Madaxwayne Mustafe “ Haddii deegaanka colaado lagu tilmaami jiray, waxaa bedelay qoraal iyo akhris “

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 78

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 3 หลายเดือนก่อน +18

    Guuuuuuuuul Somali meelkasta. Oo joogto deegaanku waa wadan somaliyeed ❤❤❤ No: Etiopia

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน +4

    Guul dowlad deeganka soomali galbeed walalaha jaarka ❤❤❤ from soomalilnd 💚🤍❤️

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ma sha allah guul iyo midnimo umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan shacabka iyo dawladda deegaanka Soomaalida from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MubarikCade-ui1gr
    @MubarikCade-ui1gr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah Cabdi saarnaa hereri Wariye Soomaaliyeed oo heersare ah illahy haku Xafido walaal

  • @AbdihakimAhmedAbdi-fi7ib
    @AbdihakimAhmedAbdi-fi7ib 3 หลายเดือนก่อน +2

    I went there yesterday and saw this Legendary Journalist Abdi Salaam Hareri ❤

    • @mohamedabdullahi763
      @mohamedabdullahi763 3 หลายเดือนก่อน

      Xagee weeye goobta lagu qabatay
      Wll?
      Imisa beri ayuuna soconayaa wll

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน +9

    somalada 10 madexwayne kusheg aya jira lkn m.m cagjar 5 sifo ayuu qaadku yahay 1 Somali jacel 2 damqasho shacab 3dhiranan 5 akhlaaq mashallah somalida way midoobi inshallah ❤❤❤❤❤

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 หลายเดือนก่อน +1

      Bal wuxuu qabtay sheeg intuu joogay oo itus oo itaabsiiya.?

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน

      @@NewsFusion24 somali

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@NewsFusion24 Somalinimo maxay tahay gusha kawayne? Somalida il qabil ayay wax kufirisaa lkn anigu kuwa ma kujiro fadlan hadii ad qof sas ah tahay sorry

    • @nimaabdiaziiz9021
      @nimaabdiaziiz9021 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdurrahmanHarbi-cy8hy shacabka somalida ee dawlad deeganka laguu xasuuqayo ee ay oromada iyo canfartu xasuuqeen maxuu dafiray

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@nimaabdiaziiz9021 isagoo awood ka xoog badan haysato ayu naf iyo malba uharaya ma kuwa qabilku indhaha tiray a kamid tahay? Wilsha canfarta melsaray ma xuutiina baa ?

  • @Jamac20
    @Jamac20 2 หลายเดือนก่อน

    Mustafa waa dabadhilif xabashi u adeega danaha xabashida

  • @ahmedmuktar2734
    @ahmedmuktar2734 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mudane C/salaan hereri maanta sheeda kore ayan mar kaa arkay
    Wan jeclaan lahaa inan ku salaamo masuul👋🥰

  • @SOMSHE-di7hq7xt6f
    @SOMSHE-di7hq7xt6f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliyey hormara oo waxbarta sifa dunidhan qurux ogu nolaatan❤

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 2 หลายเดือนก่อน

    hormar wacan

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah waa arin aad uwanagsan

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 3 หลายเดือนก่อน

    Guul waa horumar ay gaareyn Dowlad deegaanka Soomaalida horu u socda ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FAAIDOGUUD4510
    @FAAIDOGUUD4510 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runti waxaan aad ugu faraxsanahay halka fican ee ididilada leh midnimada iyo nabada kudhehan ee uu degaanku marayo waxana rajenayaa inuu horay usisocondono xornimadisana sinabada oo aanan dhiig kudaadan ugu dambayn kuheli dono
    Madaxwayne mustafe keep going

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia hanolato, ❤️ ❤️ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 iyo Africa hanolato ❤️❤️

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 หลายเดือนก่อน +1

      Africa ha noolaato lkn xabashida ha dhacdo

  • @YahyeCade-ro1xw
    @YahyeCade-ro1xw 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh Guulaysta dad kaygoow❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar 👍👍👍👍👍👏👏❤️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️❤️

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 3 หลายเดือนก่อน +2

    الله اكبر

  • @deeqodagan2160
    @deeqodagan2160 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wariyaheena Hareeri🎉

  • @ahmedabdi695
    @ahmedabdi695 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah guuleesta

  • @bahdondaniel121
    @bahdondaniel121 3 หลายเดือนก่อน

    President Mustafa!!! Have a healthier long life.

  • @wardiawomar9393
    @wardiawomar9393 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaaalah

  • @CabdulahicabdiAadan-pc4ou
    @CabdulahicabdiAadan-pc4ou 3 หลายเดือนก่อน

    Manshalah 😊

  • @deeqodagan2160
    @deeqodagan2160 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allh jigjiga hoyga aqoonta❤❤❤❤

  • @iidMaxamed-e1c
    @iidMaxamed-e1c 3 หลายเดือนก่อน

    C/salaan herari guuleyso wariye soomaliyed oo sare

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wll

  • @Sanka70
    @Sanka70 3 หลายเดือนก่อน

    Maansh Allah

  • @abdallahaden3767
    @abdallahaden3767 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 3 หลายเดือนก่อน

    Guul baan u rajaynayaa jig jiga
    Soo Bandhigista buugta iyo wax akhriskana waan ku bogaadinayaa.

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida badankeed hadey buugaagta la saaxiibi lahaayeen,, dhibta iyo isdilka bilaa micnaha ah waa yaraan la'haa, waayo qof kasta aqoon ku filan oo xumaanta ka reebta ayuu heli lahaa.. waa soo dhoweynaynaa dhalinta buugaagta iibinaysa iyo kuwa ka shaqeynaya, guulaysta ayaan leenahay..

  • @Ci___se
    @Ci___se 3 หลายเดือนก่อน +1

    6:13 khariiradaa maxa laga wadaa marka

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 หลายเดือนก่อน

    👋 Weriye C/Salaan Hereri & C/Xakiin Samodoon.

  • @AxmedNuur-k9u
    @AxmedNuur-k9u 3 หลายเดือนก่อน

    Jigjiga..🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴...❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne mustafe waxaan aad ugu bogaadinayaa isku furka deegaanka iyo soomaalida kale isaga ka hor deegaanku waa uu ka go'doonsanaa deeganada kle ee soomaalida 👏

  • @saidabdi5882
    @saidabdi5882 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inacagjar wxba hakudhuuman xaflad looqabto Book lkn wxa iloowsay inaad deganka magalooyin dad kabadan 300 ooqooys inkabadan kunoolyihiin inaad asatay oodan xiitaa kaxishoonin goobihii muxtaramka ahaaa sida masajida madarasadaha illhy hanaga kasoqabto dhakadiiraw

  • @JackJuck-n8d
    @JackJuck-n8d 3 หลายเดือนก่อน

    Diredawa Keena please😊

  • @Oteyb2003
    @Oteyb2003 3 หลายเดือนก่อน

    Halgamaa SH.CBDULAAHI BEGEDI maxaa loo qori waayey❤

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 3 หลายเดือนก่อน

    Hereri❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdulahicabdiAadan-pc4ou
    @CabdulahicabdiAadan-pc4ou 3 หลายเดือนก่อน

    Deegaanka somalida waa wadan ka mida dowladaha somalida

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jigjiga waxan oga 2018 iyada o hadii roob da'o ana banaanka lo bixi jirin dhiigo darteed iskada dhagax buur godey iyo Qabridahar mantana wxy ka mid thy magaloyinka ugu bilicda qurxuun bariga afrika madaxwye kugu maly

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @jawaahirjawaahir
    @jawaahirjawaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Heer,wariyasax,ah

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dagaalada xoogan ee kasocda galbeedka siti waruma heysiin

  • @dahirrage3679
    @dahirrage3679 3 หลายเดือนก่อน +1

    Weriye. Waxba. Laguma. Helo. Wakhtigan. Cabdisalaanoow. Horu. Soco. Oo. Dhako. Kale. Keen. Oodweynana. Waraysiga. Kusoo. Gunaanad. Oo. Maruun. Tag. Hanoo. Magaaloowdo. Sida. Burcee. Pls

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hargeisa bandhiga buugaagta 19 naad ayaa la dhigay 2023.kii👍👍

    • @said1498ify
      @said1498ify 3 หลายเดือนก่อน +3

      Hargeisa waa hormoodka bandhiga buugaagta waana meesha magaaloyinja Somaliyeed kaga daydaan.

    • @SiciidSiciid-rh8ec
      @SiciidSiciid-rh8ec 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂​@@said1498ify

  • @axmedCaadil
    @axmedCaadil 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hello hereri

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 3 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq haduu Wariye yahay gabacsade yahay , fanaan yahay siyaasi yahay waala somali diid iyo axmaaro doon.

  • @bushmechanic5991
    @bushmechanic5991 2 หลายเดือนก่อน

    Keep up bro.

  • @said1498ify
    @said1498ify 3 หลายเดือนก่อน

    Bandhiga buugtaagta magaaladii ugu horaysay ee lagu qabto teebay ahayd.

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 3 หลายเดือนก่อน

    igjiga

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Odaygan maxaa khaldan ❓🤔 He's not 🚫 okay

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waar tolkay reer sheekh isxaaq ama somaliland miyaanay cunfi la,aan wax kudooni karin?imnka somaliland waxay dowlad noqotay 1960kii jadib waxay la midoobeen walaalaha somaliyeed ee koonfurta kadib waxa dhacay is afgaran waa iyo dagaalo ahliya,madaxbanaanidedi waxay lasoo noqotay 1991kii intaa wuxii ja danbeeyay somaliland waxay gashay dibu dhis iyo doorashooyon qof iyo cod ah,halkaa markaynu mareyno waxa loo baahday aqoonsi,hadaba aqoonsigaazi ma cunfi cay aflagaado cuqdad iyo xumaan ayaynu ku heli karnaa kow dhe mise walaalnimo iyo wadahadal bilaa naxliya

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 หลายเดือนก่อน +1

      Citiraaf doon majiree ragbaa aarsi doon ahaa xaqdaradii ayaa hada lagu doontay caydii dhalinyarada beesha reer isaxaaq ka bilowday baraha bulshada iyo hanjabaadihii waxgarad ka iyo isamadu dirayeen xasuuqii muuse biixi adno aadan inakaahin iyo ina bootaan oo maanta gacan kujira dhamaan waxay KU hadaaqayeen inay umad humar la dhisan lahayd ay isir sifeeyaan haldhigoodu waxuu ahaa laaska haladumiyo mid cusub ayaan dhisanayaaye, dhulma guuree dadkaa guura iyo adoon aan anagu leenahay ayaa tihiin waxaasi illaahay muyuu raali ka noqonayaa laa wallaahi balse jahawareer siyaasadeed iyo fashil umad kalafogaaatay ayaa laga dhaxlay iyo in lakala tashaday gabagabadaydu waa illaahay waa cadaalad alxamdu lillaahi rabilcaalamiin

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 หลายเดือนก่อน

      @@qaaliyusra7541 dadka wada dhashay ee somaliland degen ama woqooyi waay iska heshiin doonaan marka muuse cawaan usja tago

    • @Casriyah-jq8gu
      @Casriyah-jq8gu 3 หลายเดือนก่อน

      Asc walaal
      Marka hore Taariikhda ayadaa is qorta is sheegta lagama been sheego. Karo waxa hore u dhacayna cidi ma bedeli karto ,sidaa darted dadka iyo dhalinyarada yaryari ee aad 33dii sano ay dowladii dhexe burburtey dhashay waxba been haku qulaaminie ee runta waxay wadanka waxaa yimid iyo Africa Dagaalkii yurubta ee 2aad ka dhacy ka dib Ingriiska,Faransiiska Talyaaniga ,dabdeedna Somalia waxay qaybsadeen qaybta woqooyi Galbeed Ingriiska ayaa qabsadey,qaybta koonfureedna Talyaaniga Jabutina Faranssiiska NFD iyo Kenya ingriiska Soomaali Galbeed iyo ETHIOPIA Talyaaniga Sadex baa laga xoreeyey Waqooyi Galbeed iyo koonfur Galbeed iyo Jabuuti ka danbeysay xoriyadeedii. Marka goormaad calan iyo dal idiin magacaaban laheydeen Somalia markeedii horeba waxey aheyd ONE NATION hal qaran oo gumaystaha kala qaybsadeye fadlan sidaa dal aydaan laheyn laguma qaatee dal ninkiisibaa iska leh Somalia Somali baa leh.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 3 หลายเดือนก่อน

      Reer shiikh isxaaq mawduuc aan meesha ool ma soo dhigaani iskaga dabaasha waxa aad😊 jeceshihiin meel walba reer SL baad iska dhigtaan si aad albaabka muranka u furataan

    • @mustafeadan6924
      @mustafeadan6924 3 หลายเดือนก่อน

      @@Casriyah-jq8gu wll marka hore taarikhda ha khaldin,waa kugu raaczanahay in dhulka somaliyeed gumaystaha ka hor ahaa dhul ka dhexeeya dadka somaliyeed oo si qabaaila loo wada dego daaqa iyo biyuhuna ka dhexeeyaan,lkn markii gumaysigii yimi 1884 ilaa 1888dii dhulka somaliyeed waxa loo kala qeybsaday sidaad sheegtay hadaba woqooyi iyo koonfur waxay midoobbeen 60kii iyagaoo 70sano ingiriiska iyo talyaanigu kala haysteen waxay dhisten dowlad la dhaho somali Republic markii kacaankii yimina waxa bilaabamay cadaadis iyo cadowtinimo lagu hayo dadka woqooyi,,hadaba hadii aynu is afgaran weynay koonfur anagoo woqooyi ah inaan xornimadii aan lixdanki magaca iyo dowlada somaliland ku qaatay lasoo noqdo maxaa iidiiday

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc 3 หลายเดือนก่อน

    HERERI WARIYE SOOMAALIYEED MEESHU DOONI TAGI KARA BEELA CUNFIYA ALLE HAKU XIFDIYO

  • @YusufHadhiye
    @YusufHadhiye 2 หลายเดือนก่อน

    Kani Madax Wayne Maahee Qof Toray kaga carara miyaad iska weydeen og 😂

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 3 หลายเดือนก่อน

    Abdisalaan hereri waa hanti qaran oo umada soomaaliyeed leedahay, qofku isagaa dooran kara inuu qof qabiil noqdo ama mid qaran...sharaf korkaaga ha ahaato

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 3 หลายเดือนก่อน

    CABDISALAAN WAXAAD JOOGTAA XILIGII LAGUU HADLI LAHAA!! OO LAGUU SHAQEEYO!! FADLAN NASSO!! ADIGU INAAD YEELATO AYEY AHAYD!! OO LAGUU SHAQEEYO. XAMIL GAB!!

  • @abdulahishacraawi7994
    @abdulahishacraawi7994 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynuhu yuusan ilaawin in gobolka dollo colaad ka socoto

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 3 หลายเดือนก่อน

    Hereri baryahan waxa uu ka dhamaan layahay dhulkii daaroodka tolow ma iibsadeen siday u iibsadeen ciyaalkii saxaafada ee Somaliland

  • @BilanMoustaphe-un9ul
    @BilanMoustaphe-un9ul 3 หลายเดือนก่อน

    Ino soo tabiya bugagta Dire noo kena wan uu bahanhay

  • @mahamedomar7187
    @mahamedomar7187 3 หลายเดือนก่อน

    𝑴𝒖𝒙𝒖𝒚𝒂𝒅𝒊𝒏 𝒉𝒂𝒂𝒅𝒊 𝒔𝒂𝒌𝒊𝒏 𝒄𝒂𝒍𝒐𝒔𝒉𝒂 𝒌𝒂𝒈𝒂 𝒋𝒊𝒓𝒕𝒐😂