Mansh allah madaxweyne mustafe no 1 waxa ka muuqda iimaan iyo deganaan no waa nin aqli badan waxna bartey no 3 wuxuu u eg yahay nin naxariis badan no 4 waa nin hawlkar ah
MashaAllah, Mr. President, it is honor and privilege to have you as our leader. You are courageous, intelligent, articulate and above all, always trying to do the things for your community. May Allah protect and guide you. Lots of Love from Canada!
Masha allah, madaxweynaha waan hambalyaynayaa tani waxay cadayn muuqata u tahay horumarka ka socda dowlad deegaanka. Waxan codsan lahaa in madaxda maamul goboleedyada Somalia ay sidan oo kale saxaafada horyimadaan. Siiba MUUSE BIIXI IYO SICIID DENI. bal aan ogaano waxay umadii dooratay u qabteene.
Abdullahi Omar Ali war waa doqon, somali galbeed la reer somalialand baa leh, mise darood absame baa le? Hadaad somaliniml jeceshihiin ordayoo konfurta ju biira!!!
Maasha Allaah, waa madaxweyne ay mudantahay in ay ku daydaan kuwa dhiggiisa ah ee deegaannada soomaalida kale ka taliya. Waa hoggaan dhab ah Madaxweyne Mustafe.
Mudane M Mustafe iyo Wariye somali qaali ku ah Abdisalaam Hereri Allah sharfo waa dad akhlaaq leh Wlhi Mansha Allah waanu kufanaa madaxwaynahanaga Mustafe
Maansha Allah laba nin oo jecelahay baa is helay inadeerkay iyo Madax Wayne cagjar oo aan aad iyo aad u qadariyo waa halyey Allah u soo diray Somaali State Allah ha kula garab galo hawsha iyo horumarka aad Soo kordhisay taasi waa mid. Ta labaad ina ilaali qoomiyadaha badan ee Ethiopianka sidoodii wax walba dhinaceena Somaalida kooto ugu xidh sida showooyinka muhiimka ah dhulkeenana yey ku dhalan si aabay wax xuquuqa ugu yeelay somali state. Hana ka guursanina taasi waa haweenka Somaaliyeed maadaama oo ay inaga badanyihiin waa inaan dhinaceena caruurta badinaa InshaAllah. Guuul Somaliwayn 5somaaliyeed 💪💪💪💪
Maansha Allaa he is good president C/salan hereri. Is good person weriye dhamays tiran. Bulshada. DDS. La shaqeeya. Madaxweynahiina. Mucaaradka badan qofka. Kalsooni. Daro ayuu ku ridaa. Wabilaahi. Tawfiiq
Mustafe wa madaxxweyne dhaba oo dedalay waxa UU socda si wanagsan oo lagu dayan karo manshalla anigu runti waxan leyahay halka kasi wadd wanaga ad wado anigu waxan ahay somalia garahan reer muqdisho
He reflects the confidence and the leadership skills he possess to navigate at any situation and the un parallel humulenes to his community but he needs to do more bargaining from central government so that the region could get the fair share of parliament seats government jobs aviation and telecommunication etc , somali people are not given the share they deserve.
We support president Mustafa bc he is better than his predecessors by far.But his open hostility towards ONLF, and his infatuation with the Amhara chauvinists and not demanding more from Addis Ababa for us is very disappointing. Instead, he is trying to short sale the Somalis and their rightful share of the political representation by trying to eliminating many Counties and thus rendering people without rights. On the other hand, other ethnic groups are trying to get more from Federal. Still, we support him and want him to succeed!
Mr president I have great respect for u but it seems like the image u trying to portray to the world and the image ur citizens have of u is totally different, they had high hopes of u and ur government but unfortunately majority of them feel let down now!
Maasha Allah Madaxweyne isku kalsoon oo indheer garad ah. Wariye sare Oday Cabdisalaan Hererina waxaan leeyahay mahadsanid. Ceelkii Daroor ayaanu caawa ka daawanay.
Daroor magaalo miyay noqotay 93 gii ayaan qaxoonti ahaan u dagnay
Iso boqo
Madax weyne Mustafe waa hogaamiyaha qura oo somaliyed oo soo maray dowlada deegaanka oo dadkiisa unaxariisto somalinimane muujiyo mudan waan kugu faanaa from xamar
Great leader Masha Allah. Viva Somaliweyn ❤️
Iso boqo wll
Madaxweyne Mustafe waa Masuul aqoon leh, Alle haku asturo xilka culus ee uu dadkiisa uhayo.
He is good president with great future a head of him inshallah.
Yes, at least for now. Hopefully, he'll do something about people losing their property to the state without any compensation and basic human rights.
You mean governor
@@yhilafaisa5372
Bismilaah :
madaneneysa inaad quraanka kariimka ku baratid hab online ah. fadlan nagala soo xariir WhatsApp number: +252682236033.
ku soobiir ardayda cusub:
chat.whatsapp.com/ByPUC1huJqbBv8UoLJjusE
mahadsanid 👏
@@mikejoness2041 I don't he is governor . He is carrying the title of the president .
ALI WADANI lol stupid
He is a legend one of the best I have seen in life MUSTAFA👏👏
Wll isoo boqo
Mansh allah madaxweyne mustafe no 1 waxa ka muuqda iimaan iyo deganaan no waa nin aqli badan waxna bartey no 3 wuxuu u eg yahay nin naxariis badan no 4 waa nin hawlkar ah
Iso boqo
Cagjar Waa madexwayne legend ah oo da’yar Si Fiican ayaana loogu Qancayaa jawaabaha uu bixinayo #Go forward Mudane Madexwayne
Iso boqo wll
Soomaalideenii hadii ay sinaatay waa subax wanaagsane calankana salaama🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mudane mustafe hagamiye daacad ah howlkar ah bili adam ah runtii qof intuu wangsan yahay buu wangsan allaha kula garab kalo howshaa aad hayso guulesyo aduun iyo akhirabo
From mugdisho❤❤
Abdisalan Hereri iyo Universal Tv barnaamij fiican baad ka shaqayseen, Madaxweyne Mustafe xilka Alle hakugu Asturo amiiin
Iso boqo wll
He is my role model,
Man with great vission.
Iso boqo
MashaAllah, Mr. President, it is honor and privilege to have you as our leader. You are courageous, intelligent, articulate and above all, always trying to do the things for your community. May Allah protect and guide you. Lots of Love from Canada!
Tolow armaan Madax kuu dooranaa. Ingiriisiga ayaad taf ku tahay.
Iso boqo wll
mudane madaxwayne ad iyo ad noogu qaaliya guulayso wax kudhiba ha arkin from burco
Masha allah, madaxweynaha waan hambalyaynayaa tani waxay cadayn muuqata u tahay horumarka ka socda dowlad deegaanka.
Waxan codsan lahaa in madaxda maamul goboleedyada Somalia ay sidan oo kale saxaafada horyimadaan.
Siiba MUUSE BIIXI IYO SICIID DENI.
bal aan ogaano waxay umadii dooratay u qabteene.
Very brave president . Mashallah
He is good president of state keep doing what you talking manshalla
Anagu koley reer somalialdn baan anahey Madaxweyen Mustafe waa nin jacel reer somaliland anaguan waan jaclanahey waxuu jaclayhey somalida wax qabstaa ma jacl;aaa somalaid qabilak iyo dibu socodka ah ilaahey cimriga iyo cafimaadku ha u raajiyo amiin
Abdullahi Omar Ali war waa doqon, somali galbeed la reer somalialand baa leh, mise darood absame baa le? Hadaad somaliniml jeceshihiin ordayoo konfurta ju biira!!!
Waa madaxqeynaha ku suntan waxqabad iyo horumarka dhaman madaxda gayiga waanku salaamay mudane madaxweyne am from hargeisa
Madaxwayna sharaf lah salan sara from hargasa somaliland guul ilahay xilka hakuu fusudaaya kuguna asturo harari ahlu sharaf sidaad u ixtiraantay madaxwaynaha
Iso boqo wll
Maasha Allaah, waa madaxweyne ay mudantahay in ay ku daydaan kuwa dhiggiisa ah ee deegaannada soomaalida kale ka taliya. Waa hoggaan dhab ah Madaxweyne Mustafe.
Wareysigan 3 jeer baan fiirsadey war madaxweyne mustafe jamhuuriyada somaalia baa u baahan dalkeena 30 sano ma burbursanaan lahayn hadaan haysan lahayn mustafe oo kale war yaa mustafe noo keena somaalia madaxweyne hanooga noqdee kkkkkkk 😁😁👍
mnsha Allah muddane madaxwayne. balse anigu abdi salam harari ayaan ku haystaa waa dhalmagaalo
Masha Allah mudane madaxweyne waa mahadsantahy dadka ree somali galbeed midee oo isku keen thanks mudane
Iso boqo
Mansha Allah mudane madaxweyne mustafe muxmud cumar hawil fiican baad deeganka iyo dadkaagaba u haysaa allah hakula garab gallo 🤲🤲💯
Iso boqo
Mudane M Mustafe iyo Wariye somali qaali ku ah Abdisalaam Hereri Allah sharfo waa dad akhlaaq leh Wlhi Mansha Allah waanu kufanaa madaxwaynahanaga Mustafe
Masha Allah madax weyne cagjar guuleyso❤❤❤
Iso boqo wll
Maanshaa allaah mudanemadaxweyne mustafe guuleyso garabkaaga illaahey ha galo cadowgu wuu badan yahey illaahey ha kaa qabto
Waakan hogaamiyaha aan u baahanahay. Yaanu wada saxnaane aqoon, karti, codkarnimo iyo qaddarinta saaxafaddaba waa leeyahay. Dadka deegaanka ma ihi haddana waan ka helay qaabka uu u dhaqmo. Waraysigan iyo kii cabdixaafidba shakhsiyada mustafe ayaa ay inna barayaan.
Madaxweyne Mustafe Waa Shaqsi aan aad u taageero hogaamintiisa kalsoonida leh iyo qaabka wanaagsan ee uu uga jawaaabo su'aal kasta oo la waydiiyo, lkn hal qodob guud ahaan waraysiga hal mar kuma uusoo hadal qaadin timeka uu qorsheeyeyna xataa inooguma uu sheegin, qodobkaas oo ah Cibaadadii ilahay iyo salaadihii, waxaan sidaa u laahay maadaama uu yahay haldoorkii hogaamintii bulshada halkii ugu horeysay waa waajib saaran in xagii macaamilka ilahay iyo isaga ka dhexeeyey in lagaga daydo.alle haku barakeeyo.nin aan u arko shaqsi haldoor kudayasho mudan.......from Hargeisa.
Masha Allah Barnamij wcn Ilahay xilka ha ku fudediyo Your Excellence President Of DDSI
ManshaAllah noolow guuleyso waliga. Waa madaxweyne dhab ah well done
madaxweyne aragti iyo aqqonba leh weeyi masha allah
Mnchlh madaxweyne mustafe muxumed cumar iyo wariyaha caanka ah ( cabdisalanow inaad jinanka waraysato ayan kaaga fadhinaa ) intasina waa iga kaftan madaxweyne halkaa dadaalka kasii wad waxaanan ilaawayn inaynu madaxweynaha isku koox wada tageerno Liverpool Fan's isoo raaca like ta kuboobsiiya ismuu jiya madaxweyne idin tageere
Mshaa alllah tv iyo wariye abdisalan hariri ba aad baad uu mahadsanthy mid xigta mudane madaxweyna go forward
Maansha Allah laba nin oo jecelahay baa is helay inadeerkay iyo Madax Wayne cagjar oo aan aad iyo aad u qadariyo waa halyey Allah u soo diray Somaali State Allah ha kula garab galo hawsha iyo horumarka aad Soo kordhisay taasi waa mid.
Ta labaad ina ilaali qoomiyadaha badan ee Ethiopianka sidoodii wax walba dhinaceena Somaalida kooto ugu xidh sida showooyinka muhiimka ah dhulkeenana yey ku dhalan si aabay wax xuquuqa ugu yeelay somali state. Hana ka guursanina taasi waa haweenka Somaaliyeed maadaama oo ay inaga badanyihiin waa inaan dhinaceena caruurta badinaa InshaAllah. Guuul Somaliwayn 5somaaliyeed 💪💪💪💪
Mashallah guulayso halyeey qaran oo qaaliya noolow mudane mustafa
Few are those who see with their own eyes and feel with their own hearts. Thank you mr president.
Wll isoo boqo
runtii waa madaxweyne wanaagsan oo naxariis badan horay u soco walaal guuleeyso
Maansha Allaa he is good president C/salan hereri. Is good person weriye dhamays tiran. Bulshada. DDS. La shaqeeya. Madaxweynahiina. Mucaaradka badan qofka. Kalsooni. Daro ayuu ku ridaa. Wabilaahi. Tawfiiq
MUSTAFE NOLOW.
WAA HOGAAMIYE DHABB AH.
madaxweyne mustaphe muxumed cagjar, waa masuulka madaxda soomaali oo dhan ka taageero,
waa Hogaamiye Ruuxiya
cajiib , waa barnaamij dhaxal gal ah , maashaa'allah......
Pls Cabdisalaam Hereri nooga soo qaad barnaamijkan oo kale madaxwene Saciid Abdulaahi Deni
Great role model Mudane madaxwayne Mustafe Mohamed Cagjar
Kuwa hargeisa iyo muqdisho sida loma waraysan karo ayaan amisanahay
Aad iyo Aad.
Mustafe guulayso horusoco aqoontaada iyo khibraadaada taariikh wanaagsan oosoomaali anfacda kareeb guulayso
Madaxweyne mustafe waa hogaamiye degan oo humble ah, aad baan ugu bogay sida ilbaxnimada leh ee uu maalintiisa inoogu sharxay🙏
Mustafe wa madaxxweyne dhaba oo dedalay waxa UU socda si wanagsan oo lagu dayan karo manshalla anigu runti waxan leyahay halka kasi wadd wanaga ad wado anigu waxan ahay somalia garahan reer muqdisho
Masha allah guul insha allah 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶💗💗💗💗💗💗💗💗💗🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶💗💗💗💗💗
Kkkk Isku koox nahey Mansha Allah Liverpool kkkk ❤️😂😂😂🥰
Kooxdaa wlle taageeeraa
Walhy he is great Hero president
Waa Illahay mahadisa Shacabka soomaaliyeed dhibkii cadowga ku ahay. Soomaaliya qabyaaladda ka fogaada midnimo Iyo wadajir dhibka oga baxeysan
Masha Allah. Waa madaxwayne aqoonyahan ah.
true leader god bless you and your regionn.
Maansha allaah Alle ha ku asturo xilkaas hoowlo fiican buu hayaa madaxwaynuhu
Mudane mustafe Cagjar Masha Allah
Madaxweyne Qarnigiisa Nool
MMC ❣
Legend hareeri wariye dhameystiran
working progress. insha-Allah be open to the society, and all will be fine.
Iso boqo wll
Waa barnaamij aad utafatiran ,muujinaysana inuu jiro bisayl dhan saxaafadeed iyo mid siyaasadeed ba ah oo wax badan nooga iftiimiyay ka shacab ahaan ugu yaraan inaanu wax ka ogaano qaabka madaxdu ugudato waajibkooda qaran.herari waa saxafi bisayl dhaafay mudnaan baanu kuu haynaa.
inta madaxweyne mustafa wanaagiisa taageersan subscribe ii saara walalayaal plz
Rabi haku garab galo madaxwayne from hargisa
Masha
Allaah.
Allaah
Ha
Igu
Asturo
Xilkaa
Culus
Maansha Allah, waa madaxwayne somaliyed
Wll iso boqo
Madaxweynaha gayiga noolow mudane madaxweyne
Fadlan waxan codsanaya in LA is cafiyo si an gacmaha isu qabsano una gadhno hormar
A true Leader 👏👏👏
Iso boqo
Halyey hadii cid lagu tilmaamo waa mustafe muxumed cumar
Waxaan filayaa in madaxweynayaasha #5ta soomaaliyeed lagu Casuumi doono #barnaamijka #maalinta #madaxweynaha
Waa aragtideyda uun..
Waa wereysi taariikhi ah good job
Masha alaha madax weyne ilahay haku xafido guul
Mashaa alaah madaxweyne kalsooni buuxda isku qaba alle hala garab galo hogaamintiisa
Maasha Allah hogaamiye wanaagsan
May Allah grant u a lot of wisdom to do with the hard task of being leadership.
Iso boqo
Waa madaxwayne kalsooni leh waana u hambalyeynayaa
Wariye Abdisalam Barnamijkan Wacan Rag badan oo Uper Drivers ah ayaa sacaadaan laga bilaabo isku badali siyaasiyiin😱kuna qabsan doono kursiga incagjar iyo madaxda kale ee Somaliyeed. ☺️☺️
Walee kani waa madaxwayne aad iyo aad daacad alleh ha guuleeyo wax halkan uga balan qaaday codkayga
Saas ayaa wax loo ga bartaa qaab ka dowladnimada rag iska qardo jeexalamadoonayo mmustfe nin cajiiba igdheh
He reflects the confidence and the leadership skills he possess to navigate at any situation and the un parallel humulenes to his community but he needs to do more bargaining from central government so that the region could get the fair share of parliament seats government jobs aviation and telecommunication etc , somali people are not given the share they deserve.
We support president Mustafa bc he is better than his predecessors by far.But his open hostility towards ONLF, and his infatuation with the Amhara chauvinists and not demanding more from Addis Ababa for us is very disappointing. Instead, he is trying to short sale the Somalis and their rightful share of the political representation by trying to eliminating many Counties and thus rendering people without rights. On the other hand, other ethnic groups are trying to get more from Federal. Still, we support him and want him to succeed!
Iso boqo wll
Universal nin culus bay u soo direen kii hore ee waraysanayey marax buu ahaaye
Mustafe waa ninfiican laakiin wuxuusan kubaraarugsanayn maamulada xunxun ee soomaaliada sida kuwa hargeya dhibta aykuhayaan dadka kililka ama ugeysteen iyo degaanada gudaha soomaaliya bilmetel gobolada SSC
Mnaha Allah waan bogaadinayaa waxaa iga su aal.ah
Madaxweynahu. 6:30 am. Ayuu kacaa. Waxaa raba inaan ogaado. Salaada subax miyuuna ukicin waa oga su aal
Sida fiican qofku marka uu salaada subax tukado.kadib. Waxaa fiican inuu xilagaa qur aan akhris sameeyo kadib. Uu. Sameeyo jimicsi
Mnsha allaH
Wariye herari waxan kaa codsanaynaa inaad barnamijka maalinta madaxweynaha sii wado ood madaxweynayasha dhulka somalidu dagto dhaman aad la yeelato
Viva mudane madaxwayne
Anigu waxaan odhanlaha gabadh halodhiibo madaxtinimada jig jiga😁
Mnsh llh masul somaliyed aqoon iyo kartina leh weeye mustfe allh keep u bro
Madaxweyne arrinta MANCHESTER UNITED aan iska aragno😂😂😂
Cabdisalaan hererina wuu mahadsan yahey
Charismatic and a kind of Great leader.
Iso boqo
Mustafa boqorkena eba haku xifdiyo mudane
Mudane madaxweyne waxa jirta dacadi aad u weyn deganka qarsa dula oo dadki deganka aqlabiyada u leh xog talada xisbi DDS darted loo dulmiyey malinti aad waftida aad hogamineysena aadan Marin kana balan qade in mudo 20 cisho ka fib usoo noqon donto ilaa iminkana walagu sugaya mudane madaxweyne Qarsa dula wey dulman tahay
Legend mustafa
Madaxweyne sharaftii Somali soo celiyey keep going lkn waxa maqlayay dad ina beero lagabarakiciyey iyo dhulkii shidaalka dadku waa dadkaagii wax kaqabo madaxweyne
Madaxwayne siciid deni kasoo sameeya barnaamijka kulanka masaxwaynaha qaybta 2aad.
Madaxwayne Mustafe waa nin Soomaalida u roon
Masha allah
MANSHA Allah Mudane Madax weyn Mustafe M.Cumar Allah haku Xafido
Guulayso madaxweyne mustafe
Mr president I have great respect for u but it seems like the image u trying to portray to the world and the image ur citizens have of u is totally different, they had high hopes of u and ur government but unfortunately majority of them feel let down now!
runtii waa qof helay fursad uu ku muujin karo qofnimadiisa iyo hamiga ku jira waxaan hubaa inuu yahay qof diin iyo dulqaad intaba leh sidoo kale cilmi u leh howshu qabanaayo waxaana ku dhahay midaa sidan no 1. qeebinta howl wadeenada kala duban iyo isla xisab tanka uu markasto xooga ku saaro