Salam caleykum Videokaga aadba uga heley... i don't know waxaa dislike lagugu saray... uu ma qalaantiide laakin nin iyo raygisa...i hope clipkaga soo socda ama kaan kuu xiiga kaa si xiise badan doona In'shaa'Allah...keep going ❤🇩🇯
Aniga waxa iga hesto guurka ma aqan walalahey iso duceya mar walbo o nin xarir yelano marka 5 sano ama 3 ama 2 sano wada socono wo iga tagaa ninkas wan yabanahay qof xun ma ihi ilahey aya og qalbigeyga nin lacagleh iyo waxas ma firiyo ilahey ayan kabarya sowj salaxa😭😭😭
Haduu midkii u horreyay adigoo 5sano lasocday kaa tagy abaayo nin danbe wakhtiga ha u dheereeyn so gaabi sheekada Ilaahayna talo saaro kii Alle kuu qoray wuu kuu imaan Insha Allah
hadabo waad isbadali kartaa walalo anigu baa saas ah kaligay inaan seexdo baan jeclahay qof inuu ii tabto ma jecli waan hurdo fududahay hadaan kaco naa hurdada ma ku noqon karo sido kale amarkeyga ninkuu inuu ku shaqeeyo baan jeclaan jirtey lkn hada wax badan baan badalay dhib badan kadib so waad isbadali kartaa lol
Walashey iga deey is badalka ma rabo amar iyo buuuqa naag aanan i dhalin marba hadaan habeen walbo heli karo s........l ayadoo xoriyad aaan heeesto maxaa xoriyad la’aaan ii geystay
@@farxiyomacalin9329 walale dadka hada joogo waa labo qeybood qaar iska guursado oo ku leh maxaa iga galay intii la ii dhihi laha guumees mise doob waan iska guursanaya waan iska dhal dhalaya haduu rabo ha joogo haduu rabo ha tago iyo qaar wis wis badan oo guurka la sheegayo boo ka baqayo ee happily ever after rabo taas naa dhalinyarada qurbo joogtaa u badan waayo dheh guur aan laga fiirsan ma raban easy come easy go no way!!!!!!!!!!
Ilahow guur xalal ah ii sahal marabo xaran Ee🤲
Alle ha u fududeeyo Guurka Dhalinyaradeena oo dhan Qof walbana qof daacad ah alle ha siiyo aamiin🤲🏾
amiiin yaa alalh
Ameen
Xigmad Jacayl! Aamin yaa allah!
AMIIN AMIIN AMIIN YAA ALLAHAA
Aamiin yaa allh
Guur xalaala iigu duceeya wll iyo shaqo fcn inuu ilaahay isiiyo
Alle haka siiyo .
Anaga dhan Alle han siiyo I.a
@@qosoliyoqaraaxotube6319 amiin
رب إني لما أنزلت إلي من خير فقير.
Allah hakuu fududeyo swt
Isoeduceeya inow alle sweet ii sahlo nin fcn oo ahlu diin ah insha Allah waan rajeynaya wiil wanagsan
Ameen abaayo dhamaanteen Alleh haa naa siyo
Ameen abayo xageed ku noshahay
Allah hakuu sahlo.
soo dhawoow walal
@@radwahassan2555 Aamin abyo dhaman tenaba
Wlh aniga dhibkan i hesto ilahey ii sahlo qof iiqalmo oo wanagsan🤲🏿🤲🏿🤲🏿
Aamiin walal dhamaanteenba🤲🏾🤲🏾
@@xigmadjacayl7601 amiin 🤲🏿🤲🏿
amiin wlal dhmateen
axlam ina abukar. Aamin yaa rabbi walal dhamanteen!
@@quindro268 amiin🤲🏿
Guur xalaala iigu duceeya sahalo nin fcn oo ahlu diin ah inasha allah Wan rajaynaa will wangsan
@raxmo anaa diyaar ah . Hada guursaty nh allha ku barakeyo anaa gabar wangsan rajenayo 🫂
Illhow guur xalal ah iyo nin bari h isahal iyo owlad yaa rabi kan niyada kujiro isahal😢🤲
Allah nagu irsaqo yaa rabi🤲🤲🤲
Allah haku xafido naasir cadceed Jazakumul allah kheyran
Allh guur calaala isi o iisahal wa malin jemce ah allh ducadayda i aqbal ♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Iso ducey murad ban leyahay azxabey 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
*masha allah ilaahay haku xifdiyo shaqsi mahiim u ah bulshada soo maaliyeed*
Waa dhibka i haysto allow amuuraha isahal
illahow nin qeer qaba oo baari isahal🤲🏻
Adiga baariyad matahay horta markaasaad baari heli kartaaye
Ameeen
Aamiin 🤲 wllo 🤳
Welcome 🥰
adiga hada waalidka baari utahay insha allah waad heli wll
Ameen wall❤🎉
Guur xalaal ah oo wanaag san igu so duceeya qof wanaagsan oo daacad ah
Wallahi I know imika the reason, thanks
Jacayl kii iyo kahelintaankii haduu kaa dhamado kawaran oo wax ku cajibiyaba Ina waydo✌️
Wallhi waa Dhib abaayo ee alle tala saro i.a
Amin amin guur wangsan allah ino sahlo wiilel iyo gabdho wa
Masha alllah shiikha alle haku barakeeyo sificn kaga faaiidaydtay
Aamiin Aamiin Aamiin Wllo Dhamaantenba 🤲
Guurka wan jecelah iisoo duceeya wll guur xalaala iyo shaqo fcn
Alle ha ku siyo wall
Amiiin amiiin wllo
Ninka waxaa lagu doorta akhlaaqdiisa diintiisa iyo raganimadiisa waaayo hadanu ninku akhlaaq lahayn is fahmimaysan haddu diin lahayna si fiican kula dhaqmimaayo haddu ragganimo lahayna waad is dul fadhinaysan intaas ku xir inshaallaah oo latasho eheelkaaga iyo dadka wanagsan oo allaah talo saaro oo goaan yeelo
Wwwwww wallhi warun lakin sida laku Helo wey adagtahy
@@zuqrasiman2489 ilhay talo saro
Wlhy waa runta abu taqwa aniga alxam dulilah 9years kahora kala tagnay ilmahyga abahood nolala aad udhibana kaso maray hada Mustaqbal iyo magaca nin cabsi baan kaqaday wlhy waxan dhaha awlaad waa haysta waana isku filantahay oo wad shaqaysa ragaba iska dhaaf wana xaqiiqda dhaba hadalka kahadlayso abu taqwa jasakallaah kheeyr ilhay umada qalbiga kadhawacan alle swt haw fududeeyo kalsonida lamanaha aamin yaa allah
Wlo dumarku qalbi jilcsanaa hadii aad kalatagteen calafkii madhamaday maxaad uga biqi guurka qofka aad guursan rabto ee kale uun in uu saalix yahay iska eeg wllo uun
@@hassanomar294 qof kasta oo qalbiga laga dhawaca ama ay gasho kalsoni daro waay adagtahay inu sidhaba ugu noqdo wuxuu xanuunka kaso maray
omar cajiib
Shaydaana waa jira oo dadka waswaasiya
جزاك الله خيرا
Jazakalahu khayran walal
aamiiiiin yaa aamiin jazakallah kheyr wllky
Mhdsanid shiiq nasir cadceed ilhy ha Ku sharfo
Salam caleykum Videokaga aadba uga heley... i don't know waxaa dislike lagugu saray... uu ma qalaantiide laakin nin iyo raygisa...i hope clipkaga soo socda ama kaan kuu xiiga kaa si xiise badan doona In'shaa'Allah...keep going ❤🇩🇯
Mashaa allaah massor cadceed hands ugu salaan
Illahaw mid khyr qabh oo zodag daga iziii👨🦳
jasaakalaa khayr
بارك الله فيك أخي
Isoo duceya wll hadan rabaa
Masha Allah waa barnaamij aad qiimo badan
Allaaah guur fiican ha noo sahlo
Allow gabar wangsan ii sahal
Thanks bro
Illahow guur xalaala ii sahal
Thanks brother 🙏🙏
aamiin yaa rapi❤
Alle danbigaaaga ha dhaafo sheekh
Walal is aaminidii ayaa yaratey waxan kabaqaya in qof la aamino dunida laga waayo allow nabadbaadi.
Illahye tala saro huno 🥰
Kadib ne kalsonida dadka hele ok
Alle.isahalo.guur.xalaal.ah..oo.wanaagsan
Jasaakallah khayr
Allw mid khayr qaba na sii qadir batay
Illahyow qof wnaagsan iisahal
Ilahey guurka hani sahlo
Waxaa mantay badan dhalin yaro shaqesato o wax bartay hadana guur saneenin.. anago future fear wax la dhaho na heeso
maasha allh allehakuxiftyo
Wlh qawaafka ugubdn ee mnta iheysta wxu yhe inaan arko mlnkasto dad gurki kaxumade , noloshii kuadag , hooyoyin lagudayace uwadka , isfahan la'aan 😥😭
Single iskaga waar igusodhacdo wlh
Ilaahow wxpa kmhn agtaada khalbigeygana waad kawarqabthe isii zowj saalix
Ani io intii dhalinyaro ah ee ubaahan🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allh wllkyga
Wllky shukran jasaakalaakhayr
Mahadsanid wll nasir
Amin wan rajen qofkan ku fikirayo inan helo nafteydana an ka dhigo.mid her sare ah iskuna kalson nafteydana an barto
See thy sister
Mshallah alle haku sharfo
Ani hadan guursan laha waxnka baqaya dadka ijecel ishooda l😂😂l✋
kkkkkkkkkkk waaad is cajebisay cidna ha u daynayn ee naftaada ka feker
Hhhh
Abayo dantaada ka fakar, kuwi horayne i cafiya dheh, nolol fcn bilaaw
Shukaran sheikh naasir allaah kheerka hana waafajiyo aamiin
maansha allh waan qaadty waanadaad
Thanks
Illhaywo aamiin wllky 😭🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah
Aniga iso duceya somalay waxba igu mrn gabar dhalinyaro ah ban ahay po djamaystiran nin kasto an bartana bila sabab bu iga tga wan niyad jabay
Sheekh qarashkii ba ilowdey sidee ku guursan oo adan waxba heysan maata gabadha need money family need money home need money weding need money
Amiin jazakallahu qeyrn
ok sxb
ماشاءالله تبارك الرحمن
Aaaaamiin aaaamiin yrbi 🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allah shiiq ducada allha no aqbo
اللهم امين يارب العالمين
iisoo duceya in ilahy gabar fican isiiyo
Ani shuruudoh adeygi iheystahaa wax kasoo baxana waaba la layhy
Wlhi shekhoow inaad qalbigeyga ka hadleyso. Jizaa kuma laah
Aamin yaa rabbi 🤲
sheikhow aniga waxaa iga hortaagan dhibtii iga soo martay guurkii hore waan cabsanayaa dhib kale ma qaadi karo
Aniga wxn umalynayaa inaan sixranay isoo duceeya🥺😭
Hagee joogtaa abayo
@@hamzaaliaxmed9917 hargaysa wllo qalii
@@saradaahir1009 sister guur waa wax aad ufiican alle ha inoo sahlo calafkeena🤲🤲
Wlo maxaa dareenty oo iskugu malaysay in aad sixranthy, wax caalmado ma dareeenty?
@@hassanomar294 ragga waanka diiqadoonyaa kudarsoo cadho diiqad huruuf iyo cay hadaan arko nin irba ama ila hadla da adydu 22 hadaanku dhoho nin markaan arko diiqada madax xanuun iyo cadho
🌜
Aamiin insha
Shugran akhuya qaali
@@drshibaaqahmed2217 asc 👋🤳👋
Ilaahoow guurka ii sahal nin 38 sano jir ah baan ahaye wlhi aad buu iigu adag yahaye.
Ameen Ameen yaarabi🤲🤲👏
Aniga waxa iga hesto guurka ma aqan walalahey iso duceya mar walbo o nin xarir yelano marka 5 sano ama 3 ama 2 sano wada socono wo iga tagaa ninkas wan yabanahay qof xun ma ihi ilahey aya og qalbigeyga nin lacagleh iyo waxas ma firiyo ilahey ayan kabarya sowj salaxa😭😭😭
Haduu midkii u horreyay adigoo 5sano lasocday kaa tagy abaayo nin danbe wakhtiga ha u dheereeyn so gaabi sheekada Ilaahayna talo saaro kii Alle kuu qoray wuu kuu imaan Insha Allah
@@saara.....................8503 Mahadsanid sister ❤️ insha allh
Abyo waqtiga u gaabi sdaa dhan ha ugu dheereyn
@@sahrayusuf4828 haye qali shukran🥰
Aamiin aamiin yarabi🤲🤲
Dadka qaar qabiil gaar ah raadinaayaan sidaas u daahaayaan
@@Nasro_Warsame2023 SAX ✅
Burbur kadib 10 sano iyo guur laan sababtii burburka oo iyana taagan qaraabada jeebka iyo xaalad jini iyo insiba
3 sheey ayaa iga hor istaagsan
1) anoo ah qof xiriiri badan oo jaceyl leh
2) anoo jacleyn maamul sida su’aalaha ah halkee jirday intee u socodaa
3) anoo jaceyl in aaa sariirta kaligey seexdo oo gees ilaa ka gees ku kal kalsho rabo
hadabo waad isbadali kartaa walalo anigu baa saas ah kaligay inaan seexdo baan jeclahay qof inuu ii tabto ma jecli waan hurdo fududahay hadaan kaco naa hurdada ma ku noqon karo sido kale amarkeyga ninkuu inuu ku shaqeeyo baan jeclaan jirtey lkn hada wax badan baan badalay dhib badan kadib so waad isbadali kartaa lol
Walashey iga deey is badalka ma rabo amar iyo buuuqa naag aanan i dhalin marba hadaan habeen walbo heli karo s........l ayadoo xoriyad aaan heeesto maxaa xoriyad la’aaan ii geystay
Waa sax intaas oo dhan waa qodabo ladhihi karo waxay saamen ku yeelan kara guurka cabsida haba ugu badnaate
@@farxiyomacalin9329 walale dadka hada joogo waa labo qeybood qaar iska guursado oo ku leh maxaa iga galay intii la ii dhihi laha guumees mise doob waan iska guursanaya waan iska dhal dhalaya haduu rabo ha joogo haduu rabo ha tago iyo qaar wis wis badan oo guurka la sheegayo boo ka baqayo ee happily ever after rabo taas naa dhalinyarada qurbo joogtaa u badan waayo dheh guur aan laga fiirsan ma raban easy come easy go no way!!!!!!!!!!
Ana iiduceeya asxabey in midkhayr qabta an is helo
inshlah waheeli hno
Aamiin sheeq
Amiin yaa rabi
24 baan kufikirayaa hadana waxaan jiraa 28 silastaan sameeyay si aan kuhelo guur marka aláa waxbaxsha giurka fadlan isooducee wll umada islaam koow
Ana diyar ku ah wll
@@asmaa5466 sax, see isku heli karnaaa ani guur raba e wl
Allaah ha inoo sahlo guur fiican
Amiiin amiin wlo
@@rayaaniitacali3570 allah ha ino aqbalo,ha waafajiyo wax fiican wl
Qoftaan doonayo waxan kala garan la. ahay in la qabo in aysan dhalan iyo in ay dhimatay
Cajiib Alle tala saaro
Kkkkkkkkkk astaqfirullah waa iga qoslisay qoraalkii Alle baa dhimane sugo insha Allah khayr bey noqon
mhasanid nasir walal
M.a
Wad magadsanrahay Nasir cadceed
Sheikh Nasir wan kusalaamay waxan isku arkay 2 sano laga joogo guurka ayaa culeys iga saaran nin walbo hadan isbarano week gudihiisa ama 3 days ayan kunacaa qofkii oo waxba iga haleynin ijecel xumaan ayan uraadinaa inan soo gabagabeeyo ayan rabaa murugo walwal culeys ayan dareemaa markaan fasaxo ninkii wan farxaa oo wan nafisaa culeys ayaa iga dagaayo maxan sameeyaa maxaase igu dhacay Pls ii soojawab
Saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam badso abyo
Anuu guur iyo xiriir midna malihi
omar hye
omOmar wllo xagee joogtaa
omar hargaysa
Hargaysa
Aniga dhibkas i hesto jahwareer ayaa igu dhacay midka dorta kasi la ahay😂
Hhhhhh 😁🤣🤣🤣🤣
Kula midaaa ahy allow mid wngsan
Amiin
Wale ani mid baa isoojeedo ana umajedo midklan ujeda kkkk
Aamiin aamiin
aaaamiiin yaarabi
Saxix
8 sano ayan garob ahay raga kii gur an ku heshinaba wuu iga taga wuna I nacayaa