WALAASHAY GURIGAAGA HA U DUMIN NIN AAN KU QABIN ᴴᴰ┇Ayub Axmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 มี.ค. 2021
  • Fadlan SUBSCRIBE si aad u heshid videos-ka maalin walba
    SUBSCRIBE FOR MORE DAILY VIDEOS UPDATES!!
    -----------------------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    / ayub.axmed
    www.tiktok.com/@ayub_axmed?la...
    #AYUBAXMED #QOYSKA
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 98

  • @khadiijaabdullahi372
    @khadiijaabdullahi372 3 ปีที่แล้ว +39

    Ani waxaan ku darsan lahaa wllshey midkaan ku qabo wax walba waad ka keensan kartaa oo adaa quruxsan Kara marka nabsi ha aruursaninee gurigaaga ilasho oo marwa saalixad ah noqo🙏😍

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much my teacher Ayuu🙏💯✅

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi yaab waaye Nin naag qawo ooo Nin kale rabta Subxaana laah

  • @samsamone3619
    @samsamone3619 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay ayaa mahadi uu sugnatay qalbigaya aan ninkale galin ninkayga wuxu ii yahay janadayda

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว

      Ilhy jano hakaga dhigo marwo sharfleh noqo💯❤

    • @cumaraxmed4556
      @cumaraxmed4556 ปีที่แล้ว

      M.a wllshey daacad maga tahay mise cimment qurxis ayee ka thy hadey dhab ka tahy alle ha idin nabad yelo sida u aragto asiga nh rabi hakuu kaso ina sida u aragto ku arko

  • @cabdixakiimnuur2949
    @cabdixakiimnuur2949 3 ปีที่แล้ว +5

    Mnzha Allah philosopher ayuub Ahmed.....
    ما يتعلق حياة الزوجية.
    Zi fcn baaad udaraasaysay.

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi574 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxan Allah nag ninkad oo xalaleah haysato oo qofkale damci wa nag welan subxan Allah Allah ka cabso

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaarakallah ustaad ayuub axmed baarakallahu fiik

  • @asmafod1435
    @asmafod1435 3 ปีที่แล้ว +2

    Deep advice baydalaahu wajhak

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 ปีที่แล้ว

    Subxan allah

  • @aminasaid4534
    @aminasaid4534 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp 3 ปีที่แล้ว +1

    MAN SHAA ALLAH , WAXAA TAHAY WALAAL QIIMO BADAN, SI NIYAD AH AYAAD OOLA TALISAY ILAAHEY HAKU BARAKEYO, WALAASHAAS IYO INTA LA MIDKA AHNA SHEEYDAANKU WAA CADAW EE ILAAHEY HAKA QABTO❤️👍

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +6

    Thanks for the life changing stories.

  • @hanaqueen7254
    @hanaqueen7254 3 ปีที่แล้ว +5

    Xita hadan jeclen ninka iqabo uma dumiyen nin kale walbo nasib ka marku dhamado wa mesheda

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxan Allah waaba waali meeshi u dambaysay naag la qabo siday nin kle u fiirisaa rabbigiin ka cabsada Dumarow xishooda Oo aragiina laaba maxadba u fiiri fiirin ragga kle xadkaagiba waa xidhanyahye!!!

  • @sahrocaliili5245
    @sahrocaliili5245 3 ปีที่แล้ว +2

    Shukran

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran aqii horey usoco adiga iyo qisad cajiibka ah nalawadaaktit masha allah shukran aqii

  • @sahrawarsameali4873
    @sahrawarsameali4873 ปีที่แล้ว

    SUBXAANALLAAH TAAS NOLOSHII ADUUNKA IYO TII AAQIRABA WE SEEGTAY

  • @sahrocaliili5245
    @sahrocaliili5245 3 ปีที่แล้ว

    Inshaa allah wll

  • @hanafaysal1643
    @hanafaysal1643 3 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu yahay mawduuca kalena waxaan doonaynaa in aad nala wadaagtid waxyaalaha labada qof looga baahanyahay guurka kahor in aysameeyaan waad mahadsantahay wllo alle hakubarakeeye

  • @istarmohamed101
    @istarmohamed101 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @farxaanciise6588
    @farxaanciise6588 3 ปีที่แล้ว +3

    @wiilkajaceylkailaaliya:hadii uu jir qof alle dartiisa lo jaceylado
    walahi adikan ku jaceylhy wllshey macan full respect

  • @yurubyurub1230
    @yurubyurub1230 2 ปีที่แล้ว +1

    Ad iyo ad really badan 💯😍💯

  • @ibraahimdholacase236
    @ibraahimdholacase236 3 ปีที่แล้ว

    Suhayb waad ku mahadsantahay sida aad wax ugu sheegaysid hablaha soo maaliyeed ee sharafta leh

  • @hanaanmed7938
    @hanaanmed7938 3 ปีที่แล้ว

    manshallh thanks

  • @ahaapahlaam55
    @ahaapahlaam55 2 ปีที่แล้ว

    شكرا لك يا اخي الكريم

  • @idileabshir2977
    @idileabshir2977 3 ปีที่แล้ว

    Hasbunalah May Allah protect us it is sad, in this life and hereafter
    Ya RABB please don’t test us with our feelings
    Well said brother Jazakha’Allah khayr

  • @kaltunabdirahman2785
    @kaltunabdirahman2785 2 ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @xuriyoomardoceey4484
    @xuriyoomardoceey4484 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul ayuub ahmad wiilkeyga samigii

  • @nacimanacima4981
    @nacimanacima4981 3 ปีที่แล้ว

    Hormar wcn wll ayub mowduc loo bahna zakallh qeyr

  • @xamdicabdullahi3685
    @xamdicabdullahi3685 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanllh maxa ka qaldan gabadhaas

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خير الجزاء يا اخي على تسجيع الناس

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว

    Xasbunallah walasheen ugu horayn Allah u laaabo taas waxay ku tusaysaa in Iimaànkaadii naaqusay abaayo qiimaha iyo sharfta Alle kusiiiyay garo Allaha ku hanuuniyo ustaad mhdsnd talo wngsn ayaad siisay walaasha

  • @ikraamhassanmohamed1080
    @ikraamhassanmohamed1080 2 ปีที่แล้ว

    ❤️💯

  • @mohamudabshir7481
    @mohamudabshir7481 2 ปีที่แล้ว

    Asc ayuub Ahmed
    Walaal su'aal ban qabaa xgeeh se kaala soo xiriiraa brother

  • @timoali9604
    @timoali9604 3 ปีที่แล้ว

    M.a pro waa xaqiiq taasi

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaaah

  • @sahrawarsameali4873
    @sahrawarsameali4873 ปีที่แล้ว

    SUBXAANALLAAH NAAG LA QABO XAGEY KA KEENTAY I AY NI KALE JECLAATO WAA ARIN ADUUYO DHAMAATAY

  • @duceyzane6028
    @duceyzane6028 3 ปีที่แล้ว

    Aad io aad taz ayana Ben aheyn💯 mr arup
    wlshey fikir qaldn ha iska dhadhacsiin sheydanku wax qaldn ayuu ku SAWIRKA
    Anyway gurkda nuuuuuurSo wlsha 🙏

  • @isaaqkarateey7333
    @isaaqkarateey7333 ปีที่แล้ว

    Adunkaninta jogat wax walbo wad arki plse allah aya qadara sida marka dhacda

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 ปีที่แล้ว

    subxanallah 😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @DhoolSaleebaan
    @DhoolSaleebaan 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo allah waxa si dhaba kuu siiyey kuuna hibeeyey guur xalal ah wllo alle ka cabso naftaadana alle u celi oo qiimee naftaada ducayso ninkaagana cafis ka dalbo una sheeg inaad wax dareemayso adigoo u caday naftaada sii markastana nafdaada gali ninkaaga wanagiisa iyo waxa uu kuu yahay

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa xanuun mar kaga hore ha guursane iska daa hadabad ogtahy in Adan ku qanacsaneyn ood niyadada ku jirin Qof kaagina ahayn qomanayn hA raad san wLiga marka hore dariiqaga raaco wayo waa khiyaamo adoo Qof u ku qabo naftadina waad khiyaantey qofkina waad khiyaameysa

  • @xafsoabshir2557
    @xafsoabshir2557 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo aniga waxan kula talinlaha inad lawo rakaco suno ah dukato Allah danbi dhaaf waydisato ka dibna aad allah ku shukriso wayo nimco ayu ku siiye abyo gurigada ha u duminin nin kle dartesa plz waxadn la rabin naftada haku sameenin qof kle allah ku dhib yareeyo abyo gurigada ku sabar allah wada toosan haku waafajiyo abyo adna allah ku sharfo wll suhayb talo wngsn aya siisay abyo

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 3 ปีที่แล้ว

    ::::💚

  • @najmahassan6942
    @najmahassan6942 3 ปีที่แล้ว +1

    Walciyadu billah nag laqabo indhahee ninkale ku aragta ilahayow imaanka nosug

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha 3 ปีที่แล้ว +2

    Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah.

  • @xamdishiro1420
    @xamdishiro1420 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa wxa ay reeraha Naga u burburaan kaliya gabdhaha basna maku dhacaan wxa Jira nin guur cusub Ku Jira hadane aan nagtiisa ama reerkiisa cusub aan siinin waqti naagkalane waqti siinayo ayaa Jira mrka Allah tuso xaqa inamadena dhamaantood

  • @yussufmohamed1531
    @yussufmohamed1531 ปีที่แล้ว +1

    wlhi.arinkana aniga.ayaya.igu.dhacdeya.ona.wali.Laxnunsanhya

  • @adontiallah4202
    @adontiallah4202 3 ปีที่แล้ว +1

    xaduda ayad tilabtay wa qalad adigo marwo ah inaad niin xariir lasameyso awalba ninka xariirka ujar yosan sabab unoqonin reerka inu ka dunsho kabaq allah dariiq qaldan ayad ku socota waqtigagaga laqado sowjakaga kuna qanac waxa Allah ku calfay shedanka Allah ka magangal reerkaga xijiso ninkan reerkaga hadi ad udumiso melcidla ayu kaga dhaqaqi dona kahir inteey goro gortahay Adan kashalan wa iga talo

  • @xaawoluul9730
    @xaawoluul9730 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaky Ayub axmed runti waxad ka hadashy xaqiiq weye.dhamana wlalhyga talo wangsan ayad uso jedisay siba gabdha su asha so gudbisay.jazakallahu khyr.
    Runti wala yab ado marwa o allah ugu arsaqay sawj xalala inad tirahdo mid kale ayan.jeclahy tas waxan u arka qalad wayn runtina qofka bani adamka laba qalbi maleh hal qalbi ayu leyahay damcan hlaka qalbi hal qof wa qada e laba rux ma qado.
    Sidad dar ted waxan oranlaha walshyda qaliga ama talada iyo wanada u so jediyey walalken anku dar san laha nin xalala ayan allah ku siyey hayso o rerkaga hayska dumin .illahy laba rakcadod utuko ka bari in qalbiyadina iso so jediyo o ninkada jacaylkisa dhabta ad aragto.
    Xaiiqdina jacalka labada qof wuxu yimada marka ay noqdan dad iqabo o allh isku xalaleyey o ay nolol wadagan inta ka horaysa wa dhalan ted.

  • @shukrihassan6826
    @shukrihassan6826 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalah.wlle.dunida.mantey.lajoga.hada.heeysati.niin.kudhaqanaya.heeysow.abayo.niinkaga.wlhI.majirow.nin.fI can.marakan

  • @farduuzmohamoutt8977
    @farduuzmohamoutt8977 3 ปีที่แล้ว

    In ku filin wd la hadashay wlhi hadii ey wax fahmeyso dhan walba wax wad ka tustay

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 3 ปีที่แล้ว

    Qofkaan waa ilmo yar ayaan umaley nayaa sidee bay kujeclaatay hadii laqabo

  • @user-yw4hk1ir3e
    @user-yw4hk1ir3e 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalaalah waa arinqaldan lkn waxan layahay wllashy laba ragcadod tuko inu ilahy kaa masaxo jacylkisa

  • @qadarmideey4454
    @qadarmideey4454 2 ปีที่แล้ว

    Saxb waxan la socaday fidayow lakin wana waaye wayo waxa uu ka hada laye ina uu gurak jiro lee

  • @queenasmacadey1228
    @queenasmacadey1228 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo talo u baahanahay Instagram kaga u baahanahay

  • @munahatma4195
    @munahatma4195 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaydanka ku qurixay alle quwada sawjekeda hatuso shaydanak kaso reebo iyo xaranta wallshay wanku ducaynayn in aad noqoto sawjad salaxada

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว

    😳😳😳😳Jinni may qabaan waayee day iyadoo la qaba inaad nin kale jeclaataa waa qalad waana xaaraan waxaa.

    • @maryanyarey8109
      @maryanyarey8109 3 ปีที่แล้ว +1

      Hala yabin wlo shydaan ba uqurxiyay

  • @abdisalaamciidjamac6605
    @abdisalaamciidjamac6605 3 ปีที่แล้ว

    Waxaanu ufahanay ninku sariirta iguma ganciyo inan iska furo ayaan rabaaa ciyaarto halkaaa ayay ka xidhmiladay

  • @xuriyoomardoceey4484
    @xuriyoomardoceey4484 3 ปีที่แล้ว

    Ani waxan dhihi lahaa muro faraq kujiro kuwa geed kuyaal looma daadiyee kaada jaf jafo asaa jaceylkiisu cibaado yahee ninkale jaceylkiisa xumaan iyo ceeb mooyee wax kale maahaa

  • @hanafaysal1643
    @hanafaysal1643 3 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته wllo waxaan kuwaydiin laha hada ninkaan lasheekaysto een guurku heshiinay bilahan soosocda ma hadal badna haduudoono ilamasoohadlo maal maha qaar anoo lahadla mooyee

    • @hanafaysal1643
      @hanafaysal1643 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad talo iga siin lahayd wllo

    • @hanafaysal1643
      @hanafaysal1643 3 ปีที่แล้ว +1

      J

    • @amiirahussein1612
      @amiirahussein1612 3 ปีที่แล้ว +2

      Wllo waligaa nin lama garaaco isagu haku soo garace iska daa

    • @amiirahussein1612
      @amiirahussein1612 3 ปีที่แล้ว +1

      Isagaa hadu ku rabo kula soo hadli insha allaah

    • @hanafaysal1643
      @hanafaysal1643 3 ปีที่แล้ว +1

      @@amiirahussein1612 haye wllo waad mahadsantahay

  • @dekaahmed1232
    @dekaahmed1232 3 ปีที่แล้ว

    Somlia wisdom say dumar lama ala koodzho amar bay ka qadan ilhy ha ina xftiyo wxi xumana wng laga dhigay

  • @nasramhmd8185
    @nasramhmd8185 3 ปีที่แล้ว

    Asc wall gabar aya ahay 5sano kahor will aya ijclady waxougo dhahay wan kujeclahay hay aya kudhay anigo kafikiri waxan jiry 16sano marka well mudo aya lasocdi 9bil talifo aya iskulhad lini wan isdagalnay bil ayan kala amusnay wiil kala aya baraty wan jacladi wona ijclay sida ankadareemyi mitki kal aya isowacy waxoigu dhay igarali naqo wixidhay waxaku dhay cadi way wixi dhacay wudhacay markas wuxodhay xarirkena an kuslabano wan kadeday mid kala ayan jeclay bas maushegin asiga asxab tiisa ayu kamaqlay ina weel kas jiclahay kadim wuidhafay 4sano aya lasocdi wiilki mara walba wan isdgalenay wan hashiineny balwad ayu lahay marwalba waxougo dhahay wan dhafa biin ayu ishgay maraka kala waxan ugadi ino dhafin waxan goaan qatay inan caqli geesa an fiiriyu balwada an lacabo waxo igu dhay haye wan kaqatay asiga ayan firiyay wan uqslay cabaar marka gacanta an kuhay marakas aya uciliyay wankuxanaqya an kuqaliyay wan kugo dhelay ayu idhashay wan iskadhya marakas bubaxay wan fakira wan cishoday side kuhilmanta qufakan cilsuuqa aha wan shaly maxaubaratay been tiisa ya igu batay balan ayuu igaqada wa igabaxa anigana wan jiclahay mar walba an dugto aya kudacesanayi illho iga igamasax qokan qalbi gega marakala ayatalifngega anigo quraan an kadhageesanyu ayu isoowacy walhadlay jimco.ay ehiid quaanki aya kuceliyay salad mirqib aya dugtay wan ducestay talifuka aya qabtay wudan sayahay wallahega aya kuqeliyay yatab Tay talufon kega wxedha heen anka matabanin wan iska amusay melaha lgu sameyu aya geyay lcag qali ayalidhahay wan ikadhafay wan soceshtay talifonki malmu kadi aya isdha wac wiil ki baranjika aya taga inwaca raqakesa aya iga dhumay waida an layabnay raqmki ad xaidsaneed sido kaga dhumay wan iskadhfay waxn maqlay inu milkale uguuren asiga maisoradini hal sano Kadib talifoon aya liknay lafti ayan gashtay wiil kiihoray aya isdhay wac qataya ugaly wansalmay soomali ayn jooga igudha hay jacilkaga aya ugo sotayga yaman ayo igu adhay waxan safaat a kudha hay hada haad ijaceshay kalay imaw yaman haye ayu igu dhaya lawabil kadib woimaday mishi ayan wan ushegay ina ixtirama ihee wax kale kumaheyo mudu ayo idawa irdayi hay marka kalle waxn isdhay 6sano ayu kujacil yahay qofku jacil rac qofaada jacishay mahii meshi aya xarikena kabiladay ilaa guur ayn isla garanay wona ijacilyahay mana ifahmeno wona ijacilyahay aniga wax dariin ah umahiiyo waqtigan a latagayahay magoorsad misa wan iskadaya ؟ xal isii qeer illhii hasiyu wall maraka adhuho aman isii waxmacu nayu oyiin baryin fata iga qadya calsha ayu ihoriyay danta aya igu qasbeso ina adho wankujaclahay ano jecliin

  • @ahzabdaadaxjama2070
    @ahzabdaadaxjama2070 3 ปีที่แล้ว

    Suhaybow hada waxad u badaty arimaha guurka dhiiri galinta kale i

  • @BRage-gc7gu
    @BRage-gc7gu 3 ปีที่แล้ว

    Ani waxa isleyahy meeshe wax ka qurmeen wa hawenka somalida o duluf kasto soxaresto wexe firiyan bis magursatay wax madhashay lagama fikirayo aabe ficn udoor ilmahaga laab lakac ku galaan guurka kdibna shalayti
    Tnkle gabdhan arinteda waxa igala dhiman ninke shegeso ine jecshahy mey lahdshay ninke jecshy ido nin qabo?! Miseh waa uun qofe ka heshay ileen qof wad ka heli karta hadi wanagisa inbadan kuso garo hade tan hore tahy wexe ubhanty ine diinta barato hade tan dambe tahyne wax caadi waye noloshada siwado just wa ka helitaan meel jirin

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 ปีที่แล้ว

    Runta hadaan isusheeg no jacal manaqaan cisino naqaana iskalajoo kaagaa ilaa adkadhimanayso ilaa ayeeyooyin keen waa ooyeey nee iska oooy ooy

  • @saidgutale5804
    @saidgutale5804 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhibka wuxu ka yimaada raga Naagaha ey shukaansadan u ogolaada iney rag kale sheeko la dhaho walaltinimo kula shekeysato ragow ogada ninkas walaltinimada ama sxbtinimada ey kula shekeystaan naagaha an shukansano ama an qabno wa kuwa bari na badali doona o nagaha nagala wareegi lahaa shubaa wada dhashaye😡

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  3 ปีที่แล้ว +1

      Gabadha haddii la qabo nin kale waxay ula had hadashaaba qalad ah marka laga reebo qaraabadeeda

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 3 ปีที่แล้ว

      Waaar suhayboow ma leedahay reer anigaaba isla yaabane 😂😂 ilaahay isha wax jeclaatay hakaa ilaaliyo aaamiin

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah mar haddi lagu qabo inaad ku fakarto inaad ninkale aad niyaysatidba bilow aadmi ayaad tahay shardan wuu ku dufsankara ee iska naar shaydanka abaayo

  • @macalinxudayfaonline6400
    @macalinxudayfaonline6400 3 ปีที่แล้ว

    MACHAD DAARU NACIIM WUXUU DIYAAR KUULA YAHAY BARISTA KITAABKA RABBI MUDDO KOOBAN HADABA KALA XIDHIIDH +252 63 4363070

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 3 ปีที่แล้ว

    WSlm
    👉Sifudud Sare ugu qaad wacyigaga Caafimaad iyo kan Umada Soomaaliyeed. Maanta nagu soobiir fadlan raac/kudhufo tixraaca hoos:
    th-cam.com/channels/oZBQu4dqU4yMPuSrI9YW7w.html