajiib gabdhow wilshena qimeya

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Adigu qiimeey

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdixaaji4178 hhhhh warkagu wuu cad yahay nin somali meel walba waad ugshay hadqy tahay facebook

  • @misspamba1
    @misspamba1 7 ปีที่แล้ว +1

    I don't believe this honestly 😞 just to remind Shekh Rage he is married to a foreigner. Ilahay halaga baqo runta sheega.

    • @farahe2091
      @farahe2091 5 ปีที่แล้ว

      Cheap and clean. No one calls them beauty. They are just cheap.

  • @souadmed8955
    @souadmed8955 8 ปีที่แล้ว

    runty c'est la pire vérité qui existe à nos jours merci wll de nos transmettre ces hadis

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomalidu xaga dumarka wryka dhinteen.waa nasibdaro ajanib in ay wimeyan.raga qiimobadan o geesiyaal ah.

  • @natbakkabtan5954
    @natbakkabtan5954 8 ปีที่แล้ว +1

    wa wana qaadasho qofki wax fahmaaya

  • @Qabooje
    @Qabooje 4 ปีที่แล้ว +3

    cheap and clean waa arin jirta

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 3 ปีที่แล้ว

      Nadaafad goormeey noqotay

    • @GuledAar
      @GuledAar ปีที่แล้ว

      @@xamdixaaji4178 Waa dhilaynimo ma'aha nadaafad. 🤣

  • @maryamomuxumed9402
    @maryamomuxumed9402 2 ปีที่แล้ว

    Raggeenuba ajaanibta ayey jclyihin

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 7 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jazakallahu qeyr waa runtaa arintaas Ajaanibta wax laga siiyo gabdhaheena ma aqaneee lkn waxan shaki ku jirin wiil soomali ah inaan loo dhaamin sida ey ubahdilanyihiin lagama shekeyn karo taladeyda waa Alle kabaqa gabdhow wiilasheena soomalina guursada ayagaa kugu diina kuguna dhaqana qarashkana ka aayara Allaha inoo barakeeyo wiilasheena soomali

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ka baqa maxad ula jeeda hadii nin la guursa waayo ma ilaaheyba lagu caasiyay

    • @neverlookback1244
      @neverlookback1244 หลายเดือนก่อน

      @@xamdixaaji4178dee waa run

  • @abdinasirhassan7913
    @abdinasirhassan7913 7 ปีที่แล้ว

    dheeq

  • @zackboyhood4963
    @zackboyhood4963 8 ปีที่แล้ว +1

    runtisa wye dumar kena Allah dasto raliyo neh Allah kadhigo

  • @qaraaxomedia1090
    @qaraaxomedia1090 6 ปีที่แล้ว

    cajiib dadku qaarkii wey dhibtaa runta, qaar baba u fahmay shekha hadalkisa cunsurinimo xaqiiqdu se waxaa habooneed in aad positive ka ka eegtaan naseexo na aad u fahantaan unfortunately caksigeed baa dhacay

  • @hawaabdullahi1524
    @hawaabdullahi1524 9 ปีที่แล้ว

    Asalamu caleykum
    Waxaad ka hadashay waxa waa ka jiran laikan inaad dumarku kalsoni lana tahay uguma raxasani

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib sheikh saciid 10 sano ka hor buu wax ogaal ahaa kawrn,

  • @samiirlove5188
    @samiirlove5188 10 ปีที่แล้ว +1

    shiikh saciid raage hadal kiisa waa wax jira waana run sideey ila tahay lkn ma fiicno in la sheeg sheego gabdhaha ceebtooda ninkeey ayaga rabaan haguursadaan lkn Muslim ha ahaado

  • @Tajirnews
    @Tajirnews 6 หลายเดือนก่อน

    Sheikh rage married to cadaan ureyso and he said she will kill him if he marry another wife. This guy is fruad

  • @daaloomar9603
    @daaloomar9603 8 ปีที่แล้ว +1

    gabdha soomaali sharaf bey leeyihiin ilmaha xita a Kuma masruuftid sidi wax aan aaba laheyn bey korisaa wadanki aad ku dhalatay ayay kugu celin. imisa naag cadaan ilma soomali qaadatay doofaar cunsiisay markay is fureen. aniga kula hadal siin walahi wa xaqiiq ay ku dhacday walaal Kay saaxiibkii

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 7 ปีที่แล้ว

    waa wax lala yaabo 25c iyo 25,000

  • @saidwadani9263
    @saidwadani9263 7 ปีที่แล้ว

    Soomalida markeey ninka somaliga eey cunsuriyeey naayan ninka acadaanka oo garacnimada lagu dhaly guursato taas caqligeda ugeeyay

  • @barkaashcaato6929
    @barkaashcaato6929 6 ปีที่แล้ว

    Meshan siyaasad maaha wa diin e ha laga gaabsado qofka aqoon ulaheyn diinta sheikhyada yuu ku dambaabin wa iga waano

    • @xamdixaaji4178
      @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

      Ma In dumar guurkooda laga hadlaa diin ah kkkkkk

  • @khalidmaged1
    @khalidmaged1 9 ปีที่แล้ว +1

    ajnabeg wa u liifa ..nin somali maba liifo marka lacag abotada in wax badan laga qado waye

    • @naftanuura14
      @naftanuura14 8 ปีที่แล้ว +1

      balayo ku leeftaye xishoo 😡

    • @khalidmaged1
      @khalidmaged1 8 ปีที่แล้ว

      lol af le waye laakin mey laga ame sas cml nooh

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 4 ปีที่แล้ว

      Hhhh 🙈

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 5 ปีที่แล้ว

    Shiekh sead muxu yidhi indertaa baa dayacan oo aan labaynayaa cajiib 🤔 waar ragii soomaaliyed maxaa helay

    • @Abdisadik28774
      @Abdisadik28774 3 ปีที่แล้ว

      Abayoo so Xaqiiiiq ma. Ahan hadalkas

  • @yusufkhadar398
    @yusufkhadar398 ปีที่แล้ว

    Way kajaban yihiin raga ajaanibka

  • @saafisomali7551
    @saafisomali7551 5 ปีที่แล้ว +1

    Adigoo ajnabi qabo inaa gabdhaha ku mashquusho waa kugu damiir xumo
    Ufffffff

  • @kingmadom5628
    @kingmadom5628 7 ปีที่แล้ว +3

    kala dhaqan la yahay ninka somaliga waxaa lagu soo barbaariye inuu naagaha ka eego qaybta hore naasaha marke kulman shukansiga naas lee u taataabto halka ninka ajanabiga lagu barbaariye inuu ka eego baqa xaarka soo maro waa futada iyo afkeeda marku shukaansanaya guska nuujinaa nolosha cusub waxa waaye futada kii wasaaya la doonayaa ee gus hadii la rabo afrikan wax ka gus wayn malahan ee meshaan futo wasow lees dheeryahay ninkii rabo in laga qaado 25 cents futo wasow ha ogolaado iyo afka inu ka galiyo

    • @miinkamaanka1661
      @miinkamaanka1661 7 ปีที่แล้ว

      king madom 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 am dead

    • @abdihakim5691
      @abdihakim5691 7 ปีที่แล้ว

      Subhanallah 😂😂

  • @Hanad9564
    @Hanad9564 7 ปีที่แล้ว

    yaab

  • @adamsmith6728
    @adamsmith6728 10 ปีที่แล้ว

    go away

  • @xamdixaaji4178
    @xamdixaaji4178 4 ปีที่แล้ว

    Adeer sheekhna ma tihide ka bax meesha haso bacaac leeyne

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 6 ปีที่แล้ว

    Low self esteem. SubxanaAllah

  • @leeayosh9310
    @leeayosh9310 9 ปีที่แล้ว

    Waarun gabdha soomaal waxa ay moodaam cadaan tu in aaka fiica tahay madooga

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว

    bal maqla meeshaan 25shiling hadii lagu mehriyo ayadey quseysaa maxaad dumarka somaliyeed oo dhan ugu saabadeyneysaa waa ay jecleyd hadey marka danbe maherkii badisey qaladkii hore ayey ka baratey. ixtiraamkuna waa wax la kasbado hadey ixtiraamti asagaa ka keensadey shiikhan in aan dharbaaxaa iga soo dhow walaahi shiikhaan asagu naag cad sookan qaba

    • @binyamiinmohamed828
      @binyamiinmohamed828 6 ปีที่แล้ว +1

      Suleekha D
      Hhhhhhhhh cebtada hanko shegin hadaad ajnabi rabt guurso xr baa taha lakiin waa u dililaysantihiin

  • @Hanad9564
    @Hanad9564 7 ปีที่แล้ว +1

    waa been qisadani

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 6 ปีที่แล้ว

    Xaqa sheeg mise jaahiliin tii uu rasulku sheegay baad tahy?

  • @mimicharapova6018
    @mimicharapova6018 5 ปีที่แล้ว

    Gurka iyo nolosha wa wax qoran mana jiro qof sameysan karo ama og qof ku gursanayo alle xagisa ayey ka qoran yihin dinta halisku gursado aya qu ranka lagu shegay ee somalinimo isku gursada lama dhihin somalida culmo iyo camaba cunsuri nimo aya ku jirta wa waxa wadankena udagi layahay marka cunsur nimada iska sara

  • @quensuleekha2291
    @quensuleekha2291 3 ปีที่แล้ว

    Raga soomalida ayaka ayaa gabdhaha waraabaha u loogy mxa yeely badana raga soomalida kuma dhaqmaanوعاشروهن بالمعروفintaas hady sameen laha yeen lama arki gabar somali o ajaanib guursato lcg maahan muhiimada ee wa mucaamalo wanaagsan in lagulala dhaqmo gabdhaha o jcl loomujiyo raga soomalid badana mjclo in uu xaaskisa ula dhaqmo sida uu asaga jcl yahy inay ula dhaqanto uguma naxariisto sida u jcl yahy inu ugu naxariisato o kale marka dhibka halkaas ayu kajira hadi intaas lasaxo lama arki doono gabar ajaanib guursato

    • @abdifatah9256
      @abdifatah9256 3 ปีที่แล้ว +1

      hadaad guursato anaga maxaa nogu jaban.

  • @daaloomar9603
    @daaloomar9603 8 ปีที่แล้ว

    sheeq gabdhaha sirtooda ama ceebtooda ayaad ka shaqeeysa. tii ifur ku tiri ayaad ka xanaaqsantahay gabar soomali waad qiima tirtay tan xun e cadaanka ah aad qabtid wir ku qeyli wey ku xireysaa. dabadaad u dhaqdaan boorsadaad ka da a qaadan. naagaha soomalina waad quursataan.

    • @daahirhussein8918
      @daahirhussein8918 7 ปีที่แล้ว

      daalo Omar viiva xaaska shekha leydiinkama sohelayo mid udhiganta ama kusodhow ilahow iikas sida sh said raage naag aqlaaq leh

  • @adamsmith6728
    @adamsmith6728 10 ปีที่แล้ว

    racist

  • @yungacomedyvideos7411
    @yungacomedyvideos7411 9 ปีที่แล้ว

    waxaaaaaaa waajiba in muslim ahaado no ajnabi ama black or white

  • @thefearlesskibaarka9642
    @thefearlesskibaarka9642 9 ปีที่แล้ว

    sheekh siciid thnkx
    lkn dumar waa iska maati,waa loo dulqaadan

    • @zamzamcaduunzaamwadani536
      @zamzamcaduunzaamwadani536 7 ปีที่แล้ว

      isaaq kingdom -baashe- adaa maati ah naf dheraad ah maad hestaa adi?

    • @binyamiinmohamed828
      @binyamiinmohamed828 6 ปีที่แล้ว

      zam zam caduun zaam wadani
      Adigu soo ninka aad guursan donta somaki soma ahan .
      Misa waa jameykan

  • @souadmed8955
    @souadmed8955 8 ปีที่แล้ว

    runty c'est la pire vérité qui existe à nos jours merci wll de nos transmettre ces hadiis

  • @souadmed8955
    @souadmed8955 8 ปีที่แล้ว

    runty c'est la pire vérité qui existe à nos jours merci wll de nos transmettre ces hadis